Wararka

Qarax Ka Dhacay Garoowe Iyo XMSh Oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Monday April 20, 2015 - 10:50:38
Qarax Xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay afaafka hore ee xarunta Qm ee magaalada Garoowe kaasoo lala eegtay gaari ay saarnaayeen shaqaale ka tirsan UN-ka oo isugu jiray caddaan Iyo Madoow.

Read More »

Saldhigyo Maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin Lafoole Oo Weerar Lagu Qaaday

0
Sida aan ku heleyno macluumada ciidan ka tirsan Mujaahidiinta ayaa fiidkii xalay dagaal ku qaaday degmada Lafoole gaar ahaan halka loo yaqaano Shanta tiir oo ay fariisin ciidanka Mooryaanta ay deganyihiin.

Read More »

Dagaal Lagu Qaaday Garoonka Kismaayo Iyo kenyatiga Oo Askar Laga Dilay.

0 Monday April 20, 2015 - 09:08:32
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka Kenyatiga ay ku leeyihiin garoonka magaalada Kismaayo halkaasoo ah fariisinka ugu weyn ee ay ku leeyihiin jubooyinka.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Dilay Mid ka Mid ah Macallimiinta Mandheera Canshuurna Ka Qaatay meykiisa.

0 Sunday April 19, 2015 - 19:30:08
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya magaalada mandheera ciidanka Kenya ayaa gudaha degmadaas ka afduubtay mid ka mid ahaa macallimiinta degmada muddo haatan laga joogo ku dhawaad 20 Maalin.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Iyo Waxyeelo Gaartay Ciidanka Amxaarada Itoobiya.

0 Sunday April 19, 2015 - 18:55:30
Ciidamo ka tirsan Amxaarada Itoobiya oo kasoo baxay degmada Buurhakaba kuna sii jeeday degmada Baydhabo ayaa waxaa galabta jidka u galay ciidan ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

XMSh ayaa Faah Faahin ka Bixisay Howl Galkii Lagu Gubay Gaadiidka Dagaalka Laguna Laayay Askarta Amisom.

0 Visits: 3100 | Sunday April 19, 2015 - 18:38:55
Afhayeenka ciidanka XMSh Sh cabdul Casiis Abuu Muscab oo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in howl galkii maanta ciidanka Mujaahidiinta ay u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle gurmadna u sida ciidan kale,dagaal culusna waxa uu ku qabsaday intii ay…

Read More »

Dagaal Lagu Gubay Gaadiid Dagaal Lagu Laayay Askar Ka tirsan Amiso Oo Goordhaw Kusoo Geba gaboobay Sh Hoose.

0 Sunday April 19, 2015 - 10:53:45
Kolonyo ka tirsan ciidanka gumeysiga shisheeya oo marayay deegaanka Leego ayaa ku dhacay weerar dhaba gal ah oo ay u dhigeen ciidanka Mujaahidiinta ee ka howl gala Sh hoose.

Read More »

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay B/Gaduud Iyo Qasaare La Gaarsiiyay Kenyatiga

0 Sunday April 19, 2015 - 10:41:52
Cutubyo ka tirsan ciidanka Mujaahidiinta ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin ciidanka kenya ay ku leeyihiin deegaanka B/gaduud ee ka tirsan Jubooyinka iyadoo dagaalka uu socday in muddo ah.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulka Puntland Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo XMSh oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Saturday April 18, 2015 - 16:23:00
Duhurnimadii maanta rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaafadda Taleex degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa maamulka la magac baxay Puntland waxaana sarkaalka uu qeyb ka ahaa golaha baarlamaan gaaleedka maamul goboleedkaas.

Read More »

Al-Kataa'ib oo Soo Saartay Qeybtii Labaad Filinka "Dhowrsanaan Ma Leh Amni Iyo Ammaan La'aan

0 Saturday April 18, 2015 - 09:54:49
Isdaarkan oo la daawan karo muddo 16 daqiiqo ah ayay mu'asasada Al Kataa'ib kusoo bandhigeysaa weerar Mujaahidiinta ay ku qaadeen deegaanka Gaamba ee ka tirsan dhulka Kenya ay gumeysato halkaasoo Mujaahidiinta ay kusoo furteen maxaabiis muslimiin ah.

Read More »

Siinka Dheer Oo Xalay La Weeraray Askarna Lagu Dilay

0 Saturday April 18, 2015 - 09:39:22
Cutubyo ka tirsan ciidanka Mujaahidiinta ayaa xalay dagaal culus ku qaaday isbaaro maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidanka Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhigga Boosaaso Iyo Faah faahin La Helayo

0 Saturday April 18, 2015 - 09:20:55
Xalay abaaro 2 saac oo fiidnimo markay saacadu ku beegneyd ayaa ciidanka Mujaahidiinta waxay weerar ku qaadeen saldhig ku yaalla magaalada Boosaaso oo ay ku xiranyihiin dad badan oo muslimiin ah oo maamulka Asha haada la dirirka uu ka qabtay gudaha degmadaas.

