Wararka

Faah Faahin:Madaafiic Khasaara Geysatay oo Villa Somalia lagu Garaacay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday February 26, 2015 - 14:33:50
Wariyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegay in madaafiic xooggan ay ku dhacday xaruta madaxtooyada magaalada Muqdisho .

Read More »

Mareykanka oo Ka Digay Weeraro Lagu Qaado Danaha Reer Galbeedka ee Urdun.

0 Thursday February 26, 2015 - 14:30:40
Dowladda mareykanka ayaa ku dhawaaqday in xoogag mujaahidiin ah ay qorshaynayaan weeraro ay ku qaadaan bartilmaameedyo gaar ah oo kuyaal magaalada cammaan ee wadanka Urdun.

Read More »

Al Shabaab oo dil ku fulisay Askari Askari Katirsanaa Dowladda Federaalka.

0 Thursday February 26, 2015 - 09:37:12
Fagaara kuyaal degmada Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa lagu toogtay askari katirsanaa dowladda Federaalka ee gumeystaha Itoobiya la shaqeysa.

Read More »

11 Askari oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Xudur Gobolka Bakool.

0 Thursday February 26, 2015 - 09:25:39
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen deegaan kaabiga ku haya degmada Xudur ee xarunta gobolkaasi.

Read More »

Dhageyso:Q-1aad:Sh.Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Iyo Xaaladda Guud Ee Wadanka.

0 Wednesday February 25, 2015 - 19:34:16
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arimo badan oo ay dhacdadii hotel Centeral kamid tahay.

Read More »

Wasiir Odawaa "Al Shabaab Dagaal ugama adkaan karno waana Koox Warfaafin Xooggan leh".

0 Wednesday February 25, 2015 - 11:06:06
Xukuumadda uu madaxda ka yahay Xasan Gurguurte ayaa ku dhawaaqday in melleteri ahaan aysan uga adkaan Karin xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee shisheeyaha soo duulayaasha Afrikaanta ah kula halgameysa Soomaaliya.

Read More »

Qamri Hor Leh oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Lagasoo Dajiyay,Shacabka Gobolka Banaadir oo Fisqi Daran Ka Sheeganaya.

0 Wednesday February 25, 2015 - 10:19:40
Magaalada Muqdisho waxaa si aan horay loo arag ugu faafaya Munkarka halka macruufku uusan kajirin qeybo badan oo magaalada katirsan.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Beegsaday Deegaanka Ceel-cadde.

0 Wednesday February 25, 2015 - 09:42:26
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ciidanka gumeysiga Kenya ku leeyihiin deegaan hoos yimaad degmada Ceel Waaq.

Read More »

Xiisada Colaadeed oo Guriceel Ka taagan iyo DF-ka oo Maleeshiyaad Ku Daabushay Dhuusamareeb.

0 Wednesday February 25, 2015 - 08:54:36
Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoog badan ayaa lagasoo sheegayaa deegaanka Guriceel ee gobolka Galguduud oo shalay dagaallo culus ka dhaceen.

Read More »

Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Bogaadiyay Gargaarka Caafimaad ee loo Fidiyay Shacabka Gobolka Galguduud.

0 Tuesday February 24, 2015 - 21:09:05
Wilaayada islaamiga Galguduud ayaa bogaadisay howlaha gargaarka dhanka caafimaadka ah oo ay dhaqaatiir ka socday hay'adda Al ixsaan ka fulinayaan deegaanno iyo degmooyin katirsan Galguduud.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Shaqaale Turki Ah Lagula Eegtay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho.

0 Tuesday February 24, 2015 - 20:48:26
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara dhaliyay oo caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Waddooyinka Magaalada Paris oo Ciidan Dheeri ah lagu Daadiyay Kadib Hanjabaadii Ka Timid Xarakada Al Shabaab.

0 Visits: 1999 | Tuesday February 24, 2015 - 19:42:24
Xukuumadda Faransiiska ayaa ku dhawaaqday ol ole ballaaran oo ciidamada booliska ay ku sugayaan ammaanka xarumaha muhiimka ah kadib markii hanjabaad ay katimid xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro:Horumar dhanka Waxsoo saarka ah oo Kajira Degmada Jilib ee Jubbooyinka.

0 Tuesday February 24, 2015 - 14:12:26
Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe waxay kamid tahay meelaha ugu hodonka dalka Soomaaliya ee caanka ku ah waxsoo saarka dalagyada kala duwan ee dalka.

Read More »

Dagaallo Dib Uga Qarxay Deegaanka Guriceel iyo Maleeshiyaadka DF-ka oo guul darreystay..

0 Tuesday February 24, 2015 - 13:42:55
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale deegaanka Guriceel ku dhaxmareen maleeshiyaad kala taabacsan DF-ka iyo kooxaha sheegta Ahlusuna.

Read More »

Ceydiid Ilka xanaf oo Walaac ka Muujiyay Weerarada Xarakada Al Shabaab ka Fuliso Magaalada Muqdisho.

0 Tuesday February 24, 2015 - 08:25:43
Guddoomiyaha waxa loogu yeero maxkamadda sare ee DF-ka Ceydiid ilka xanaf ayaa dhaleecayn kulul ujeediyay laamaha ammaanka iyo ciidanka AMISOM oo ku aaddan sugidda ammaanka Muqdisho.

Read More »

Dhageysi+Maqal:Jilib iyo Horumarka ka jira Qeybta 3-aad.

0 Monday February 23, 2015 - 19:08:07
Qeybta Sadaxaad barnaamij tixano ah oo aan ka diyaarinay Jilib waxaynu ku faaqidnay arimo badan oo ku saabsanheerka waxbarasho ee degmada.

Read More »

Sawirro:Dab Khasaara Dhaliyay oo Ka Kacay Suuqa Shidaalka Black Sea Muqdisho.

0 Monday February 23, 2015 - 18:17:03
Inta badan kaalimada shidaalka Black Sea magaalada Muqdisho ayaa gubanaya kadib markii dab xooggan qabsaday.

Read More »

Dhageyso:Saalax Badbaado oo Sheegay in Weerarkii Hotel Central oo uu Muujiyay Daciifnimada DF-ka iyo AMISOM.

0 Monday February 23, 2015 - 15:32:40
Jawaab Celinno kala duwan ayaa laga bixiyay weeraradii khasaaraha badan dhaliyay ee Jumcihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil iyo mas'uuliyiin DF-ka katirsan.

Read More »

Dhageyso:Abwaan Taakow Macallim Ciise Oo Tiriyay Gabay Qiiro Leh.

0 Monday February 23, 2015 - 10:24:22
Taakow Macallim Ciise oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay qiiro xambaarsan oo loogu magac daray "Sidoo kale".

Read More »

5 Katirsan Ciidanka Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

0 Monday February 23, 2015 - 10:09:35
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya "Puntland" ayaa sheegaya in weeraro khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan maamulka Cabdi Wali Gaas ee shisheeye kalkaalka ah.

Read More »

War SomaliMeMo Baahisay oo Muujiyay Sida Soomaalidu Ujecleyd Sh.Mukhtaar Abuu Zubeyr 80,000 Booqasho Ah.

0 Sunday February 22, 2015 - 15:18:42
Akhristayaasha shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa sii kordhaya maalinba maalinta ka dambeysa waqti shabakaddu sare u qaadday kaalinta warbaahineed oo ay u heyso shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Maqal+Sawiro:Jilib iyo Horumarka ka jira Qeybta 1-aad.

0 Sunday February 22, 2015 - 15:10:48
Idaacadda Islaamiga ah ee al furqaan ayaa barnaamijyo tixane ah oo ka hadlaya amniga, wax soo saarka, barashada diinta Islaamka iyo dabar goynta Shirkiga waxay ka diyaarisay magaalada jilib oo ka mid ah magaalooyinka caanka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Howlgallo Raaf Ah Ka Fuliyay Magaalada Baydhabo.

0 Sunday February 22, 2015 - 08:58:30
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidaka gumeysiga Itoobiya ay howlgallo raaf ah ka fuliyeen xaafado katirsan magaaladaasi.

