Wararka

Warar Sheegaya in Kulamadii Baarlamaanka DF-ka loo Wareejiyay Magaalada Kampala iyo Siyaasiyiin Dhaleecayn Jeediyay.

0 Thursday April 02, 2015 - 10:14:42
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay xildhibaanada baarlamaanka dowladad Federaalka kulamadoodi caadiga ahaa u wareejiyeen dhanka wadanka Uganda.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Xukuumadda Turkiya oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Istanbuul.

0 Thursday April 02, 2015 - 09:52:32
Wararka ka imaanaya wadanka Turkiya ayaa sheegaya in ladilay mas'uul sare oo katirsan xeer ilaalinta wadankaasi kana mid ahaa xisbiga uu madaxda u yahay Rajeb Dayib Erdogaan madaxweynaha Turkiya.

Read More »

Eng Idriis Faarax "Axmad C/salaan Waa nin Heysta Diinta Itoobiya Macquulna Ma Ahan Inuu Madax U Noqdo Dadka Gobolada Dhexe" Dhageyso.

0 Wednesday April 01, 2015 - 15:38:49
Eng. Idriis Xassan Faarax oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo Yurubta ku dhaqan islamarkaana aqoon u leh inta badan siyaasiyiinta ay reer galbeedku u isticmaalayaan qabsashada wadanka ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso iney maamul uga dhisto gobolada dhexe.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Filim Kasoo saartay Howlgalladii Mujaahidiinta Ee Magaalooyinka Boosaaso iyo Galgala.

0 Wednesday April 01, 2015 - 14:10:06
Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa markii ugu horeysay Isdaarka heer sare ah ka soo saartay Mujaahidiinta Jabhadda Buuraha Goolis ee dagaalka adag kula jira Maamulka Al-Shahaada ladirirka ee Puntland, Iyadoona Isdaarkan uu soo bandhigay qeyb ka…

Read More »

Isku Soo Baxyo Lagu Diidanyahay Xasan Gurguurte oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb iyo Khilaaf ka taagan Shirka Cadaado.

0 Wednesday April 01, 2015 - 13:37:26
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan isku soo baxyo rabshado wata oo looga soo hor jeedo siyaasadda maamulka Xassan Sheekh ee ku aadan sameynta maamulka gobolada dhexe.

Read More »

Xukuumadda Raafidada Ciraaq oo Shaqada Ka Ceyrisay 500 Oo Saraakiil ah.

0 Wednesday April 01, 2015 - 13:19:40
Xukuumadda Ciraaq ee shiicada ah ayaa shaqada ka ceyrisay ilaa 500 oo sarkaal kuwaasoo loo haysto inay isaga carareen dagaaladii mujaahidiinta lagula galay gobolka salaaxudiin.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Duleedka Degmada Buula Barde lagula Beegsaday Maleeshiyaadka Jabuuti.

0 Wednesday April 01, 2015 - 12:19:03
Barqanimadii maanta ayaa ciidan ka tirsan Jabuuti maleeshiyaadka DF-ka oo kasoo baxay degmada Buulo burte waxay aadeen dhanka jiinka Wabiga gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Sheybow halkaasoo ay ugu sii diyaarsanaayeen ciidanka Mujaahidiinta.

Read More »

DF-ka Oo Qirtay In Gacmo Shisheeye ka Dambeeyaan Dagaal Beeleedyada Hiiraan.

0 Tuesday March 31, 2015 - 22:54:14
Iyadoo muddo lagu jahwareersanaa halka uu salka ku hayo dagaalka qabiil ee ka dillaacay deegaanka Deefoow ee duleedka magaalada B/weyn tuhun weyn oo ah in Itoobiya ay ka dambeyso dagaalkaasna uu jiray ayaa waxaa soo baxaya warar xaqiiq ah oo sheegaya in gacmo dolwado gaalo ah ay dambeeyaan dagaalka.

Read More »

Waaliga Jubooyinka Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Guud ee Wilaayadaas.

0 Tuesday March 31, 2015 - 21:57:20
Sheeq cabdi raxmaan Xudeyfa Waaliga Wilaayada Jubooyinka oo wareysi Siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa ka hadlay xaaladda dacwada ee ka socota degmooyinka ay ka koobantahay wilaayada iyo qaabka ay u socdaan.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka DF-ka Ee Degmada Afgooye.

0 Tuesday March 31, 2015 - 09:40:33
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay weeraro xoogan ku qaadeen saldhigyo ciidan oo gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye kuyaal.

Read More »

Sarkaalad Katirsaneed Argagaxisa Ladirirka Uganda oo Lagu Dilay Magaalada Kampala.

0 Tuesday March 31, 2015 - 09:22:49
Rag hubeysan ayaa bartamaha magaalada Kampala ku toogtay xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda dalka Uganda ee qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Dhageyso:Waaliga Hiiraan Oo Ka Hadlay Bixitaanka Ciidamada Itoobiya Ee Gobolka Hiiraan.

0 Tuesday March 31, 2015 - 06:18:17
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Maxamad Mire oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka war bixiyay dhaqdhaqaaqa bixitaan ee ay ciidamada Itoobiya ka wadaangobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Itoobiya oo Billadda Dabadhilifnimada Guddoonsiiyay Shariif Sakiin killi6 Cusubna Ku Dhawaaqday.

0 Monday March 30, 2015 - 17:46:35
Kadib munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee gacanta xabashida itoobiya ku jirta ayna ka qeyb galeen saraakiil ka socotay dowladaha itoobiya iyo Uganda ayaa looga dhawaaqay in billada dabadhilifnimada lagudoonsiiyay shariif Sakiin.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Howlgal Gaar ah Ka Fuliyay Xaafadda Guul Wade ee Magaalada Kismaayo.

0 Monday March 30, 2015 - 12:19:13
Wararka ka imaanaya magaaladaa Kismaayo ee Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo gaar ah oo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay howlgal gaar ah ka fuliyeen gudaha magaaladaasi.

Read More »

Mujaahid Soomaali ah oo Ku Shahiiday Dalka Suuriya isagoo Ka Barbar Dagaalamaya Jabhadda Al Nusrah..

0 Monday March 30, 2015 - 09:50:34
Dagaalkii cuslaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Idlib ee wadanka Suuriya ayaa lagu dilay mujaahid soomaali ah oo muddo sanada ah ka jihaadayay wadankaasi.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada ciidamada Shisheeye ee Deegaanada Siinka dheer iyo Kudhaa.

0 Monday March 30, 2015 - 09:35:25
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ka dhaceen deegaan ay ku sugnaayeen maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

Read More »

TALO ALLAA KU FILAN TAAGEERANA MUSLIMKAA ISKA LEH

0 Sunday March 29, 2015 - 19:25:22
Asalamu caleykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Read More »

4 Katirsan Ciidamada AMISOM oo Lagu Dilay Qaraxyo Lagula Beegsaday Magaalada Marka.

0 Sunday March 29, 2015 - 17:55:50
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xooggan oo maanta barqadii ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Ku Dhawaaqday in Ciidankeeda ay kala baxayso Gobolka Hiiraan Ee Soomaaliya.

0 Sunday March 29, 2015 - 09:20:41
Taliska ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay isaga bixi doonaan deegaanno iyo degmooyin Hiiraan katirsan.

Read More »

Dowladaha Ingiriiska iyo Australia oo Muwaadiniintooda uga digay in ay usafraan dalka Kenya.

0 Sunday March 29, 2015 - 08:40:11
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinta wadankaasi uga digay in ay u safraan wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso:Sh.Cali Jabal oo Ka Hadlay Weerarkii Hotel Makka Baaqna Ujeediyay Ganacsatada Hoteellada Muqdisho.

0 Saturday March 28, 2015 - 20:21:42
Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal waaliga Banaadir ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay Hoteelka Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Mujaahidiinta iyo Xoogaga Kacdoon Suuriya oo Furtay Magaalada Idlib.

0 Visits: 4915 | Saturday March 28, 2015 - 19:16:20
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga kacdoonka iyo mujaahidiinta oo wadajir ah ay si buuxda ula wareegeen gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya dhaca.

Read More »

Warsaxaafadeed:Al Shabaab oo War kasoo saartay Weerarkii Hoteel Makka Al-mukarama Hanjabaad Cusubna Dirtay.

0 Saturday March 28, 2015 - 11:33:26
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku goodisay weeraro hor leh oo ka dhan ah ciidamada shisheeye ee kusoo duulay dalka Soomaaliya iyo dabadhilifyada la shaqeeya oo ay ugu horrayso dowladda Federaalka.

Read More »

Deg Deg: Howlgalkii Hoteel Makkah oo soo gaba gaboobay iyo Al Shabaab oo War kasoo saaraysa.

0 Saturday March 28, 2015 - 10:29:19
Waxaa soo gaba gaboobay howlgalkii saacadaha badan qaatay ee ka socday Hoteelka Makka ee bartamaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Diyaarad dagaal oo Sacuudiga Uga Dhacday Gacanka Caden iyo Mareykanka oo Duuliyaal Badbaadiyay.

0 Saturday March 28, 2015 - 09:58:34
Wasaaradda difaaca xukuumadda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in mid kamida diyaaradaha dagaalka ee ka qeyb qaadanayay duullaanka ka dhanka ah shiicada Yemen ay kusoo dhacday biyaha gacanka Caden.

Read More »

Maalintii 2-aad ee Ciidamada Al Shabaab oo Howlgal Ka Wada Hoteel Makka iyo Dhimashada oo garatay 35.

0 Saturday March 28, 2015 - 08:18:19
Ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa wali howlgal ka wada Hoteelka Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho oo xalay fiidkii ay dagaal ku qabsadeen.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Booliska Wardhiigleey iyo Warar Sheegaya in la duqeeyay Villa Somalia.

0 Friday March 27, 2015 - 22:12:05
Iska hor'imaadyo xooggan ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafado katirsan degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho xilli ciidamada Al Shabaab ay howlgal ka fuliyeen hoteel ammaankiisa la adkeeyo.

Read More »

Sawirrro:Mas'uuliyiin Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Howlgalka Hoteel Makka Al-Mukarama Muqdisho.

0 Friday March 27, 2015 - 20:21:24
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar qorshaysan oo ciidamada shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen Hoteel ammaankiisa si aad ah loo adkeeyo oo kuyaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Deg Deg:Ciidamada Mujaahidiinta oo la Wareegay Hoteelka Makka Al-mukarama

0 Friday March 27, 2015 - 19:42:31
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaallo culus ay wali ka socdaan hareeraha Hoteelka Makka Al-mukaramah oo ay deganyihiin mas'uuliyiin iyo saraakiil katirsan DF-ka.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Mujaahidiintu Howlgal Lagu Beegsanayo Murtadiinta ayay Ka Wadaan Magaalada Muqdisho".

0 Friday March 27, 2015 - 18:27:59
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si hordhac ah uga hadlay howlgalka baaxadda leh ee ka socda Hoteelka Makka Al-mukarama magaalada Muqdisho.

Read More »

War deg deg ah:Qaraxyo iyo Rasaas laga Maqlay Hoteelka Makka Al-mukarama iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay..

0 Friday March 27, 2015 - 17:33:03
Jugta qaraxyo xooggan iyo rasaas ayaa laga maqlayaa wadada Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Dowladaha Ka Qeyb qaadanaya Duullaanka "Duufaanta Go'aanka Adag" Ee Shiicada Yemen Lagu Qaaday.

0 Thursday March 26, 2015 - 20:20:29
Ururka isku tagga Jaamacatal Carab ayaa ku dhawaaqay in 10 dowladood ay ku bahoobeen duullaanka cusub ee lagu qaaday maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ee dalka Yemen qabsaday.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Booliska Kenya oo Lagu Dilay Magaalada Mombaasa.

0 Thursday March 26, 2015 - 20:19:53
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay magaalada 2-aad ee ugu weyn wadankaasi ku dileen sarkaal sare oo booliska katirsan.

Read More »

Cabdi Nuure: "Wax Soconaya Ma Ahan Hawsha Uu Xassan Sheekh Ka Wado Dhuusomareeb" Dhageyso.

0 Thursday March 26, 2015 - 19:46:11
Hogaamiye kooxeedka Cabdi Nuure Siyaad oo u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dhaliilay qorshaha uu Xassan Sheekh u tagay magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud.

Read More »