Wararka

Faah Faahin:Dagaallo Saacado Qaatay oo ka dhacay Duleedyada Magaalooyinka Waajid iyo Baydhabo.

0 Sunday July 13, 2014 - 07:00:21
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa dagaallo culus lagalay ciidamada Xabashida Itoobiya oo ku socdaalayay duleedka degmada Rabdhuurre.

Read More »

Xildhibaan Cali Nuur "Al Shabaab Waxay Madaxtooyada Ku Qaadeen Weerar Guuleystay" Dhageyso.

0 Sunday July 13, 2014 - 06:44:47
Hoggaanka Dowladda Federaalka ee la shaqeeya shisheeyaha kusoo duulay soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fashilmeen sugidda ammaanka xarumaha muhiimka u ah ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dilal iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.

0 Saturday July 12, 2014 - 23:04:34
Magaalada Muqdisho waxaa wali kasii socda dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhanka ah saraakiisha,askarta iyo madaxda dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:Kooxo Jawaasiis ah oo Magaalada Baraawe Lagu Dilay.

0 Saturday July 12, 2014 - 21:17:46
Fagaara kuyaal magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa galabta lagu toogtay laba nin Jawaasiis ah oo gacanta lagu dhigay iyagoo u basaasaya shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Duqeyn Culus oo lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee magaalada Baydhabo.

0 Saturday July 12, 2014 - 21:11:51
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in duqeyn culus ay ku socoto bartamaha magaalada Baydhabo oo ay xoog ku heystaan ciidamada xabashida Itoobiya.

Read More »

Daawo:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah oo Xureeyay Magaalada Al-Calam.

0 Saturday July 12, 2014 - 12:16:54
Mujaahidiinta dowladda islaamiga ah iyo xoogaga qabaa'illada ayaa wali kusii siqaya magaalada baqdaad ee xarunta u ah ciraaq oo larumeysanyahay in qabsashadeeda uu sababi doono dagaal malxamad ah.

Read More »

Sawiiro Murugo Leh Xasuuq Ba'an oo Ku Socda Shacabka Magaalada Qaza,Masar oo diiday in ay qaabisho Dhaawacyada Halista ah.

0 Saturday July 12, 2014 - 11:10:44
Ciidanka Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa wali sii wada gummaadka ka dhanka ah shacabka muslimiinta ee magaalada qaza ee Yahuudu gumeysato.

Read More »

Dhageyso:Beesha Dabarre oo 100 Halaad Diyo Ah Kala Wareegtay Eelay.

0 Saturday July 12, 2014 - 10:41:49
Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa beelaha Eelaay iyo Dabarre ukala wareejisay magta dad ay si xaqdarra ah isaga dileen.

Read More »

Ciidanka DF-ka oo Bililiqo Ugeystay Markab Dhawaan Ku Caariyay Xeebta Shabeelaha Dhexe.

0
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaad katirsan dowlada Federaalka ay bililiqeysteen Markab dhawaan kusoo caariyay xeebta gobolkaasi.

Read More »

Dagaal Beeleedyo Dad Badan Ku dhinteen oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

0 Saturday July 12, 2014 - 09:41:41
Ku dhawaad toban qof ayaa lagu dilay dagaal beeleed dib ugasoo cusboonaaday degeaanno hoos yimaad degmada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan.

Read More »

Dhageyso:Ciidanka Itoobiya oo Bilaabay in Ay Nolosha Ku Aasaan Shacabka Soomaaligalbeed.

0 Saturday July 12, 2014 - 08:43:24
Ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa xoojiyay gumaadka ay ku hayaan shacabka muslimiinta soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka soomaaligalbeed.

Read More »

Dhageyso:Somaliland oo Eedayn iyo Goodis Ujeedisay Dowladda Federaalka.

0 Saturday July 12, 2014 - 08:23:18
Maamulka isku magacaabay Somaliland ee ka arrimiyo gobollada dhaca waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa beeniyay war dhawaan kasoo yeeray dowladda Federaalka.

Read More »

Askar Lagu Dilay Weerar Gaadmo ah oo ka dhacay Duleedka Magaalada Jowhar.

0 Saturday July 12, 2014 - 07:29:04
Wararka ka imaanaya shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay markale ka dhacay deegaanno dhaca duleedka magaalada Jowhar.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Markale Lagu Qaaday Degmada Lamu Kenya.

0 Friday July 11, 2014 - 16:46:58
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar hor leh oo khasaara dhaliyay lagu qaaday gudaha wadanka Kenya xilli ammaanka wadankaasi faraha kasii baxayay bilihii lasoo dhaafay.

Read More »

Ciidamo Lagu Dilay Magaaada Baydhabo iyo Xiisado Kajira Degmadaasi.

0 Friday July 11, 2014 - 00:13:19
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha degmadaasi ku dileen maleeshiyaad amxaara kalkaal ah.

Read More »

Sarkaal Katirsan Dowadda Federaalka oo isku day dil ka badbaaday.

0 Thursday July 10, 2014 - 23:15:39
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta gelinkii dambe magaalada Muqdisho lagula eegtay sarkaal katirsan dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidanka Badda Al Shabaab oo Weeraro Ku Qaaday Jaziirado Ku Dhow Magaalada Kismaayo.

0 Thursday July 10, 2014 - 15:22:06
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa weeraro culus ku qaaday maleeshiyaad taabacsan Axmed Madoobe oo ku sugan badda gudaheeda.

Read More »

Faah Faahin:Markab Kenya Laga Leeyahay oo Ku Caariyay Xeebta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

0 Thursday July 10, 2014 - 12:30:37
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in markab ganacsi uu ku caariyay deegaanno hoos yimaad wilaayada shabeelaha dhexe.

Read More »

Midowga Afrika oo Wakiil Cusub Usoo Magacaabay Hoggaaminta AMISOM.

0 Thursday July 10, 2014 - 12:03:41
Ururka midowga Afrika ayaa madaxa AMISOM ee Soomaaliya u magacaabay siyaasi u dhashay wadanka Niger oo kamid ah wamada dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Sawirro:6 Qof Oo lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Dalka Mareykanka.

0 Thursday July 10, 2014 - 10:12:01
Booliska Mareykanka ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof ay ku geeriyoodeen weerar hubsan oo ka dhacay gobolka TEXAS oo kamid ah gobollada ugu weyn wadankaasi.

Read More »

Mid Kamida Guddoomiye Waaxeedyada Degmada Yaaqshiid oo Suuq Bacaad Lagu Dilay.

0 Thursday July 10, 2014 - 10:12:01
Magaalada Muqdisho weli waxaa kasii socda dilalka ka dhanka ah saraakiisha dowladda Federaalka xilli Al Shabaab ay ka dhabaysay goodiskeedi ahaa in Weerarada la kordhinayo inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Read More »

Daawo:Ku Dhawaad 100 Qof oo Lagu Xasuuqay Duullaanka Yahuudda Ee Magaalada Qaza.

0 Thursday July 10, 2014 - 09:40:31
Wararka ka imaanaya magaalada Qaza ee dhulalka filasdiin ayaa sheegaya in Yahuudda sahyuuniyadda ay kordhisay gummaadka ka dhanka ah muslimiinta.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Dheere oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Madaxtooyo.

0 Wednesday July 09, 2014 - 13:57:31
Shir Jaraa'id oo uu goordhaw qabtay Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere ayuu ku faah faahiyay howlgalkii ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ay xalay ka fuliyeen madaxtooyada.

Read More »

Garsoore Katirsanaa Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Dharkeynleey Lagu Dilay iyo Ciidan lagu Gedaamay Villa Somalia.

0 Wednesday July 09, 2014 - 10:46:47
Wararka ka imaanaya degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in degmadaasi lagu dilay sarkaal katirsanaa maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo:Yahuudda oo Xasuuq Bahalnimo Ah Ka Geysatay Magaalada Qaza.

0 Wednesday July 09, 2014 - 10:25:02
Maalintii 2-aad oo xariir ah ayay shacabka muslimiinta magaalada ku socdaan duqeymo cudwaani ah oo uga imaanaya Yahuudda sahyuuniyadda xaaqidiinta ah.

Read More »

Xoogag Islaami Ah oo 17 Askar Yugaandheys ah Ku Dilay Weerar Ka Dhacay Koonfurta Wadankaasi.

0 Wednesday July 09, 2014 - 09:36:59
Wararka ka imaanaya wadanka Uganda ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu laayay askar iyo saraakiil meleteriga katirsan.

Read More »

Taliyaashii Sirdoonka iyo Booliska oo Xilka qaadis lagu Sameeyay iyo Khaliif Ereg oo Wasiirka Ammaanka loo Magacaabay.

0 Wednesday July 09, 2014 - 08:53:39
Hoggaamiyaha DF-ka ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyaashii ugu sarreeyay ciidamada ammaanka kadib weerarkii guuleystay ee xarakada Al Shabaab Madaxtooyada ka fulisay.

Read More »

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo Dib Ula Wareegay Madaxtooyada Kadib Qabsashadii Al Shabaab.

0 Wednesday July 09, 2014 - 08:39:28
Kadib Lix saacadood xariir ah oo ay dagaallo culus ka socdeen dhismaha madaxtooyada magaalada Muqdisho ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa DF-ka dib ula wareegeen dhismayaasha gurigaasi.

Read More »

Col.Caseyr iyo Saraakiil Katirsanaa Sirdoonka Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Wednesday July 09, 2014 - 01:10:38
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilal qorshaysan markale caawa ka dhaceen xaafado katirsan gobolka Banaadir.

Read More »

Dhageyso:Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Weerarkii Lagu Qaaday Madaxtooyada Dhageyso.

0 Wednesday July 09, 2014 - 01:10:38
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee caawa ka dhacay Villa Somalia.

Read More »

Abuu Muscab oo sheegay in ay qabsadeen dhismayaal Katirsan Villa Somalia iyo Xasan Sheekh oo Xalane loola Cararay.

0 Tuesday July 08, 2014 - 22:57:59
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku dhawaaqday in ay lawareegtay gacan ku heynta qasriga madaxtooyada dowladda Federaalka magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaal Ka Bilaawday Guriga R/Wasaaraha iyo Nalalkii Villa Somalia oo Ladamiyay.

0 Visits: 5199 | Tuesday July 08, 2014 - 20:13:42
Dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday magaalada Muqdisho ayaa ku fidiyay dhismayaal hor leh oo katirsan madaxtooyada.

Read More »

Dagaalkii Madaxtooyo oo Xoogeystay iyo Mujaahidiinta oo qabsaday Dhismayaal.

0 Visits: 3939 | Tuesday July 08, 2014 - 19:53:16
Waxaa sii xoogeystay dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday waddooyinka soo gala madaxtooyada Villa Somalia kadibna kusii fiday gudaha madaxtooyada.

Read More »

Dagaal Culus oo ka socda Villa Somalia iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

0 Tuesday July 08, 2014 - 19:10:49
Rasaas xooggan in qaraxyo ayaa laga maqlayaa gudaha madaxtooyada Villa Somalia oo saldhig weyn u ah madaxda Dowladda Federaalka

Read More »

Weerar Hor-leh oo Lamu Kenya ka dhacay iyo Qarax Lala Eegtay goob Lagu Caweeyo Degmada Wajeer.

0 Tuesday July 08, 2014 - 15:18:23
Wadanka Kenya wali waxaa kasii socda weerarada ka dhanka ah ciidanka Kenya iyo muwaadiniinta nasaarada Kenyaatiga ah ee wiilashooda usoo diray soomaaliya.

Read More »