Wararka

Kaba-Kutukade "Waji Cusub ayay Gaaladu Latimid Shacabka Soomaaliyeedna Way Baraarugeen Dhanka Xaqa ayayna ujanjeersadeen"Dhageyso.

0 Saturday August 16, 2014 - 20:24:22
Wilaayada islaamiga shabeelaha dhexe ayaa shaacisay in maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeeya ay si tartiib tariib ah isugusoo dhiibayaan dhanka mujaahidiinta.

Read More »

Xasan Sheekh oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gacan Yarihii Max'med Dheere iyo Cabdi Jiinoow oo Masiirkiisu Mugdi kujiro.

0 Saturday August 16, 2014 - 19:48:25
Xilli uu xabsi kuyaal magaalada Muqdisho uu ku xiranyahay Cabdi Jiinoow Calasoow guddoomiyihii hore ee shabeelaha dhexe ayaa guddoomiye cusub lagasoo magacaabay Villa Somalia.

Read More »

Mucaaradka Suuriya oo Q.Midoobe iyo Reer Galbeedka Ka Socday in Faragelin Dhan Walba ay ay Wadanka Ku Sameeyaan.

0 Saturday August 16, 2014 - 19:37:39
Kadib fadhi ay magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga ay ku yeesheen golaha mucaaradka isbahaysiga qaranka suuriya ayay ku dhawaaqeen in ay uyeeranayaa ciidan shisheeye.

Read More »

Faafaahin Ku Saabsan Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 5718 | Friday August 15, 2014 - 10:57:22
Wararkii ugu dambeeyey ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM iyo kuwa DF ay si buuxda ula wareegeen qaar ka mid ah guryaha Siyaasiyiintii weerarka lagu qaaday gaar ahaan guryaha Axmed Daaci iyo Cabdullaahi Sheykh Xasan, Waxaana wararku ay sheegayaan in weli la maqlayo xabado goos-goos…

Read More »

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Gobolada Sh/hoose & Sh/dhexe.

0 Visits: 1852 | Friday August 15, 2014 - 09:29:38
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa weeraro kala duwan ka fuliyey gobolada Sh/hoose iyo Sh/dhexe kuwaas oo isugu jira dagaallo iyo dilal qorsheysan.

Read More »

Dagaal Culus Oo Saaka Ka Qarxay Magaalada Muqdisho Iyo Faafaahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo baxeysa.

0 Visits: 2791 | Friday August 15, 2014 - 07:27:48
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee Saaka ay dagaallo culus ka qarxeen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ka dib Markii Ciidamada DF ay weeraro xoogan ku qaadeen guryo ay Magaalada Muqdisho ka dagan yihiin Siyaasiyiin iyo Dagaal…

Read More »

Weeraro Qasaare badan dhaliyey Oo Ka Dhacay Gobolka W/Bari, Kenya

0 Visits: 4086 | Thursday August 14, 2014 - 14:36:22
wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi bari ee gudaha Kenya ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex ruux lagu dilay weeraro kala duwan oo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Mandheera iyo Garissa oo ka wada tirsan gobolka waqooyi bari NFD ee ay gumeysato Dowladda Kenya.

Read More »

Xusni Mubaarak Oo Inkiray Gumaadkii Uu Ka Geystay Fagaaraha Taxriir.

0 Visits: 1744 | Thursday August 14, 2014 - 13:29:06
Dhageysiga Dacwado horleh oo la xiriirta eedeymaha loo heysto Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maalintii shaley dib kaga bilaabatay Maxkamadda Magaalada Qaahira, Iyadoona Mubaarak uu imika wajahayo eedeymaha la xiriira dambiyadii uu ka geystay Magaalada Qaahira intii ay dalka ka socotay thowradii isaga lagu…

Read More »

Ciidamada AlShabaab Oo Weeraray Saldhigyo Ku Yaalla Duleedka Muqdisho.

0 Visits: 1572 | Thursday August 14, 2014 - 12:15:15
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Mujaahidiinta iyo Maleeshiyada Dowladda ayaa xalay ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho ka dib markii Mujaahidiintu ay weeraro xoogan ku qaadeen Saldhigyada iyo difaacyada ciidamada Afrikaanta iyo Maleeshiyada DF-ka.

Read More »

Dhageyso Sheykh Cali jabal Oo Ka Hadlay Gumaadka lagu hayo Dadka Reer Muqdisho.

0 Visits: 1352 | Thursday August 14, 2014 - 11:50:26
Waaliga WI Banaadir Sheykh Cali Jabal ayaa weerarada dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ay Ciidamada Nabadsugida ku beegsanayeen Saraakiishii Hore ee dowladda iyo Dagaal oogeyaasha hubeysan ku tilmaamay

Read More »

Daawo:Mujaahidiinta Al Qaacidda oo Muslimiinta Ciraaq Ugu Hambalyeeyay Guulaha Ay Ka Gaareen Shiicada.

0 Wednesday August 13, 2014 - 14:14:46
Hoggaanka mujaahidiinta Al Qaacidda ee wadamada Jaziiradda carabta ayaa ka hadlay guulaha ay muslimiinta sunniga ciraaq ka gaarayaan dagaallada ay kula jiraan shiicada Rawaafidda ah.

Read More »

Dhaqtar Caan Ah oo isku day dil Ka Badbaaday iyo Qarax Ka Dhacay Degmada Hodon.

0 Wednesday August 13, 2014 - 14:02:38
Maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka Dowladda Federaalka ayaa sare uqaaday dhibaatada ay ku hayaan shacabka magaalada Muqdisho xilli habeenadii lasoo dhaafay ay iska hor'imaadyo ka dhacayeen gudaha magaalada.

Read More »

Daawo Muuqaal Ku Saabsan Kacdoonka Shacabka Marko Ee Ka Dhanka Ah AMISOM.

0 Wednesday August 13, 2014 - 07:12:21
Magaalada Marko oo muddo ka badan lix sannadood ay ka talineysay wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa wixii ka dambeeyay sannadkii 2013kii lugaha la gashay xaalado murugo ah kadib markii ay qabsadeen ciidamada shisheeye ee wadanka kusoo duulay.

Read More »

Sh.Cali Jabal "Bishii Ramadaan Ciidanka Mujaahidiintu 100 Weerar Ayay Muqdisho Ka Fuliyeen Wayna Sii Wadi Doonaan" Dhageyso.

0 Tuesday August 12, 2014 - 21:13:13
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay howlgalladii xariirka ahaa ee bishii Ramadaan ka dhacay intabadan degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Shirkad Shidaalka Baarta oo Gobolka Sool Lagu Weeraray iyo Somaliland oo Beenisay in Xadka Jabuuti Laxiray.

0 Tuesday August 12, 2014 - 17:57:30
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Sool uu gacanta ku hayo maamulka isku magacaabay Somaliland.

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in ay soo Gaba gabaynayaan Duqeymaha ay Ka Wadaan Wadanka Ciraaq.

0 Tuesday August 12, 2014 - 17:30:43
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay soo gaba gabeyn doonto duqeymaha dhanka cirka ah oo ay ka geysanayso waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

C/qaadir Siidii "Mudaaharaadayaal Wata Calanka Al Shabaab Ayaa Nagu Kacdoomay".

0 Tuesday August 12, 2014 - 10:26:20
Maamulka dowladda Federaalka ugu magacaaban gobolka shabeelaha Hoose ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kacdoonka shacbiga ah ee ka socda magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi.

Read More »

Dhageyso:Nuur Baaruud oo Khaliif Ereg iyo AMISOM Ku Bogaadiyay Gummaadka Ka Dhanka ah Dhalinyarada Muqdisho!.

0 Tuesday August 12, 2014 - 09:51:31
Mid kamida wadaada xumayaasha la shaqeeya AMISOM iyo dowladda Federaalka ayaa dhiirigeliyay gummaadka lagu hayo dhalinyarada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Xasan Sheekh oo Ka dhacay Gobolka Minnesota Ee Dalka Mareykanka.

0 Tuesday August 12, 2014 - 09:03:37
Jaaliyadaha soomaalida ee dalka dibaddiisa ku dhaqan ayaa dhigay iskusoo baxyo ay ku diidanyihiin maamulka Xasan Sheekh Maxamuud ee shisheeyaha dalka kusoo duulay la shaqeeya.

Read More »

Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Markale Ka Dhacay Magaalada Xudur Gobolka Bakool.

0 Tuesday August 12, 2014 - 08:26:17
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay weeraro culus ku qaadeen saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin gudaha degmada Xudur.

Read More »

Shiicada Ciraaq oo R/Wasaare Cusub Yeelatay iyo Al-Maaliki oo Kasoo Horjeestay.

0 Tuesday August 12, 2014 - 08:00:11
Jiha wareer dhanka siyaasadda ah ayaa markale dib uga qarxay wadanka Ciraaq oo bilihii lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo si xun loogu wiiqay shiicada iyo xulufadeeda.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada oo Qodobo Xiisa Leh Lagusoo Qaatay.

0 Tuesday August 12, 2014 - 07:17:07
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn oo ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan habeen walba marka laga reebo habeenka Jimcaha ee ay Sabtidu soo galeyso. Waa barnaamij lagu soo qaato wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho,

Read More »

Daawo Sawirradda: Kacdoonka Ka Dhanka AMISOM Ee Ka Socda Magaalada Marka oo Maalintii 2-aad galay.

0 Monday August 11, 2014 - 21:37:35
Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose maalintii 2-aad waxaa ka dhacay dibad baxyo ka dhan ah ciidamada gumeysiga AMISOM ee xoogga ku qabsaday magaaladaasi.

Read More »

Ciidamada Shisheeye oo Faarujiyay Xaafado Katirsan Degmada Dayniile Ee Magaalada Muqdisho.

0 Monday August 11, 2014 - 21:30:37
Kadib Muddo laba sanadood ah oo ay ciidamada Afrikaanta AMISOM ku sugnaayeen dhulka howdka ah ee degmada Dayniile ayay ugu dambeyntii isaga baxeen.

Read More »

Saamiriyoow maxaa Siisi kuugalay Maqaal.

0 Monday August 11, 2014 - 21:08:21
Mid kamida Akhristayaasha shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa nasoo gaarsiiyay maqaal xiisa badan oo uu ciwaan uga dhigay "Saamiriyoow Maxaa SiiSi Kuu Galay.

Read More »

Dhageyso:Sakariye Maxamuud Xaaji oo si kulul kaga hadlay Tacadiyo ay Amisom ka Geysteen Marko Caddeey.

0 Monday August 11, 2014 - 20:54:39
Siyaasiga Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa ka hadlay qeyb kamid ah tacadiyada Amisom ka geysatay Dalka Soomaaliya.

Read More »

Sarkaal Katirsan Sirdoonka Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Monday August 11, 2014 - 20:49:47
Mid kamid ah saraakiisha ciidamada PS-ta ayaa lagu toogtay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho iyo uu hawl maalmeedkiisa ku guda jiray.

Read More »

Dhageyso:Xildhibaan Cabdi Wali Qanyare oo Ka Badbaaday isku day Dil Kadib Markii Muqdisho Lagu Weeraray.

0 Visits: 1997 | Monday August 11, 2014 - 07:01:17
Mid kamida Xildhibaanada Baarlamaanka DF-ka ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil oo ladoonayay in isaga lagu khaarijiyo.

Read More »

Xasan Gurguurte "Al Shabaab in ay idilaan Ayay Isku Dayeen Walina Qorshayaal Kale ayay Maleegayaan".

0 Monday August 11, 2014 - 06:42:45
Hoggaamiyaha Dowlada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in naftiisa ay halis geliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Soomaaliya ka dagaalamaya.

Read More »

Sarkaal PS-ta DF-ka Katirsan oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Howgal Hubka loo dhigi rabay Cabdi Waal oo Fashilmay.

0 Monday August 11, 2014 - 06:15:21
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay fiidkii ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Soo Saartay Filim Cusub oo Ku Saabsan Tartanka Qur'aan Akhriska ciidanka Mujaahidiinta.

0 Monday August 11, 2014 - 06:02:12
Mu'asasada Al Kataa'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal muuqaal ah oo ku saabsan tartan Qur'aan akhris ah oo loo qabtay ciidamada Jabahaadka wilaayaadka islaamiga ah.

Read More »

Xarakada Al Shabaab Oo Beenisay in Askar iyo Saraakiil Looga Dilay Muqdisho Baaqna Ujeedisay Shacabka Gobolka Banaadir.

0 Sunday August 10, 2014 - 20:17:55
Maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka Dowlada Federaalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ku dilay dad rayid ah oo ay laxiriiriyeen xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro:Mujaahidiinta oo Lawareegay Guutada Taangiyada 93-aad Ee Suuriya.

0 Sunday August 10, 2014 - 19:17:55
Kadib dagaallo culus oo ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ku qaadeen guutada dabaabaadka 93-aad ee ciidanka Suuriya ayay gabi ahaanba lawareegeen guutada.

Read More »

Maama Luul "Wiilkeyga oo aan Waxba galabsan ayay Maleeshiyaadka Khaliif Ereg Ku Dileen Suua Xoolaha" Dhageyso.

0 Sunday August 10, 2014 - 16:42:21
Xilli maleeshiyaadka Khaliif Ereg ay gummaad ku hayaan dhalinyarada magaalada Muqdisho ayay soo baxayaan dhaleecaymo loo jeedinayo falalkaasi gurrucan.

Read More »

Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Xasuuqa ay Wadaan Shisheeyaha AMISOM oo Ka Dhacay Magaalada Marka.

0 Sunday August 10, 2014 - 16:17:49
Kumanaan katirsan shacabka magaalada Marka ayaa maanta dhigay dibad baxyo ballaaran oo ka dhan ah ciidamada shisheeye ee soomaaliya kusoo duulay.

Read More »