Wararka

IGAD Ilowsho Dhawaa Ma Umul Baa? (Maqaal) Qore Jaamac Dhoorre.

0 Saturday January 10, 2015 - 12:07:33
Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 10-01-2015 waxaa magaalada Muqdisho shir uga furmayaa ururka Igad ee ay majaraha u heyso dowladda Nasaarada ah ee Itoobiya, taasoo ah cadawga kowaad ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Read More »

Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Boggaadisay Weerarkii Faransiiska.

0 Saturday January 10, 2015 - 12:02:01
Hoggaanka mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa bogaadiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmo ka hor ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Read More »

Daawo:Al Shabaab oo Filim Kasoo Saartay Weeraradii Xarunta Baarlamaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir.

0 Friday January 09, 2015 - 09:26:08
Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo weeraradii Maxkamadda gobolka Banaadir iyo baarlamaanka DF-ka ee Muqdisho ka dhacay.

Read More »

Daawo Warbixin Muuqaal ah:Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay.?

0 Thursday January 08, 2015 - 20:14:57
War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa filim xiiso leh ka diyaarisay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo loogu magac daray (Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay).

Read More »

Dagaalka Sahay gudbinta oo Ciidamada Itoobiya iyo Jabuuti Ka Mashquuliyay Soo Afjaridda Al Shabaab!.

0 Thursday January 08, 2015 - 18:59:27
Ciidanka shisheeye ee duullaanka kusoo qaaday Soomaaliya ayaa tiradooda lagu qiyaasaa 75-kun askari illaa iyo 80-kun badankooda waxay katirsanyihiin dowladda gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Galgala Ee Duleedka Boosaaso.

0 Thursday January 08, 2015 - 18:50:27
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmareen ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland.

Read More »

Qarax 4 Askari Lagu Dilay oo Degmada Wardhiigleey Ka Dhacay Xilli Wasiirrada IGAD Xalane Ku Shirayeen.

0 Thursday January 08, 2015 - 13:16:34
Xilli kumanaan katirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa Dowladda Federaalka lagusoo daadiyay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday DF-ka.

Read More »

Dowladda Uganda oo Sheegtay in Ku Dhawaad 10 Askari Looga Dilay Weerarkii Xerada Xalane Ka Dhacay.

0 Thursday January 08, 2015 - 12:16:22
Weerarkii ciidamda gaarka ah ee shabaabul Mujaahidiin ay bishii lasoo dhaafay ku qaadeen saldhigga melleteriga Xalane ee magaalada Muqdisho oo ah xarunta ugu weyn ee soo duulayaasha AMISOM Soomaaliya uga suganyihiin ayay khasaaraha ka dhashay sii kordhayaan.

Read More »

Daawo:Weerar Khasaara Dhaliyay oo Maalintii 2-aad Ka Dhacay Magaalada Paris dalka Faransiiska.

0 Thursday January 08, 2015 - 11:43:49
Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in maalintii 2-aad ah howlgallo ballaaran ka socdaan kuwaasi oo ka dhan ah dad faransiis ah oo aflagaadeeyay Nabi Muxa'med صلى الله عليه وسلم

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Ka Baxay Degmada Ceelgaras iyo Deegaanka Ceelahale,Al Shabaab oo Dib Uqabsaday.

0 Wednesday January 07, 2015 - 21:58:43
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Xabashida Itoobiya ay maanta gelinkii dambe isaga baxeen degmada Ceelgaras iyo deegaan hoos yimaad.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Gaadiid Dagaal Ka Qabsaday Dowladda Federaalka iyo Taliye Sare oo Ladilay.

0 Wednesday January 07, 2015 - 18:15:58
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa duleedka degmada W/weyn ee shabeelaha Hoose ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa melleteriga dowladda Federaalka.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Gaadiid Looga Gubay Ciidamada Xabashida Itoobiya iyo Kenya oo Ka Dhacay Duleedyada Kismaayo iyo Beled Weyne.

0 Wednesday January 07, 2015 - 16:06:48
Ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus ku qaaday ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ee duullaanka kusoo qaaday wilaayaadka islaamiga ah.

Read More »

in kabadan 12 qof oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Paris Dalka Faransiiska.

0 Wednesday January 07, 2015 - 14:53:50
Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee wadanka Faransiiska ayaa sheegaya in xoogag islaami ah ay weerar ku qaadeen xarun uu ku howlgelayay wargeys caan ku ah ijaafeynta islaamka.

Read More »

Ku Dhawaad 30 Askari oo Maamulka Puntland Looga Dilay Dagaallo Ka Socda Duleedka Deegaanka Galgala.

0 Wednesday January 07, 2015 - 13:26:39
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus maalintii 3-aad ka dhaceen deegaanno dhaca duleedka magaalada Boosaaso.

Read More »

36 qof oo Ku Dhimatay Qarax Lala Eegtay Xarunta Booliska Magaalada Sanca.

0 Wednesday January 07, 2015 - 13:24:39
Ku dhawaad 40 qof ayaa geeriyootay 30 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan lala eegtay akaadeemiyada booliska magaalada Sanca ee wadanka Yemen.

Read More »

Jawaasiis Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Buq-Aqable Gobolka Hiiraan.

0 Wednesday January 07, 2015 - 11:46:02
Maxkamadda maamulka islaamiga Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay Jawaasiis u shaqeynayay dowladda Federaalka iyo shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Sawirro:Al Shabaab oo Muuqaallo Argagax leh soo Bandhigtay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Gowrac iyo Toogasho Lagu Laayay.

0 Visits: 150083 | Wednesday January 07, 2015 - 10:36:56
Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay muuqaallo muujinaya qaabkii uu u dhacay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee bilo ka hor ka dhacay deegaan Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose,ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa si xun ugumaaday maleeshiyaad dabadilifyo ah oo taabacsan Kenya balse ka amar qaadanayay dagaal…

Read More »

Daawo:Al-kataa'ib oo Filim Maqal iyo Muuqaal Ah Kasoo Saartay Dagaalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Kudhaa.

0 Tuesday January 06, 2015 - 19:18:33
Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybtii 9-aad ee silsilladda فَشَرِّدْ بِهِمْ مَنْ خَلْفَهُمْ oo intabadan lagusoo bandhigo howlgallada Mujaahidiinta Soomaaliya ee wilaayaadka dalka.

Read More »

Dhageyso:Jawaasiis la Shaqeynayay Mareykanka iyo Itoobiya oo Lagu toogtay Degmada Baardheere Gobolka Gedo.

0 Tuesday January 06, 2015 - 19:13:33
Maxkamadda islaamiga wilaayada Gedo ayaa xukun dil ah ku fulisay Kooxo Jawaasiis Soomaali ah oo wada shaqeyn lalahaa dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya.

Read More »

Dhageyso:Sh.Xasaan Xuseen oo Dib Ubilaabay Faafinta Dacwada Islaamka.

0 Tuesday January 06, 2015 - 10:39:32
Sheekh Daaciga Caalimka ah Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan ayaa dib ubilaabay duruustii diiniga aheyd ee uu ka akhrin jiray mid kamida masaajidda waaweyn ee magaalada Nairobi.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka DF-ka oo Duleedka Muqdisho Lagu Dilay.

0 Tuesday January 06, 2015 - 10:28:22
Wararka ka imaanaya ka imaanaya deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay toogteen sarkaal katirsanaa ciidanka Nabad sugidda DF-ka.

Read More »

MARKA AY NOOL YIHIIN WAA CIIDAMMO MARKII LA LAAYANA WAA SHACAB!!!

0 Tuesday January 06, 2015 - 00:01:52
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Itoobiya oo Khasaara Lagu Gaarsiiyay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Bakool.

0 Monday January 05, 2015 - 15:25:03
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale ka qarxeen degmooyin katirsan gobolkaasi oo ay ku suganyihiin ciidanka gumeysiga Itoobiya.

Read More »

4 Askari oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Shabeelaha Hoose.

0 Monday January 05, 2015 - 15:21:45
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo is xigxigay oo xalay ka dhacay degmada Afgooye duleedka Muqdisho ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Update:Ciidanka Puntland oo Meydadka Afar Askari Uga Cararay Duleedka Magaalada Boosaaso.

0 Monday January 05, 2015 - 11:28:18
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee dhaca Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaanno dhaca duleedka magaalada Boosaaso.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Waxsoo Saarka Beeraha Gobolka Gedo oo Meel Sare Gaaray.

0 Monday January 05, 2015 - 10:51:37
Intiinii horay noola socatay waxaad xalay dhegeysateen qeybta koowaad ee barnaamij tixane ah oo ka hadlaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, waxaana qeybtaasu ka sheekeynaysay amniga iyo xasiloonida ay dadku haystaan.

Read More »

Xoogaga IS oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ku Qaaday Gudaha Dalka Sacuudiga.

0 Monday January 05, 2015 - 10:41:59
Wararka ka imaanaya Xad beenaadyada ay wadaagaan wadamada Ciraaq iyo Sacuudiga ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada xukuumadda Aala Sacuud.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Dheere oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Qaraxii Khasaaraha Dhaliyay Ee Muqdisho Ka Dhacay.

0 Sunday January 04, 2015 - 19:21:30
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidanka mujaahidiinta ee ka howlgala gobolka Banaadir ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee galabta Muqdisho ka dhacay.

Read More »

Xog Dheeraad ah oo aan ka Helnay Qarax Muqdisho Gilgilay.

0 Sunday January 04, 2015 - 17:54:53
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta gelinkii dambe magaalada Muqdisho lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil katirsan Maleeshiyaadka "Alpha Group" ee Mareykanku tababaray.

Read More »

Idaacadda Risaala oo Maalintii 2-aad u xiran DF-ka,Muqdisho Saxaafad Xur Ah Kama Jirto!.

0 Sunday January 04, 2015 - 14:31:50
Dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeysa ayaa sare u qaadday cadaadiska ay ku heyso saxaafadda madax banaanida sheegata ee ka howlgasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo:Wariye John Kantly oo Warbixin Xasaasi ah Kasoo Diyaariyay Magaalada Mowsil Ee Wadanka Ciraaq.

0 Sunday January 04, 2015 - 12:10:22
Warbaahinta dowladda Islaamiga ah ayaa soo bandhigtay Filim muuqaal guud ka bixinaya xaaladda magaalada Mowsil oo ah magaalada 2-aad ee ugu weyn wadanka Ciraaq.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Ku Galay Degmada Waajid ee gobolka Bakool.

0 Sunday January 04, 2015 - 11:56:53
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen gudaha degmada Waajid oo ay ku suganyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Sawirro+Maqal:Baardheere Tii Aan umaleynayay Ma Ahan.

0 Sunday January 04, 2015 - 11:31:49
Ku soo dhawaada dhageystayaal qeybta koowaad ee barnaamijyo taxane ah oo aan kaga hadlayno magaalada Baardheere ee gobalka Gedo.

Read More »

5 Askari Kenyaan ah oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Saturday January 03, 2015 - 15:39:24
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo khaaara badan lagu gaarsiiyay ciidanka Kenya ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaanno ku dhaw Kismaayo.

Read More »

Abuu Anas Al-liibi oo Ku Dhintay Magaalada New York Saacado Ka hor intii aan Maxkamad lasoo taagin.

0 Visits: 3553 | Saturday January 03, 2015 - 14:37:37
Kadib tacdiib daran oo laamaha ashahaadda ladirirka wadanka Mareykanka ay kula kaceen sheekha mujaahidka ah Abuu anas Al-liibi ayuu ugu dambeyntii ugeeriyooday falalkaasi foosha xun ee lagula kacay.

Read More »