Wararka

Ciidamada Jabuuti iyo Maleeshiyaad Taabacsan DF-ka oo si xun Loogu Jebiyay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

0 Tuesday November 18, 2014 - 11:48:41
Kadib dagaallo culus oo maanta barqadii ka bilaawday deegaano katirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa si xun loogu jebiyay maleeshiyaad soomaali ah iyo ciidanka soo duulayaasha Jabuuti.

Read More »

Goodax "Xukuumaddu Way soo dhaweynaysaa Doorashada Shariif Xasan waana la shaqeyn doonaa"

0 Tuesday November 18, 2014 - 10:08:38
Saacado kadib markii uu madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed isku magacaabay Shariif Sakiin ayuu soo dhaweyn diiran iyo taageero dhanka afka ah ka helay dowladda Federaalka garabka Xasan Sheekh.

Read More »

Sh.Cali Jabal "Mujaahidiintu Askar iyo Saraakiil Murtadiinta Katirsan ayay ku Muqdisho ku laayeen Howlgalladuna way sii socan doonaan" Dhageyso.

0 Monday November 17, 2014 - 21:09:10
Mas'uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin uqaabilsan gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay howlgallada mujaahidiintu ka wadaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Ku Galay Degmooyinka Buula Mareer iyo Janaale.

0 Monday November 17, 2014 - 16:53:40
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Kenya oo Weerar Ku Qaaday Masjid Kuyaal Magaalada Mombaasa Ee Kenya.

0 Monday November 17, 2014 - 14:42:44
Wararka ka imaanaya magaalada Mombaasa ee wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada booliska iyo kuwa ashahaadda ladirirka ay weerar qorshaysan ku qaadeen masjid muslimiintu leeyihiin.

Read More »

Ciidamo Katirsan DF-ka oo Buurhakaba Lagu Dilay Hubkii ay wateenna laga Qaatay.

0 Monday November 17, 2014 - 12:42:15
Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah.

Read More »

Daawo:Heybadda Melleteriga Masar oo Ku Hor kuftay Mujaahidiinta Ansaar Beytul Maqdis.

0 Monday November 17, 2014 - 11:33:03
Weerar bishii October2014 ka dhacay gobolka Saynaa ee wadanka Masar ayaa xiisad ka dhax dhaliyay melleteriga Masar iyo shacabka taageersan.

Read More »

Jawaari oo Dhaleeceeyay Shariif Sakiin oo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Baydhabo loogo Caleema Saarayo.

0 Monday November 17, 2014 - 10:54:54
Khilaafka udhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka ee gumeysi kalkaalka ah ayaa sii xoogeystay xilli xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dhankeeda xoojisay howlgallada ka dhanka ah cadawga.

Read More »

Madaxtooyada Muqdisho oo laduqeeyay iyo Wasiirro iscasilaad Kula taliyay RW Cabdi Sheekh Warbixin.

0 Sunday November 16, 2014 - 19:27:33
Wararka ka imaanaya degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in duqeymo xooggan caawa maqribkii lagu qaaday dhismayaasha madaxtooyada Villa Somalia.

Read More »

Sawirro:Sarkaal Katirsanaa DF-ka oo Lagu dilay Qarax Ka Dhacay Wadada Maka Al-Mukarama iyo Al Shabab oo sheegatay.

0 Sunday November 16, 2014 - 13:47:52
Goob joogayaal ku sugan wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in qarax xooggan uu qabsaday gaari marayay meel ku dhaw Hoteelka Dayax.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Ku Baaqday Beegsiga Danaha Mareykanka Ee Caalamka.

0 Sunday November 16, 2014 - 12:38:46
Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere Afhayeenka xarakada Al Shabaab ayaa ku baaqay in labeegsado danaha mareykanka ee caalamka si looga aargudo dilalka uu ugeysanayo hoggaamiyaasha Mujaahidiinta.

Read More »

Xoogaga IS oo Gowracay Peter Kaseg Muwaadin Mareykan Ah.