Read More »

Dhagesyo Diiradda Jimcaha Oo looga Hadlay Taariikhda Sh/Abuu Quteyba.

0 Friday April 17, 2015 - 21:42:04
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo looga hadlo mowduuc muhim ah ayaa maanta looga hadlay taariikhda Sh/Cabdullaahi Mucallim Naxar (Abu Quteyba) oo kamid ahaa madaxda mujaahidiinta.

Read More »

Qarax Xoogan Ayaa Ruxay Qunsuliyadda Mareykanka Ee Magaalada Arbiil

0 Friday April 17, 2015 - 21:23:07
Sida uu nagu soo gaarayo warka ka imaanaya dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Arbiil oo ah xarunta maamulka Kurdiyiinta qarax xoog leh ayaa ka dhacay qunsuliyadda kaasoo lasoo sheegayo inuu dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac iyo bur burka dhismaha la beegsaday.

Read More »

Akhriso:Al Shabaab oo Al Qaacidada Yemen Uga Tacziyadaysay Istish-haadka Sheekh Ibraahiim.

0 Thursday April 16, 2015 - 20:42:35
Xafiiska warfaafinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray dilkii dowladda Mareykanka ugeysatay Sheekh Ibraahim Al-Rubeyshi oo kamid ahaa saraakiisha mujaahidiinta Al Qaacidda ee wadanka Yemen.

Read More »

Ciidanka Dowladda Islaamiga ah oo Hareerayay Magaalada Ramaadi ee Gobolka Al-Anbaar Sawirro.

0 Thursday April 16, 2015 - 20:41:35
Ciidamada Mujaahidiinta Dowladda islaamiga ah ayaa qarka u saaran inay si buuxda ula wareegaan magaalada Ramaadi ee Gobolka Anbaar ee galbeedka dalka Ciraaq.

Read More »

Roobab Mahiigaan ah oo Ka Da'ay Gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

0 Thursday April 16, 2015 - 12:09:39
Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay intabadan gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Soomaalida oo Loogu Baaqay in Ay Joojiyaan Khaatka Kenya Laga Keeno inta Shirkadaha Xawaaladaha laga Fasaxayo.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:48:07
Dowladda Kenya ayaa maalmo ka hor xirtay intabadan xawaaladaha soomaalida ee ka Howlgelayay gudaha wadankeeda.

Read More »

Booliska Tanzania oo Howlgallo Raaf ah Ka Fuliyay Duleedka Magaalada Daaru Salaam.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:37:26
Wararka ka imaanaya wadanka Tanzania ayaa sheegaya in ciidamada booliska wadankaasi ay howlgallo raaf ah ka wadaan magaalooyinka ay ku badanyihiin dadka muslimiinta ah.

Read More »

Ansaaru Shareecah Liibiya oo Lacag ubalan qaadday Ciddii Soo Disha Xiftar iyo Saraakiisha Ciidanka.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:04:22
Xoogaga Jihaadiga Ansaaru shareecah ayaa abaalmarin uballan qaaday ciddii soo disha ama soo qabata dagaal Ooge Khaliifa Xiftar oo ah madaxa xamlada Ashahaadda ladirirka ee wadanka Liibiya.

Read More »

Aqoonyahan "Ammaan darrada Muqdisho Waxay Dhulka Gelisay Sumcadda DF-ka iyo AMISOM" Dhageyso.

0 Thursday April 16, 2015 - 07:46:23
Dowladda Federaalka ee la shaqeysa gumeystaha Soomaaliya kusoo duulay ayaa wajahaysa taxaddiyaad hor leh oo ku horgudban hana qaadkeedka.

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Filim Kasoo Saartay Sh.Abuu Quteyba iyo Saraakiil Kale.

0 Thursday April 16, 2015 - 07:28:50
Mu'asasada Alkata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay silsiladda من الذاكرة4 oo badanaa lagusoo qaato taariikhda saraakiil mujaahidiinta katirsan oo shahiiday iyo dagaallo sanado ka hor ka dhacay Soomaaliya.

Read More »

Xiisad Ka Taagan Degmada Cadaado Itoobiya iyo IGAD oo Qorshaynaya Dhismaha Maamul Dabadhilif u Ah Shisheeyaha Warbixin.

0 Wednesday April 15, 2015 - 22:53:57
Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud waxaa ka socda kulamo ay leeyihiin hoggaamiyaha Dowladda Federaalka iyo saraakiil shisheeye oo Itoobiyaan kamid yihiin kadib markii laysku mariwaayay khilaaf ka taagnaa halka caasimad looga dhigayo maamul ku sheegga lafilayo in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo.

Read More »

Wasiirka Ammaanka "Dowladda Federaalka ma heysato Ciidan Awood leh oo Meel Walba tegi Kara".

0 Wednesday April 15, 2015 - 21:56:14
Xilli xarakada shabaabul Mujaahidiin ay xoojisay weeraradeeda Jihaadiga ah ayay mas'uuliyiinta dowladda Federaalka iyo saraakiisha ciidamada shisheeye muujinayaan walaac ballaaran oo ku aaddan qaabka ammaanka loo sugi karo.

Read More »

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Eegtay Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Wednesday April 15, 2015 - 21:45:15
Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidamada gumeysiga Kenya kasoo gaaray qaraxyo xooggan oo lagula eegtay duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Nidaamka Suuriya oo Laga Qabsaday Xarunta Mukhaabaraadka Magaalada Xalab iyo Jabhadda Al-Nusrah oo Qalamuun isku Fidisay.

0 Wednesday April 15, 2015 - 12:02:13
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga wax iska caabinta iyo mujaahidiinta ay lawareegeen dhismaha mukhaabaraadka hawada ee magaalada Xalab.

Read More »

Mareykanka oo 50 Sanadood Kadib Cunaqeybtii Saarneed Ka Qaaday Dowladda Kuba.

0 Wednesday April 15, 2015 - 11:29:57
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in uu caadiyeeyay xiriirkii kala dhaxeeya dowladda Kuba ee dhacda qaaradda America.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali dheere oo faafaahiyey Weerarkii Wasaaradda Waxbarashada,digniin culusna jeediyey.

0 Wednesday April 15, 2015 - 09:49:43
Sheykh Cali Maxamuud Sheykh dheere Afahayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa ka hadley Weerarkii Maanta ay Mujaahidiintu ku qaadeen Wasaaradaha wax barashada iyo batroolka ee DF.

Read More »

Akhriso:Al Qaacidda oo Ku Dhawaaqday Istish-haadka Sheekh Ibraahiim Al-Rubeyshi.

0 Tuesday April 14, 2015 - 19:48:13
Urur weynaha Al-Qaacidda fariciisa Jaziiratul Carab ayaa Bayaan kasoo saaray Istish-haadka Sheekh Ibraahiim Al-rubeyshi oo kamid ahaa hoggaanka sare ee mujaahidiinta Yemen.

Read More »

Faah Faahin:Weerarkii Wasaaradaha iyo Saraakiil Katirsanaa DF-ka oo lagu Dilay.

0 Tuesday April 14, 2015 - 16:00:07
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan dhaliyay oo maanta duhurkii ka dhacay isgoyska Zope ee degmada Wadajir bartamaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Howlgal Ka Socda Dhismaha Wasaaradaha Tacliimta iyo Batroolka iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Tuesday April 14, 2015 - 12:48:24
Wararka ka imaanaya isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlay dhismaha wasaaradda Tacliimta ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Weeraray Saldhigyada Xabashida Itoobiya Ee Deegaanka Rabdhuurre.

0 Tuesday April 14, 2015 - 12:26:56
Ciidamada muslimiinta Soomaaliya ayaa sii xoojiyay dagaalka halganka ah oo ay kula jiraan shisheeyaha afrikaanta ah ee duullaanka kusoo qaaday dalka.

Read More »

Dhageyso:Maxaad kala socotaa Cigaal iyo Iibsigiisii gobolka NFD?!

0 Tuesday April 14, 2015 - 11:15:17
Heshiiskii loo bixiyay is afgaradka caruusha ee Ra'iisal wasalwasaarihiidowladda Soomaaliyaee 1967 illa1969 kenya kula wareejiyay dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ayaa muujinaya in uu ahaa qodobo kenya aad u raali geliyay.

Read More »

Dagaal Ooge Xiftar oo Urdun Weydiistay in laga Caawiyo Dagaalka ka Dhanka ah Islaamiyiinta Liibiya.

0 Tuesday April 14, 2015 - 11:01:26
Markii ugu horraysay dagaal ooge Khaliifa Xiftar oo Liibiya kula dagaalama islaamiyiinta ayaa bilaabay in uu socdaallo ku tago dibadda isagoo huwan xilka taliyaha ciidanka Liibiya.

Read More »

Tarsan "Soomaaliya malahan Ciidan Qaran,dalka waxaa ciidan ka ah Shisheeye".

0 Tuesday April 14, 2015 - 10:47:24
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Nuur Tarsan ayaa shaaciyay in dowladda Federaalka aysan laheyn ciidan qaran oo awood u leh hanashada dalka Soomaaliya.

Read More »