Wararka

Ku Xigeennada Xaaf iyo Gaas oo Qaadacay Go'aannaddii Kasoo Baxay Shirkii Kismaayo.

0 Sunday September 09, 2018 - 11:28:06
Go'aan shalay ay magaalada Kismaayo ku gaareen hoggaamiyaasha maamul goboleedyada shanta ah ayaa khilaaf hor leh ka dhax dhaliyay isla madaxda maamulladaasi.

Read More »

Ciidamo Jabuutiyaan Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Buula Burde.

0 Saturday September 08, 2018 - 21:02:06
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay ciidamo katirsan dowladda Jabuuti.

Read More »

Weerar 5 Askari Lagu Dilay oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo iyo Guddoomiyaha Buuhakaba oo Labeegsaday.

0 Saturday September 08, 2018 - 13:47:13
Weerar khasaara badan dhaliyay ayay ciidamada Al Shabaab ka fuliyeen deegaanno dhaca duleeyada magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee gobolka Baay.

Read More »

Hoggaanka Maamul Goboleedyada Oo Hakiyay Wadashaqeyntii kala dhaxaysay Dowladda Federaalka.

0 Saturday September 08, 2018 - 13:40:10
Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose waxaa lagusoo gaba gabeeyay kulankii hoggaamiyaasha maamul goboleedyada ku lahaayeen kaasi oo lagu gorfeynayay faragelinta ay kala kulmayaan xukuumadda Kheyre.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo Xaqiijisay in isagu uu isdilay injineerkii Dhismaha Biya Xireenka Al Nahda.

0 Saturday September 08, 2018 - 10:36:07
Kadib Baaritaanno muddo bil ah qaatay ayay ugu dambeyn dowlada Itoobiya ku dhawaaqday natiijada kasoo baxday baaritaannadaas shakiga badan dhaliyay.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar 2 Askari Lagu Dilay Ka Fulisay Deegaanka Sabuun Ee Sh/dhexe.

0 Saturday September 08, 2018 - 10:11:43
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa markale weerar xooggan ku qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada dowladda Federaalka ee gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Duuliye Mareykan Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Wadanka Sacuudiga.

0 Saturday September 08, 2018 - 10:06:04
Wararka ka imaanaya wadanka Sacuudiga ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay ay kusoo dhacday meel ku dhow magaalada caasimadda ah ee Riyaadh.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha Bartire oo Ugaas Dooratay.

0 Thursday September 06, 2018 - 16:35:54
Beesha Bartire oo kamid ah qabaa'ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

Read More »

Cabdi ileey Oo la sheegay in uu Ku Xanuunsanyahay Xabsi Kuyaal Magaalada Addis Ababa.

0 Thursday September 06, 2018 - 15:24:54
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda caafimaad ee uu ku suganyahay hoggaamiyihii hore ee maamulka Jigjiga ee wada shaqeynta lalahaa Xabashida Itoobiya.

Read More »

Sidee Al Shabaab Ugu Suurtagashay in Lix Bilood Gudahood Ay Fuliso 418 Weerar? [Warbixin].

0 Thursday September 06, 2018 - 15:03:07
Shabakad lagu magacaabo LONG WAR JOURNAL oo ka faalloota arrimaha dagaallada, fadhigeeduna yahay dalka Mareykanka ayaa daraasad kooban ka sameysay weerarada ay fulisay Xarakada Al-Shabaab muddo lix bilood gudahood ah oo ka bilaabaneysa October 2017 ilaa April 2018.

Read More »

Farmaajo Oo Heshiis lasaxiiday Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea.

0 Thursday September 06, 2018 - 08:21:29
Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea waxaa xalay lagu saxiixay heshiis lagu sheegay iskaashi oo dhaxmaray sedax hoggaamiye.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka DF-ka Oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Thursday September 06, 2018 - 07:19:53
Xoogag hubeysan ayaa markale mid kamida saraakiisha dowladda Federaalka ku dilay gudaha magaalada Muqdisho waqti dilalka qorshaysan ay kusii xoogeysanayaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo Video: Jawaasiistii Dishay Hoggaamiyaashii Al Qaacidada Jaziiradda Carabta Oo Gacanta Lagu Dhigay Asraar Badana Kashifay.

0 Wednesday September 05, 2018 - 20:23:18
Mu'asasada Almalaaxim oo ah garabka warbaahineed ee Ururka Al Qaacidada Jaziradda Carabta ayaa faafisay maaddo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo tiro Jawaasiis halis ah oo hoggaamiyaal badan laayay.

Read More »

Maamulka Yahuudda Oo Sheegay in Dad Muslimiin Ah Uu Ku Xasuuqay Suuriya.

0 Wednesday September 05, 2018 - 19:54:09
Maamulka Yuhuuda ayaa markii ugu horreeyey ka dhawaajiyey in 200 oo weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen gudaha wadanka Suuriya labadii sano ee lasoo dhaafay.

Read More »

R/wasaaraha Itoobiya Oo Farmaajo iyo Afwerki Ku Kulmiyay Magaalada Asmara.

0 Wednesday September 05, 2018 - 11:36:39
Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea waxaa maanta ka furmaya kulan u dhaxeeya sedax hoggaamiye kaas oo looga hadlayo isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay geeska qaaradda Afrika.

Read More »

Keating Kadib Q.Midoobe Oo Wakiil Cusub Usoo Magacaabaysa Soomaaliya.

0 Wednesday September 05, 2018 - 11:04:40
Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa lafilayaa in dhowaan ay Wakiil cusub usoo magacaawdo gummeysiga dowladaha shisheeye ku hayaan dalka Soomaaliya.

Read More »

Dagaal Lagu Wiiqay Ciidamada Dowladda Oo Ka Dhacay Degmada Qoryooleey Sh/Hoose.

0 Wednesday September 05, 2018 - 10:42:50
Dagaallo ayaa dib ugasoo cusboonaaday magaalada Qoryooleey oo kamid ah magaalooyinka ku jira gacanta ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Xeer Ilaalinta Dowladda Sacuudiga Oo soo jeedisay in la dilo Sheekh Salmaan Al-cowda

0 Wednesday September 05, 2018 - 09:48:40
Wararka ka imaanaya dhulka Xarameynka ee maamulka Aala-Sucuud uu ka arrimiyo waxay sheegayaan iney billaabatay in si qarsoodi ah maxkamado loo soo taago culimada ugu caansan ee dhawaanahan lagu xiray xabsiyada maamulkaas.

Read More »

Askar iyo Saraakiil Katirsan Dowladda FS Oo Ku Dhintay Weeraro Ka Dhacay Muqdisho.

0 Tuesday September 04, 2018 - 20:45:50
Weeraro qorshaysan oo lagu dilay askar iyo saraakiil katirsan dowladda Federaalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan degmooyinka magaalada Muqdisho.

Read More »

Weerar Bambaano Oo Lagu Qaaday Afaafka Hore ee Dhisamaha Safaaradda Mareykanka Ee Al Qaahira.

0 Tuesday September 04, 2018 - 20:36:54
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in Bambaano lagu weeraray afaafka hore ee dhismaha safaaradda Mareykanka ee magaalada Al Qaahira.

Read More »

Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi laga Duubay Dagaalyahankii Fuliyay Weerarkii Xarunta Degmada Howlwadaag.

0 Tuesday September 04, 2018 - 14:37:29
C/qaadir Cabdullaahi Xaaji Maxamed oo ku magac dheer Malaaq ama Layaali wuxuu ka dhashay Beesha Leysaan ee degta Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Taliban Oo Iclaamisay Geerida Sheekh Jalaaludiin Xaqaani.

0 Tuesday September 04, 2018 - 12:27:40
Bayaan kasoo baxay Imaarada islaamiga ee Afqhanistan laguna faafiyay baraha internetka ayaa lagu iclaamiyay geerida mid kamid ah hoggaamiyaasha rug cadaaga ee jihaadka ka socda caalamka islaamka.

Read More »

Saldhigyada Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Ee Degmada Diinsoor Oo Weerar Lagu Miray.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:39:28
Dagaallo culus ayaa markale dib uga qarxay mid kamida degmooyinka gobolka Baay ee ku jira gacanta ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Qowsaarrada Gummeysiga Oo Kulan Ka Dhan Ah DF Uga Furmay Magaalada Kismaayo.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:38:32
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka furmay shir ay leeyihiin hoggaamiyaasha maamul goboleedyada gummeysiga la shaqeeya ee kajira dalka Soomaaliya.

Read More »

Dagaallo 50 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Caasimadda Wadanka Liibiya.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:37:32
Dagaallo lagu hoobtay ayaa wali kasii socda wadanka Liibiya ee dhaca Manidqadda Maqribul islaami ee waqooyiga qaaradda afrika.

Read More »

Cudurka Daacuunka Oo Dad Ku Laayay Koonfurta Dalka Ciraaq.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:34:30
Wadanka Ciraaq waxaa markale dib uga bilaawday kacdoonnada ay dhigayaan dadka shiicada ah ee xoogga ku heysta talada wadanka waxaana barbar socda xiisado siyaasadeed oo u dhaxeeya siyaasiyiin iiraan iyo mareykanka gacan saarka laleh.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Sarkaal Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Ex.Control Afgooye.

0 Monday September 03, 2018 - 21:21:20
Sarkaal sare oo katirsan wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ayaa si xun ugu dhaawacmay qarax lagula beegsaday xaafadda Ex-koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Kenya Oo Sheegtay in Gaadiid Ay Kasoo iibsatay Dowladda Shiinaha Ay Al Shabaab Qaraxyo Ku Burburisay [Warbixin].

0 Monday September 03, 2018 - 17:18:31
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in qaraxyada miinooyinka ee Al Shabaab lagu burburiyey dhammaan gaadiidkii gaashaamnaa ee sanaddii 2016 loo soo iibiyey ciidamada Police-ka ee dalkaasi.

Read More »

Dhageyso Warbixin: Xasan Cali Khayre Oo Xaaqay Saxarada Ciidamada Shisheeye.

0 Monday September 03, 2018 - 17:16:31
Ciidamada shisheeye ee dalka gumeysiga ku jooga ayaa meelaha qar iskood uga guura halka meelaha qaarna xarakada mujaahidiinta alshabaab qori caaradii uga kiciso.

Read More »

Isbitaal dadka Lacag La'aan Ku Daaweynaya oo laga Furay Magaalada Ceelbuur

0 Monday September 03, 2018 - 08:49:07
Munaasabad ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa xarigga looga jiray isbitaal cusub oo ay magaaladu yeelanayso.

Read More »

Weerar Ciidamo looga Dilay Maamulka 'Koonfur Galbeed' Oo Ka Dhacay Gobolka Baay.

0 Monday September 03, 2018 - 07:45:36
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa weerar jidgal ah ku dilay maleeshiyaad daacad u ahaa ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku jooga gobollada Bay iyo Bakool.

Read More »

Sidee Caruurteena ugu Tarbiyeyn karnaa Tarbiyo wanaagsan? (Akhriso+Dhagayso)

0 Monday September 03, 2018 - 07:22:42
Qoyska muslimka ah waxaa lagu tiriyaa aas-aaska bulshada muslimiinta, waxaana wanaagiisa uu ka dhiganyahay umadda oo hagaagta, kuna tallaabsata horumar dhanka diinta iyo aduunyada intuba.

Read More »

Sarkaal iyo Askari ilaala u ahaa Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Sunday September 02, 2018 - 19:03:10
Rag hubeysan ayaa maanta gelinkii dambe gudaha Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsan ciidamada Canshuur qaadista dowladda Federaalka iyo Askari ilaala u ahaa.

Read More »

Qiso Yaab Leh: Carruur Budad Ku Hubeysan oo Go'doon Galiyay General Caanood!.

0 Sunday September 02, 2018 - 18:29:49
Afar kamid ah carruurta ku dhaqan magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa sameeyay qiso yaab leh oo dadkii arkay aad uga qoslisay.

Read More »

Taliban Oo Diyaarad Dagaal Kusoo Ridday Waqooyiga Afghanistan.

0 Sunday September 02, 2018 - 18:07:55
Wararka ka imaanayo wadanka afghanistan ayaa sheegaya in diyaarad Helicopter ah oo isbaheysiga NATO ay lahaayeen ay ku burburtay qeybo kamid ah wilaayada Balakh ee dhacda woqooyiga dalka Afghanistaan, halkaasna ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen askar isugu jirtay American iyo kuwa dowladda

Read More »