Wararka

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo Maalintii 2-aad Xiran iyo Qof Rayid Ah oo X/Weyne Lagu Dilay.

0 Monday August 25, 2014 - 14:55:07
Intabadan goobaha gancsiga suuqa Bakaaraha ayaa maalintii 2-aad xiran kadib markii ganacsatadu ku dhaqaaqday gadood ka dhan ah dowladda Federaalka.

Read More »

Rabshado Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Baydhabo Ka Dhacay iyo C/Wali Sheekh oo Baaqday

0 Monday August 25, 2014 - 13:59:52
Ugu yaraan hal qof oo shacab ah ayaa dhintay 6 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib rabshado ka dilaacay bartamaha magaalada Baydhabo.

Read More »

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Tayeegloow Qabsaday iyo Shacabkii Deganaa oo isaga Barakacay.

0 Monday August 25, 2014 - 12:05:10
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in kumanaan katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya ay gudaha ugaleen degmada Tayeegloow.

Read More »

Maleeshiyaad Katirsan Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Duleedka Magaalada Boosaaso.

0 Sunday August 24, 2014 - 18:45:00
Wararka ka imaanaya gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya ee uu ka arrimiyo maamulka Puntland isku magacaabay ayaa sheegaya in rag hubeysan ay dileen ciidamo maamulkaasi katirsan.

Read More »

Xoogaga IS oo Qabsaday Magaalooyinka Dabaqa iyo Biiji Ee Ciraaq iyo Suuriya.

0 Sunday August 24, 2014 - 18:02:56
Kadib dagaal muddo 5 maalmood ah qaatay ayay ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah usuurtagashay in ay qabsadaan garoonka melleteri ee Dabaqah wilaayada Raqqa Suuriya.

Read More »

Sawir:Soomaali Jihaadi Hor Leh oo Lagu Dilay Wadanka Ciraaq isagoo Ka Barbar dagaalamaya Dowladda Islaamiga Ah.

0 Visits: 5771 | Sunday August 24, 2014 - 12:23:04
Mid kamida dhalinyarada Soomaalida ee ujihaad doontay wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay gudaha Ciraaq.

Read More »

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dhigay Dibad baxyo ka dhan ah DF-ka Kadib Markii Lacago Baad Ah Ladul dhigay.

0 Sunday August 24, 2014 - 11:56:33
Ganacsatada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad baxyo ay uga cabanayaan khal khal dhanka ammaanka ah oo maalmihii lasoo dhaafay uga imaanayay maleeshiyaadka dowladda Xasan Sheekh.

Read More »

Daawo:Xoogag Islaami Ah oo Lawareegay Caasimadda Liibiya iyo Khaliifa Xiftar oo Lajebiyay.

0 Sunday August 24, 2014 - 11:04:35
Kadib dagaal muddo kabadan sedax bilood xariir ah ka socday magaalada caasimadda u ah Liibiya ee Daraabulis ayaa lagu kala itaal roonaaday dagaalka.

Read More »

Sheekh Fu'aad""Xarakadu waxay utaagantahay in dadka muslimiinta diinta la baro jihaadkana lagaliyo" Dhageyso.

0 Sunday August 24, 2014 - 10:24:39
Odayaasha iyo waxgaradka beelaha Jareer weyne ayaa machad ay wax ku baran doonaan 135 ruux dhalinyaro ah ka furtay wilaayada islaamiga ah jubooyinka,

Read More »

Tobaneeyo Ku Dhimatay Weeraro Ka Dhacay Magaalooyinka Baqdaad,Kirkuuk iyo Arbiil.

0 Sunday August 24, 2014 - 09:30:54
Maalin kadib markii maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda ah ay dad muslimiin Ahlusunna ah ku xasuuqeen wadanka Ciraaq ayay mujaahidiintu Jawaab celin buuxda ka bixiyeen falka xasuuqa ah.

Read More »

Dhageyso:Wilaayada Hiiraan oo Ka Hadashay Dibad Bax ka dhan Ah Ciidamada AMISOM oo Buula Barde Ka Dhacay.

0 Saturday August 23, 2014 - 20:21:02
Sheekh Max'med Mire waaliga Hiiraan ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadlay dibax baxyo ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Buula Barde.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Hiiraan Lagu Dilay iyo Ciidamada Al Shabaab oo Gaari Dagaal Qabsaday.

0 Saturday August 23, 2014 - 18:41:05
Kadib Howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Hiiraan galabta ka fuliyeen duleedka degmada Buula Barde ayay ku dileen sarkaal sare oo katirsan Dowladda Federaalka.

Read More »

Sawirro:Mukhaadaraad Si Qarsoodi Ah Lagu Geliyay Sh/Hoose oo Baraawe Lagu Gubay.

0 Saturday August 23, 2014 - 17:59:33
Fagaaro ku yaalla degmada baraawe ayaa shalay gelinkii dambe 35 karbaash oo tacziir ah lagula dhuftay nin la qabtay asigoo magaalada soo gelinaya 10 kiish oo tubaako ah iyo todobo kartoon oo sigaar ah.

Read More »

Dhageyso:Beesha Habar gidir oo malaayiin Lacag ku wareejisay shabaabul Mujaahidiin.

0 Saturday August 23, 2014 - 11:04:41
Waxaa sii xoogeysanaya beelaha Soomaalida ee lacagta ku wareejinaya wilaayaadka Soomaaliya ee shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Gudoomiyaha Buulo Burde"Loorka Bariiska Wuxuu Buulo burde ka marayaa Boqol Doolar"Wareysi.

0 Saturday August 23, 2014 - 10:53:49
Gudoomiyaha Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa walaac xoogan ka muujiyay go'doonka saaran degmada.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Ee Degmada Waajid.

0 Saturday August 23, 2014 - 08:09:36
Wararka ka imaanaya gobollada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka bilaawdeen degmada Waajid.

Read More »

Qeybdiid iyo Gaas oo Eedaymo Kulul Hawada isku Mariyay Kadib Khilaaf Xooggan.

0 Saturday August 23, 2014 - 07:04:24
Hoggaamiyaasha dabadhilifyada ee taabacsan gumeysiga Itoobiya ayaa saacadihii lasoo dhaafay eedayma kulul isku mariyay hawada.

Read More »

Ku Dhawaad 100 Qof Muslimiin Sunni ah oo lagu Dilay Masjid Kuyaal Wadanka Ciraaq.

0 Saturday August 23, 2014 - 06:51:05
Maleeshiyaadka shiicada Ciraaq ayaa gummaad bahalnimo ah ka gaystay masjid ay ku cibaadaysanayeen dadka muslimiina sunniga wadankaasi.

Read More »

AMISOM oo Gaariga Looga Gubay Sh/Hoose iyo Dagaal Ka Dhacay Degmada Xudur.

0 Saturday August 23, 2014 - 06:14:20
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada shisheeye.

Read More »

Xoogaga Xamaas oo 18 Qof Jawaasiis Ah Ku Dilay Magaalada Qaza.

0 Friday August 22, 2014 - 19:22:53
Maxkamad kutaal magaalada Qaza oo taabacsan xarakada wax iska caabinta islaamiga Xamaas ayaa xukunno daldalaad ah ku fulisay kooxo jawaasiis ah.

Read More »

Cabdi Cadde "AMISOM Dalka Way Ka Baxaysaa Waqti Aan Dheerayn Shabaabkuna sida ISIS oo Kale ayay Soomaaliya uqabsan doonaan".

0 Friday August 22, 2014 - 17:33:34
Habarta taliyaha KMG ah ugu magacaaban ciidamada soo duulayaasha Afrikaanta AMISOM ayaa ku dhawaaqday in shisheeyuhu isaga bixi doonaan Soomaaliya waqti aan dheerayn.

Read More »

Dhageys:Xarakada Al Shabaab oo Ku Hanjabtay Xoojinta Weerarada Muqdisho Warna Kasoo Saartay Mushaar La'aanta AMISOM.

0 Thursday August 21, 2014 - 20:28:09
Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal mas'uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin uqaabilsan gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamadoodu ay xoojiyeen howlgallada ay ku beegsanayaan cadawga ee Muqdisho ka socda.

Read More »

Mas'uul Katirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday August 21, 2014 - 19:41:37
Wararka ka imaanaya xaafadda Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa ayaa sheegaya in qarax lagu dilay taliye sare oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka.

Read More »

Saraakiil Caddaan Ah oo isku Day dil ka Badbaaday Weerar Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

0 Thursday August 21, 2014 - 17:51:15
Xilli ammaanka magaalada Kismaayo faraha kasii baxayay maalmihii lasoo dhaafay ayay sii xoogeysanayaan weerarada ka dhanka ah shisheeyaha iyo maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

Read More »

Xiisada Colaadeed oo Baydhabo ka taagan iyo Maleeshiyaad isku hor fadhiya ADC-da.

0 Thursday August 21, 2014 - 17:48:04
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xiisada colaadeed ay ka oogantahay magaalada oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Obama "Caalamka oo idil Ayaa Ka Naxay Gowraca James Foley Anna Waan Ka Murugooday" Daawo.

0 Thursday August 21, 2014 - 07:32:51
Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa si murugo leh uga hadlay dilka saxafiga James Foley oo ku baxay gacanta mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah.

Read More »

AMISOM oo Gaari Looga Gubay Deegaanka Ceel Jaalle Ee Duleedka Marka.

0 Thursday August 21, 2014 - 07:21:55
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo ciidamada shisheeye lagula eegtay duleedka magaalada Marka ee xarunta shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

0 Wednesday August 20, 2014 - 18:51:39
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowladda Federaalka lagu dilay gudaha degmada Mahadaay.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Kismaayo oo isku day dil ka Badbaaday iyo Bandaw Magaalada Lagusoo Rogay.

0 Wednesday August 20, 2014 - 18:03:35
Xilli ammaanka magaalada Kismaayo uu faraha kasii baxayo ayay mas'uuliyiinta maamulka Kenya ee magaaladaasi weeraro halis ah lakulmayaan.

Read More »

Warbixin:Shaqaalaha Caafimaadka Kenya oo Shaqa Joojin Ku Dhaqaaqay iyo Dhaqaalaha oo Hoos udhacay.

0 Wednesday August 20, 2014 - 17:35:37
Dhammaan ilaha caafimaadka gobollada wadanka Kenya ayaa shaqa joojin saameyn ku reetay malaayiin qof ku dhawaaqay.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Lawareegay Gacan Ku Heynta Deegaanka Qurac Joome ee gobolka Bakool.

0 Wednesday August 20, 2014 - 13:42:45
Boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya ayaa gudaha ugalay deegaanka Qurac Joome ee dhaca xadbeenaadka kala qeybiyo gobolka Bakool iyo dhulka Soomaalgalbeed ee Itoobiya gumaysato.

Read More »

Kacdoonno Rabshada Wata oo dib uga Qarxay Wadanka Mareykanka Kadib Markii Ladilay Qofkii 2-aad oo Madoow Ah.

0 Wednesday August 20, 2014 - 09:35:02
Wadanka Mareykanka waxaa sii xoogeystay kacdoonka shacbiga ah ee ka dhanka ah dadka caddaanka oo maalmo ka hor dilay mid kamida dadka madoowga ah ee laga tirada badanyahay.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Dad Shacab ah Ku Duqeeyay Deegaanka Khadiija Xaaji Gobolka Gedo.

0 Wednesday August 20, 2014 - 08:55:35
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidanka cirka Kenya ay weerar wuxuushnimo ku qaadeen deegaan ay ku nool yihiin dad shacab ah.

Read More »

Dowladda Islaamiga Ah oo Gowracday Wariye James Foley Muwaadin Mareykan Ah.

0 Wednesday August 20, 2014 - 08:23:39
Dowladda Islaamiga ah ayaa ku dhawaaqday in ay gowracday saxafi mareykan ah oo muddo sanada ah uqafaalnaa mujaahidiinta.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Xaafado Katirsan Muqdisho iyo Qof Lagu Dilay Degmada Hodon.

0 Wednesday August 20, 2014 - 07:56:43
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay xalay weeraro ku qaadeen saldhigyo ciidamada shisheeye iyo kuwa Dowladda Federaalka ku sugnayihiin.

Read More »