Read More »

Daawo Warbixin:Warbaahinta Jihaadiga ah oo Qarka Usaaran in ay Saaxada Ka Saarto Warbaahinta Reer Galbeedka.

0 Sunday February 22, 2015 - 08:42:49
Warbaahinta jihaadiga ah ayaa 15-kii sanadood ee lasoo dhaafay lasoo baxaysay dardar dhanka faafinta wararka saxda ah iyo afkaarta jihaadiga ah.

Read More »

Daawo:Waddooyinka Muqdisho oo AMISOM u Xiran iyo Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Hotel Central oo Kordhay.

0 Sunday February 22, 2015 - 08:22:24
Maalintii 2-aad oo xiriir ah ayay xiranyihiin intabadan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayo.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "50 Madaxda Murtadiinta Katirsan Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Hotel Central Muqdisho Kuwa Kalane Waa Madlanyihiin" Dhageyso.

0 Saturday February 21, 2015 - 20:26:50
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saaray weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: Al-Kata'ib oo Filim Cusub Kasoo Saartay Weerarkii Westgate Nairobi iyo Sh. Abuu Zubeyr oo Kasoo Muuqday.

0 Visits: 170641 | Saturday February 21, 2015 - 18:40:09
Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa soo saartay Filim Maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo badhigayo Howlgalkii Westgate e magaalada Nairobi ka dhacay sanaddii 2014.

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Yemen oo Ubaxsaday Magaalada Caden Kadib Hareerayn ay kusoo Rogeen Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Saturday February 21, 2015 - 14:30:01
Markii ugu horraysay madaxweynihii hore wadanka Yemen ayaa dibadda uga baxay magaalada Sacaa tan iyo markii ay maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta qabsadeen intabadan magaalooyinka Yemen.

Read More »

Dhaawaca R/Wasaare Ku Xigeenka oo Dibadda loo Qaaday iyo C/qaadir Cali Cumar oo Xaaladiisa Laga Dayrinayo.

0
Waxaa sii kordha khasaarihii ka dhashay qaraxyo xooggan oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaasi oo lala eegtay mas'uuliyiin katirsa DF-ka ee gumeystaha la shaqeysa.

Read More »

Sawir:Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Kampala.

0 Saturday February 21, 2015 - 11:38:13
Markii ugu horraysan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay muuqaalka qofkii fuliyay weerarkii Kampala ee khasaara badan dhaliyay.

Read More »

47 Qof oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Wadanka Liibiya.

0 Saturday February 21, 2015 - 06:58:09
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxgigay oo lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen dagaal oogayaasha dhibaatada ka wada wadankaasi ay ku dhinteen ku dhawaad 50 qof.

Read More »

Sawirro:Mas'uuliyiin Katirsanaa DF-ka iyo Saraakiil Lagu Dilay Weerarkii Hotel Central Ee Muqdisho.

0 Friday February 20, 2015 - 19:46:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab ka fuliyeen hoteel kaabiga ku haya madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada halkaasi oo ay ku sugnaayeen mas'uuliyiin katirsan DF-ka.

Read More »

Wasiirro iyo xubno kale oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka Muqdisho.

0 Friday February 20, 2015 - 15:02:39
Ilo wareed masuul ah ayaa u xaqiijiyay SomaliMeMo in Wasiirka Gaadiidka ee maamulka DF Cali Axmed Jaamac Jangali iyo xubno kale oo wasiirro ah ay dhaawacyo ka soo gaareen qaraxyadii lagula eegtay hotelka Central magaalada Muqdisho.

Read More »

Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay in Ciidankeedu Howlgal Adag Ka Fuliyeen Hoteel ay ku suganyihiin Mas'uuliyiin Katirsan DF-ka.

0 Friday February 20, 2015 - 14:01:31
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidama mujaahidiin ah ay howlgal qorshaysan ku qaadeen Hoteel ku dhaw Villa Somalia oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo mas'uuliyiin DF-ka katirsan.

Read More »

Qaraxyo iyo Rasaas Xooggan oo Ka socda Hoteel Kaabiga Ku Haya Villa Somalia Muqdisho.

0 Friday February 20, 2015 - 13:31:40
War Hadda nagasoo gaaray degmada X/Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlay hoteel ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »