Wararka

Weerar Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Deegaanka Fiidoow Ee Gobolka Hiiran.

0 Tuesday September 02, 2014 - 09:29:52
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay fiidkii weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamada shisheeye ee duullaanka ku qaaday Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Read More »

Sh.Xasan Yacqub "Cadawga Ceelbuur Ku Sugan Cir iyo Dhul Ayaan Ka Go'doominay Wax Natiija ahna magaarin"Dhageyso.

0 Monday September 01, 2014 - 19:04:38
Waaliga Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay xaaladda wilaayadu ku sugantahay iyo arrimo kale.

Read More »

Askari Askar Ku Laayay Degmada Beled Xaawo oo isku dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

0 Monday September 01, 2014 - 17:16:04
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay uu maata ka dhacay degmada Beled Xaawo ee xad beenaadka dhacda.

Read More »

Sawirro:Askar iyo Saraakiil Lagu Dilay Weerar Shalay Ka Dhacay Xabsiga Godka Jilacoow Ee Muqdisho.

0 Monday September 01, 2014 - 12:30:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar si heer sare ah loosoo qorsheeyay oo shalay ka dhacay xarun sirdoon iyo Xabsi kuyaal meel ku dhaw magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooley Shabeelaha Hoose.

0 Monday September 01, 2014 - 11:41:38
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo khasaara xooggan dhaliyay ay xalay ka dhaceen degmada Qoryooleey.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Jabal oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Howlgalkii Godka Jilacoow Muqdisho.

0 Sunday August 31, 2014 - 19:01:38
Waxaa soo idlaaday howlgal qorshaysnaa oo maanta ka dhacay agagaarka madaxtooyada magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:AMISOM oo Shacab Ku Xasuuqday Degmada Buula Mareer iyo Duqeyn ay ugeysatay dhul Beereed.

0 Sunday August 31, 2014 - 16:30:38
Saacado kadib markii degmada Buula Mareer ay qabsadeen ciidamada shisheeyaha AMISOM ayay durbadiiba tacadiyo dhan walba ah lakulmayaan shacabka Muslimiinta.

Read More »

Khilaaf Soo Kala Dhaxgalay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya iyo Jabuuti Ee Hiiraan Ku Sugan!.

0 Sunday August 31, 2014 - 15:05:35
Taliska ciidanka Dabadhilifka Jabuuti iyo kuwa gumeysiga Itoobiya ee ku sugan magaalada Beled Weyne gobolka Hiiraan ayaa isku mari la' duullaan ay qorshaynayaan.

Read More »

Sawirro:Howlgalkii Xabsiga Godka Jilacoow oo Wali Socda iyo Ciidan Hor Leh oo Villa Somalia Lagu Xoojiyay.

0 Sunday August 31, 2014 - 13:49:35
Boqolaal katirsan ciidamada soo duulayaasha AMISOM ayaa lagusoo daadiyay hareeraha madaxtooyada magaalada Muqdisho saacad kadib markii mujaahidiintu qabsadeen Xarun Muhiim ah.

Read More »

Ciidamo Qabsaday Xabsiga Godka Jilacoow Ee Muqdisho iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Sunday August 31, 2014 - 12:44:28
Dagaal xooggan ayaa ka socda xabsiga Godka Jilacoow ee kaabiga ku haya madaxtooyada Villa Somalia oo ammaankiisa si aad ah loo adkeeyo.

Read More »

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar Xooggan Ku Qaaday Xarun Ku Dhaw Villa Somalia.

0 Sunday August 31, 2014 - 12:31:37
Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho kadib markii laweeraray xabsi ay gacanta ku hayaan shirkado shisheeye islamarkaana maxaabiista lagu tacdiibiyo.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Qansaxdheere "Degmada Waxaa Saaran Go'doon Saameeyay Nolosha Ciidanka Soomaalida iyo Itoobiya" Dhageyso.

0 Sunday August 31, 2014 - 09:32:43
Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa lagasoo sheegayaa degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay kadib markii Xabashida Itoobiya la go'doomiyay.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf Kalimad Muhiim Ah Jeediyay.

0 Sunday August 31, 2014 - 08:49:42
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sare u qaadday waxbaridda qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Buula Mareer iyo Golweyn.

0 Saturday August 30, 2014 - 19:45:34
Taliska ciidanka mujaahidiinta Soomaaliya ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay dagaallo culus oo xalay saqdii dhexe illaa iyo maanta ka socday deegaanno katirsan shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Golweyn Ee Sh/Hoose.

0 Saturday August 30, 2014 - 19:12:11
Boqolaal katirsan ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal culus kadib galabta dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Golweyn ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Barakac Ka Bilaawday Buula Mareer Kadib Qabsashadii Ciidamada Shisheeyaha AMISOM Faah Faahin.

0 Saturday August 30, 2014 - 17:19:58
Kadib dagaal qaatay inkabadan 8 saacadood ayay ciidamada shisheeyaha Afrikaanta AMISOM gudaha ugaleen degmada Buula Mareer ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Diyaarad Dagaal oo Liibiya Loogasoo Riday Dagaal Ooge Khaliifka Xoftar.

0 Saturday August 30, 2014 - 12:02:33
Magaalada Darna albeydaa ee Liibiya waxaa shalay lagusoo riday mid kamida diyaaradaha dagaalka cadawga,mujaahidiinta ayaa warbaahinta usoo bandhigay diyaarad dagaal oo nuuceedu yahay Miig21 oo dhulka lasoo dhigay iyo duuliyaha diyuuradda oo meyd ah jirkiisuna go'go'ay.

Read More »

20 Askar iyo Saraakiil Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Xarunta Mukhaabaraadka Afghanistan.

0 Saturday August 30, 2014 - 11:58:01
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in khasaara xooggan uu gaaray ciidamada xukuumadda dabadhilifka wadankaasi kadib weer lagu qaaday.

Read More »

Dhageyso:Guddoomiyaha Tiyeegloow oo Xaqiijiyay in Ciidamada Al Shabaab ay Go'doomin Adag Saareen Degmadaasi.

0 Saturday August 30, 2014 - 11:30:14
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa go'doomin saameyn reebtay saaray degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool oo dhawaan ay qabsadeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada AMISOM oo Dib Uga Gurtay Wadada Xeebta iyo Dagaal Ka Socda Golweyn.

0 Saturday August 30, 2014 - 10:49:46
Waxaa sii xoogaystay dagaal culus oo saaka aroortii hore ka bilaawday deegaanno katirsan wilaayada shabeelaha Hoose ee Soomaaliya.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Sh/Hoose iyo AMISOM oo Weerartay Buula Mareer.

0 Saturday August 30, 2014 - 08:06:32
Wararka ka imaanaya wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen duleedka deegaanka Shalaanbood halkaasi oo bilihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamada Shisheeyaha Afrikaanta.

Read More »

Dhageyso:Warbixin Ka Hadlaysa Sida Mujaahidiintu Uxanaaneeyaan Carruurta Darbiya Jiifka ah.

0 Thursday August 28, 2014 - 20:24:42
Warbaahinta Islaamiga Andalus ayaa warbixin qiima badan ka diyaarisay xanaanaynta ay shabaabul Mujaahidiin usameysay carruurta darbiya jiifka ah.

Read More »

43 Katirsan Ciidamada UN-ka oo Lagu Qafaashay Buuralayda Jowlaan Ee Dalka Suuriya.

0 Thursday August 28, 2014 - 20:15:19
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen gobolka Quneydarah ee dhaca xad beenaadka ay wadaagaan dhulka Filasdiin ee Yahuuddu gumeysato iyo Suuriya.

Read More »

Allah Baan Ku dhaartee Wadadan Jihaadka ah laguma Ooyo!! (Maqaal W/Q: Abul Ceynaa).

0 Thursday August 28, 2014 - 17:54:42
Allah Cazza Wajalla ayaa mahad oo idil u sugnaatey, Naxariis iyo Nabad geliyana Nabi Muxamed Korkiisa ha ahaato…

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada Itoobiya Ee Magaalada Baydhabo.

0 Thursday August 28, 2014 - 16:14:10
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin magaaladaasi.

Read More »

Shirkadda Twitter oo Xirtay Baraha Mujaahidiinta Liibiya,Yemen iyo Ciraaq.

0 Thursday August 28, 2014 - 15:17:17
Wadamada reer galbeedka ayaa xoojiyay cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta caalamka iyagoo dagaalka ashahaadda ladirirka u adeegsanaya wax walba oo ay awoodaan.

Read More »

Faah Faahin:Maamulka Somaliland oo Xasuuq Ka Geystay Deegaanka Saxadheer iyo Cali Khaliif oo Badbaaday.

0 Thursday August 28, 2014 - 14:43:59
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maleeshiyaadka maamulka Somaliland isku magacaabay ay saaka aroortii weerar ku qaadeen tuulada Saxadheere oo qiyaastii 75 KM dhanka Koonfureed uga beegan Laascaanood.

Read More »

Xoogag Islaami ah loo Liibiya Kusii Luga Fidsanaya iyo Q.Midoobe oo Cunaqabatayn Soo Rogtay.

0 Thursday August 28, 2014 - 13:14:34
Xilli dagaallo xooggan ka socdaan qeybo badan oo katirsan wadanka Liibiya ayay sii daciifayaan kooxaha calmaaniyiinta wadankaasi ee reer galbeedka taabacsan.

Read More »

Faafaahin:Gaari Dagaal oo lagu gubay Dagaalkii Shabeelaha Hoose.

0 Wednesday August 27, 2014 - 18:15:24
Dagaal xoogan oo udhaxeeyay ciidamada shabaabul mujaahidiin iyo kuwa Amisom iyo kuwa dowladda oo isla socda ayaa galinkii danbe maanta ka dhacay shabeelaha Hoose.

Read More »

Maleeshiyo Weerar Khasaara Dhaliyay Ku Qaadday Gaari BL ah Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Wednesday August 27, 2014 - 17:25:17
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar ay maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen gaari rakaab ah oo ku socdaalayay deegaan katirsan shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Diyaarado Dagaal iyo Keydad Hub Ah oo Ciidanka Al-Asad Looga Qabsaday Dagaalkii Garoonka Dabaqah.

0 Wednesday August 27, 2014 - 16:52:36
Dowladda Islaamiga ah ayaa soo bandhigtay natiijadii ka dhalatay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmo ka hor ka dhacay garoonka diyaaradaha Melleteriga Dabaqah ee Suuriya.

Read More »

Itoobiya oo Kala Bar Ciidankeeda Soo Gelisay Soomaaliya iyo Shabaabul Mujaahidiin oo Khidad Dagaal Udejisay Warbixin.

0 Wednesday August 27, 2014 - 12:15:49
Dowladda Kirishtanka Itoobiya ayaa xoojisay ciidamadeeda gumeysiga ka wada gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidanka Nigeria oo Burbur Qarka Usaaran iyo Ahlusuna oo Dhul Hor Leh Qabsaday.

0 Wednesday August 27, 2014 - 11:28:27
Xoogaga Islaamiga Ahlusuna Lidacwati Wal-jihaad ayaa maalma gudahood lawareegay magaalooyin Nigeria katirsan kadib markii ay dagaal lagaleen ciidamada xukuumadda dabadhilifka wadankaasi.

Read More »

Maleeshiyaad Kala Taabacsan Somaliland iyo Khaatumo oo Ku Dagaalamay Gobolka Sool.

0 Wednesday August 27, 2014 - 11:19:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo gobolka Sool ku dhaxmaray maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Khaatumo.

Read More »

Shacabka Magaalada Qaza oo Ku Guuleystay Dagaalkii Ay Yahuudda Kula Jireen iyo Xabad Joojin Lagu Dhawaaqay.

0 Tuesday August 26, 2014 - 20:34:41
Dabaaldegyo ballaaran ayaa ka bilaawday magaalada Qaza ee dhulka Filasdiin saacado kadib markii lagu dhawaaqay Heshiis xabad joojin rasmi ah.

Read More »