Wararka

Toogasho maanta ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho.

0 Visits: 1929 | Sunday March 08, 2015 - 14:13:14
Mid ka mid ah maleeshiyaadka DF ayaa maanta barqadii lagu toogtay xaafadda Nasteexo ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ka dib markii weerar ay ku beegsadeen rag bastoolado ku hubeysnaa.

Read More »

Dagaallo Xarakada Al-Shabaab iyo Ciidamada Shisheeye ku dhexmaray Sh/Hoose

0 Sunday March 08, 2015 - 13:53:14
Dagaallo culus ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ka dhaceen wadada isku xirta degmooyinka Bulamareer iyo Baraawe ee Sh/Hoose halkaas oo ay ku hardameen ciidamo ka kala tirsan Xarakada Al-Shabaab iyo shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada Itoobiya Ee Magaalooyinka Baydhabo iyo Qansaxdheere.

0 Sunday March 08, 2015 - 09:58:03
Ciidamada mujaahidiinta ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ee kuyaal degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka Bay.

Read More »

Daawo:Amiirka Mujaahidiinta Naigeria "Boko Haram" oo Ku Dhawaaqay in ay Ku Biireen Dowladda Islaamiga ah.

0 Saturday March 07, 2015 - 23:32:48
Jamaacada Ahlusuna lidacwatil Waljihaad Naigeria ayaa ku dhawaaqday in ay beyco lagashay dowladda Islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo katirsan Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Dhagayso: Muslimiinta Wajeer oo ka cabanaya Cadaadis Kaga imaanaya Kenya.

0 Saturday March 07, 2015 - 23:14:31
Soomaalida ku nool Magaalada Wajeer ayaa ka cabanaya howlgallo ka socda magalada oo lagu bartilmaameedsado dhalinyarada iyadoo lagu eedeeyo inay kamid yihiin shabaabul mujaahidiin amaba ay taageersanyihiin.

Read More »

Tobaneeyo Qof oo ka Baxsaday Gacanta Ciidanka Itoobiya Ee Qabsaday Degmada Ceelbuur.

0 Saturday March 07, 2015 - 20:18:52
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in tobaneeyo qof shacab ah oo maalmihii lasoo dhaafay u qafaalnaa ciidanka Itoobiya ay ka fakadeen xabsi ay ku xirnaayeen.

Read More »

Maareeye"Dowladdu wax taageero ah kama heysato Shacabka Soomaaliyeed"

0 Saturday March 07, 2015 - 12:00:11
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Maxamad Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay ineysan dowladdu wax taageero ah kama heystaan shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Dad Reer Galbeed ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Bomaako Ee Wadanka Maali.

0 Saturday March 07, 2015 - 11:20:42
Wararka ka imaanaya magaalada wadanka Maali ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ay ku sugnaayeen dad reer galbeed ah.

Read More »

Oday Dhaqameed Wada shaqeyn lalahaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Magaalada Beled Weyne lagu dilay.

0 Saturday March 07, 2015 - 10:59:08
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Beled Weyne ku dilay Oday dhaqameed katirsanaa maamulka ciidanka shisheeyaha Jabuuti ay ka dhiseen gobolka Hiiraan.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Max'med Mire oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaallo Shisheeyaha soo duulau ku Qabsaday Gobolka Hiiraan.

0 Thursday March 05, 2015 - 21:18:07
Waaliga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay degmooyinka Buula Burde iyo Beled Weyne.

Read More »

Dar-darta Shiicada iyo Dareen laa'anta dadkeena..W/Q: Waran-dheere

0 Thursday March 05, 2015 - 20:26:26
Alxamdulillahi Was-salaatu Was-salaamu Calaa man laa nabiya bacda...wa bacd.

Read More »

Mid Kamida Shaqaalaha Hay'adaha Turkiga oo Lagu Toogtay Degmada Kaaran Ee Gobolka Banaadir.

0 Thursday March 05, 2015 - 11:24:15
Rag hubeysan ayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku toogtay Mid ka mida shaqaalaha shirkadaha Turkiga ee ka howlgala dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga Ah oo Difaacatay Salaaxudiin Hanjabaad Culusna Ujeedisay Shiicada Ciraaq.

0 Thursday March 05, 2015 - 11:06:53
Xukuumadda shiicada ee fadhigeedu yahay magaalada Baqdaad ayaa ku dhawaaqday in maleeshiyaadkeedu ay hakiyeen duullaankii ay ku qaadeen gobolka Salaaxudiin.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Weeraro Ku Qaaday Saldhigyada Ciidanka Shisheeye Ku Leeyihiin Buula Burde iyo B/Weyne.

0 Thursday March 05, 2015 - 10:15:10
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen magaalooyin ay ku suganyihiin ciidanka shisheeye ee soo duulayaasha ah.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Ka Hadashay Qafaal Ciidanka Itoobiya ka Geysteen Duleedka Ceelbuur iyo Shirka Shirqoolka Dhuusamareeb.

0 Wednesday March 04, 2015 - 21:25:02
Sheekh Xasan Yacquub Cali Waaliga wilaayada islaamiga Galguduud ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus uga hadlay arrimo ay kamid yihiin qafaal ay ciidanka Xabashida Itoobiya dad shacab ah ugu geysteen duleedka Ceelbuur.

Read More »

Xoogag Mujaahidiin Ah oo Qabsaday Ceelasha Shidaalka Liibiya iyo Q.Midooe oo Walaac Muujisay.

0 Wednesday March 04, 2015 - 14:52:04
Xilli xoogaga islaamiga ah iskusoo fidinayaan wadanka wadanka Liibiya ayay mujaahidiintu qabsadeen intabadan ceelasha shidaalka soo saara ee wadankaasi.

Read More »

Dhageyso:Gudoomiyaha Balambal Oo Ka hadlay Xaaladda Dadkii Kasoo Barakacay guriceel Iyo Sameynta Maamulka G/Dhexe.

0 Wednesday March 04, 2015 - 14:35:50
Gudoomiyaha degmada Balambal ee gobolka Galguduud Hareeri Xassan Barre oo la hadlay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in ay degmada balambal soo gaareen in ka badan boqol iyo konton qoys oo kasoo barakacay magaalada Guriceel.

Read More »

Ciidamada itoobiya oo Dad Shacab ah Ka Qafaalay Duleedka Degmada Ceelbuur.

0 Wednesday March 04, 2015 - 11:33:35
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xabashida Itoobiya ay qafaal baaxad leh ka geysteen deegaan dhaca duleedka degmada Ceelbuur.

Read More »

Weerar Ka Dhacay Boosaaso iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Wednesday March 04, 2015 - 10:57:40
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar hubeysa lagu qaaday xarunta maamulka gobolka Bari xilli ay ku sugnaayeen mas'uuliyiin katirsan maamulka "Puntland".

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Markii Ugu Horresay Filim Kusoo Bandhigtay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay ee Mpeketoni Kenya.

0 Visits: 15118 | Tuesday March 03, 2015 - 08:36:55
Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay Filim maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan howlgalladii dhiigga badan ku daatay ee sanaddii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Kenya.

Read More »

Warbixin:Al Shabaab oo Kusii Xoogeysanaysa Gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya "Puntland".

0 Monday March 02, 2015 - 20:16:10
30-kii maalmood ee lasoo dhaafay ayay ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin weeraro kala duwan oo khasaara lagu gaarsiiyay askar iyo saraakiil katirsan maamulka "Puntland" ka fuliyeen gobollada waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah oo si Adag Shiicada Uga Difaacday Magaalada Tikriit Wadanka Ciraaq.

0 Monday March 02, 2015 - 20:14:10
Maleeshiyaadka xukuumadda shiicada Baqdaad ee wadanka Ciraaq oo ay taageerayaan kumanaan askar Safawiyiin Iiraaniyiin ah ayaa ku fashilmay duullaan ay ku qaadeen magaalada Tikriit ee gobolka Salaaxudiin.

Read More »

Tarsan "Ammaanka Muqdisho Faraha Ayuu Kasii Baxayaa Waddooyinka oo dhagxaan lagu gooyo waxba sooma kordhinayaan".

0 Monday March 02, 2015 - 19:43:31
Maxamuud Nuur Tarsan guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ugu magacaawnaa DF-ka ayaa ka hadlay ammaan darrada ka taagan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Maxaad Ka taqaan Dadka Qibdiyiinta Nasaarada Masar?.

0 Monday March 02, 2015 - 18:05:09
Warbaahinta islaamiga Andalus ayaa warbixin ka diyaarisay taariikhda dadka qibdiyiinta Nasaarada ee dega wadanka Masar kuwaasi oo qeyb ka ah dhibaatada lagu hayo shacabka muslimiinta Masaarida.

Read More »

Maamulka "Somaliland" oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ka Qeyb galka Shirka Istabuul.

0 Monday March 02, 2015 - 12:14:21
Ismariwaa xooggan ayaa ka dhax taagay xubnaha wadahadallada u metelaya maamullada Muqdisho iyo Hargeysa.

Read More »

Dowladda Kenya oo Walaac Ka Muujisay Weerar Lagu Qaado Dhismaha Baarlamaanka Magaalada Nairobi.

0 Monday March 02, 2015 - 10:54:43
Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay walaac muujinayaan madaxda iyo shacabka wadankaasi oo ku aaddan xaaladaha ammaan.

Read More »

Ogeysiis Ku Socda Akhristayaasha SomaliMeMo:Waxka baro Technology-yadda Horumartay oo La Jaanqaad Dunida Maanta.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:37:02
Bahda SomaliMeMo waxay Akhristayaasha sharafta leh ugu bishaaraynayaan in shabakaddu bilaabi doonto duruus taxana ah oo lagu barano aalladda casriga ah ee Technology-yadda inta ugu muhiimsan ee aan isleenahay bulshada mugdi ayaa uga jira.

Read More »

Ansaaru Shareecah oo 20 Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ku Dishay Wadanka Yemen.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:26:55
Markale khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta lagu gaarsiiyay weeraro ka dhacay bartamaha iyo waqooyiga Yeme.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Markale Askar Looga Dilay Weeraro Dhabagal ah oo Ku Qabsaday Deegaanno Katirsan Gobolka Baay.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:16:46
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa maalintii 2-aad weeraro dhabagal ah kala kulmaya ciidamada shabaabul Mujaahidiin ee ka halgamaya gobollada Bay iyo shabeelaha Hoose.

Read More »

Dagaallo Dib Uga Qarxay Degmada Guriceel Ee Gobolka Galguduud.

0 Sunday March 01, 2015 - 11:50:53
Dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaadka Dowladda Federaalka iyo kuwa kooxda Ahlusuna sheegata ayaa dib uga qarxay magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0 Sunday March 01, 2015 - 11:42:18
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay sarkaal sare oo katirsanaa maleeshiyaadka maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Dhageyso:Aqoon yahan Suldaan Garyare oo ka Hadlay Qurba joogta xilalka loo dhiibay.

0 Sunday March 01, 2015 - 10:18:39
Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah ayaa sheeegay in dadka dibadaha ka yimid ee xilalka ka haya dowladda federaalka ah iyo maamulada kale ee dalka ka jira ahaayeen dad ka takooran bulshooyinka ay la joogeen.

Read More »

Daawo:Xukuumadda Alsiisi oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Xarakada Waxiska Caabinta Xamaas.

0 Sunday March 01, 2015 - 10:01:34
War shalay kasoo baxay maxkamad fadhigeedu yahay magaalada Alqaahira oo taabacsan alsiisi ayaa lagu sheegay in xoogaga wax iska caabinta filasdiin laga mamnuucay gudaha masar islamarkaana ay yihiin argagaxiso aan la aqbali Karin.

Read More »

Al Shabaab oo Xeelad Cusub Ku dishay 10 Katirsan Ciidanka DF-ka Kadib Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

0 Saturday February 28, 2015 - 19:56:21
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu qabsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka xilli ay ku sugnaayeen wadada 30-ka.

Read More »

Ciidamada Itoobiya iyo Shabaabul Mujaahidiin oo Markii Ugu Horreysay Ku Dagaalamay Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Saturday February 28, 2015 - 14:17:47
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in markii ugu horraysay ay wadada laamiga ah ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo ku dagaalameen ciidamada Xabashida Itoobiya iyo mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »