Warar Caalami Ah

Sucuudiga : Xaaji Calooshiisa Maqas laga dhex helay!

0 Wednesday September 16, 2015 - 14:11:49
Nin ka mid ah Xujeyda dhulka Xarameynka u tagay gudasha Manaasikta Xajka ayaa la kulmay arrin amakaag iyo fajaciso ku noqotay markii loo sheegay in calooshiisa Maqas laga dhex helay.

Read More »

Daawo:8 qof Dalxiisayaal Reer Galbeed ah oo lagu Dilay Galbeedka Masar iyo xoogag taabacsan dowladda Islaamiga ah oo saxaraha isku fidiyay.

0 Tuesday September 15, 2015 - 13:02:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan dhaliyay oo galbeedka wadanka Masar ka dhacay xilli mujaahidiinta dowlada Islaamiga ah ay isku fidiyeen deegaanno hor leh oo wadankaasi katirsan.

Read More »

Hoggaanka Al Qaacidda oo Ku Baaqay in Weeraro Hor leh lagu Qaado Wadamada Reer Galbeedka ee Dagaalka Kula Jira Muslimiinta.

0 Monday September 14, 2015 - 07:57:04
Hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda Dr.Ayman Al Dawaahiri ayaa bogaadiyay weerarada kaligii duulinimo oo ay dhalinyarada muslimiinta ah ku qaadaan qaar katirsan wadamada reer galbeedka.

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo soo Bandhigtay Muwaadiniin Chines iyo Norwegian Ah Lacago Madax Furasha ahna Weydiisay.

0 Thursday September 10, 2015 - 07:51:07
Markale dowladda Islaamiga ah ee maamusha qeybo katirsan wadamada Ciraaq iyo suuriya ayaa markale soo bandhigtay muwaadiniin ajaanib ah.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda oo Bogaadin iyo Dardaaran Cusub Ujeediyay Xarakada Al Shabaab iyo Shacabka Soomaaliyeed.

0 Thursday September 10, 2015 - 07:38:45
miirka guud ee Tandiimka Qaacidatul Jihaad Ash-sheykhul Amiir Ayman Al-Dawaahiri -Xafidahullaah- ayaa jeediyay kalimad maqal ah oo bilow u ah silsilad loogu magac daray Ar-rabiicul Islaami, taas oo Sheekhu arrimo kala duwan uu kaga hadli doono.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah Ee Daalibaan Oo Xoreeyay Dhamaan Degaanka Kawaashtah Ee Gobolka Baktika.

0 Tuesday September 08, 2015 - 18:10:21
Muddo Sadex maalin kadib markii ciidamada mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah ee Daalibaan ay dagaallo xoogan kawadeen deegaan Kawaashtah ee gobolka Baktika ayaa ugu danbayn laga sifeeyay dhamaan maleeshiyaadkii dabadhilifka ahaa.

Read More »

Daawo:Ciidamo Ka Socda Dowladaha Khaliijka oo lagu daad gureeyay Wadanka Yemen si ay Shiicada ula dagaalamaan.

0 Tuesday September 08, 2015 - 09:49:00
Wadamada gacanka carbeed ee gacan saarka laleh Mareykanka iyo reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabeen guluf dagaaleedkii ugu dambeeyay oo ay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta uga saarayaan wadanka Yemen.

Read More »

250 Katirsan Ciidamada Xukuumadda Ciraaq iyo Maleeshiyaad Shiico ah oo Lagu Dilay Gobolka Al-anbaar.

0 Wednesday August 26, 2015 - 12:57:04
Khasaara xooggan ayaa ciidmada xukuumadda dabadhilifka ciraaq kasoo gaaray dagaallo iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo badan oo wadankaasi katirsan.

Read More »

Sayladaha Suuqyada Dhaqaalaha Adduunka oo Lacago Malaayiin Dollar ah Khasaaray.

0 Monday August 24, 2015 - 18:59:23
Dowladaha ugu dhaqaalaha ballaaran caalamka ayaa maanta khasaaray lacago malaayiin dollar ah kadib hoos u dhac lama filaan ah oo ku yimiday sayladaha suuqyada.

Read More »

Daawo:Ciidamo Mareykan ah oo Qabsaday Magaalo Dhacda Waqooyi Galbeed Wadanka Ciraaq.

0 Monday August 24, 2015 - 08:24:53
Markii ugu horraysay ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegay in ay qabsadeen magaalo dhacda waqooyi galbeed ee wadanka Ciraaq.

Read More »

Xukuumadda Slovakia:Boqolaal Qaxooti Muslimiin Suuriyaan ah ayaan Celinay Kuwa Kirishtaanka ahna waan Aqbalnay.

0 Sunday August 23, 2015 - 12:52:24
Xukuumadda Slovakia ayaa ku dhawaaqday in aysan qaabili doonin kumanaan katirsan qaxootiga muslimiinta Suuriya ee kasoo barakacay dagaallada ka socda gudaha Suuriya.

Read More »

Daawo:Xoogaga Suniyiinta Yemen oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ka Eryay Afar Gobol.

0 Sunday August 23, 2015 - 12:08:04
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in xoogaga suniyiinta ee xukuumadda Sacuudiga taageerta ay qabsadeen dhul ballaaran oo dhaca Waqooyiga iyo Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Mareykanka oo ku Faanay in Duqeyn Dhanka Cirka ah ku dilay Mas'uulkii 2-aad Ee Ugu Sarreeyay Dowladda Islaamiga ah.

0 Saturday August 22, 2015 - 06:36:26
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in duqeyn dhanka cirka ah ay ku dishay mas'uul sare oo katirsan dowladda islaamiga ah ee ka howlgasha wadamada Ciraaq iyo suuriya.

Read More »

Xoogaga Dowladda Islaamiga ah oo Qabsaday Magaalada Alqaryateyn Ee Bartamaha Dalka Suuriya.

0 Wednesday August 05, 2015 - 15:34:01
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ay si buuxda ula wareegeen magaalada Alqaryateyn ee dhacda bartamaha wadankaasi.

Read More »

Mujaahidiinta Al Qaaciddada Jaziiradda Carabta oo Fariin u diray Dowladda Faransiiska iyo Wargeyska Charlie Hebdo.

0 Wednesday August 05, 2015 - 11:47:34
Hoggaanka Ururka Al Qaacidada Jaziiradda carabta ayaa digniin culus u diray wargeyska Charlie Hebdo ee ku caanbaxay aflagaadaynta Nabi Muxamed NNK.

Read More »

Daawo:Xoogaga Muqaawamada Yemen oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ka Eryay Saldhigga Alcanda.

0 Tuesday August 04, 2015 - 11:32:35
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in xoogaga muslimiinta sunniga ah ay dib uqabsadeen saldhigga melleteri ee Alcanda gobolka Laxaj halkaasi oo bilihii lasoo dhaafay martigelinayay dagaallo culus.

Read More »

Sawirro:Dhalinyaro Soomaali ah oo Lagu Dilay Wadanka Yemen iyagoo la dagaalamaya Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Saturday August 01, 2015 - 17:21:47
Wadanka Yemen waxaa sii xoogaystay dagaallada ka dhanka ah maleeshiyaadka shiicada ridawaafidda ah,dagaalka Yemen wuxuu qarka usaaranyahay in uu isku bedelo halganka suuriya ka socda oo kale.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Jamaacada Ee Lagu Xasuuqay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

0 Visits: 117916 | Saturday July 18, 2015 - 12:09:22
Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay filim maqal iyo muuqaal ah oo qeyb ka ah Silsiladda فَشَرِّدْ_بِهِمْ_مَنْ_خَلْفَهُمْ_12 oo aalaaba lagusoo bandhigo howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah ciidamada shisheeye…

Read More »

Daawo:Xoogaga Suniyiinta Yemen oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ka Eryay Magaalada Istiraatiijiga ah Ee Caden.

0 Thursday July 16, 2015 - 06:17:36
Kadib sedax bilood oo dagaallo culus ka socdeen magaalada Caden ee dhacda Koonfurta Yemen islamarkaana maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ay isku fidinayeen intabadan xaafadaha magaalada ayay isbedello waaweyn ka xasileen magaaladaasi.

Read More »

Daawo:Sheekh Max'med Jibriil oo Qunuudka Ku Habaaray Alsiisi iyo Nidaamka Faasidka Masar.

0 Wednesday July 15, 2015 - 06:57:58
Wax lama filaan ah ayay aheyd in mid kamida culimaa'udiinka wadanka Masar uu ku dhiirado habaaridda nidaamka Cabdi Fataax alsiisi iyo saraakiishiisa dambiilayaasha ah.

Read More »

Daawo:Obama oo ogolaaday in Lacago Madax Furasho ah laga bixin karo Muwaadiniinta Mareykanka Ee uqafaalan Xoogaga Jihaadiga ah.

0 Thursday June 25, 2015 - 12:44:29
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay waxka bedeshay qaanuunkii khuseeya maxaabiista mareykanka ee uqafaalan xoogaga islaamiga ah iyo kooxaha burcad badeedka ah.

Read More »

WikiLeaks:Sirdoonka Mareykanka ayaa Basaasay Qasriga Madaxtooyada Dalka Faransiiska.

0 Wednesday June 24, 2015 - 12:53:42
Dowladda Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in ay baarayso wararka sheegaya basaasid ay sirdoonka dowladda Mareykanka ku sameeyeen madaxweynayaashii wadankaasi soo maray.

Read More »

35 qof oo Lagu Dilay Qaraxyo lala Eegtay Xarumaha Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ee Magaalada Sanca.

0 Thursday June 18, 2015 - 11:59:45
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro lagu qaaday xarumo maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay ku leeyihiin magaalada Sancaa ee xarunta wadanka Yemen.

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Masar iyo 80 Katirsan Ururka Ikhwaanka oo Xukun Daldalaad ah Lagu Xukumay.

0 Tuesday June 16, 2015 - 17:42:30
Maxkamadda dambiya xukuumadda dabadhilifka wadanka Masar ayaa xaqiijisay in xukun daldalaad ah lagu riday Max'med Mursi hoggaamiyihii hore ee wadankaasi.

Read More »

32 qof oo lagu dilay Weeraro Lagu Qaaday Xarumaha Booliska iyo Sirdoonka Wadanka Jaad.

0 Monday June 15, 2015 - 19:32:22
Tobaneeyo qof ayaa lagu dilay weeraro xooggan oo lagu qaaday xarumo ciidan oo kuyaal magaalada Anjimeena ee caasimadda u ah wadanka Tashaad galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

25 Katirsan Booliska Afghanistan oo Lagu Dilay Weerar ay Fuliyeen Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Ah.

0 Sunday June 14, 2015 - 10:22:49
Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa qaaday weeraro hor leh oo ka dhan ah ciidamada shisheeyaha ee duullaanka ku jooga wadankaasi iyo maleeshiyaadka xukuumadda dabadhilifka ah.

Read More »

Daawo:Shirkadda Duulimaadyada Malaysia oo Ku Dhawaaqday in ay Cayrtoowday.

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:15:15
Dowladda Malaysia ayaa ku dhawaaqday in ay musalaftay shirkadda duulimaadka diyaaradaha qaranka wadankaasi oo kamid aheyd hay'adaha ugu dhaqaalaha badan wadanka.

Read More »

Daawo:Maleeshiyaad Shiica Ah oo Nolosha Ku Gubay Qof Muslim Sunni Ciraaqi Ah.

0 Sunday May 31, 2015 - 11:01:22
Baraha bulshadu ku wada xariirto ayaa lagu baahiyay muuqaal naxdin leh oo muujinayay maleeshiyaadka shiicada Ciraaq oo nolosha ku gubaya qof muslim sunni ah.

Read More »

Jabhadda Al Nusrah iyo Xoogaga Kacdoonka Suuriya oo Qabsaday Magaalada Isrtiraatiijiga ah Ee Ariixa.

0 Friday May 29, 2015 - 10:49:04
Khasaara xooggan oo dhan walba ah ayaa gaaray nidaamka dabadhilifka wadanka Suuriya ee gummaadka ku haya shacabka muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Daawo:Tadmur Xabsi Dhimashudu Nolosha Dhaanto!.

0 Visits: 4242 | Monday May 25, 2015 - 09:28:32
Xoogaga Islaamiga Suuriya ayaa maalmo ka hor qabsaday magaalada Taariikhiga Tadmur oo caan ku ah xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee nidaamka suuriya uu ka hirgeliyay magaalada.

Read More »

Mucaaradka Burundi oo Qaadacay Wadahadallo ay lagalaan Xukuumadda.

0 Monday May 25, 2015 - 09:21:42
Wadanka Burundi waxaa wali ka socda kacdoonka shacbiga ee lagu diidanyahay madaxweynaha kaligii taliska ee talada wadankaasi xoogga ku heysta.

Read More »

Dowladda Islaamiga Ah oo Qabsatay Magaalada Istiraatiijiga ah Ee Tadmur Wadanka Suuriya.

0 Thursday May 21, 2015 - 06:28:36
Kadib Dagaallo isbuuc qaatay ayay xoogaga dowladda Islaamiga ah ugu suurtagashay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada taariikhiga ah ee Tadmur oo dhacda bartamaha wadanka Suuriya.

Read More »

Daawo:Jabhadda Al Nusrah iyo Xoogaga Kacdoonka oo Qabsaday Saldhig Melleteri oo Ciidanka Suuriya ku Sugnaayeen.

0 Wednesday May 20, 2015 - 08:51:02
Kadib dagaallo maalmo qaatay ayay xoogaga kacdoonka Suuriy iyo Mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ugu suurtagashay qabsashada Mucaskarka melleteri ee Al-Masduumah kaasi oo katirsan gobolka Idlib.

Read More »

Dowladda Thailand Oo Markale Dib U Celisay Boqolaal Muslimiin Ah Oo Ka Soo Carartay Xasuuqa Barma

0 Tuesday May 19, 2015 - 15:13:38
Doon ay saaran yihiin in ka badan 380 ruux oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur Muslimiin ah oo ka timid gobolka galbeedka Barma dhaca ee Arakan ayaa saacadihii la soo dhaafay timid xeebaha gobolka lagu magacaabo Sathun ee wadanka Thailand, Iyadoona dadkii qaxootiga ahaa ee saarnaa markale loo diiday…

Read More »

Saraakiil Ajaanib Ah oo Kaabul Lagu Dilay iyo Taliban oo Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Sunday May 17, 2015 - 20:25:34
Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa xoojiyay dagaalka ay kula jiraan ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wadanka.

Read More »