Wararka

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Faah Faahiyay Dagaaladii Geedweyne iyo Cabdalla Biroole.

0 Monday October 27, 2014 - 20:47:55
Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Dagaallo shalay ka dhacay Gedo.

Read More »

Ismaaciil Haarun "Maleeshiyaadka Munaafiqiinta Axmed Madoobe iyo Ciidanka Kenya Way Ku Jabeen Duleedka Kismaayo"Dhageyso.

0 Monday October 27, 2014 - 10:53:53
Waxgaradka wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa war kasoo saaray guul darrooyinka is xigxiga ee maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka gumeysiga Kenya kasoo gaaray deegaanno Jubbada Hoose katirsan.

Read More »

Dhageyso:Dood Xasaasi Ah oo Ku Saabsan Khilaafka Madaxda Dowladda Federaalka.

0 Monday October 27, 2014 - 10:44:44
Dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa si aad ah looga hadal hayaa khilaafka ballaaran ee ka dhex taagan madaxweynaha iyo ra'iisulwasaaraha.

Read More »

Askar Lagu Dilay Degmada Afgooye iyo Weerar Ka Dhacay N.60 Sh/Hoose.

0 Monday October 27, 2014 - 10:10:45
Ugu yaraan 2 askari oo katirsan maamulka dowladda Federaalka ee shabeelaha Hoose ayaa dhimatay sedax kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib weerar ka dhacay degmada Afgooye.

Read More »

Dagaallo Khasaara Lagu Gaarsiiyay Ciidanka AMISOM oo Muqdisho Raaga Ceelle Ka Dhacay.

0 Monday October 27, 2014 - 10:09:32
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen gudaha degmadaasi iyo hareeraheeda kadib markii ciidamada mujaahidiintu gudaha ugaleen Raaga Ceelle.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Mareykanka iyo Ingiriiska oo Ku Dhawaaqay in ay soo gabagabeeyeen Dagaalka Afghanistan iyo Daalibaan oo isdiyaarinaysa.

0 Visits: 6958 | Sunday October 26, 2014 - 19:53:39
Kadib 13 sanadood oo duullaan gardarra ah ay ku joogeen wadanka Afghanistan ayay dowladaha ku bahoobay isbaheysiga NATO waxay ku dhawaaqeen in ay soo gaba gabeeyeen duullaankaasi.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Lawareegay Deegaan Dhaca Duleedka Doolow Hubna Furtay.

0 Sunday October 26, 2014 - 19:30:04
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka degmada Dooloow oo muddo sanada ah ay heystaan ciidanka gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Xil.C/llaahi Xasan "Si Dirqi ah ayaan uga badbaaday isku day dil xilli aan ku sugnaa degmada Hodon"

0 Sunday October 26, 2014 - 19:05:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu beegsaday mas'uul katirsan baarlamaanka dowladda Federaalka.

Read More »

100 Katirsan Wakiillada Iiraan oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Bartamaha Yemen.

0 Sunday October 26, 2014 - 12:17:09
Dagaallo malxamad ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wilaayada albeydaa ee bartamaha Yemen dhacda ayaa si xun loogu jebiyay maleeshiyaadka Xuuthiyiinta khuwanada ah,wararka Yemen lagasoo tebinayo ayaa xaqiijinaya in geesiyaasha towxiidka ay galeen camaliyaad taariikhda baal dahab ah ka geli doona.

Read More »

Cabdi Cadde "Ninka Madaxa Xiiran Ma ogola in uu Gurguurte Ka Amar Qaato Khilaafku wuxuu ku dhammaan doonaa sidii Geedi iyo Yuusuf".

0 Sunday October 26, 2014 - 08:52:34
Siyaasiyiinta iyo waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay isqab-qabsiga markale soo kala dhaxgalay madaxda kooxda Villa Somalia ee dabadhilifyada u ah shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Xasan Sheekh "R/wasaaruhu Tallaabo Qallafsan Ayuu Qaaday Mana la Aqbali Karo".

0 Sunday October 26, 2014 - 07:06:28
Hoggaanka DF-ka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa markale madaxa iskula jiro kadib markii ay isku qabteen maamulidda golaha wasiirada iyo dhaqaalaha reer galbeedku ugu deeqo.

Read More »

Dhageyso:Waaliga Jubbooyinka oo Faah Faahiyay Dagaalkii Cabdalla Biroole.

0 Saturday October 25, 2014 - 20:58:27
Sheekh C/Raxmaan Xudeyfa waaliga wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay duleedka Kismaayo.

Read More »

Mareykanka oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ku Garabsiiyay Dagaalka ay Kula Jiraan Muslimiinta Yemen.

0 Saturday October 25, 2014 - 20:15:58
Dagaallo culus ayaa wali ka socda intabadan gobollada wadanka Yemen maalmo kadib markii ay qabsadeen magaalada caasimadda ah qabsadeen maleeshiyaadka shiicada.

Read More »

Faah Faahin:Dagaal Khasaara Badan Dhaliyay oo Duleedka Kismaayo Ka Dhacay iyo Meydadka Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Cabdalla Biroole Daadsan.

0 Saturday October 25, 2014 - 20:09:58
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo laysku noq-noqday oo maanta siyaaba kala duwan uga dhacay deegaanno hoos yimaad magaalada Kismaayo.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Sarkaal Katirsan DF-ka Lagula Beegsaday Magaalada Muqdisho.

0 Saturday October 25, 2014 - 13:15:20
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu qabsaday gaari uu lasocday sarkaal sare oo dowladda Xasan Sheekh katirsan.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Qabsaday Deegaanka Cabddalla Biroole Duleedka Kismaayo.

0 Saturday October 25, 2014 - 11:41:22
Kadib dagaal saacado badan qaatay ayay ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ugu suurtagashay in ay qabsadaan deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Ku Dhawaad 40 Askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Waqooyiga Gobolka Siinaa Dalka Masar.

0 Saturday October 25, 2014 - 11:05:41
Wararka Masar ka imaanaya waxay sheegayaan in camaliyad istish-haadi ah oo lala beegsaday Koonfurta magaalada sheikh zuweydah ee waqooyiga siinaa lagu dilay ku dhawaad 40 katirsan ciidanka melleteriga Alsiisi.

Read More »

Daawo:Al-Kata'ib oo Filim Cusub Kasoo Saartay Mid Kamida Dagaalladii Ciidanka AMISOM Lagula Galay Shabeelaha Hoose.

0 Saturday October 25, 2014 - 09:28:23
Mu'asasada Al-Kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar cusub oo lagusoo bandhigay dagaal ciidanka muslimiinta iyo shisheeyaha AMISOM ku dhaxmaray degmada Jannaale.

Read More »

Sawir:Dowladda Islaamiga ah oo Qabsatay 80% Magaalada Ceynul Carab iyo Maleeshiyaad Xuuthiyiin ah oo Yemen Lagu Laayay.

0 Thursday October 23, 2014 - 21:21:34
Ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ayaa horumar ballaaran kasoo hooyay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Ceynul Carab oo luqadda Kurdiga lagu yiraahdo "Kobane".

Read More »

Col.Cabdi Risaaq Maxamuud Jaamac iyo Saraakiil Caddaan ah oo Duleedka Boosaaso Lagu dilay

0 Thursday October 23, 2014 - 17:44:24
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo habeen ka hor ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kuwaasi oo udhaxeeyay mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka Puntland.

Read More »

Guddoomiyaha Yaaqshiid oo isku day dil ka badbaaday Kadib Qarax Muqdisho Lagula Eegtay.

0 Thursday October 23, 2014 - 12:52:20
Qarax xooggan ayaa maanta barqadii xaafadda Siisii ee magaalada Muqdisho lagula eegtay mas'uul katirsan maamulka Gobolka Banaadir ee DF-ka.

Read More »

Dibad baxyo Ka Dhan ah Xasan Sheekh oo Beled Weyne Ka Socda iyo Warar Ceelbuur Ku Saabsan.

0 Visits: 1675 | Thursday October 23, 2014 - 12:45:47
Boqolaal qof ayaa dibad baxyo ballaaran ka dhigaya magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan xilli halkaasi uu kusii jeedo Xasan Sheekh Maxamuud Hoggaamiyaha DF-ka.

Read More »

Sawirro:Khasaara Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Xarunta Baarlamaanka Canada.

0 Thursday October 23, 2014 - 09:22:57
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan dhaliyay oo ka dhacay afaafka hore ee aqalka baarlamaanka wadanka Canada waqooyiga qaaradda Ameerika.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Saraakiil Kenyan ah Lagula beegsaday Magaalada Gaarisa.

0 Thursday October 23, 2014 - 09:16:22
Wararka ka imaanaya gobolka soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday goob ay saraakiisha ammaanka ku sugnaayeen.

Read More »

AMISOM oo Shacab Ku Xasuuqday Magaalada Marka iyo Dagaallo Ka Dhacay Buula Mareer.

0 Thursday October 23, 2014 - 08:38:15
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ka dhaceen degmada Buula Mareer oo ay ku suganyihiin ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Baraawe,Duleedyada Boosaaso iyo Kismaayo.

0 Wednesday October 22, 2014 - 20:21:10
Taliska ciidanka shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay howlgallo ka dhan ah ciidanka gumeystaha Afrikaanta iyo maleeshiyaadka la shaqeeya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Soomaaliya.

Read More »

Askar iyo Saraakiil Yahuud ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay gobolka Siinaa iyo Qarax Al Qaahira laga Maqlay.

0 Wednesday October 22, 2014 - 19:36:13
Khasaara xooggan ayaa ciidamada Yahuudda kasoo gaaray weeraro ka dhacay xadbeenaadyada ay wadaagaan wadamada Masar iyo dhulka Filasdiin ee Yahuudu gumeysato.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Mareykanka oo si Khalad ah Hub iyo Raashin Ugu Daadiyay ciidanka Dowladda Islaamiga ah.

0 Wednesday October 22, 2014 - 19:26:54
Taliska ciidanka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in saad melleteri ay si khalad ah ugu daadiyeen ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ee ka dagaalamaya magaalada Ceynul Carab Suuriya.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo lagu Qaaday Ciidanka Puntland Ee Duleedka Boosaaso.

0 Wednesday October 22, 2014 - 19:07:53
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo duleedka magaalada Boosaaso ku dhaxmaray ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland.

Read More »

Dhageyso:Alshabaab oo ka Digtay in Cudurka Ebola uu ka Dilaaco Soomaaliyav Kadib Markii Askari Siiraaliyoon ah laga Helay.

0 Wednesday October 22, 2014 - 11:14:56
Waaliga Jubooyinka Ee Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa ayaa ka hadlay Cudurka Dilaag ah Ebola oo fara ba'an ku haya Galbeedka Afrika.

Read More »

Faah Faahin:Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Yoontooy.

0 Wednesday October 22, 2014 - 11:06:13
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weeraro is xigxigay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wadada laamiga ah khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidanka Kenya iyo maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee Deegaannada Ceelgaras iyo Ceel-lahele.

0 Wednesday October 22, 2014 - 10:43:18
Ciidamada mujaahidiinta xarakada Al Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay ayaa saacadihii lasoo dhaafay qaaday weeraro halyaynimo oo ay ku beegsadeen saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Warbixin:Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo Hakiyay Dardartii Shiicada Xuuthiyiinta Yemen.

0 Wednesday October 22, 2014 - 10:06:05
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta Ansaaru shareecah ay khasaara xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta.

Read More »

Dhageyso:Wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose oo Xukun Rajmi ah ku Fulisay Nin Kufsi Geystay.

0 Tuesday October 21, 2014 - 20:29:37
Maxkamadda islaamig wilaayada shabeelaha Hoose ayaa xukun Rajmi ah ku fulisay mid kamida dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanno katirsan wilaayadaasi.

Read More »

Qaraxyo Ka Dhacay Gobolka Bay oo Gaadiid Looga Gubay Ciidanka Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka.

0 Tuesday October 21, 2014 - 17:41:04
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Bay ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »