Wararka

Warbixin:Itoobiya oo Xasan Sheekh Uga Yeertay Addis Ababa Awaamir Horleh-na siinaysa.

0 Wednesday February 18, 2015 - 08:54:28
R/wasaaraha Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa uga yeeray hoggaamiyaha DF-ka Xasan Sheekh Maxamuud saacado kadib markii uu kasoo laabtay dalka Jarmalka.

Read More »

Jabhadda Ansaaruddiin oo Tobaneeyo Askari Ka dishay Nidaamka Suuriya iyo Dowladda Islaamiga ah oo Dhuun Shidaal Qarxisay.

0 Wednesday February 18, 2015 - 07:14:41
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen waqooyiga magaalada Xalab oo kamid ah meelaha ay ka socdaan loollanada ugu kulul ee Shaam.

Read More »

Dhageyso:Al Shabaab oo Sheegtay in ay dishay 5 Katirsan Ciidamada AMISOM ah iyo Sarkaal Caddaan Ah.

0 Tuesday February 17, 2015 - 20:13:55
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo gobolka shabeelaha Hoose ku dhaxmaray ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo Mujaahidiinta.

Read More »

Qarax Khasaara Badan Dhaliyay oo Ciidanka Puntland Lagula Beegsaday Duleedka Boosaaso.

0 Tuesday February 17, 2015 - 09:44:17
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax maleeshiyaadka maamulka Puntland isku magacaabay lagula beegsaday duleedka deegaanka Galgala ee gobolka Bari.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Melleteriga DF-ka iyo Askari ilaala u ahaa oo Lagu Dilay Magaalada Beled Weyne.

0 Tuesday February 17, 2015 - 08:20:04
Wararka ka imaanaya magaalada Beled weyne ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay saaka aroortii hore ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Dowladda Federaalka ee shisheeyaha soo duulayaasha ah la shaqeeya.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Dagaalka Masar oo Xasuuq Baahalimo Ka Geystay Bariga Liibiya.

0 Tuesday February 17, 2015 - 08:19:29
Diyaaradaha dagaalka xukuumadda Masar ayaa duqeymo bahalimo ah ka geystay magaalooyin katirsan wadanka Liibiya saacado kadib markii la gowracay tobaneeyo katirsan dadka Qibdiyiinta Nasaarada wadankaasi.

Read More »

Cabdi Waal "Xasan Sheekh iyo Maleeshiyaad Calooshood U shaqeystayaal ah ayaa kusoo duulay Shacabka Guriceel" Dhageyso.

0 Tuesday February 17, 2015 - 08:05:04
Siyaasiga Cabdi Nuur Siyaad oo mid ahaa dagaal oogayaashii Soomaaliya ayaa ka hadlay colaadda ka aloosan magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Read More »

Warbixin:Al Shabaab oo Kordhisay Weerarada ay Muqdisho Ka Fulinayso iyo Laamaha Ammaanka DF-ka oo Daciifay.

0 Tuesday February 17, 2015 - 07:09:24
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka ah DF-ka iyo hay'adaha shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Ciidanka Jabuuti oo Bililiqo Baahsan Ka Geystay Deegaan Katirsan Gobolka Hiiraan.

0 Tuesday February 17, 2015 - 06:53:22
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Jabuuti iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ay dhac iyo boob ka geysteen deegaanno Hiiraan katirsan.

Read More »

Faah Faahin:4 Sarkaal oo Lagu Dilay Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Monday February 16, 2015 - 17:24:00
Ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saraakiil katirsan Dowladda Federaalka ku dilay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Read More »

AMISOM oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Marka iyo Askari DF-ka Katirsanaa oo Al Shabaab isku Dhiibay.

0 Monday February 16, 2015 - 11:36:02
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala eegtay ciidamada shisheeyaha AMISOM ee duullaanka ku qaaday degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolkaasi.

Read More »

C/Qaadir Siidii "Waxaan Ku Sigtay In Al-Shabaab Nolosha Igu Qabtaan" Dhageyso Wareysi.

0 Visits: 3214 | Monday February 16, 2015 - 10:37:52
Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ee DF Cabdulqaadir Maxamad (Siidii) ayaa sheegay in uu ku sigtay in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab nolosha ku qabtaan marar badan laakin uu ka badbaaday.

Read More »

Xoogaga IS oo 21 qof Nasaaro Qibdiyiin ah Ku Gowracay Dalka Liibiya iyo Masar oo Hanjabtay.

0 Monday February 16, 2015 - 10:30:21
Xoogaga dowladda Islaamiga ah ee wadanka Liibiya ayaa xukun daldalaad ah ku fuliyay dad Nasaara Qibdiyiin Masaari ah oo muddo bilo ah ku qafaalnaa Liibiya.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigga Ciidamada AMISOM ee Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

0 Monday February 16, 2015 - 09:42:34
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Hiiraan ayaa xalay weeraro culus ku miray saldhigyada ciidamada gumeysiga AMISOM ku leeyihiin degmada Jalalaqsi.

Read More »

Warbixin:Guri Walba oo Magaalada Jowhar kuyaal Bil Walba Wuxuu Bixinayaa Lacago Baad ah Wax U Eg Maamulkii Max'med Dheere.

0 Sunday February 15, 2015 - 20:52:21
Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ayaa la yaabay amar kasoo baxay maamulka DF-ka ee gumeystaha la shaqeeya kaasi oo dhibaata dhan walba ah ka geystay magaalada.

Read More »

Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Sarkaal Katirsanaa Xukuumadda Cabdi Rashiid oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Sunday February 15, 2015 - 20:33:23
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ay mas'uul ka ahaayeen weerar hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Hakad Ku Yimid Maandooriyaha Khaatka iyo Shacab ku Baaqay in Soomaaliya Laga Mamnuuco.

0 Sunday February 15, 2015 - 20:20:00
Sanado kadib ayaa markii ugu horraysay maanta wax khaad ah aan la keenin dalka Soomaaliya oo si aad ah looga cuno maandooriyaha khaatka ee burburka ugeysta qoysaska soomaaliyeed.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Bogaadin iyo Baaq Ujeedisay Ganacsatada Magaalada Boosaaso.

0 Visits: 2157 | Sunday February 15, 2015 - 15:36:40
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ganacsatada magaalada Boosaaso ugu baaqay in ciidanka ilaalada ka haya goobahooda ganacsi ay ka bedelaan dareeska maadaama uu u egyahay tuutaha ay caanka ku yihiin ciidamada maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Wasaaradda Qorshaynta DF-ka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Sunday February 15, 2015 - 13:49:12
Warka nagasoo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay degmada Dharkeynleey ku dileen sarkaal katirsanaa dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Dad Shacab ah Gowracay Kadibna Meydadkooda Suray Afar Irdoodka Baydhabo.

0 Sunday February 15, 2015 - 06:34:14
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada xabashida Itoobiya ay xasuuq ugeysteen shacab rayid ah saacado kadib markii khasaara xooggan lagu gaarsiiyay dagaal duleedka Buurhakaba ka dhacay.

Read More »

Dhageyso:27 Askari oo Maamulka Puntland looga Dilay Gobolka Bari iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday February 14, 2015 - 20:16:06
Khasaara xooggan ayaa ciidanka maamulka Puntland ee kajira gobollada dhaca waqooyi Bari Soomaaliya kasoo gaaray dagaallo culus oo shalay ka dhacay duleedka deegaanka Galgala.

Read More »

Askari Boolis Ah oo Lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Magaalada Copenhagan Ee Dalka Denmark.

0 Saturday February 14, 2015 - 20:14:06
Ugu yaraan Askari katirsan ciidanka booliska Denmark ayaa dhintay sedax kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ruux hubeysan oo muslim ah uu weeraray isku imaatin ay ku kulansanaayeen saxafiyiin horay Nabiga u aflagaadeeyay.

Read More »

Xildhibaan Katirsanaa Baarlamaanka Kenya oo Lagu Dilay Deegaanka Syokimau.

0 Saturday February 14, 2015 - 19:44:40
Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay dilalka ka dhanka ah siyaasiyiinta ay kusii kordhiyaan magaalooyinka waaweyn ee wadankaasi.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Weeraray Saldhigyo Ciidamada Shisheeye Ku Leeyihiin Magaalooyinka Afmadoow iyo Muqdisho.

0 Saturday February 14, 2015 - 11:06:16
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro hubeysan ku qaaday saldhigyada ciidamada soo duulayaasha ah ku leeyihiin gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Ciidanka Dowladda Islaamiga ah oo Qabsaday Magaalada Albaqdaadiyi Weerarna Ku Qaaday Saldhig ay Ku Suganyihiin Saraakiil Mareykan Ah.

0 Saturday February 14, 2015 - 08:36:54
Kadib dagaallo maalmo qaatay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah ugu suurtagashay qabsashada degmada istiraatiijiga ah ee Albaqdaadiyi oo katirsan gobolka Al-anbaar.

Read More »

10 Katirsan Maleeshiyaadka Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

0 Saturday February 14, 2015 - 08:15:06
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Mujaahidiinta Naigeria oo Weerarkii Ugu Horreeyay Ka Fuliyay Gudaha Dalka Jaad.

0 Saturday February 14, 2015 - 07:26:09
Wararka ka imaanaya wadanka Tshaad ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta Boko Xaraam ay weeraro qorshaysan ku qaadeen mid kamida magaalooyinka dhaca xad beenaadyada ay wadaagaan Naigeria iyo Tashaad.

Read More »

Saraakiil Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Magaalooyinka Muqdisho iyo Marka.

0 Saturday February 14, 2015 - 07:14:13
Xoogag hubeysan ayaa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal katirsanaa maamulka gobolka Banaadir ugu magacaaban dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:Qof Ka Badbaaday Xasuuqii ay Ciidanka Itoobiya Ka Geysteen Gobolka Bakool.

0 Friday February 13, 2015 - 18:02:40
Ugu yaraan 12 qof oo shacab muslimiin Soomaaliyeed ah ayay ciidamada Xabashida Itoobiya ku xasuuqeen deegaanno katirsan gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Afar Qof oo Ku Dhimatay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe.

0 Friday February 13, 2015 - 16:47:03
Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil gaari oo dad badani ku dhinteen uu ku dhaw duleedka magaalada Garoowe.

Read More »

Faah Faahin:Maleeshiyaad Taabacsan DF-ka oo Si Xun Loogu Jebiyay Dagaal Guriceel Ka Dhacay,Dhimashada oo tobaneeyo gaartay.

0 Thursday February 12, 2015 - 18:06:49
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen degmada Guriceel oo maalmihii lasoo dhaafay lagu loolamayay.

Read More »

Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Qabsaday Guutada 19-aad Ee Melleteriga Dalka Yemen.

0 Thursday February 12, 2015 - 14:19:16
Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiitu ay cadawga ka qabsadeen saldhig melleteri oo ay yaallaan saanado hub ah iyo agabyo melleteri.

Read More »

Warbixin:30 katirsan Ciidanka Itoobiya Ee Soomaaliya Kusoo Duulay oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Gobolka Bakool.

0 Thursday February 12, 2015 - 08:02:46
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa si xun ugu go'ay dagaallo culus oo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay lagula galay gobolka Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Xoogaga ISIS oo Qabsaday Magaalo Istiraatiiji ah oo Ciraaq Katirsan.

0 Visits: 4771 | Thursday February 12, 2015 - 07:53:38
inkastoo isbaheysiga Mareykanku hoggaaminayo ee 60-ka dowladood ka kooban ay dagaal adag ka wadaan wadanka Ciraaq hadane mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah kama zuulin in ay is fidinayaan oo ay baaqi ku yihiin dhul baaxad leh.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Al Shabaab oo Col.Xasan Dheere Ku Dilay Duleedka Degmada Baraawe.

0 Thursday February 12, 2015 - 06:53:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen deegaan hoos yimaad degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »