Wararka

Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Booliska Wardhiigleey iyo Warar Sheegaya in la duqeeyay Villa Somalia.

0 Friday March 27, 2015 - 22:12:05
Iska hor'imaadyo xooggan ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafado katirsan degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho xilli ciidamada Al Shabaab ay howlgal ka fuliyeen hoteel ammaankiisa la adkeeyo.

Read More »

Sawirrro:Mas'uuliyiin Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Howlgalka Hoteel Makka Al-Mukarama Muqdisho.

0 Friday March 27, 2015 - 20:21:24
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar qorshaysan oo ciidamada shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen Hoteel ammaankiisa si aad ah loo adkeeyo oo kuyaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Deg Deg:Ciidamada Mujaahidiinta oo la Wareegay Hoteelka Makka Al-mukarama

0 Friday March 27, 2015 - 19:42:31
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaallo culus ay wali ka socdaan hareeraha Hoteelka Makka Al-mukaramah oo ay deganyihiin mas'uuliyiin iyo saraakiil katirsan DF-ka.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Mujaahidiintu Howlgal Lagu Beegsanayo Murtadiinta ayay Ka Wadaan Magaalada Muqdisho".

0 Friday March 27, 2015 - 18:27:59
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si hordhac ah uga hadlay howlgalka baaxadda leh ee ka socda Hoteelka Makka Al-mukarama magaalada Muqdisho.

Read More »

War deg deg ah:Qaraxyo iyo Rasaas laga Maqlay Hoteelka Makka Al-mukarama iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay..

0 Friday March 27, 2015 - 17:33:03
Jugta qaraxyo xooggan iyo rasaas ayaa laga maqlayaa wadada Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Dowladaha Ka Qeyb qaadanaya Duullaanka "Duufaanta Go'aanka Adag" Ee Shiicada Yemen Lagu Qaaday.

0 Thursday March 26, 2015 - 20:20:29
Ururka isku tagga Jaamacatal Carab ayaa ku dhawaaqay in 10 dowladood ay ku bahoobeen duullaanka cusub ee lagu qaaday maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ee dalka Yemen qabsaday.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Booliska Kenya oo Lagu Dilay Magaalada Mombaasa.

0 Thursday March 26, 2015 - 20:19:53
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay magaalada 2-aad ee ugu weyn wadankaasi ku dileen sarkaal sare oo booliska katirsan.

Read More »

Cabdi Nuure: "Wax Soconaya Ma Ahan Hawsha Uu Xassan Sheekh Ka Wado Dhuusomareeb" Dhageyso.

0 Thursday March 26, 2015 - 19:46:11
Hogaamiye kooxeedka Cabdi Nuure Siyaad oo u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dhaliilay qorshaha uu Xassan Sheekh u tagay magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud.

Read More »

Dhageyso:Ciidamada Al Shabaab oo si Buuxda Ula Wareegay Deegaano Dhaca Duleedka Magaalada Beled Weyne.

0 Thursday March 26, 2015 - 09:13:56
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay isku fidiyeen deegaanno hor leh oo ciidanka gumeysiga Itoobiya isaga carareen.

Read More »

Sacudiga iyo Dowladaha Gacanta Carabta oo Qaaday Duullaan Ka Dhan Ah Xuuthiyiinta Yemen.

0 Thursday March 26, 2015 - 07:52:16
Dowladda Aala Sacuud ee dhulka Xarameynka ayaa ku dhawaaqday duullaan toos ah oo ka dhan ah maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka Yemen.

Read More »

Dhageyso:Siidii oo Walaac Ka Muujiyay in Deegaannada Ay Faarujiyeen Ciidamada AMISOM ay ugacan Galaan Shabaabul Mujaahidiin.

0 Thursday March 26, 2015 - 07:45:27
Ciidamada shisheeyaha Afrikaanta AMISOM isku magacaabay ayaa sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ka baxayay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Caden iyo Madaxweyne Haadi oo Dhuuntay!.

0 Wednesday March 25, 2015 - 19:04:56
Wararka ka imaanaya gobollada koonfureed ayaa xaqiijinaya in dagaallo culus oo dhaxmaray maleeshiyaadka xuuthiyiinta iyo ciidamada xukuumadda dabadhilifka ay cadawga shiiciga ah ugu suurtagashay qabsashada gobollo istiraatiiji ah.

Read More »

Qarax Khasaara Badan Dhaliyay oo Ciidanka AMISOM iyo Saraakiil Katirsan Maamulka Shariif Sakiin Lagula Beegsaday Sh/Hoose.

0 Wednesday March 25, 2015 - 12:33:56
Khasaara xooggan ayaa ciidamada soo duulayaasha ah kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula eegtay deegaanka No.50 ee duleedka magaalada Marka gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Xoogaga Islaamiga Suuriya oo Qaaday Duullaan ay ku Xureynayaan Magaalada Idlib.

0 Wednesday March 25, 2015 - 12:12:35
Xoogaga islaamiga Suuriya ayaa qaaday ol-ole dagaaleed hor leh oo ay ku doonayaan in ay ku xureeyaan gobolka Idlib ee dhaca waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo isaga Baxay Deegaan Dhaca Duleedka B/Weyne iyo Al Shabaab oo Qabsatay.

0 Wednesday March 25, 2015 - 10:13:12
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xabashida Itoobiya ay isaga bexeen deegaan dhaca duleedka magaalada Beled Weyne.

Read More »

142 qof oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed oo ka Dhacay Koonfurta Wadanka Faransiiska.

0 Tuesday March 24, 2015 - 20:20:42
Khasaara xoogan ayaa ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Faransiiska sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiinta wadankaasi.

Read More »

Khilaaf Ka Taagan Halka Lagu Qabanayo Shirka Kala Qeybinta Ee Gobolka Galgudud iyo Xasan Gurguurte oo Dhusamareeb Tegay.

0 Tuesday March 24, 2015 - 20:09:48
Khilaafaad xooggan ayaa soo kala dhaxgalay guddi ay dowladda Itoobiya u xil saartay dhismaha maamul loogu magac daray "Gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

Taliska Mareykanka Ee Qaaradda Afrika oo Xiray Warbaahin uu Kula Dagaalamayay Al Shabaab iyo Al-qaacidada Maqribul Islaam Warbixin.

0 Tuesday March 24, 2015 - 12:16:10
Waxaa laxiray shabakadaha kala ah Sabahi Online iyo Magharebia oo mareykanku kula dagaalamayay mujaahidiinta Al Qaacidada Maqribul islaami iyo xarakada Al Shabaab.

Read More »

Bandaw Maalmeed Lagusoo Rogay Magaalada Jowhar iyo Ciidanka AMISOM oo Deegaanka Bariire Ka Baxay.

0 Tuesday March 24, 2015 - 12:15:22
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ay bandaw adag kusoo rogeen intabadan xaafadaha magaalada.

Read More »

Daawo:Heshiis Awood Dheeri ah Siinaya Itoobiya oo Masar iyo Suudaan Ay Saxiixeen.

0 Tuesday March 24, 2015 - 11:10:01
Shaki badan ayaa laga muujinayaa heshiis awood dheeri ah siinaya dowladda Itoobiya oo magaalada Khurduum ee dalka Suudaan ay ku saxiixeen madaxda sedax dowladood.

Read More »

Dr.Xanafi "Al Shabaab Wilaayo Ayay Ka Dhisatay Gudaha Kenya Darbi Xadbeenaadka Laga Dhismo Waxba sooma kordhin karo" Dhageyso.

0 Tuesday March 24, 2015 - 10:30:27
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Nkaissery ayaa ku dhawaaqay in dhawaan ay bilaabayaan dhismaha darbi dheer oo lagu teedin doono xadbeenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka Itoobiya oo Degmada Caabud-Waaq Lagu Dilay.

0 Tuesday March 24, 2015 - 07:02:30
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay dileen sarkaal sare oo katirsanaa sirdoonka xukuumadda gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Yemen oo Codsatay Faragelin Melleteri iyo Sacuudiga oo u Goodiyay Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Monday March 23, 2015 - 20:39:06
Kadib markii maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay qabsadeen intabadan magaalooyinka waaweyn ee dalka Yemen oo caasimadda Sancaa ay kamid tahay ayay xukuumadda dabadhilifka Yemen codsatay faragelin dibadeed.