0 Sunday November 16, 2014 - 12:22:34
Filim maqal iyo muuqaal ah oo kasoo baxay dowladda Islaamiga ah ee maamusha Ciraaq iyo Suuriya ayaa lagusoo bandhigay daldalaad wadareed ay geysanayaan ciidanka dowladda.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Xaafado Katirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa Muqdisho.

0 Sunday November 16, 2014 - 11:58:27
Ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay markale weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin Muqdisho.

Read More »

Warbixin:Xasan Sheekh oo Joojinta Buuqa Xildhibaanada u Adeegsanaya AMISOM iyo Ciidanka Nabad Sugidda.

0 Sunday November 16, 2014 - 11:42:18
Hoggaamiyaha DF-ka ayaa ka carooday habdhaqanka ay lasoo bexeen xildhibaanada taageersan R/wasaare Cabdi Wali Sheekh kuwaasi oo fashiliyay qorshe lagu eryi rabay Wasiirka koowaad.

Read More »

Askari Lagu Dilay Degmada Baraawe iyo Dagaal Ka Dhacay Janaale Sh/Hoose.

0 Sunday November 16, 2014 - 10:38:26
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weeraro khasaara badan dhaliyay saacadihii lasoo dhaafay lagu qaaday magaalooyin gacanta cadawga shisheeye kujira.

Read More »

Daawo:Sheekh Cali Dheere oo Kalimad Carabi ah Uga Hadlay Istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Saturday November 15, 2014 - 19:21:08
Mu'asasada Al Kataa'ib garabka warbaahineed ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan istish-haadka sheikh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Read More »

Daawo:Cabdi Wali Gaas oo Maamulka Puntland Ka Mamnuucay Dhaarta Islaamka!.

0 Saturday November 15, 2014 - 17:10:42
Hoggaamiyaha maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland isku magacaabay ayaa amar kusiiyay garsoorayaasha maamulkaasi in dadka ay ku dhaariyaan dhaarta islaamka.

Read More »

Xoogaga Boko Haram oo Qabsaday Magaalo Weyn oo Dalka Naigeria Katirsan.

0 Saturday November 15, 2014 - 16:44:33
Wararka ka imaanaya wadanka Naigeria ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta Ahlusuna Lidacwah ee reer galbeedku u yaqaanaan Boko Haram ay qabsadeen magaalo istiraatiiji ah.

Read More »

Sawirro:Rabshado Dad Lagu Dilay oo Burco Ka Dhacay iyo Ciidanka RRU oo Xarunta Baarlamanka Hargeysa qabsaday.

0 Saturday November 15, 2014 - 15:55:45
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya "Somaliland" ayaa sheegaya in rabashado dhiig ku daatay ay ka dhaceen magaalada Burco ee xarunta Togdheer.

Read More »

Mujaahidiinta Masar oo soo Bandhigay Howlgal ay ku laayeen Askar.

0 Saturday November 15, 2014 - 15:19:20
Jamaacada jihaadiga ansaar beytul maqdis ayaa soo bandhigay Howlgalkii halyaynimo ee karam alqawaadiis ee dhaca waqooyiga gobolka saynaa dalka Masar.

Read More »

Sawirro:Jawaari oo Xarunta Baarlamaanka isagoo Kaba La'aan ah Ka Cararay in Taageerayaasha Cabdi Wali oo Awoodooda soo bandigay.

0 Saturday November 15, 2014 - 14:31:53
Kulan ay markale magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka DF-ka ayaa kusoo idlaaday buuq iyo afgaranwaag kaasi oo ugu dambeyntii sababay in lagu kaladareero.

Read More »

Dhageyso:Sh/Cali Dheere Oo Hanjabay Kana Hadlay Weerarada Dhacaya Iyo Khilaafka Madaxda DF.-ka.

0 Saturday November 15, 2014 - 08:57:55
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage oo maanta marti ku ahaa barnaamijka diiradda jimcaha oo todobaadkiiba maant oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ugu horeeyaan weerarada aan kala go'a lahayn ee ay ku hayaan…

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga ah oo soo saartay Lacag Dahab iyo Maar Ka Sameysan.

0 Visits: 5503 | Friday November 14, 2014 - 10:51:58
Dowladda islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo katirsan Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo saartay lacag gaar u ah oo laga isticmaali doono magaalooyinka maamulkeeda hoos yimaad.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Baraawe iyo Duleedka Kismaayo.

0 Friday November 14, 2014 - 10:02:22
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen gudaha degmada Baraawe oo bil ka hor qabsadeen ciidanka shisheeyaha Afrikaanta.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilalka Saraakiisha Muqdisho,Weerarkii Duleedka Baraawe iyo Arrimo Kale.

0 Thursday November 13, 2014 - 19:34:21
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanka muslimiintu ka fuliyeen gobollada dalka Soomaaliya.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa DF-ka iyo ciidankii ilaalada u ahaa oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday November 13, 2014 - 17:11:10
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal sare oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka lagu khaarijiyay goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »

Dagaal Ka Socda Duleedka Baraawe iyo Col.Goobaale oo isku day dil ka badbaaday.

0 Thursday November 13, 2014 - 14:07:11
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad taabacsan DF-ka ayaa ka socda duleedka degmada Baraawe ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo:Magaalooyinka Muqdisho iyo Baqdaad oo Ka Wada siman Qaraxyada iyo Dilalka Joogtada ah.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:57:37
Magaalada Baqdaad shalay waxaa gilgilay qaraxyo waaweyn oo ciidan badan ku dhinteen,saraakiisha booliska ayaa sheegay in ugu yaraan 14 askari oo mid kamida uu ahaa sarkaal lagu dilay camaliyad istish-haadi ah oo ka dhacday mandiqadda Al-daarimiyah ee duleedka Baqdaad.

Read More »

Dhagayso: Aqoonyahan Maxamed Xasan oo Sharaxay Argagax Dowladda Ku Heysta Muqdisho.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:38:03
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda howlgallo qorshaysan oo shabaabul Mujaahidiin ay ku beegsanayaan Saraakiisha Dowladda.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Safaaradaha Masar iyo imaaraadka Carabta ay Ku Leeyihiin Caasimadda Liibiya.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:20:26
Wararka ka imaanaya Liibiya ayaa xaqiijinaya in gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay lagu garaacay xarumo kuyaal magaalada dabaraq ee dhacda bariga liibiya.

Read More »

Daawo:Ciidamada Yahuuda oo Gubay Masjid iyo Madaraso Qur'aanka Lagu Barto Magaalada Ramallah.

0 Thursday November 13, 2014 - 10:09:24
Weerar ay dad gaalo caraysan ah ku qaadeen tuuladaal t almuqiira ee dhacda waqooyi bari magaalada Ramallah ay dab-qabadiisyeen majid jaamaca weyn ee deegaanka.

Read More »

Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Itoobiya Lagula galay Magaalada Baydhabo.

0 Thursday November 13, 2014 - 09:55:09
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay ka dhaceen magaalada Baydhabo oo xarun u ah gobolkaasi.

Read More »

Kamiin: Dhagaha Un Baan Ka Maqli Jiray Laakin KM4 Ayaan Kula Kulmay!!

0 Wednesday November 12, 2014 - 19:13:51
Eray bixinta oo dalka Soomaaliya laga adeegsanayo waxaan anigu maqlay wixii loo soo gaaray sannadkii 2009-kii xilligaasoo ay sii laba jibaarmeysay cududa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Howl-wadaag oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:58:01
Ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dilay mas'uul sare oo katirsanaa maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo:Ma Xildhibaanaa Mise Waa Ciyaal Xaafadeed? Buuqii Baarlamaanka.

0 Wednesday November 12, 2014 - 11:53:01
Shacabka soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa hadal haya dhacadadii shalay ka dhacday xarunta baarlamaanka DF-ka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

https://twitter.com/africa_waleed