Warar Caalami Ah

Mid Kamida Gobollada Wadanka Ciraaq oo noqday Meesha Ugu Kulul Caalamka.

0 Sunday June 09, 2019 - 17:17:42
Gobolka Mesaan ee dhaca Koonfurta wadanka Ciraaq ayaa noqday gobolka ugu kulul caalamka kadib markii ay ku dhufteen dabeyllo kuleyl daran wata.

Read More »

Hoggaamiyaasha Dowladaha Carabta Oo xasaasi ah ku yeelanaya magaalada Makka.

0 Wednesday May 29, 2019 - 22:10:55
Waxaa magaalada Makka Al Mukarrama ee dhulka Xaraneynka kusii qulqulaya inta badan hoggaamiyaasha dawaaqiidda Carabta iyo kuwa kale ee ka jira caalamka Islaamka.

Read More »

Colaadda udhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan oo kusii xoogeysanaysa Bariga dhexe.

0 Tuesday May 21, 2019 - 21:50:49
Waxaa sare usii kacaya qulqulatooyinka ka dhaxtaagan dowladaha iiraan iyo Mareykanka ee ku saabsan awood raadsiga mandiqadda loo bixiyay bariga dhexe gaar ahaan wadamada loo yaqaan Khaliijka carabta.

Read More »

Talibaan oo la wareegtay Magaalo Muhiim ah oo katirsan Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday May 15, 2019 - 11:07:47
Ciidamada Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmo istiraatiiji ah oo dhacda bartamaha wadanka Afghanistan.

Read More »

Melleteriga iyo Kooxaha Kacdoonka oo Ku Heshiiyay dhismaha Dowladda soo socota.

0 Wednesday May 15, 2019 - 10:29:37
Dabaal degyo ayaa ka bilaawday wadanka Suudaan saacado kadib markii lagu dhawaaqay in heshiis buuxa laga gaaray qaabka wadanka loo maamulo sanadada soo socda.

Read More »

Maraakiib Shidaal oo lagu Weeraray Xeebaha Wadanka Imaaraatka Carabta.

0 Monday May 13, 2019 - 11:50:22
Jawaab celinno kala duwan ayaa laga bixiyay weerar lagu qaaday maraakiib shidaal sidday oo marayay biyaha Khaliijka gaar ahaan xeebaha wadanka isku tagga Imaaraatka Carabta.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo si yaab leh uga hadashay Khasaaraha ka dhashay gummaadka ay ka geysatay Caalamka islaamka.

0 Wednesday May 08, 2019 - 09:18:37
Warbixin cusub oo ay soo saartay wasaarada arrimaha Difaaca ee Mareykanka (The Pentagon) ayaa lagu sheegay in weerarada ciidamada Mareykanka ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2018-kii ka dhacay wadamada Ciraaq, Afghanistan, Suuriya iyo Soomaaliya lagu dilay ugu yaraan 120 ruux oo shacab ah, lagu dhaawacay…

Read More »

11 Shacab Ah oo ku Shahiiday duqeymo ay diyaaradaha Yahuudda ka geysteen Magaalada Qaza.

0 Sunday May 05, 2019 - 12:34:33
Ciidamada cirka maamulka Yahuudda ayaa sare uqaaday duqeymaha bahalnimo oo ay ka geysanayaan magaalada Qaza ee dhulalka Filasdiin.

Read More »

Malaayiin qof Suudaaniyiin ah oo dhigaya dibad baxyo ka dhan ah Melleteriga talada lawareegay.

0 Thursday May 02, 2019 - 11:34:14
Saacado kadib markii ay soo gaba gaboobeen wadahadalladii u dhaxeeyay hoggaamiyaasha shacabka kacdoonka ka wada wadanka suudaan iyo Saraakiisha melleteriga ee talada lawareegay ayaa la iclaamiyay dibad baxyo waaweyn oo ka dhan ah xukunka melleteriga wadanka lagusoo rogay.

Read More »

Donald Trump Oo Qorshaynaya in uu Liiska Argagaxisada ku daro Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

0 Wednesday May 01, 2019 - 06:57:41
Maamulka Donald Trump ayaa qorshaynaya in liiska waxa loogu yeero Argagaxisada uu ku daro Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo kajira inta badan dalalka Carabta gaar ahaan Masar.

Read More »

Wadahadalladii udhaxeeyay Mucaaradka iyo Golaha Melleteriga Suudaan oo Fashilmay.

0 Tuesday April 30, 2019 - 08:26:58
Waxaa fashil iyo guul darro kusoo idlaaday wadahadallo dhanka siyaasadda ah oo u dhaxeeyay Golaha Melleteriga KMG wadanka Suudaan iyo kooxaha kacdoonka wadahadalladaas oo lagu doonayay in xal loogu helo dhibaatada wadankaas ka taagan.

Read More »

Erdogaan Oo Reergalbeedka iyo Qaar kamid ah Dowladaha Carabta ku Eedeeyay in ay taageerayaan Khalifa Xaftar.

0 Sunday April 28, 2019 - 11:37:58
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso dagaalka lagula jiro dagaal ooge Khaliifa Xaftar ee ka socda Koonfurta waanka Liibiya.

Read More »

Nin Dad Muslimiin ah dili lahaa oo si lama filaan ah ufashilmay.

0 Saturday April 27, 2019 - 11:29:07
Ku dhawaad 10 qof American ah ayaa dhaawacantay kadib markii weerar gaari jiirsiin ah uu ka dhacay mid kamida gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

Read More »

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Kulan laqaatay Madaxweynaha Ruushka.

0 Thursday April 25, 2019 - 11:21:33
Kulankii ugu horreeyay ayay yeesheen Hoggaamiyaha dowladda Kuuriyada Waqooyi iyo madaxweynaha Ruushka oo labaduba ka biya diiddan siyaasadda Mareykanka.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Xukunno Daldalaad ah Ku Fulisay 37 Qof Mucaarad ah.

0 Tuesday April 23, 2019 - 19:57:25
Dowladda Sacuudiga ayaa xaqiijisay in xukunno daldalaad ah ay ku fulisay ku dhowaad 40 qof oo ay ku eedaysay in ay ku lug lahaayeen dambiyo ay ugu yeertay falal Argagaxiso.

Read More »

Dhimashada ka dhalatay Qaraxyadii Wadanka Sri Lanka oo 290 gaartay.

0 Monday April 22, 2019 - 16:35:36
Waxaa sii kordhaya khasaara dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weeraradii dhigga badan ku daatay ee shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee wadanka Sri Lanka.

Read More »

Weerar 156 Qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadanka Sri Lanka.

0 Sunday April 21, 2019 - 10:26:55
Tobanaan qof ayaa ku dhimatay silsillado qaraxyo ah oo lagu beegsaday magaalooyin katirsan wadanka Sri Lanka ee dhaca Koonfur Bari qaaradda Asia.

Read More »

Dagaallada Liibiya oo sii xoogeystay iyo Xaftar oo Saldhig laga qabsaday.

0 Thursday April 18, 2019 - 20:40:03
Waxaa sii xoogeystay dagaallada ka holcaya wadanka Liibiya ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika waxaana guuldarrooyin lakulmaya ciidamada dagaal Ooge Khaliifa Xaftar.

Read More »

Madaxweynihii Hore ee Dalka Peru oo Dhimasho ka door biday Xabsi daa'in.

0 Thursday April 18, 2019 - 09:03:59
Waxaa si lama filaan ah isku dilay madaxweynihii hore ee wadanka Peru oo kamid ah wadamada dhaca qaaradda Laatiin America.

Read More »

Al Bashiir oo loo dhaadhiciyay Xabsi kuyaal Magaalada Kharduum.

0 Wednesday April 17, 2019 - 10:23:43
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay Cumar Xasan Al Bashiir oo ahaa madaxweynihii hore ee wadankaasi oo Inqilaabka Melleteriga talada looga tuuray.

Read More »

Talibaan oo soo Bandhigtay Sawirrada Naftood Hurayaal Fuliyay Weerar Halyaynimo [Sawirro].

0 Tuesday April 16, 2019 - 11:39:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal istish-haadi ah oo ciidamada imaarada Islaamiga Afghanistan ay ka fuliyeen mid kamida gobollada uu ka holcayo dagaalka jihaadka ah ee wadanka Afghanistan.

Read More »

Sawirro: Kaniisadda Ugu Weyn Wadanka Faransiiska Oo Gubatay.

0 Tuesday April 16, 2019 - 07:14:02
Dab xooggan ayaa burburiyay mid kamida kaniisadaha ugu faca weyn qaaradda Yurub oo ay leeyihiin dadka Nasaarada ah ee ku badan qaaraddaasi.

Read More »

Taliban Oo Diyaarad B52 ah Mareykanka Ugasoo Ridday Koonfurta Afghanistan.

0 Wednesday April 10, 2019 - 10:57:15
Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa ku dhawaaqday in ay dhulka soo dhigay diyaarad dagaal oo uu leeyahay Melleteriga Mareykanka ee duullaanka gardarada ah ku jooga wadankaas muddo 18 sanadood ah.

Read More »

Dowladda Al Jazaa'ir oo yeelatay Madaxweyne Cusub oo KMG ah.

0 Tuesday April 09, 2019 - 20:07:24
Markii ugu horraysay labaatan sanadood kadib ayuu wadanka Aljazaa'ir yeeshay madaxweyne aan aheyn Cabdi caziiz Botafaliiqa oo wadanka soo maamulayay tan iyo sanaddii 1999-kii.

Read More »

Mareykanka Oo Xaqiijiyay in Sedax Askari looga dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Kaabuul.

0
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo American ah lagu dilay weerar naf hurnimo oo xoogaga Xarakada Jihaadiga Taliban ay ka fuliyeen meel ku dhow magaalada Kaabuul ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Pakistaan oo sheegtay in Hindiya ay qorshaysay weerar ka dhan ah dalkeeda.(Warbixin)

0 Monday April 08, 2019 - 20:21:35
Dowladda Bakistaan ayaa eedayn ujeedisay dalka dariska la ah ee Hindiya kaasi oo ay kala dhaxayso colaad muddo soo jirtay oo ku aadan lahaanshiyaha gobalka lagu muranyahay ee Kashmiir.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo ka baxay Liibiya iyo Xiftar oo foodda gelin la' Daraabulis.

0 Monday April 08, 2019 - 11:04:25
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Mareykanka ay isaga baxeen saldhig ay ku lahaayeen magaalada Daraabulis ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Dad Ku dhintay Dibad baxyo ka dhacay Caasimadda Wadanka Suudaan.

0 Sunday April 07, 2019 - 12:23:15
Dibad baxyo rabshado wata ayaa markale dib ugasoo cusboonaaday wadanka Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Ciidamada Khaliifa Xaftar oo lagu Jebiyay dagaal ka socda duleedka Caasimadda Liibiya.

0 Saturday April 06, 2019 - 20:32:30
Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay wadanka Liibiya oo ay ku loolamayaan dawaaqiid dabadhilifya ah oo mid walba uu doonayo in uu la wareego maamulka wadanka.

Read More »

Khaliifa Xiftar Oo Iclaamiyay Duullaan ay Maleeshiyaadkiisu ku qabsanayaan Caasimadda Liibiya.

0 Thursday April 04, 2019 - 12:32:37
Xiisada colaadeed ayaa lagasoo sheegayaa inta badan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Liibiya oo dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Dowladda Brunei Oo Sheegtay in ay Bilaabayso Tadbiiqinta Shareecada Islaamka iyo Reergalbeedka Oo Dhaleeceeyay [Warbixin].

0 Wednesday April 03, 2019 - 10:53:10
Hoggaamiyaha dowladda Brunei ayaa sheegay in uusan dhegna jalaq usiin doonin baaqyada uga imaanaya dowladaha reergalbeedka ee ka dalbanaya in uu joojiyo Tadbiiqinta shareecada islaamka oo maalinta berri ah ka bilaabanaysa dhammaan gobollada wadankaasi.

Read More »

Shacabka Wadanka Al Jazaa'ir Oo udabaal degaya iscasilaadda Botafaliiqa.

0 Wednesday April 03, 2019 - 09:09:04
Shacabka kacdoonka ka wada wadanka Al Jazaa'ir ayaa ku guuleystay in ay ridaan hoggaamiyihii faasidka ahaa ee wadankaas gacanta birta ah ku maamulayay labaatankii sanadood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Madaxweynaha Al Jazaa'ir Oo la sheegay in uu dhowaan iscasilayo.

0 Tuesday April 02, 2019 - 10:40:50
Wararka ka imaanaya wadanka Aljazaa'ir ayaa sheegaya in isbedello lagu sameeyay golaha xukuumadda wadankaas xilli lafilayo in isbedel dhanka maamulka ah uu dhaco.

Read More »

Kala Bar Hoggaamiyaasha Carabta Oo ka maqan Shirka Ururka Jaamacadda Ee Ka Furmay Wadanka Tuunis.

0 Sunday March 31, 2019 - 09:17:05
Wadanka Tuunis waxaa maanta ka furmay shirkii 30-aad ee hoggaamiyaasha Ururka isku magacaabay Jaamacadda Carabta.

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Afghanistan oo si dirqi ah uga badbaaday Weerar dil ah.

0 Sunday March 31, 2019 - 09:07:37
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar isku day dil ah uu ka badbaaday mas'uulka labaad ee ugu sarreeya xukuumadda dabadhilifka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Kaabuul.

Read More »