Wararka

Sawirro:Buug Diinta lagu Caynayo oo Nairobi lagu soo Bandhigay iyo culimada ictisaam oo ka qayb gashay,Qofkii Riddoobo Lama Dili Karo!

0 Thursday September 18, 2014 - 11:55:23
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Mahad oo dhan allay u sugnaatay allahii noosoo dajiyay diin dhamaystiran oo aan dhaliil iyo duleel midna lahayn allahaas ayey usugnaatay mahad oo dhan awalkeed iyo aakhirkeed.

Read More »

Dhageyso:Shirkii Kismaayo oo Lagu Kala Dareeray iyo Guriga Axmed Madoobe oo Markale laduqeeyay.

0 Thursday September 18, 2014 - 10:32:29
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in markale ay duqeymo xooggan ku dhaceen xarumo ay degganyihiin saraakiisha maamulka Kenya taabacsan.

Read More »

Maleeshiyaad Amxaara Kalkaal Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Goofguduud Gobolka Bay.

0 Wednesday September 17, 2014 - 21:05:45
Khasaara xooggan ayaa maaleeshiyaad amxaara kalkaal soomaali ah kasoo gaaray weerar dhabagal ah oo maanta gelinkii dambe ku qabsaday dhanka gobolka Bay.

Read More »

Akhiriso:Silsilado Maqaalla ah "Duullaankii Westgate iyo Mowqifka Xun ee Wadaada Xumayaasha" Q.1-aad.

0 Wednesday September 17, 2014 - 12:28:13
Wax ku dhaw sanad ayaa kasoo wareegtay duullaankii taariikhda galay ee Westgate magaalada Nairobi dalka Kenya,Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysa silsilado maqaalla ah oo ku saabsan duullaankii Westgate.

Read More »

Sawir:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Dhul Hor Leh Qabsaday iyo Diyaarado Lasoo Riday.

0 Wednesday September 17, 2014 - 12:20:53
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka xukuumadda dabadhilifka ee kajirta magaalada Baqdaad.

Read More »

4 Askari oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho iyo Gaari dagaal oo Burburay.

0 Wednesday September 17, 2014 - 11:44:49
Ugu yaraan 4 askari ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax miino lagula eegtay xaafadda Warshadda caanaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Booliska Mareykanka oo Qabtay Muwaadin Yemeni ah oo Ku Eedaysan in uu Taageera siinayay Dowladda Islaamiga Ah.

0 Wednesday September 17, 2014 - 11:17:20
Saraakiisha Booliska Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku dhigeen qof muslim American ah oo ku eedaysan in uu taageero dhan walba ah siinayay mujaahidiinta dowladda islaamiga ah.

Read More »

Gabay ku saabsan Wariyaasha Seefta Xasan Sheekh Saaran tahay.

0 Wednesday September 17, 2014 - 10:33:00
Gabay ku saabsan Wariyaasha Seefta Xasan Sheekh Saaran tahay.

Read More »

Madaxtooyada Kismaayo oo Laduqeeyay iyo Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka Itoobiya Ee Tiyeegloow

0 Wednesday September 17, 2014 - 09:55:15
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeymo culus lagu qaaday madaxtooyada magaaladaasi oo ay ku suganyihiin saraakiil katirsan DF-ka iyo maamulka Axmed Madoobe.

Read More »

Ku Dhawaad 10 Askari oo Lagu Dilay Degmada Afgooye iyo Al Shabaab oo Gudaha ugashay Degmadaasi.

0 Wednesday September 17, 2014 - 07:25:26
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay uu xalay saqdii dhexe ka dhacay gudaha degmada Afgooye.

Read More »

Golaha Baraarugga Islaamka Oo Tahniyad iyo Taczi Kasoo Saaray Istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

0 Tuesday September 16, 2014 - 18:40:33
GOB-ISLAM:-Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabadgalyo iyo Naxariis Nabi Maxamed CS, korkiisa ha ahaato.

Read More »

Xasan Sheekh oo Kismaayo Gaaray iyo Qarax Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Wasaaradda Gaashaandhigga.

