Wararka

Madaxweynihii Jamhuuriyadda Donetsk Oo Qarax Lagu Dilay.

0 Sunday September 02, 2018 - 07:23:25
Wadanka Ukraine Warar la helayo ayaa sheegaya in Hogaamiye sare oo ahaa mucaarad gacan saar laleh dowlada Ruushka, sameystayna Jamhuuriyad isaga u gaar ah oo ka go'day dalka Ukraine lagu dilay bartamaha magaalada Donetsk, kadib markii qarax miino lagula eegtay goob maqaayad ah oo uu ka cunteynayey.

Read More »

Dagaallo Saacado Qaatay Oo Ciidamada Itoobiya Ku Qabsaday Deegaanno Katirsan Gobolka Gedo.

0 Sunday September 02, 2018 - 06:38:10
Dagaallo ayaa dib uga qarxay deegaanno katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Sh/Hoose Oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

0 Sunday September 02, 2018 - 05:58:48
Mas'uu sare oo katirsn maamulka Sh/hoose uqaabilsan dowladda Federaalka ayaa ka badbaaday isku dil kadib qarax lala eegtay gaarigiisa.

Read More »

4 Sanadood Kadib dilkii Sh.Abuu Zubeyr Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda Maka harsadeen Weerarada Al Shabaab? [Warbixin].

0 Saturday September 01, 2018 - 12:15:29
Afar sanadood oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii dowladda Mareykanka ay duqeyn dhanka cirka ah ku dishay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii hore ee Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Ciidamo Itoobiyaan iyo Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Qarxiyay Garbahaareey iyo Buula Burde.

0 Saturday September 01, 2018 - 12:14:29
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lagu weeraray ciidamo katirsan AMISOM.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Sheegtay in Askar iyo Saraakiil Ay Ku Dishay Dagaalkii Afgooye.

0 Friday August 31, 2018 - 19:35:13
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay duleedka magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada Xarakada Al Shabaab iyo maleeshiyaad katirsan DF-ka oo ay taageerayaan ciidamada AMISOM.

Read More »

Dhageyso:Diirada jimcaha oo looga hadlay Mowduuc muhiim ah.

0 Friday August 31, 2018 - 19:02:22
Barnaamijka diirada jimcaha ee todobaadlaha ah ayaa waxaa maanta looga hadlay isbadalada ka socda Dalka Itoobiya iyadoo la is dul istaagay dhulka Soomaali galbeed ee ku jira gacanta Itoobiya.

Read More »

Muxuu Salka Ku Hayay Socdaalkii R/wasaaraha Ingiriiska Ee Dalka Kenya.

0 Friday August 31, 2018 - 13:53:00
Ra'isul wazaaraha dowladda Ingiriiska haweeneyda lagu magacaabo Teriisa May ayaa shalay oo khamiis aheyd booqasho ku tagtay dalka Kenya taas oo lagu tilmaamay midi ugu horreysay ee hogaamiye Ingiriis ah uu ku tago dalkaas muddo hadda laga joogo 30 sano.

Read More »

Ciidamada Al-Shabaab Oo Dagaal culus ku galay degmada Afgooye.

0 Friday August 31, 2018 - 13:22:13
Habeenkii xalay, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal culus oo ballaaran waxay ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay ku suganyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa Shisheeyaha.

Read More »

Daawo Video: Ruushka Oo Soo Bandhigay Dhoollatus Melleteri Midkii Ugu Weynaa Abid.

0 Thursday August 30, 2018 - 21:22:06
Wararka ka imaanayo wadanka Ruushka ayaa sheegaya in xukuumada uu hogaamiyo Vladamir Putin ay qorsheyneyso, qabashada dhoolatus Military oo aad u balaaran, kaas oo ay ka qeyb qaadan doonaan ciidan gaaraya 300 oo Kun, dhoolatuskaas oo lagu macneeyey kii ugu weynaa oo dunida ka dhaca wixii ka danbeeyey…

Read More »

18 Qof Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Duleedka Addis Ababa.

0 Thursday August 30, 2018 - 20:46:15
Khasaara aad u xooggan burbur diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Itoobiya ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Maleeshiyaad Oromo Ah Oo Shacab Soomaali Ah Ku Xasuuqay Gobolka Nogob.

0 Thursday August 30, 2018 - 13:27:07
Waxaa cirka iskusii shareertay colaadda u dhaxaysa Oromada iyo Soomaalida waxaana lasoo sheegayaa in dad farabadan oo shacab ah lagu dilay gobollada Jigjiga iyo Nogob.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ku Qaaday Deegaanka Xawaadleey.

0 Thursday August 30, 2018 - 13:09:08
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar xooggan ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaal deegaanka Xawaadleey ee gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Kun Askari iyo Qoryahooda Oo isku dhiibay Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan.

0 Thursday August 30, 2018 - 13:08:08
Dhacdo la yaab leh ayaa laga soo sheegayaa dalka Afqaanistaan oo 17 sano oo xiriir ah uu ka socdo dagaal jihaad ah oo lagula jiro dowladda Maraykanka iyo xulafadeeda oo dalkaas duulaan ku qaaday.

Read More »

Diraasad: 40% Shacabka Maraykanka waxaa heysta dhibaato dhaqaale oo aad u liidata.

0 Thursday August 30, 2018 - 13:05:12
Machad laga leeyahay dalka Maraykanka, islamarkaana sameeya diraasaad iyo baaritaanno la xiriira shacabka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in malaayiin ruux oo Ameericaan ah ay ku noolyihiin xaalad aad u liidata oo dhanka nolosha ah.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka soo kabashada Bu'aale.(Q/5-aad+Sawirro)

0 Thursday August 30, 2018 - 09:59:41
Wilaayada islaamiga ah ee jubooyinka ayaa gobalka ka wada mashaariic kala duwan oo bulshadu ay soo dhaweysay

Read More »

Sawirro: Al Shabaab Oo 20 Askari Kenyaan Ah Ku Dishay Weerar Ka Dhacay Gobolka Lamu.

0 Wednesday August 29, 2018 - 20:29:11
Ciidamo Kenyaan ah ayaa lagu laayay weerar hubeysan oo markale ka dhacay gobolka Xeebta ku teedsan ee Lamu.

Read More »

Dagaallo Culus Oo Markale Ka Dhacay Magaalada Marka ee Sh/Hoose.

0 Wednesday August 29, 2018 - 20:26:11
Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay magaalada xeebta leh ee Marka gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Dowladda Ingiriiska Oo Joojisay Xayeysiis loo Sameeyay Dhaxal Sugaha Sacuudiga.

0 Wednesday August 29, 2018 - 20:09:55
Hay'adda Baahinta dowladda Ingiriiska ee Telefeshinnada iyo idaacadaha ayaa xaqiijisay in ay joojisay xayaysiis loo sameynayay dhaxal sugaha Sacuudiga.

Read More »

Diyaarado Meydad iyo Dhaawacyo Ka Daabulay Magaalada Garbahaarey.

0 Wednesday August 29, 2018 - 12:23:04
Khasaara xooggan ayaa la sheegay in ciidamada Itoobiya uu kasoo gaaray dagaallo iyo qaraxyo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay lagula beegsanayay deegaanno katirsan gobolka Gedo.

Read More »

Dad Shacab Ah Oo Lagu Xasuuqay Duleedka Magaalada Jigjiga Ee Dhulka Somaligalbeed.

0 Wednesday August 29, 2018 - 11:58:18
Maleeshiyaadka maamulka qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ayaa markale xasuuq baahsan kula kacay dad Rayid ah oo kasoo jeeda dhulka Soomaaligalbeed.

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Bartamaha Magaalada Beled Weyne.

0 Wednesday August 29, 2018 - 10:37:31
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaad xooggan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Al Shabaab Oo Madaafiic Ku Duqeysay Saldhigga Ciidanka Itoobiya Ee Garbahaarey.