Read More »

Dhageyso:Sh.Jaamac Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Isku Hayaan Iyaga Iyo Wadaada Xumayaasha Shisheeyaha Taageera.

0 Monday March 23, 2015 - 20:24:20
Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa si faahfaahsan uga hadlay qodobada ay isku hayaan iyaga iyo wadaadaha shisheeyaha taageera.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidamada AMISOM Lagula Beegsaday Degmada Marka.

0 Monday March 23, 2015 - 15:09:55
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula beegsaday magaalada Marka ee xarunta shabeelaha Hoose.

Read More »

Sarkaal Katirsan Sirdoonka Puntland oo Garoowe Lagu Dhaawacay iyo Al Shabaab oo Af-urur Qabsatay.

0 Monday March 23, 2015 - 10:22:09
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo xalay magaalada Garoowe ku dhaxmaray maleeshiyaad kawada tirsan maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo isaga Baxay Degmada Awdheegle iyo Al Shabaab oo Kaabiga Ku Haya.

0 Monday March 23, 2015 - 08:29:47
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada shisheeyaha AMISOM ay isaga baxeen degmada Awdheele oo sanadadii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay oo Ka Dhacay Degmada Afgooye iyo Saldhigyo Laga Gubay Maleeshiyaadka DF-ka.

0 Monday March 23, 2015 - 07:32:56
Ciidamada wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa xalaq saqdii dhexe weeraro ku ekeeyay saldhigyada maleeshiyaadka Dowlada Federaalka ku leeyihiin gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye.

Read More »

Askar lagu Toogtay Degmada Yaaqshiid iyo Qaraxyo Ruxay Degmooyinka Yaaqshiid iyo Hodon.

0 Sunday March 22, 2015 - 22:08:00
Xoogag hubeysan ayaa maanta gelinkii hore degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dilay laba sarkaal oo katirsanaa ciidamada asha-haadda ladirirka dowladda Federaalka.

Read More »

Gabay ku Saabsan Guulaha Mujaahidiinta Buuraha Galgala jooga Gaareen W/T C/llaahi Soomaali.

0 Sunday March 22, 2015 - 21:47:13
Assalaamku caleykum waraxma tullaahi wabarakaatuhu Mahad oo dhan Allaah (SWT) ayay u sugnaatay naxariis iyo nabad gelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.

Read More »

Diyaarad Dagaal oo Nidaamka Suuriya Lagasoo Riday iyo Maxaabiis Gacanta Lagu Dhigay.

0 Sunday March 22, 2015 - 21:07:23
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga mucaaradka wadankaasi ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay laheyd xukuumadda dagaal ooge Bashaar Al-asad.

Read More »

Mareykanka oo Ciidankiisa Dagaal Kala Baxay Wadanka Yemen Kadib Hanjabaad Uga Timid Xoogag Islaami Ah.

0 Sunday March 22, 2015 - 12:03:10
Isbedello waaweyn ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyin katirsan wadanka Yemen oo bilihii lasoo dhaafay ay ku loolamayeen shiicada iyo muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Ciidanka Kenya oo Badda iyo Cirka Ka Duqeeyay Deegaanka Kudhaa ee Jubbada Hoose.

0 Sunday March 22, 2015 - 11:32:02
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada gumeysiga Kenya ay duqeyn ba'an ka geysteen deegaanka Kudhaa ee dhaca cirifka Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawir:Jeneraal Sare oo Katirsanaa Dowladda Shiicada Iiraan oo Lagu Dilay Dalka Ciraaq.

0 Sunday March 22, 2015 - 09:51:48
Dowladda shiicada iiraan ayaa qiratay in jeneraal sare looga dilay dagaal ka dhacay wadanka ciraaq.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Ciidanka DF-ka oo isku daldalay Villa Baydhabo Magaalada Muqdisho.

0 Sunday March 22, 2015 - 08:46:12
Mid kamida saraakiisha ciidanka melleteriga dowladda Federaalka ayaa naftiisa gooyay kadib markii uu wajahay xaalado dhanka dhimirka ah oo uu ka qaaday dagaallada ka dhanka ah mujaahidiinta Soomaaliya.

Read More »