Wararka

20 Qof oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Kadib Shil gaari oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

0 Tuesday March 17, 2015 - 12:28:59
Ugu yaraan 9 qof ayaa dhimatay 20 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Duullaan Fashilmay Ku Qaaday Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Sool.

0 Tuesday March 17, 2015 - 10:43:54
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ee soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xabashida Itoobiya ay duullaan hor leh ku qaadeen degmada Boohdle.

Read More »

DAAWO:Mu'asasada Alkataa'ib Oo Soo Saartay Q.5-aad ee Silsiladda «هُمُ العَدُوُّ فَاحْذَرْهُمْ» oo Lagusoo Bandhigay Jawaasiistii Dishay Sh.Camuu.

0 Tuesday March 17, 2015 - 06:14:35
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo lagu soo bandhigayo mid ka mid ah jawaasiistii ka dambeysay duqeymihii diyaaradaha Drones-ka ee Mareykanka ay ka geysteen koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Sh.Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo Ka Hadlay Arrimo Muhiim Ah oo Sh/dhexe iyo Muqdisho Ku Saabsan.

0 Monday March 16, 2015 - 21:22:25
Wilaayada islaamiga Shabeelaha dhexe ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay xaaladda guud ee wilaayadu ku sugantahay.

Read More »

Sedax Katirsan Ciidamada AMISOM oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Marka.

0 Monday March 16, 2015 - 20:32:14
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xooggan oo ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula beegsaday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo:Mareykanka oo Ku Dhawaaqay in ay Difaacayaan Nidaamka Bashaar Al-asad Ee Wadanka Suuriya.

0 Monday March 16, 2015 - 15:28:43
dhagarta mareykanka iyo xulufadiisa dawaaqiida carbeed ayaa faydantay markii bishii Augst ee sanaddii lasoo dhaafay ay ku dhawaaqeen duullaan gaaleed rasmi ah oo ka dhan ah mujaahidiinta mudada sanadada ah nidaamka Al-asad ka difaacaysay shacabka muslimiinta ah.

Read More »

Dhageyso:Maamulka Mandheera oo Xiliyada Habeenkii ah Dibad Joog ka ah Xarumaha iyo Guryaha Sabab?

0 Monday March 16, 2015 - 11:37:34
Xilli ammaanka dalka Kenya uu faraha kasii baxayo ayaa mas'uuliyiinta gobollada wadankaasi bilaabeen in ay ka maataan guryahooda kadib markii weeraro dhiigbadan ku daatay oo lagu qaaday magaalooyinka.

Read More »

Barre Hiiraale: "Wadanka Gumeysi Ayuu Ku Jiraa Anigana Maxbuus Ayaan Ahay" Dhageyso.

0 Monday March 16, 2015 - 10:37:11
Hogaamiye kooxeedka Barre Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday in wadanka Soomaaliya uu gacan gumeysi ku jiro siiba Itoobiya iyo Kenya oo uu tilmaamay qaar kamid ah gobolada ay maamulaan.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Muqdisho.

0 Monday March 16, 2015 - 10:33:43
Ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab ayaa markale weerar hubeysan ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

Maleeshiyaad Daacad u ah Shariif Sakiin oo Dad Shacab ah ku Gowracay Duleedka Qoryooley Sh/Hoose.

0 Sunday March 15, 2015 - 21:46:35
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan dagaal ooge Shariif Sakiin ay xasuuq ugeysteen dad shacab ah oo deganaa duleedka degmada Qoryooley.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Markale Ka Dhacay Magaalada Mandheera.

0 Sunday March 15, 2015 - 21:38:51
Ciidamo katirsan xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa markale weerar hubeysan ku qaaday magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ee Waqooyi Bari Kenya loo yaqaan.

Read More »

Dhalinyarada Somaliland "Muslimiintu ha noo soo gurmadaano anaguna garab ayaanu siineynaa" Wareysi.

0 Sunday March 15, 2015 - 18:19:09
Ciidamada RRU loo yaqaan ee waxa loogu yeero argagixiso la dirirka u qaabilsan maamulka Somaliland la baxay ayaa dil iyo weerar ku haya dadka sunadu ay ka muuqato iyadoo dadka qaar loo dhiibo gaalo caddaan ah.

Read More »

Sarkaal Lagu Dilay Degmada Luuq iyo Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Ee Duleedka Baydhabo.

0 Sunday March 15, 2015 - 10:38:34
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ay duleedka magaalada Baydhabo ku dhaxmareen ciidamada muslimiinta iyo gumeystaha xabashida Itoobiya.

Read More »

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay Diyaar u tahay Wadahadal ay lagasho Xarakada Al Shabaab!.

0 Sunday March 15, 2015 - 10:10:40
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay wadahadal ay lagasho xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka dagaalanta soomaaliya iyo gudaha Kenya.

Read More »

Mareykanka oo Xiray Qunsuliyadihiisi Sacuudiga Kadib Hanjabaad Ka timid Jihaadiyiinta.

0 Sunday March 15, 2015 - 09:53:52
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah ay u xirtay qunsuliyadeeda dhulka Xarameynka ee Sacuudiga loo yaqaan.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraradii Khasaaraha Dhaliyay ee Kenya Lagu Qaaday.

0 Saturday March 14, 2015 - 20:00:40
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo shalay ka dhacay gudaha dhulka Soomaalida Kenya heysato ee NFD.

Read More »

Ansaaru Shareecah oo 30 Katirsan Maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta Ku Dishay Dhulka Xikmadda iyo iimaanka.

0 Saturday March 14, 2015 - 12:13:06
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in khasaara xooggan lagaarsiiyay maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiita ee duullaanka ku qabsaday intabadan magaalooyinka wadankaasi.

Read More »

Al Cadnaani "70% Awoodda Isbaheysiga Caalamiga Ah Waan Dhiigbixinay Mujaahidiintuna way Guulaysanayaan".

0 Saturday March 14, 2015 - 10:41:27
Hoggaanka dowladda Isaamiga ah ayaa ka warbixiyay habsami u socodka dagaalka ay uga jiraan wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Sawirro:Dowladda Kenya oo soo Bandhigtay Gaadiid Looga Gubay Weerarkii Duleedka Mandheera.

0 Saturday March 14, 2015 - 09:59:25
Taliska booliska xukuumadda Kenya ayaa qiray in khasaara xooggan uu ka dhashay weerar hubeysan oo xoogag taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay shalay ka fuliyeen gobolka NFD ee Waqoyi Bari loo yaqaan.

Read More »

Sawirro:Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Qaabkii Loo Dilay Guddoomiyihii Degmada Buur-hakaba Ee Dowladda Federaalka.

0 Friday March 13, 2015 - 17:40:39
Garabka warbaahineed ee xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horraysay soo bandhigay muuqaal muujinaya qaabkii ciidanka mujaahidiintu ay u dileen gudoomiyihiin degmada Buurhakaba ee dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Ka Fuliyay Gudaha Dalka Kenya Gaadiid Dagaalna Ka Qabsaday Melleteriga Kenya.

0 Friday March 13, 2015 - 13:10:45
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay ay ciidamada shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen kolonyo gaadiid ah oo mas'uuliyiin Kenyan ah la socdeen.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Weeraro Gaadiid AMISOM oo Lagubay Sh/Hoose iyo Dagaalkii Tixsiile.

0 Friday March 13, 2015 - 10:40:30
Mu'asasada Al Kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo howlgallada mujaahidiinta ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

0 Friday March 13, 2015 - 08:38:35
Wararka ka imaanaya wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii degmada Jalalaqsi ku dhaxmareen ciidamada muslimiinta iyo kuwa shisheeye.

Read More »

Q.2-aad:Muqdisho Busaarad iyo Baagamuundo Aan hore loo Arag,Warbixino Taxane Ah.

0 Thursday March 12, 2015 - 19:29:27
Dhibaatooyinka dhaqaala darri iyo shaqo la'aanta ka jirta magaalada Muqdisho waxaa kaalin weyn ku leh shirkadda Turkishka ah ee dekedda gacanta ku heysa, taasoo ganacsatada Soomaaliyeed ku kordhisay qiimaha lacagaha ay wax kula soo degaan.

Read More »

Warar Dheeraad ah:16 Katirsan Ciidanka Itoobiya oo Weerarkii Baydhabo Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Thursday March 12, 2015 - 11:04:58
Dagaal xooggan ayaa goordhaw ka bilaawday bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidankeeda Ku Duulay Soomaaliya ay isaga bixi doonaan Sanadda 2016.

0 Thursday March 12, 2015 - 11:02:59
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ciidankeeda ku sugan soomaaliya ay isku diyaarinayaan ka bixitaan dhameystiran marka la gaaro sanaddi 2016.

Read More »

Daawo:Majirtaa Argagaxiso Xalaal ah iyo Mid Xaaraam Ah!.

0 Thursday March 12, 2015 - 11:01:35
Telefeshinka Afka Carabiga ku hadla ee Aljazeera ayaa qabtay dood xiisa badan oo dhaxmartay siyaasi muslim sunni ah iyo shiici faasid ah oo dowladda iiraan taageersan.

Read More »

Sheekh C.qaadir Muumin "Maleeshiyaad Katirsanaa Maamulka Puntland ayaa Mujaahidiinta Buuraha Goolis Isku Dhiibay" Dhageyso.

0 Wednesday March 11, 2015 - 22:30:36
Mujaahidiinta gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo dagaalka ay kula jiraan maamulka Puntland isku magacaabay ee Cabdi Wali Gaas Madaxda ka yahay.

Read More »

Dagaallo Culus oo Ciidanka Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud.

0 Wednesday March 11, 2015 - 22:22:33
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmareen ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo gumeystaha Itoobiya.

Read More »

Faah Faahin:Qarax Khasaara Dhaliyay oo lala Eegtay Hoteelka Makka Al-Mukarramah Ee Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday March 11, 2015 - 19:58:59
Jugta qarax xooggan ayaa caawa maqribkii laga maqlay wadada Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Xoogaga IS oo Duullaan Ballaaran Ku Qabsaday Xaafado Katirsan Magaalada Ramaadi Ee Dalka Ciraaq.

0 Wednesday March 11, 2015 - 19:41:14
Wararka ka imaanaya wilaayada al-anbaar ee galbeedka ciraaq ayaa sheegaya in mujaahidiintu ay iclaamiyeen duullaan ballaaran oo ay ku qaadeen xaafadaha ay maleeshiyaadka shiicada iyo saxawaadka khuwanada ah uga suganyihiin magaalada ramaadi ee xarunta u ah al-anbaar.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Mujaahidiinta oo dagaal Kula Wareegay Degmada W/weyn iyo Gaadiid Laga Qabsaday Maleeshiyaadka DF-ka.

0 Wednesday March 11, 2015 - 10:10:33
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay dagaal culus kula wareegeen gacan ku heynta degmada W/weyne.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Degmada Huriwaa iyo Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidamo Lagula Eegtay Magaalada Jowhar.

0 Wednesday March 11, 2015 - 10:09:33
Iska hor'imaadyo xooggan ayaa xalay fiidkii xaafado katirsan magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaad katirsan DFG-ka.

Read More »

IMBIRYAALIYADDII IYO SAHYUUNIYADDII OO QARKA U SAARAN KA LA XIRIIR FURASHO!!! (Qayabta koowaad)

0 Wednesday March 11, 2015 - 09:55:24
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

Read More »

Muqdisho Busaarad iyo Baagamuundo Aan hore loo Arag,Warbixino Taxane Ah.

0 Tuesday March 10, 2015 - 20:06:29
Sedaxdii sanadood ee lasoo dhaafay ayay magaalada Muqdisho wajaheysay qulqulka dad soomaali ah oo muddo sanada ah ku noolaa dalka dibaddiisa kuwaasi oo loogu sheekeeyay "magaaladu waa nabad"!.

Read More »