Wararka

Taliyaashii Sirdoonka iyo Booliska oo Xilka qaadis lagu Sameeyay iyo Khaliif Ereg oo Wasiirka Ammaanka loo Magacaabay.

0 Wednesday July 09, 2014 - 08:53:39
Hoggaamiyaha DF-ka ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyaashii ugu sarreeyay ciidamada ammaanka kadib weerarkii guuleystay ee xarakada Al Shabaab Madaxtooyada ka fulisay.

Read More »

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo Dib Ula Wareegay Madaxtooyada Kadib Qabsashadii Al Shabaab.

0 Wednesday July 09, 2014 - 08:39:28
Kadib Lix saacadood xariir ah oo ay dagaallo culus ka socdeen dhismaha madaxtooyada magaalada Muqdisho ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka dib ula wareegeen dhismayaasha gurigaasi.

Read More »

Col.Caseyr iyo Saraakiil Katirsanaa Sirdoonka Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Wednesday July 09, 2014 - 01:10:38
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilal qorshaysan markale caawa ka dhaceen xaafado katirsan gobolka Banaadir.

Read More »

Dhageyso:Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Weerarkii Lagu Qaaday Madaxtooyada Dhageyso.

0 Wednesday July 09, 2014 - 01:10:38
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee caawa ka dhacay Villa Somalia.

Read More »

Abuu Muscab oo sheegay in ay qabsadeen dhismayaal Katirsan Villa Somalia iyo Xasan Sheekh oo Xalane loola Cararay.

0 Tuesday July 08, 2014 - 22:57:59
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku dhawaaqday in ay lawareegtay gacan ku heynta qasriga madaxtooyada dowladda Federaalka magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaal Ka Bilaawday Guriga R/Wasaaraha iyo Nalalkii Villa Somalia oo Ladamiyay.

0 Visits: 4783 | Tuesday July 08, 2014 - 20:13:42
Dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday magaalada Muqdisho ayaa ku fidiyay dhismayaal hor leh oo katirsan madaxtooyada.

Read More »

Dagaalkii Madaxtooyo oo Xoogeystay iyo Mujaahidiinta oo qabsaday Dhismayaal.

0 Visits: 3523 | Tuesday July 08, 2014 - 19:53:16
Waxaa sii xoogeystay dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday waddooyinka soo gala madaxtooyada Villa Somalia kadibna kusii fiday gudaha madaxtooyada.

Read More »

Dagaal Culus oo ka socda Villa Somalia iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

0 Tuesday July 08, 2014 - 19:10:49
Rasaas xooggan in qaraxyo ayaa laga maqlayaa gudaha madaxtooyada Villa Somalia oo saldhig weyn u ah madaxda Dowladda Federaalka

Read More »

Weerar Hor-leh oo Lamu Kenya ka dhacay iyo Qarax Lala Eegtay goob Lagu Caweeyo Degmada Wajeer.

0 Tuesday July 08, 2014 - 15:18:23
Wadanka Kenya wali waxaa kasii socda weerarada ka dhanka ah ciidanka Kenya iyo muwaadiniinta nasaarada Kenyaatiga ah ee wiilashooda usoo diray soomaaliya.

Read More »

Warbixin:Xildhibaan Hore,Askar iyo Saraakiil Saacadihii Lasoo Dhaafay Muqdisho Lagu Dilay.

0 Tuesday July 08, 2014 - 15:00:57
Magaalada Muqdisho wali waxaa kasii socda dilalka qorshaysan ee ka dhanka ah saraakiisha iyo askarta dowladda Federaalka xilli xarakada Al Shabaab ay goodis jeedisay.

Read More »

Maamulka Degmada Caabud Waaq oo Ka Hadlay Dilka Madaxii Maaliyadda Degmadaasi.

0 Tuesday July 08, 2014 - 07:01:11
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal dil ah oo ka dhacay degmada Caabud Waaq ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Taliye Boolis oo Muqdisho Lagu Weeraray iyo Dagaal Ka Dhacay Shalaanbood.

0 Tuesday July 08, 2014 - 06:40:06
Xoogag hubeysan ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday gaari uu la socday taliyaha booliska degmada Wardhiigleey ugu magacaaban Dowladda Federaalka.

Read More »

11 Ku Shahiidday Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Qaza Dhulka Filasdiin.

0 Tuesday July 08, 2014 - 06:23:23
Kumanaan katirsan ciidamada maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa kaabiga ku haya magaalada qaza ee dhulalka filasdiin.

Read More »

Daawo:Mucaaradka Kenya oo Dibad baxyo Ballaaran Ka Dhigay Magaalada Nairobi.

0 Tuesday July 08, 2014 - 06:00:07
Dibad baxyo ballaaran oo ka dhan ah xukuumadda Uhuru Kenyatta ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta ah wadanka Kenya.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab oo shir Jaraa'id ku Faah Faahiyay Howlgallada Muqdisho.

0 Monday July 07, 2014 - 22:53:11
Taliska ciidanka xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada dhaca koonfurta soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Lacag 20,000 Dollar ah iyo 4 gaari Raashin ah oo loogu Deeqay Qoysas Ku Sugan Bakool.

0 Monday July 07, 2014 - 15:15:16
Guddiga gurmadka maamulka islaamiga Bay iyo Bakool ayaa gargaar ka guddoomay waaliga sheebalaha hoose Sheekh Max'med Abuu Cabdalla.

Read More »

Col.Cali Aadam "AMISOM Waxba Kama Qaban Karto Ammaanka Muqdisho Sababtoo Ah Shacabku Taageero uma hayaan dowladda"Dhageyso.

0 Monday July 07, 2014 - 14:33:01
Taliska ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Afrikaanta AMISOM ee xoogga ku jooga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay ku fashilmeen sugidda ammaanka Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin:Sedax Askari iyo Sarkaal lagu Dilay Degmooyinka gobolka Banaadir.

0 Monday July 07, 2014 - 13:22:53
Xoogag hubeysan ayaa markale magaalada muqdisho ka geystay dilal kala duwan oo lagu khaarijiyay ciidamo dowladda Federaalka katirsan.

Read More »

Askar katirsanaa Ciidanka DF-ka oo lagu dilay duleedka Degmada Jowhar Ee Sh/dhexe.

0 Monday July 07, 2014 - 12:37:22
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

Read More »

Dagaallo Ka dhacay gobollada Bay,Bakool iyo Jubbada Hoose.

0 Monday July 07, 2014 - 11:11:42
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga ah ayaa xalay saqdii dhexe weeraro ku miray saldhigyada ciidamada gumeysiga afrikaanta ah ee soomaaliya xoogga ku jooga.

Read More »

Sh.Cali Dheere "Mujaahidiintu Waxay Lawareegeen in kabadan 5 Deegaanno oo Kenya Katirsan Tobaneeyo qofna way ku dileen"Dhageyso

0 Sunday July 06, 2014 - 13:41:00
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay weeraro xalay ka dhacay degmooyin katirsan wadanka Kenya.

Read More »

Askar Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Maqaaxi Kutaal Degmada Beled Xaawo gobolka Gedo.

0 Sunday July 06, 2014 - 13:23:32
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay uu maanta ka dhacay magaalo ay gacanta ku hayaan ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaadka la shaqeeya.

Read More »

Guddoomiye Waaxeed Lagu Dilay Muqdisho iyo Sarkaal Kale oo Badbaaday.

0 Sunday July 06, 2014 - 13:10:17
Magaalada Muqdisho waxaa wali kasii socda dilalka iyo qaraxyada qorshaysan ee ka dhanka ah saraakiisha dowladda Federaalka iyo shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay oo Ka Dhacay Gudaha Kenya iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Sunday July 06, 2014 - 08:06:25
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weeraro hor leh lagu qaaday gobollo katirsan wadankaasi oo bishii lasoo dhaafay dad badan lagu laayay.

Read More »

Q.Midoobe oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Ammaanka Muqdisho iyo Dilalka Xildhibaanada.

0 Sunday July 06, 2014 - 07:46:51
Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa walaac ballaaran ka muujinaysa ammaanka magaalada Muqdisho xilli maalmihii lasoo dhaafay ay caasimaddu martigelisay dilal iyo qaraxyo.

Read More »

RW Cabdi Wali "Dagaalka aan Kujirno Waa Mid Dhib-badan dowladana qaabkii dagaalka ayaa ka maqan" Dhageyso.

0 Sunday July 06, 2014 - 06:48:54
Waqti ay dowladda Federaalka ee la shaqeysa shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ay ku fashilantay fulinta ajandayaasha loo xil saaray ayay madaxda dowladdu markale afka furteen.

Read More »

Daawo:Amiirka Dowladda Islaamiga Ah Oo Markii Ugu Horreysay Soo Muuqday.

0 Visits: 5546 | Sunday July 06, 2014 - 06:16:13
Amiirka dowladda Islaamiga ah ee maamusha qeybo badan oo katirsan wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa markii ugu horreysay kasoo muuqday warbaahinta.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Dheere Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Arrimo Kale.

0 Saturday July 05, 2014 - 19:42:56
Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo shir Jaraa'id qabtay ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay Howlgallo maanta ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Askar Katirsanaa Dowldda Federaalka Oo Dharaar Cad Lagu Dilay Degmada X/JaJab Muqdisho.

0 Saturday July 05, 2014 - 15:42:31
Dilalka ka dhanka ah askarta,saraakiisha iyo mas'uuliyiinta dowladda Federaalka ayaa wali kasii socda magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirro:Macbadyo Ay Lahaayeen Shiicada Ciraaq oo Laburburiyay.

0 Saturday July 05, 2014 - 15:31:16
Sawirro lagu baahiyay baraha bulshadu ku wada xariirto ayaa muujinayay burburin baaxad leh oo loo geystay macbadyo shirkiyaat ah oo ay shiicada Ciraaq laheyd.

Read More »

Tarsan oo Sheegay in Dowladda Federaalka aysan Haysan Ciidan Ammaanka Sugi Kara.

0 Saturday July 05, 2014 - 15:16:27
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ugu magacaawnaa Dowladda Federaalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday hay'adaha ammaana Muqdisho.

Read More »

Taliban oo Tobaneeyo Gaadiid Ah Ka Gubtay Isbahaysiga NATO Ee Afghanistan Ku Duulay.

0 Saturday July 05, 2014 - 14:57:59
Mujaahidiinta imaarada islaamiga Afghanistan ayaa xoojiyay weerarada ka dhanka ah shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee Afghanistan ku duulay iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada ah.

Read More »

Wadahadalladii Udhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo DF-ka oo Joogsaday.

0 Saturday July 05, 2014 - 14:50:21
Khilaafka dhanka siyaasadda ah ee u dhaxeeya maamulka isku magacaabay Somaliland iyo dowladda Federaalka ayaa sii xoogeystay.

Read More »

Ku Dhawaad 30 Askari Oo Lagu Dilay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Al Shabaab oo sheegatay.

0 Saturday July 05, 2014 - 13:33:33
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay howlgal maanta ka dhacay bartamaha Muqdisho.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Lagu Qaaday Afaafka Dhismaha Baarlamaanka.

0 Saturday July 05, 2014 - 12:57:34
Wararka ka imaanaya xayndaabka madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay qeyb kamid ah xarunta baarlamaanka.

Read More »