WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

WARBIXIN: Askari Kasoo Bad Baaday Weerarkii Ceel-Cadde oo Sheegay in 210 Askari Kenyaan ah ay Noqdeen Kuwa La dilay iyo Kuwa Al Shabaab Ugacan Galay.

0 Monday January 16, 2017 - 11:38:31
Journaalka caanka ah ee la yiraahdo Standard ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa soo daabacay warbixin uu cinwaan kaga dhigay "Qisooyinka aan la warinin ee Xasuuqii Ciidamada Kenya" taas oo lagu soo gudbinayey caddeymaha iyo marag-furka ay bixiyeen askartii fara ku tiriska ahaa ee ka soo firxatay…

Read More »

Qoraal+Dhageysi: Salagle Magaalo Sedax Arrin Kala gooni Ah Magaalooyinka Kale Ee Dalka Soomaaliya.

0 Saturday January 07, 2017 - 10:09:57
Magaalada Salagle waxay katirsan gobolka Jubbada dhexe ee Koonfur galbeed dalka Soomaaliya waa magaalo sheeg sheegeeda iyo magaceeda uusan ku badnayn qalabka warbaahinta balse waa magaalo weyn.

Read More »

Daawo: Xarakada Al Shabaab Maka Qeyb galaysaa Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ee Soo socda? Su'aashaas Waxaa Ka Jawaabaya Sheekh Cali Dheere.

0 Friday January 06, 2017 - 08:26:57
Shabakadda Dalsoor ee wararka ku faafisa Baraha Internet-ka ayaa Wareysi dhinacya badan taabanaya oo ay la yeelatay Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab wuxuu uga hadlay arrimo xasaasi ah.

Read More »

Sawirro+Faah Faahin: 30 Qof oo isugu Jira Askar iyo Saraakiil Katirsan Q.Midoobe iyo AMISOM oo Lagu Dilay Weeraradii Hotel Peace.

0 Monday January 02, 2017 - 18:40:12
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro xooggan oo maanta ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.

Read More »

WARBIXIN: 10 Sanadood Kadib Duullaanka AMISOM Ee Soomaaliya Maxaa uqabsoomay?

0 Monday January 02, 2017 - 09:50:07
Horraantii sanaddii 2007 ayay ciidamada shisheeyaha AMISOM cagta soo dhigeen ciidda Soomaaliya oo xiligaasi ay ka socdeen dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo xoogagii halganka kujiray.

Read More »

Warbixin: Weerarada Kusii Xoogeysanaya Mudisho iyo duleedkeeda Saameyn intee la Eg Ayay ku Yeelan Karaan Doorashooyinka Dowladda Federaalka?.

0 Monday December 12, 2016 - 08:20:13
Howlgallada Jihaadiga ah ee Xarakada Al Shabaab ayaa kusii xoogeysanaya magaalooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo: Alkata'ib oo Soo Saartay Video Cusub oo Lagusoo Bandhigayo Jaajuus u Shaqeynayay Dowladaha Mareykanka iyo Rwanda,

0 Visits: 15104 | Monday November 21, 2016 - 09:41:08
Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybta 7-aad ee silsiladda هم العدو فاحذرهم oo lagusoo bandhigo kooxaha Jawaasiista ah ee Mareykanka iyo xulufadiisa ku gacan siiya dilka Hoggaamiyaasha Jihaadka Soomaaliya.

Read More »

Video+Sawirro: Telefeshinka Al-Jazeera oo warbixin ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab.

0 Visits: 11950 | Sunday November 20, 2016 - 13:39:56
Tv-ga Aljazeera ee saldhiggiisu yahay dalka Qatar ayaa warbixin sawirro wadata ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab kuwaas oo in dhawaanba fulinayay weerarro dhiig badan uu ku daatay oo lagu qaaday saldhigyo waaweyn oo ay leeyihiin Ciidamada Shisheeye ee jooga Soomaaliya.

Read More »

WARBIXIN: Ma kala burburayaa Isbaheysiga la dagaallamaya Al-Shabaab?

0 Monday October 31, 2016 - 09:57:30
Waxa loogu yeero Beesha caalamka ayaa jawaab celinno kala duwan ka bixisay dib usoo laabashada ballaaran ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin dalka Soomaaliya iyo dib ugurashada ciidamada shisheeye.

Read More »

Daawo: Maxaa loola Jeedaa Kalimadda 'Gender' Ee Ku Qoran Baasaboorka Soomaaliga? By Jamaal Cismaan

0 Saturday October 29, 2016 - 13:08:08
Duullaanka Baaxadda leh ee lagusoo qaaday dalka Soomaaliya wuxuu jiridda ka galay dhammaan qiyamka ay leedahay umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah.

Read More »

Akhriso:Hoggaamiye Mujaahid Waayeel Ah oo isagoo Sooman Ay Duqeyn Ku Dishay Dowladda Mareykanka.

0 Saturday October 08, 2016 - 11:03:28
Mu'asasada Al-Bunyaan oo ah garabka warbaahineed ee Jamaacada Jihaadiga Jabhadda Fatxu-Shaam ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeediyay Sheekh Abuu Cabdalla Al-Shaami.

Read More »

Xaluulasho Kadib Ictisaam oo Ugu Dambeyntii U Hoyday Gudcurkii Kufriga W/Q Warfaa Kheyrdoon

0 Tuesday October 04, 2016 - 18:55:27
Maalinba maalinta ka dambeysa Wadaada xumayaasha soomaalida ee la shaqeeya shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay ayaa lasoo baxaya waji cusub kadib sanado ay umadda maaweelinayeen.

Read More »

DAAWO Sawirada: Ganiimadii Lagu Soo Furtay Dagaalkii Haameey Oo La Soo Bandhigay.

0 Visits: 13887 | Sunday September 25, 2016 - 12:51:21
Meydadka ciidamo Kenyaati ah oo lagu laayey weerar Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Haameey ee gobolka NFD ayaa lagu soo bandhigay degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

Read More »

Dhageyso+Akhriso: Ciidamada AMISOM oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Deegaanka Waaya-Arag Ee Gobolka Sh/hoose.

0 Tuesday September 20, 2016 - 11:19:58
Warara dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq ay ciidamada shisheeyaha AMISOM ka geysteen deegaan katirsan gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo: Neef Lo' ah oo Markii la Gowracay Si Qumaati ah u istaagay Ayaa ka Yaabiyay Malaayiin Qof.

0 Monday September 19, 2016 - 09:57:12
Waxay aheyd arrin la yaab iyo fajac ku noqotay malaayiin qof oo ku nool caalamka dushiisa kadib markii neef lo' ah oo la gowracay uu lugihiisa ku istaagay uuna ka dhaqaaqay kawaankii lagu gowracay.

Read More »

Faah Faahin:Weerarkii Lagu Dilay Jeneraal Goobaanle iyo Saameynta Uu Ku Yeelan Karo Melleteriga Dowladda Federaalka.

0 Sunday September 18, 2016 - 17:07:01
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar istish-haadi ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo lagu dilay Mas'uul sare oo katirsan dowladda Federaalka ee la shaqeysa shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Warbixin Kasoo Baxday Q.Midoobe oo Dowladda Federaalka Ku Eedaysay Caburinta Saxaafadda iyo Tacdiibinta Maxaabiista.

0 Wednesday September 07, 2016 - 09:39:27
Warbixin rasmi ah oo kasoo baxday Q.Midoobe ayaa lagu sheegay in xuriyadda Saxaafadda Soomaaliya ay gabi ka laalaado iyadoona ay walaac ka muujisay in caburinta ay dowladda Federaalka ku heyso saxafiyiinta.

Read More »

WARBIXIN:Yaa Ku Faa'iidaya Yaase Ku Khasaaraya Xayiraadda Maamulka Puntland Kusoo Rogay Gaadiidka Badeecadaha Ganacsiga Ka Daabula Koonfurta Soomaaliya?

0 Tuesday September 06, 2016 - 09:07:38
Wali waxaa hakad ku jira gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha gobollada dhaca Koonfurta Soomaaliya iyo gobollada waqooyi Bari illaa iyo W/galbeed Soomaaliya.

Read More »

Daawo: Xoogag Katirsan Jihaadiyiinta Suuriya oo Markii ugu horreysay Duqeyn U Adeegsaday diyaarad duuliye la'aan ah "Drone".

0 Saturday September 03, 2016 - 21:04:15
Jamaacada Jundul Aqsa ee ka tirsan Jamaacaatka Jihaadiga ee ka dagaallama dalka Suuriya ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay Vedio Muuqaal ah oo muujinaya duqeyn loo adeegsaday diyaarad duuliye la'aan ah oo ay ku garaaceen fariisimo ay leeyihiin Ciidamada Bashaar Al-Asad oo kuyaalla baadiyaha…

Read More »

Laba Sanadood oo Kasoo Wareegtay Dilkii Sh.Abuu Zubeyr, iyo Hal Sano oo Kasoo Wareegtay Dagaalkii Degmada Janaale WARBIXIN.

0 Thursday September 01, 2016 - 13:30:55
Labada sanadood oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii dowladda Mareykanka ay duqeyn dhanka cirka ah ku dishay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii hore ee Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Daawo Video:Taliban oo Miino dhulka lagu aasay ku Burburisay Diyaarad Dagaal.

0 Thursday September 01, 2016 - 09:10:37
Xarakada Islaamiga Taliban ayaa markii ugu horraysay qarax miino ku burburisay mid kamida diyaaradaha dagaalka isbaheysiga NATO ee dalka Afghanistan ku duulay.

Read More »

Daawo: Aaladda Robot-ka oo loo Bedelay Qowsaar ilaaliya Xoolaha Nool Mar qura ayuu Geel Jire iyo Beer Fale Noqon karaa.

0 Monday August 29, 2016 - 20:26:38
Khubaro ku takhasusay arrimaha Tignoolijiyada oo u dhashay wadanka Australia ayaa hindisay wadiiqo cusub oo lagu hormarinayo tacabka beeraha iyo dhaqashada xoolaha nool.

Read More »

Samatar Ma Ahayn Dabadhilif Laakiin Dabadhilif Baa Duugtiisa Xaadiray!! WQ: Suldaan Cabdul Majiid (VIDEO).

0 Saturday August 27, 2016 - 08:35:17
Inkastoo taariikhda Halganka iyo wanaagii uu dalkiisa gaarsiiyey aanan halkan lagu soo koobi karin, hadana Gen. Maxamed Cali Samater waxaa sharaf iyo qiimo ugu filan in uu ahaa halyeeygii sanka dhulka ugu jiiday dowladaha cadowga ee jaarka nala ah, soona celiyey Jig-jiga iyo magaalooyinkeenii Soomali-Galbeed.

Read More »

AKHRISO: Bayaan Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Maamulka Shabakadda Warbaahinta SomaliMeMo.

0 Visits: 8284 | Friday August 26, 2016 - 08:59:49
Maamulka Shabakadda Warbaahinta SomaliMeMo ayaa Bayaan Muhiim ah kasoo saaray howsha warbaahineed oo ay shabakaddu u heyso bulshada soomaaliyeed.

Read More »

Vedio+Sawirro: Islaamiyiinta JF Shaam oo Hubkii Ugu Badnaa ka Furtay Ciidanka Dowladda Suuriya.

0 Tuesday August 09, 2016 - 17:49:44
Xoogaga Islaamiga Jabhadda Fatxu Shaam ayaa ku dhawaaqay xamlo Hor leh oo lagu xureynayo Gebi ahaanba magaalada Xalab ee wadanka Suuriya.

Read More »

Howllihii shaqo ee Dekadda Muqdisho oo Hakad Kujira Kadib markii Dowladda Turkiga ay awaamir hor leh kusoo rogtay ganacsatada Soomaaliyeed.

0 Tuesday August 09, 2016 - 07:59:54
Haba yaraatee wax shaqa ah kama socdaan dekadda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya kadib markii shirkad shisheeye oo Turkiga laga leeyahay ay awaamir adag kusoo rogtay ganacsatada.

Read More »

Daawo: Yuusuf Dabageed oo Sheegay in Askarta Jabuuti Ee Magaalada Beled Weyne ay isaga Dil Ugu Hanjabeen!

0 Wednesday July 27, 2016 - 12:46:48
Maamulka gobolka Hiiraan ugu magacaaban dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay goodis uga yimid askar iyo saraakiil katirsan ciidamada Jabuuti.

Read More »

Video+Warbixin: Shirarka Ururka Jaamacadda Carabto Go'aamo Aan Fulin Laheyn Muddo 70 Sanadood ah.

0 Tuesday July 26, 2016 - 17:10:28
Magaalada Nuwaakshood ee caasimadda Wadanka Muritaaniya waxaa lagusoo gaba gabeeyay shirkii sanadlaha ahaa ee Ururka dowladaha ku bahoobay jaamacadda carabta wareegiisa 27-aad.

Read More »

Daawo Video:Weerar Gaadiid Gaashaaman Looga Qabsaday Ciidanka Kenya oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afmadoow Ee Jubbada Hoose.

0 Visits: 11942 | Thursday July 14, 2016 - 12:23:29
Khasaara xooggana ayaa ciidanka Kenya kasoo gaaray weerar hubeysan oo bishii May,2016 ka dhacay duleedka magaalada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso+Akhriso:Amiirka Xarakada Al Shabaab oo Jeediyay Kalimad Muhiim ah Baaqna U diray Shacabka Soomaaliyeed.

0 Visits: 23691 | Tuesday July 12, 2016 - 12:23:00
Sida ay baahisay Mu'asasada Al-kata'ib Sheekh Abuu Cubeyda Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa Jeediyay kalimad muhiim ah oo ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya iyo guud ahaan bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Weerarkii Laanta-Buuro Fariin Ceynkee ah buu u dirayaa DF-ka iyo Beesha Caalamka? W/D Warfaa Kheyrdoon.

0 Visits: 6010 | Tuesday July 12, 2016 - 08:50:45
Weerarkii Xooganaa ee shalay aroortii hore ka dhacay deegaanka Laanta-Buuro ee duleedka degmada Afgooye laguna dilay tobaneeyo Askari ayaa farriin cad u diraya dhammaan cadawga Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Faah Faahin:Weerar Gaadiid Badan looga Qabsaday ciidanka DF-ka oo ka dhacay Xerada Laanta-Buuro ee duleedka Muqdisho.

0 Visits: 8732 | Monday July 11, 2016 - 06:26:42
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday saldhig melleteri oo ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin duleedka degmada Afgooye.

Read More »

270 Qof oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Ugasoo Cusboonaaday Magaalada Jubba Ee Koonfurta Suudaan Warbixin.

0 Sunday July 10, 2016 - 19:45:10
Dagaallo lagu hoobtay ayaa markale dib uga qarxay magaalada Jubba ee xarunta wadanka Koonfurta Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

1-dii Luuliyo 56 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gumyesi Gashay Warbixin.

0 Saturday July 02, 2016 - 21:45:10
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa waxaa habeenkii hore laga xusay munaasabadda 1-da luuliyo, iyadoo uu madaxweyne Garguurte khudbadiisa ku sheegay in dalku xor yahay oo Soomaaliya meel wanaagsan mareyso.

Read More »

Faah Faahin:Sheekh Abuu Cabdalla oo loo magacaabay Waalliga Jubbooyinka.

0 Visits: 5632 | Saturday July 02, 2016 - 12:10:54
Wararka ka imaanaya Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ayaa sheegaya in isbadal dhanka maamulka ah laga sameeyay halkaas, taas oo qoyb ka ah isbadallo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Wilaayaatka Islaamiga ah ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya

Read More »