0 Tuesday August 28, 2018 - 19:57:53
Mid kamida saldhigyada Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin magaalada Garbahaarey ayaa la kulmay weerar madaafiic ah oo khasaara badan dhaliyay.

Read More »

7 Sanadood Kadib Ciidamada AMISOM Oo Ka Guuray Garoonka Stadium Muqdisho.

0 Tuesday August 28, 2018 - 16:35:05
Ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa maanta si rasmi ah uga guuray garoonka kubadda Cagta Stadium Muqdisho kadib todobo sanadood oo ay xoog ku joogeen.

Read More »

Sawirro: Dowladda Mareykanka Oo Tababar usoo Xirtay Maleeshiyaad Katirsan Dowladda Federaalka.

0 Tuesday August 28, 2018 - 12:02:19
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in tababar melleteri ay usoo xirtay maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa caanka ku ah xasuuqa dadka shacabka ah.

Read More »

isgaarsiinta Gobolka Gedo Oo Hawada Ka Maqan iyo Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Garbahaarey.

0 Tuesday August 28, 2018 - 11:43:00
Dhaq dhaqaaqyo melleteri oo ay barbar socdaan dagaallo culus ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Soo kabashada Bu'aale.(Q/3-aad iyo 4-aad+Sawirro).

0 Tuesday August 28, 2018 - 10:43:12
Magaalada Bu'aale oo ku tilaabsatay horumar balaaran ayaa laga hirgaliyay maktabad weyn oo bulshada si lacag la'aan ah ay kaga faa'ideysan karaan.

Read More »

Dagaal Gaari looga Gubay Ciidamada Dowladda Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Marka.

0 Monday August 27, 2018 - 20:59:07
Wararar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo iyo qaraxyo markale ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Cabdi ileey Oo Kasoo Muuqday Xabsiga Magaalada Addis Ababa.

0 Monday August 27, 2018 - 19:24:49
Telefeshinka Rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi ileey oo ah hoggaamiyihii hore ee maamulka isku magacaabay Dowlad deegaanka Soomaalida.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Degmada Hodon.

0 Monday August 27, 2018 - 16:04:01
Ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax xooggan oo lagula eegtay gudaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Dowladda Kenya Oo sheegtay in Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya.

0 Monday August 27, 2018 - 16:02:01
Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah duulaanka Shisheeyaha isku magacaabay AMISOM ay kusoo qaadeen Soomaaliya ayaa hadda waxay dowladooda sheegeysaa iney kala baxeyso ciida Soomaaliya.

Read More »

Ciyaaryahan Carooday oo dad ku laayay wadanka Maraykanka.

0 Monday August 27, 2018 - 16:00:13
Wararka ka imaanaya wadanka Maraykanka waxay tibaaxayaan in ciyaaryahan carooday uu dad ku laayay gobolka Florida ee wadankaas.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka soo kabashada Bu'aale.(Q/1-aad iyo 2-aad+Sawirro)

0 Monday August 27, 2018 - 15:35:16
Magaalada Bu'aalewaamagaalo madaxda Gobolka Jubbada Dhexe, dhaqaalaheedu waxuu ku tiirsan yahay tacbashada beeraha iyo xoolaha.

Read More »

Warbixin+Falanqeyn: Filimkii Al-Kataa'ib ee Dagaalkii Bariire.

0 Sunday August 26, 2018 - 16:55:38
Waa qeybta afraad ee silsiladda Waqlud Caleyhim oo kamid ah taxanaha mu'assasada warbaahineed ee Al-kataa'ib, laguna soo gudbiyo howlgallada ka dhanka ah malleeshiyaadka Soomaalida ee Shisheeyaha ku garabsiinaya dagaalka ay kula jiraan shareecada raxmaanka.

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Rasaas Dhimasho iyo Dhaawac Dhalisay Ku Furay Gaari Shacab Ah.

0 Sunday August 26, 2018 - 16:45:55
Maleeshiyaad katirsan maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ayaa dad shacab ah ku dilay deegaan ku dhow magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Read More »