Wararka

Dowladda Turkiya oo diiday Codsi uga Yimid Faransiiska ee ahaa in ay ku duusho Dowladda Islaamiga ah.

0 Thursday October 16, 2014 - 19:15:22
Xukuumadda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay diiday dalab uga yimid dowladda Faransiiska oo ku aadanaa in Turkiya ay maleeshiyaadka Kurdiyiinta u ogolaato in ay ugudbaan dhanka magaalada Koobaani.

Read More »

Hoggaamiyaasha Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Madaxooda Ladul dhigay 45 Milyan Dollar.

0 Thursday October 16, 2014 - 08:31:31
Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso in lacago malaayiin dollar ah dul dhigtay mas'uuliyiin katirsan mujaahidiinta Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta.

Read More »

Faah Faahin:Xarakada Al Shabaab oo Ka Hadashay Qaraxyo iyo Dilal Qorshaysan oo Muqdisho ka Dhacay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 21:45:54
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax caawa maqribkii ka dhacay agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Degmada Yaaqshiid Ka Dhacay iyo Sarkaal Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.

0 Wednesday October 15, 2014 - 16:11:57
Maanta duhurkii ayaa qarax xooggan laga maqlay xaafado katirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho xilli ammaanka gobolka Banaadir uu faraha kasii baxayo.

Read More »

Ganacsatada Suuqa Xamar Weyne oo dhigay dibadbax ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda iyo Muungaab oo Afka furtay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 15:53:25
Ganacsatada suuqa weyn ee degmada Xamar Weyne ayaa ku dhaqaaqay shaqa joojin kadib markii lacago baad ah ay dul dhigtay dowladda Federaalka.

Read More »

Ku Dhawaad 15 Askari oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Raaga Ceelle,Buula Mareer iyo AMISOM oo Gaari Looga Gubay Baraawe.

0 Wednesday October 15, 2014 - 13:50:37
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay ka dhacay gudaha degmooyinka Buula Mareer iyo Raaga Ceelle ee gobollada shabeelaha Hoose iyo shabeelaha dhexe.

Read More »

Isku duwihii Wasaaradda Caafimaadka oo Ku dhintay Qaraxii Oromo Coffee Muqdisho.

0 Wednesday October 15, 2014 - 12:09:29
Saraakiil katirsanaa dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa ayaa ku dhintay qarax habeenno ka hor ka dhacay goob lagu cunteeyo oo kutaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Culus oo Ka Socda Duleedka Degmada Dhuusamareeb iyo Khasaara Gaaray Ciidanka Itoobiya.

0 Wednesday October 15, 2014 - 10:56:57
Dagaallo culus ayaa ka socda duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Mandheera oo isku day dil Ka Badbaaday Kadib Qarax Lala Eegtay.

0 Wednesday October 15, 2014 - 10:46:13
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ayaa sheegaya in qarax xooggan lala helay gaari uu la socday guddoomiyaha degmadaasi.

Read More »

Wafdi Ka Socda Q.Midoobe oo Afka Gacanta saartay Markii ay Gaareen Degmada Ceelbuur Warbixin.

0 Wednesday October 15, 2014 - 09:52:14
Degmada Ceelbuur ee gobolka galguduud waxaa muddo 7 bilood ah ku sugan ciidamo katirsan xabashida Itoobiya kuwaasi oo duullaan gardarra ah ku qabsaday magaaladaasi.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Saacado Kooban Qabsaday Degmada Raaga Ceelle Ee Shabeelaha Dhexe.

0 Wednesday October 15, 2014 - 09:12:10
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Raaga Celle oo maalmo ka hor ay qabsadeen ciidanka AMISOM iyo maleeshiyaadka DF-ka.

Read More »

Xog:Tobaneeyo Katirsan Ciidanka Kenya iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

0 Tuesday October 14, 2014 - 19:44:49
Dhiigbax joogta ah ayaa ku socda ciidamada gumeysiga Kenya iyo maleeshiyaadka dagaal ooge Axmed Madoobe ee duullaanka ku jooga degmooyin Jubbada Hoose katirsan.

Read More »

Faah Faahin:Axmed Cabdi Cawaale oo isagoo Sujuudsan Lagu Gowracay Masjid kuyaal degmada Kaaraan.

0 Tuesday October 14, 2014 - 19:01:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal naxdin leh oo xalay ka dhacay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee waqooyi bari magaalada Muqdisho.

Read More »

Maleeshiyada Shiicada Xuuthiyiinta oo Qabsaday Magaalada Dekadda Leh Ee Al-xudeydah Wadanka Yemen.

0 Tuesday October 14, 2014 - 17:29:00
Maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ayaa kusii luga fidsanaya dhul ballaaran oo dhaca bariga,waqooyiga iyo galbeedka wadanka Yemen.

Read More »

Laba qof Mareykan ah oo lagu Dilay Magaalada Riyaad ee Wadanka Sacuudiga.

0 Tuesday October 14, 2014 - 17:00:49
Wararka ka imaanaya dhulka Xarameynka ee loo yaqaan Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in ruux hubeysan uu weerar ku qaaday muwaadiniin Mareykan ah oo wadankaasi ku sugan.

Read More »

Magaalada Jilib oo lagusoo Bandhigay Gaadiid Lagasoo Qabtay Gudaha Kenya.

0 Tuesday October 14, 2014 - 13:40:33
Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lagusoo bandhigay gaadiid nuuca dagaalka ah oo lagasoo furtay dowladda Kenya.

Read More »

Daawo:Xoogaga IS oo Kulaalaya Magaalada Baqdaad Kadib Markii ay Dhul ballaaran soo qabsadeen iyo USA oo Digniin Jeediyay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 13:06:36
Saraakiisha ciidanka Mareykanka ee wadanka Ciraaq ayaa ka digay in mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah "IS" ay weerar kedis ah ku qaadaan magaalada Baqdaad kadib markii ay soo qabsadeen intabadan magaalooyinka gobolka istiraatiijiga Al-anbaar.

Read More »

Khilaaf Xooggan oo soo Kala Dhaxgalay Turkiya iyo Mareykanka Warbixin.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:57:52
Inkastoo xukuumadda Anqara ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso duullaanka ka dhanka ah mujaahidiinta balse waxaa muuqata in ay kala labalabanayso oo ay diidantahay in mareykanka iyo imaaraadka carabta oo aysan isku fiicnayn ay ka amar qaadato,wasiirka arrimaha dibadda mareykanka Jhon iyo wasiirka…

Read More »

Akhriso:Dagaallo Ka dhacay Ceelbuur,Baraawe iyo Warar Kale oo Muhiim ah.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:43:49
Ciidamada mujaahidiinta wilaayaatka islaamiga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay qaaday weeraro xooggan oo ka dhan ah shisheeyaha duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

Daalibaan oo dishay 23 katirsan Ciidanka Xukuumadda Afghanistan iyo NATO oo Walaac Muujisay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 11:33:06
Wararka ka imaanaya waqooyiga Afghanistan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay shalay ka dhaceen,weerar kamiin ah oo ciidamada mujaahidiintu udhigeen kolonyo ciidan booliska katirsan ayaa ka dhacay magaalada mazaaru shariif duleedkeeda waxaana halkaasi ka dhacay gummaad daran oo cadawga gaaray.

Read More »

AMISOM oo Gaari Looga Gubay Shabeelaha Hoose iyo Askar katirsan DF-ka oo weerar lagu dilay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 09:58:17
Mid kamida gaadiidka dagaalka ciidanka shisheeyaha AMISOM ayaa goordhaw lagu gubay deegaan katirsan gobolka shabeelaha Hoose oo ay duullaan ku joogaan.

Read More »

Dhageyso:Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Gaadiid iyo Dad lagu Qabsaday oo Gudaha Kenya Ka dhacay.

0 Monday October 13, 2014 - 20:54:21
Afhayeenka ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa'id qabtay ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo gobollada dalka.

Read More »

Saraakiil Katirsan Booliska Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Qarxiyay.

0 Monday October 13, 2014 - 19:14:58
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta gelinkii dambe ka dhacay wadada Aadan Cadde ee degmada Howl-wadaag magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Laga Xureeyay Deegan Istiraatiiji ah oo Gobolka Bakool Katirsan.

0 Monday October 13, 2014 - 17:05:24
Dagaallo muddo saacada ah qaatay kadib ayay ciidamada muslimiinta Soomaaliya usuurtagashay in ay dib uqabsadaan deegaan istiraatiiji ah oo gobolka Bakool katirsan.

Read More »

Weeraro AMISOM Gaadiid Looga Gubay oo ka Dhacay Duleedyada Kismaayo iyo Baraawe.

0 Visits: 1878 | Monday October 13, 2014 - 12:39:57
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta ka dhaceen duleedka magaalada Kismaayo oo maalmo ka hor ay gaareen maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka Kenya.

Read More »

Ammaanka Muqdisho oo Faraha Kasii Baxaya iyo Madaxda Dowladda oo Bartilmaameed ah.

0 Monday October 13, 2014 - 12:28:39
24-kii saacadood ee lasoo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay weeraro isugu jira qaraxyo,dilal iyo iska hor'imaadyo dhammaantood lala beegsaday Dowladda Federaalka iyo AMISOM.

Read More »

Dhageyso:John Cantly Saxafi British ah oo isagoo Gacanta Ugu Jira Xoogaga ISIS Farriin Dhaxalgal ah udiray Dowladdiisa.

0 Monday October 13, 2014 - 11:48:46
Saxafi Rug-caddaa Ingiriis ah oo gacanta ugu jira DI ayaa mar kale Film uu ka soo muuqday kula hadlay bulshooyinka wadamada Saliibiyyiinta ee duulaanka ku qaaday Mujaahidiinta Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Dagaallo Culus oo ka dhacay Buula Barde iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

0 Monday October 13, 2014 - 11:25:47
Wararka ka imaanay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Buula Barde oo ay ku suganyihiin ciidanka gumeysiga Jabuuti.

Read More »

Taliyihii Booliska Xukuumadda Ciraaq oo Ramaadi Lagu Dilay iyo Qaraxyo Diyaala Ka Dhacay.

0 Sunday October 12, 2014 - 23:26:48
Wadanka Ciraaq wali waxaa kasii socda dagaallo iyo qaraxyo ay ku hoobanayaan maleeshiyaadka xukuumadda Shiicada Baqdaad iyo maleeshiyaadka Kurdiyiinta calmaaniyiinta ah.

Read More »

Sawirro:Ku dhawaad 30 qof oo Askar iyo Saraakiil Kamid yihiin ayaa Qarax Muqdisho ka dhacay lagu dilay Guriga Muungaabna waa la duqeeyay.

0 Sunday October 12, 2014 - 23:19:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo hareeraheeda ay kuyaallaan xarumo dowladeed iyo gooba ganacsi oo shaqaalaha dowladda Federaalka ku badanyihiin.

Read More »

Qarax Khasaara Badan Dhaliyay oo Ka Dhacay Wadada Makka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.

0 Sunday October 12, 2014 - 19:32:46
Dhawaqa Qarax xooggan ayaa caawa ah laga maqlay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ay adeegsadaan madaxda DF-ka iyo Ciidanka AMISOM.

Read More »

Faah Faahin:Wariye Wareystay Haweenay ay Kufsadeen Ciidanka AMISOM oo Muqdiso lagu Toogtay.

0 Sunday October 12, 2014 - 16:35:38
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho maanta magaalada Muqdisho loogu geystay wariye ka howlgelayay warbaahinta madaxa banaan iyo macalim wax ka dhigayay jaamacadda Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Cudurka Ebolo oo laga Digay in uu Dalka Soomaaliya Ka Dilaaco.

0 Sunday October 12, 2014 - 11:07:09
Kumanaan qof oo ubadan afrikaan ayaa udhintay cudurka dilaaga halista ah ee Ebolo kaasi oo saameyn badan ku reebay caalamka aan ku noolnahay.

Read More »

Ku Dhawaad 200 Askari oo Khaliifa Xiftar Looga Dilay Dagaallo Magaalada Banqaazi Ka Dhacay.

0 Sunday October 12, 2014 - 10:45:53
Khasaara culus ayaa markale gaaray maleeshiyaadka dagaalka ooge Khaliifa Xiftar ee wadanka Liibiya kadib markii si xun loogu jebiyay dagaallo ka dhacay magaalada Banqaazi.

Read More »

Askari Tarabuunka Lagu Dilay iyo iska hor'imaadyo Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid.

0 Sunday October 12, 2014 - 10:16:04
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha degmadaasi ku dileen askari hubkii uu watana ka qaateen.

Read More »