Wararka

Ciidamo AMISOM Katirsan oo ku Wajahan Garowe iyo Maamulka Puntland oo Diiday.

0 Thursday May 14, 2015 - 12:28:22
Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan arrimaha Soomaaliya N.Kay ahna xaakimka madaniga ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ciidamada shisheeyaha AMISOM lageynayo gobollada waqooyi bari soomaaliya ee Puntland loo yaqaan.

Read More »

Daawo:Rashado Ka Dilaacay Wadanka Burundi Maalin Kadib Inqilaabkii Melleterigu Ku Dhaqaaqeen.

0 Thursday May 14, 2015 - 08:28:17
Rabshado xooggan ayaa dib uga bilaawday wadanka Burundi maalin kadib markii inqilaab melleter ay ku dhaqaaqeen ciidamada qalabka sida ee wadankaasi.

Read More »

Xoogaga IS oo Qabsaday Magaalo Katirsan Wadanka Suuriya iyo Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Al-anbaar.

0 Wednesday May 13, 2015 - 20:17:06
Xoogaga islaamiga ah ee ka jihaadaya Suuriya iyo Ciraaq ayaa saacadihii lasoo dhaafay horumarro ballaaran ka sameeyay dagaallo adag oo ay lagaleen maleeshiyaad shiico iyo Nuseyriyiin ah.

Read More »

Melleteriga Burundi oo Inqilaab ku qabsaday Talada Wadanka Kadib Kacdoon Shacbi.

0 Wednesday May 13, 2015 - 15:52:08
Kadib isbuucyo ay kacdoon dhiigbadan ku daatay dhigayeen shacabka wadanka Burundi ayuu melleteriga wadankaasi ku dhaqaaqay inqilaab melleteri.

Read More »

Weerar Lagu Dilay 10 Askari Kenyan ah oo Ka Dhacay Gudaha Wadankaasi iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Wednesday May 13, 2015 - 12:08:53
Wararka ka imaanaya gobolka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay weerar ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen ciidanka gumeysiga Kenya

Read More »

Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo Daldalaad Ku Fuliyay Wasiirkiisi Difaaca.

0 Wednesday May 13, 2015 - 08:55:36
Madaxweynaha Jeega xiirka ah ee wadanka Waqooyiga Kuuriya ayaa xukun daldalaad ah ku fuliyay mid kamida wasiirrada ugu awoodda badan maamulka wadankaasi.

Read More »

KOOFIYADDA BULUUGGA AH EE QARAMMADA MIDOOBE MA TAHAY GUMEYSI CUSUB OO DUNIDA ISLAAMKA LOO DHISTAY?.

0 Wednesday May 13, 2015 - 08:24:51
Allaah baa mahad leh. Ammaan iyo nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato!

Read More »

Warbixin:Taleefanka IPhone 5 C oo Qarax Khasaara Dhaliyay ugeystay Qofkii isticmaalayay.

0 Tuesday May 12, 2015 - 21:00:07
Wax lama filaan ah ayay aheyd in taleefanada casriga ah ee sanadadii lasoo dhaafay soo baxay uu ku qarxo qofkii isticmaalayay iyadoo la ogyahay in kooxaha jawaasiista ah ay udusaan khadadka taleefannada ayna xadaan xogaha dadku is dhaafsadaan.

Read More »

Guurtida Ximan Iyo Xeeb "Shirka Cadaado Waxaa Inqilaabay Xasan Sheekh" Dhageyso.

0 Tuesday May 12, 2015 - 19:33:17
Golaha guurtida Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in Xasan Sheekh uu in qilaabay shirka Cadaado isla markaana uu fara gelin ku hayo.

Read More »

Taliye Ciidan oo Laga Dilay Kooxaha Calmaaniyiinta Kurdiyiinta Wadanka Ciraaq.

0 Tuesday May 12, 2015 - 19:27:50
Khasaara xooggan ayaa markale gaaray maleeshiyaadka calmaaniyiinta Kurdiyiinta ee ka dagaalama qeybo katirsan waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Aadan Cige oo Gabay Ka tiriyay Gelintaankii John Kerry Ee Masjid Kuyaal Wadanka Jabuuti.

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:28:43
Qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ayaa jawaab celinno kala duwan ka bixiyay xadgudubkii uu wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka kula kacay goobaha cibaadada muslimiinta ee wadanka Jabuuti.

Read More »

Xukuumadda Tajikistan Oo Soo Saartay Qaraar Dadka Looga Mamnuucayo Baxsashada Magacyada Muslimiinta

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:22:43
Xukuumadda Wadanka Tajikistan ayaa bilowday qorshe lagu meelmarinayo qaraar lagu mamnuucayo magacyada Carbeed ee ay baxsadaan dadka Muslimiinta kaas oo qeyb ka ah Olole ka dhan ah islaamka iyo Muslimiinta oo mudooyinkii la soo dhaafay ay Xukuumaddan ka waday gudaha dalkaasi.

Read More »

Maxaa Sababay in Obama uu Ka Laabto Safiirkii uu usoo Magacaabay Soomaaliya?

0 Tuesday May 12, 2015 - 11:55:17
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in uu dib uga laabtay magacaabistii safiirka cusub ee Soomaaliya uqaabilsan dalka Mareykanka.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Beegsaday Muqdisho iyo Weeraro Ka Dhacay Bakool.

0 Monday May 11, 2015 - 21:38:17
Taliska ciidanka Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa si faah faahsan uga hadlay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay muslimiinta iyo cadawga shisheeye ku dhaxmaray qeybo katirsan Soomaaliya.

Read More »

Beesha Murusade Oo Kasoo Hor Jeesatay Shirka Cadaado Sheegtayna Inuusan Xaad Ku Matali Karin Dhageyso.

0 Monday May 11, 2015 - 19:30:25
Odayaasha dhaqanka beesha Murusade islamarkaana ku dhex nool bulhada ay hogaanka u yihiin ayaa sheegay iney kasoo hor jeedaan shirkca ka socda Cadaado una arkaan mid Amxaaro wadato oo lagu kala qeybinayo wadanka.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Waaxda Socdaalka UGUS oo Muqdisho Lagu Beegsaday iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Monday May 11, 2015 - 19:26:25
Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerar hubeysan oo Muqdisho lagula beegsaday sarkaal sare oo katirsanaa waaxda socdaalka UGUS (Ururka Gummeeyay Umadda Soomaaliyeed) Ee DF-ka isku magacaabay.

Read More »

Sawirro:Rabshado Ka Dilaacay Magaalada Hargeysa Kadib Waqti Kordhin loo sameeyay Maamulka Axmed Siilaanyo.

0 Monday May 11, 2015 - 12:31:47
Khalalaasa siyaasadeed oo saameyn ballaaran reebay ayaa ka socda intabadan magaalooyinka dhaca gobollada Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Dagaal la'aan la Wareegay Deegaanka Dhamase ee Gobolka Gedo.

0 Monday May 11, 2015 - 11:37:21
Wararka ka imaanaya wilaayada Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay gudaha ugaleen deegaan hoos yimaad degmada Ceel-waaq.

Read More »

70 Katirsan Ciidanka Xukuumadda Ciraaq oo Ladilay,Xoogaga IS oo Dhul Hor Leh Qabsaday.

0 Monday May 11, 2015 - 11:15:16
Wadanka Ciraaq waxaa wali kasii socda dagaallada u dhaxeeya ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda ah ee taageerada ka helaya Iiraan.

Read More »

Dhageyso:AMISOM oo isku dayday in Eey Qoyan ay Ku Baarto Wariyaal Muqdisho Ka Howlgala.

0 Monday May 11, 2015 - 10:48:08
Wariyayaal badan ayaa ka carooday, maanta markii lagu qasbay inuu baaro Eey mar loogu yeeray in ay war ka duubaan Kulan ka dhacayay meel u dhaw Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ay AMISOM qeyb ka ahayd.

Read More »

Dagaallo Khasaara Lagu Gaarsiiyay Ciidanka Xabashida Itoobiya oo dib ugasoo Cusboonaaday Gobolka Bakool.

0 Monday May 11, 2015 - 10:36:32
Dagaallo culus ayaa markale ka qarxay deegaanno katiran gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Read More »

Laba Askari oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Hubkii ay wateena laga qaatay.

0 Monday May 11, 2015 - 10:09:41
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaadka dagaal ooge Axmed Madoobe ee ciidamada gumeysga Kenya la shaqeeya.

Read More »

35 Askari Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Bakool iyo iska Hor'imaadyo lagasoo Sheegay Duleedka Baydhabo.

0 Sunday May 10, 2015 - 18:47:25
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka magaalada Baydhabo.

Read More »

Garyare "Qolyihii Federalka Noo Qurxinayay Maxay Manta U Qeyliyeen" Wareysi.

0 Sunday May 10, 2015 - 15:12:25
Iyadoo DF iyo maamul gobaleedyadu mararka qaar sheegaan dhibaatada maamul gobaleedyada ka dhalaneysa hadana iyaga ayaa u taagan dhismaha iyo dhiiri gelinta arimahaasi.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Zurikh Ee Swzerland.

0 Sunday May 10, 2015 - 13:28:34
Wararka ka imaanaya wadanka Suweysra/Swezerland ayaa sheegaya in toogasho khasaara dhalisay ay ka dhacday mid kamida magaalooyinka ugu waaweyn wadankaasi.

Read More »

Daawo:Ciidanka Faransiiska oo 70-kun Shacab Muslimiin ah Ku Xasuuqay Wadanka Al-Jazaa'ir Muuqaal Murugo Leh.

0 Sunday May 10, 2015 - 08:49:38
70 Sano ayaa kasoo wareegtay xasuuqii bahalnimada ahaa ee ciidanka Faransiiska ay ka geysteen wadanka Al Jazaa'ir ee dhaca Waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada AMISOM Ee Duleedka Muqdisho iyo Maleeshiyaadka UGUS oo Qoryooley Ku Dagaalamay.

0 Sunday May 10, 2015 - 08:38:14
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmooyin iyo deegaanno gobolkaasi katirsan.

Read More »

DAAWO:Mu'asasada AlKataa'ib Oo Soo Saartay Dar-daaranka Halyeeygii Fuliyey Howlgalkii Kampala

0 Sunday May 10, 2015 - 07:46:32
Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa soo saartay Video Cusub kaas oo lagu soo gudbinayo dardaaranka Halyeeygii fuliyey howlgalkii weynaa ee ka dhacay Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda sanadkii 2010-ka.

Read More »

Xoogag Hubeysan oo Gaari Kasoo Qafaashay Gudaha Kenya Maamulka Mandheera ayaa Xaqiijiyay.

0 Saturday May 09, 2015 - 15:37:07
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay qafaasheen gaari maandooriyaha khaatka siday oo dhanka magaalada Nairobi ka yimid kunasii jeeday deegaanno katirsan dhulka Soomaaliya ee Kenya gumeysato.

Read More »

Xarumihii Nidaamka Suuriya ee Deyruzuur oo Gacanta Dowladda Islaamiga ah Galay Warbixin.

0 Saturday May 09, 2015 - 15:18:27
Nidaamka dabadhilifka wadanka Suuriya ayaa wajahaya marxalad adag oo dhan walba ah kadib markii mujaahidiinta iyo xoogaga kacdoonka ay ka qabsadeen gobollo iyo magaalooyin istiraatiiji ah.

Read More »

Dhageyso :Sheykhul Callaamah Nuur Macallim C/Raxmaan Oo Kalimad Dhaxalgal Ah U Jeediyay Ummada Soomaaliyeed.

0 Saturday May 09, 2015 - 11:21:11
Sheekh Nuur Macallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa si faah faahsan uga hadlay dhibaatooyinka wadanka loo hor seeday oo ay kow ka tahay arrinta Federalka (kala qeybinta).

Read More »

Al Shabaab oo Sheegatay Dilka Xildhibaan Saciid Xuseen Digniina Udirtay Maamulka Puntland isku magacaabay.

0 Saturday May 09, 2015 - 10:04:16
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidamadooda gaarka ah ay mas'uul ka ahaayeen dilka lataliyihii gaarka ahaa ee C/wali Gaas ahaana xildhibaan katirsan maamulka "Puntland".

Read More »

Xildhibaan Katirsanaa Maamulka Puntland oo Waqooyiga Gaalkacyo Lagu Dilay.

0 Friday May 08, 2015 - 19:48:35
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya dhaca ayaa sheegaya in mas'uul katirsanaa maamulka Puntland isku magacaabay caawa fiidkii lagu dilay Gaalkacyo.

Read More »

Safiirradii Norway iyo Filibiin u Fadhiyay Pakistan oo ladilay iyo Taliban Pakistan oo Mas'uuliyadda Weerarka Sheegatay.

0 Friday May 08, 2015 - 15:17:17
Wararka ka imaanaya wadanka Pakistan ayaa sheegaya in khasaara xooggan uu ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga wadankaasi.

Read More »

Saldhig Galbeed oo qaraxyo Lagu Weeraray iyo Askar Lagu Dilay Degmada Huriwaa.

0 Friday May 08, 2015 - 14:57:06
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »