Keydka Sawirada

Sawirro: Gurmad la gaarsiiyay Boqolaal Qoys Oo Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Ee Duleedka Kismaayo.

0 Tuesday May 29, 2018 - 11:41:43
Hay'adda Al-ixsaan ee kheyriga ah iyo gudida gurmadka fataahadda wilaayada Jubbooyinka ayaa si wada jir ah gurmad u gaarsiiyayinka badan 300 oo qoys kuwaas oo ku saamoobay fatahaadda wabiga jubba.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Mara Kaneeco iyo Raashin Hor leh Oo Lagaarsiiyay Dadka Uu Ku Fatahay Wabiga Jubba.

0 Wednesday May 23, 2018 - 08:26:11
Gurmad hordhac ah ayaa wali kusii qulqulaya deegaannada ku teedsan Wabiga Jubba oo ay ka jiraan xaalado aad u adag.

Read More »

Sawirro: Gurmadkii Ugu Horreeyay oo gaaray Tuulooyin Uu Wabiga Jubba Ku fatahay.

0 Tuesday May 22, 2018 - 11:57:28
Kadib markii maalmihii ugu dambeeyay loo qaylo dhaaminayay dadka dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadda wabiga jubba, waxa shalay gallinkii dambe baxday doontii ugu horreysay oo waday gurmad isugu jiray bariis, sonkor, saliid, bacaha roobka iyo shandaruwooyinka kaneecada laga xirto.

Read More »

Sawirro+Codad:Fadlan Caawi Walaalahaaga Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Oo Xayawaanka kula Nool Geedaha Dushooda.

0 Monday May 21, 2018 - 16:41:25
Kumanaan qoys ayaa ku saamoobay Fatahaad uu Wabiga Jubba ka sameeyay gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose, biyaha wabiga ayaa xaaqay tobanaan tuulo.

Read More »

Sawirro: Xoogaga Mujaahidiinta Darna Oo Gaadiid Dagaal Ka Qabsaday Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

0 Thursday May 17, 2018 - 12:07:33
Ciidamada Difaaca Darnah wadanka Liibiya oo ah gole ay ku midoobeen dadka deegaanka iyo Golaha Shuurada Mujaahidiinta ayaa ka hor tegay dagaallo ay soo qaadeen Maleeshiyada Khaliif Xaftar, kuwaas ka dhacay Xaafadaha Al Thuhr iyo Xiilah oo dhaca koofurta Magaalada.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Buuraha Goolis.

0 Monday May 14, 2018 - 21:21:42
Mu'asasada Ak-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan.

Read More »

Video+Sawirro: Folkaanooyin Dab Ah Oo Ku Dhuftay Mid Kamida Gobollada Dalka Mareykanka.

0 Monday May 07, 2018 - 21:23:57
Wadanka Mareykanka wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in dhul gariir ballaaran oo foolkaano ah uu ku dhuftay mid kamida gobollada ugu waaweyn ee wadankaas waxaana socda barakac aad u xooggan.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Sawirro: Xaalada Beledweyne Oo Sii Xummaatay iyo Dad Ku Dhintay Fatahaadda Wabiga Shabelle.

0 Monday April 30, 2018 - 10:54:01
Magaalada Baladweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dhulkeena Soomaaliya ayaa waxaa ku dhuftay daadad ballaaran, kadib markii uu fatahay webiga Shabeelle oo mara qeyba kamid ah gobolkaas.

Read More »

Sawirro+Codad: Warshaddii Sokorta Mareereey iyo Halka Ay Ku Dambeysay.

0 Monday March 19, 2018 - 07:00:55
Mashruucii Sokorta warshadda Mareereey wuxuu kamid ahaa mashaariicda ugu dhaqaalaha badan dalka Soomaaliya oo Malaayiin qof ay shaqo ka heli jireen.

Read More »

Codad+ Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Howllo Indho Fiiqis Lacag la'aan Ah Ka Fulisay Degmada Jilib.

0 Friday February 23, 2018 - 10:50:40
Hay'adda Gargaarka Al Ixsaan ayaa howllo caafimaad lacag ka'aan ah ka fulisay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Read More »

Warbixin+Sawirro: Taliban Oo 70% Ku Firfircoon Dalka Afghanistan.

0 Wednesday February 07, 2018 - 20:59:40
Cilmi baaris ay sameysay shabakadda BBC ee dalka Ingiriiska laga leeyahay ayaa lagu ogaaday in Taliban ay ku firircoontahay dagaalka ayna si xowlli ah isku fidinayso.

Read More »

Sawirro+Codad: Kulan Dhexmaray Hoggaanka Al Shabaab iyo Beesha Abgaal.

0 Wednesday January 10, 2018 - 12:19:40
Shir Ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Beled Xaawo Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

0 Visits: 32130 | Thursday December 14, 2017 - 18:52:30
Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Howlgal weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

Read More »

Daawo Sawirro: Mareykanka oo Duqeyn Ku Burburiyay Gaari Khudaar Kasoo Daabulayay deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Tuesday December 12, 2017 - 19:49:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay diyaarad dagaal oo dowladda Mareykanka leedahay ay xalay ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/hoose ee dhaca Koonfurta Somaaliya.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Qeybta 3-aad Ee Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya.

0 Wednesday November 29, 2017 - 10:54:56
Walaalaha aynu jecelnahayow waxaan maanta qeybta 3-aad ee warbixinta (Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya) ku eegi doonnaa baadiyaha Sh/hoose, innagoo idiin soo gudbineyna warbixin aynu uga sheekeeneyno wixii aanu soo aragnay taasoo dabcan sawirro wadata.

Read More »

Daawo Sawirro: Barwaaqo Sooranka Baadiyaha Soomaaliya [Q.2aad].

0 Saturday November 25, 2017 - 12:13:16
qaar mid ah xoola dhaqatada ayaa ka warbixiyay barwaaqada ay haystaan maadaama xiligaani uu yahay mid ah aaran ah.

Read More »

Daawo SAWIRRO Barwaaqada ilqabadka leh ee kajirta Baadiyaha Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud.

0 Thursday November 23, 2017 - 09:24:34
Roobabka Xilliga Dayrta ayaa sanadkan si wanaagsan ugu hooray inta badan gobollada dalka Soomaaliya waxaana lagu jiraa xilli Barwaaqo ah.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buula Guduud Ee Jubbada Hoose.

0 Wednesday November 22, 2017 - 08:22:00
Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Sawirro: Qowmiyadda Orange Rimba Ee Dalka Indonesia Oo Diinta islaamka Qaadatay.

0 Saturday November 18, 2017 - 19:03:10
Wadanka Indonesia oo ay kunool yihiin muslimiinta ugu badan caalamka tiro ahaan ayaa lagasoo sheegayaan war farxad gelinaya muslimiinta kaasi oo ah in mid kamida qowmiyadaha ku dhaqan wadankaas ay diinta islaamka qaadatay.

Read More »

Sawirro: Baadarigii Ugu Horreeyay Oo Saudi Arabia Booqday 42 Sano Kadib.

0 Wednesday November 15, 2017 - 10:46:43
Iyadoo qeyb ka ah isbedelka horay loogu qaaday dhanka calmaaniyadda ayay xukuumadda Sacuudig waxay martiqaad rasmi ah u fidisay Baadariga Kaniisadda ugu weyn ee dad Nasaarada ah ku leeyihiin mandiqadda Bariga dhexe marka laga reebo wadanka Masar.

Read More »

Sawirro: Dad Shacab Ah Oo Ku Dhintay Duqeyn Diyaaradaha Mareykanka Ay Ka Geysteen Deegaan Katirsan Sh/Hoose.

0 Visits: 6921 | Sunday November 12, 2017 - 11:36:15
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in duqeyn ay geysatay diyaarad Drone ah ay ku dhinteen dad shacab ah.

Read More »

Daawo Sawirro: Sidaan Ayuu Dagaalku Uburburiyay Magaalada Marawi Ee Muslimiinta Filibiin Ay leeyihiin.

0 Visits: 5113 | Thursday October 26, 2017 - 14:45:42
Melleteriga Filibiin ayaa baabi'iyay mid kamida magaalooyinka ugu waaweyn wadanka Filibiin ahna caasimadda muslimiinta arrinkaas oo muujinaya cadaawadda gaamurtay ee dadka Kirishtaanka ah ay uqabaan dadka muslimiinta ah.

Read More »

Video+Sawirro: Duufaantii Ugu Weyneed Oo Ku Dhufatay Gobolka Florida Ee Wadanka Mareykanka.

0 Sunday September 10, 2017 - 17:43:06
Maamulayaasha wadanka Mareykanka ayaa sheegay in malaayiin qof laga daad gureeyay magaalooyinka ugu waaweyn gobolka Florida oo kamid ah gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

Read More »

Sawiro: Al Shabaab Oo Faafisay Hubkii iyo Gaadiidkii Ay Ku Qabsatay Dagaalkii Buula Gaduud.

0 Saturday September 09, 2017 - 16:16:30
Mu'asasada Alkata'ib garabka Warbaahineed Ee Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay sawirrada hubkii iyo Gaadiidkii dhowaan Ciidamada Jubballand looga qabsaday Dagaalkii Buula Gaduud.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Faafisay Filim Lagusoo Bandhigayo Weerarkii Golweyn iyo Weeraro kale Oo AMISOM Lala Beegsaday.

0 Visits: 26808 | Sunday September 03, 2017 - 16:39:13
Mu'asasada Warbaahineed ee Al-Kataa'ib ayaa baahisay Filim xiisa badan oo lagu soo bandhigayo Muhiimadda uu leeyahay dagaalka Xarbul-Cisaabaatka (Ku Dhufoo Ka Dhaqaaq) iyo miradhalka uu ka sameeyey shantii sano ee la soo dhaafay.

Read More »

Sawirro: Fantasyo Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Kuunyo Barroow Ee Sh/Hoose.

0 Saturday September 02, 2017 - 22:06:50
Salaadaha Ciida kadib markii la tukto waxaa Wilaayaadka Islaamiga intooda badan ka dhacay Ciyaaro iyo fantasyo ay dadku aad ugu farxeen, waxaana Fatansyahaas soo agaasimey makaatibta qaabilsan arimaha Dacwada.

Read More »

Daawo Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barroow Ee Gobolka Sh/Hoose?

0 Friday September 01, 2017 - 12:23:31
Degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga dabaal deggay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Read More »

Daawo Sawirro: Sidaan Ayay isku Bedeshay Magaalada 4-aad Ee Ugu Weyn Dalka Mareykanka!

0 Tuesday August 29, 2017 - 21:59:53
Malaayiin qof ayaa isaga barakacay magaalooyin katirsan gobolka Texas ee wadanka Mareykanka kadib duufaan wadata roobab iyo fatahaad.

Read More »

Sawirro: Ciidamo Mareykan Ah Oo 11 Qof Shacab Ah Ku Dilay Deegaanka Bariire Ee Duleedka Afgooye.

0 Friday August 25, 2017 - 14:12:51
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah ay Xasuuq daran ugeysteen dad shacab ah.

Read More »

Sawirro+Codad: Shacabkii Ciidamada Mareykanka Ay Ku Xasuuqeen Duleedka Degmada Kamsuuma Ee Gobolka Jubbada Hoose.

0 Thursday August 17, 2017 - 19:13:57
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xasuuq daran oo ciidamo Mareykan ah ay ka geysteen deegaan kala qeybiya degmooyinka Jilib iyo Kambuusa ee Gobollada Jubbooyinka.

Read More »

Sawirro: Saldhiggii Ciidamada AMISOM Ka Baxeen Ee Deegaanka Leego Sh/Hoose.

0 Monday August 07, 2017 - 19:11:56
Ciidamada Shisheeyaha AMISOM ayaa isaga baxay deegaanka Leego 4,Augst 2017 oo ku beegneed Jimcihii lasoo dhaafay.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab Oo Toogatay Mid Kamida Maxaabiistii Ciidanka Kenya Ee Lagu Qabtay Dagaalkii Ceel-Cadde.

0 Saturday August 05, 2017 - 22:11:22
Mu'asasada Al-kataa'ib, Garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay muuqaal video ah oo cinwaan looga dhigay "Xaqiiqda qaraar. Fariintii u dambeysay ee maxbuus lagu qabtay Ceel-Cadde oo uu dalkiisu dayacay".

Read More »

Daawo SAWIRRO: Warbaahinta Kenya Oo Sheegtay in Ciidamo Mareykan Ah iyo Kuwo Kenyan Ah Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

0 Monday July 31, 2017 - 22:18:51
Shabakad caan ah oo ka mid ah warbaahinada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Askari dhowr ah oo American ah iyo kuwa Kenyan loo maleynayo in ay ku dhinteen weerar dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku beegsadeen ciidamo huwan ah oo ku sugnaa duleedka Magaalada Kismaayo.

Read More »

DAAWO: Al-Kataa'ib Oo Filim Infographic Ah Ka Soo Saartay Khasaaraha Kenya Ka Soo Gaaray Duulaanka Soomaaliya Ee Galay Sanadkii 6-aad.

0 Sunday July 23, 2017 - 17:44:20
Mu'asasada Al-Kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa filim Infographic ah ka soo saartay qasaaraha Military, midka dhaqaale iyo midka nafeed ee Kenya ay kala kulantay Duulaankii ay ku soo qaaday Soomaaliya sanadkii 2011-kii.

Read More »