0 Tuesday September 16, 2014 - 14:38:35
Bandaw maalinle ah ayaa lagusoo rogay magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose kadib markii ay halkaasi gaareen hoggaamiyaal katirsan DF-ka iyo saraakiil caddaan ah.

Read More »

Sedax Askari AMISOM Ah oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Degmooyinka Buula Mareer iyo Marka Sh/Hoose.

0 Tuesday September 16, 2014 - 14:10:11
Qaraxyo khasaara badan dhaliyay ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose iyo magaalada Muqdisho.

Read More »

SHAAGLE LAGA BAQAY!! W/Q Suldaan Garyare

0 Tuesday September 16, 2014 - 11:34:58
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

Read More »

Ciidamo Mareykan ah oo lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Kabul iyo Taliban oo Sheegatay.

0 Tuesday September 16, 2014 - 11:21:17
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee magaalada Kabul.

Read More »

Laurent Fabius "Kooxda IS Ma Ahan Muslimiin",Bashiir Salaad "Al Shabaab Raad Kumalahan Islaamka".

0 Tuesday September 16, 2014 - 10:51:02
Shirar caalami ah oo lagu dhisayo isbahaysiyo ka dhan ah mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ayaa afartii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayay qaaraaha Asia iyo Yurub.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Ka Dhacay Magaalooyinka Kismaayo iyo Qansaxdheere iyo Khasaara Ka Dhashay.

0 Tuesday September 16, 2014 - 10:25:17
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus ku qaaday magaalooyin ay ku suganyihiin ciidanka gumeystayaasha soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Sawirro: Baraawe Oo Sii Dhismeysa Iyo Ganacsigeeda Oo Hormar Sameynaya.

0 Tuesday September 16, 2014 - 10:00:22
Magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa aad u horumartay tan iyo markii uu ka hana qaaday maamulka islaamiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Read More »

Warbixin+Dhageysi:Boob Xad Dhaaf Ah Oo Ku Socda Kheyraadka Dalka.

0 Tuesday September 16, 2014 - 09:41:05
Shirkado iyo dowlado shisheeye aya boob lixaad leh ku haya kheyraadka dalkeena siiba kan badda, waxaana arintan soo ogaaday aqoonyahano Soomaaliyeed oo si aad ah uga qeylo dhaaminaya.

Read More »

Akhriso:Xarakada Al Shabaab oo Beenisay Warar Sheegayay in Ay Weerar Uqorshaysay Dalka Uganda.

0 Monday September 15, 2014 - 19:53:01
Warsaxaafadeed kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu beeniyay warar dacaayad umuuqday oo dhawaan ay ku hadaaqayeen madaxda xukuumadda Uganda kuwaasi oo ku saabsanaa in ciidanka ammaanka wadankaasi ay fashiliyeen Weerar ka dhici rabay magaalada Kampala.

Read More »

Booliska Kenya oo Toogtay Qof Muslim ah iyo Xiisado Ka Aloosan Mombaasa.

0 Monday September 15, 2014 - 18:58:24
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada booliska wadankaasi ay weerar fashilmay ku qaadeen guri ku yaal gobolka Xeebta kulaala ee xaruntiisu tahay magaalada Mombaasa.

Read More »

Khasaara Xooggan oo AMISOM Kasoo Gaaray qaraxyo iyo Weeraro Ka Dhacay Buula Mareer.

0 Monday September 15, 2014 - 12:07:35
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo iyo weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula beegsaday deegaanno katirsan shabeelaha hoose.

Read More »

Warbixin:Dagaalka hoose ee dhexmaraya CIA-da iyo Baraha Bulshada oo sii laba lixaadsanaya,iyo Yahoo oo hanjbatey.

0 Monday September 15, 2014 - 11:32:48
Sirdoonka dalka Mareykanka ee magaciisa loo soo gaabiyo CIA ayaa xiliyadii danbe waxaa soo wajahay Shaqaale yari baahsan,iyo Cabsi ku aadan Weeraro lamid ah kuwii 11 Septembar oo ka dhaca dalkiisa.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub oo Ku Dhawaaqay Xamla Dagaaleed Ciidanka Itoobiya Looga Xuraynayo Degmada Ceelbuur.

0 Sunday September 14, 2014 - 19:58:54
Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa faah faahin ka bixisay xaaladda wilaayada xilli maalmihii lasoo dhaafay ay dagaallo ka socdeen deegaanno iyo degmooyinka wilaayada katirsan.

Read More »

Askar Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay Gudaha Degmada Diinsoor Ee gobolka Bay.

0 Sunday September 14, 2014 - 19:26:05
Maxkamadda wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa maanta xukun dil ah ku ridday askar iyo saraakiil katirsanaa Dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Dib Ula Wareegay Deegaanno Hor Leh oo Galguduud Katirsan.

0 Sunday September 14, 2014 - 10:38:15
Wararka ka imaanaya gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay saacadihii lasoo dhaafay qabsadeen degmo iyo deegaanno muhiim ah.

Read More »

Dhageyso:Abuu Sheyba Al-Xamadi oo Qasiiddo Ku Cabiray Istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Sunday September 14, 2014 - 08:59:58
Muslimiinta ku nool caalamka islaamka ayaa jawaab celino isku mid ah ka bixiyay istish-haadkii Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya.

Read More »

Dagaallo Culus oo Markale Ka dhacay Xaafado Katirsan Magaalada Muqdisho.

0 Sunday September 14, 2014 - 08:46:52
Dagaallo Xoogan oo la isku adeegsaday hubka Culus iyo kan fudud ayaa xalay fiidkii ka dhacay qeybo kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidanka Dowladda Federaalka oo Gaari Looga Gubay Wadada Xiriirisa Balcad iyo Jowhar.

0 Sunday September 14, 2014 - 08:37:18
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhex ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka xilli ay ku socdaalayeen wadada laamiga ah.

Read More »

Booliska iyo Melleteriga Uganda oo Raaf iyo Xadgudubyo Kula Dhaqaaqay Shacabka Soomaalida.

0 Sunday September 14, 2014 - 07:48:31
Xilli xaalad feejignaan ah ay wali kajirto wadanka Uganda ayay booliska wadankaasi bilaabeen howlgallo raaf ah oo ka dhan ah shacabka Soomaalida ee Uganda ku sugan.

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo Gowracday David Haines iyo Ingiriiska oo Cambaareeyay.

0 Sunday September 14, 2014 - 07:25:36
Ciidanka dowladda islaamiga ah ayaa xukun dil ah ku fuliyay muwaadin udhashay wadanka Ingiriiska oo muddo sanada ah maxabuus ahaa ugu jiray gacanta mujaahidiinta.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dib Uqabsashadii Degmada Ceelgaras iyo Sarkaal Muqdisho Lagu Dilay.

0 Saturday September 13, 2014 - 20:56:15
Taliska Ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay mujaahidiintu dib ugula wareegeen degmada Ceelgaras iyo deegaanno hoos yimaad oo Galguduud katirsan.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Wadajir Lagu Dilay.

0 Saturday September 13, 2014 - 20:38:55
Mid kamida saraakiisha waxa loogu yeero Nabad sugidda DF-ka ayaa markale lagu dilay magaalada Muqdisho xilli saacadihii lasoo dhaafay dilal kala duwan ay ka dhaceen degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Sh/Hoose Katirsan iyo Dagaal ka Dhacay Ceel Saliindi.

0 Saturday September 13, 2014 - 19:20:42
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelinkii dambe ka dhaceen deegaanno katirsan gobolkaasi.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Ashahaadda ladirirka DF-ka oo Lagu Dilay Bartmaha Magaalada Muqdisho iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday September 13, 2014 - 13:27:55
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilka iyo qaraxyada ka dhanka ah saraakiisha dowladda Federaalka wali kasii socdaan xaafadaha magaalada.

Read More »