WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Raxan Dameera Ah Oo Khilaaf Ka Dhax Abuuray Dowladaha Burundi iyo Faransiiska.

0 Thursday May 31, 2018 - 16:08:10
Xiisad diblumaasiyadeed ayaa ka dhax oogantay wadamada Faransiiska iyo Burundi kadib markii diblumaasi Faransiis ah uu ihaano kula kacay shacabka Burundi.

Read More »

Sawirro: Dowladda ingiriiska Oo Sheegtay In Askarta Ugu Badan Ee Kenya looga Dilay Soomaaliya Ay Sababsadeen Qaraxyada Miinooyinka.

0 Wednesday May 30, 2018 - 17:24:23
Ciidamada cirka ee dowlada Ingiriiska ee fadhigoodu yahay xerada Honington ee dalka Ingiriiska ayaa tababarayaal gaar ah u soo diray dalka Kenya si ay tababar ku saabsan qaababka looga hortago qaraxyada miinooyinka u siiyaan ciidamada gumeysiga Kenya ee qeybta ka ah saliibiyiinta ku soo duulay dalka…

Read More »

Carrabeey "Galmudug Muslim iyo Gaal ayay Usimantahay Al Shabaabna Argagaxiso Ayaan ka Aaminsannahay" Video.

0 Wednesday May 30, 2018 - 17:15:23
Xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya Hoggaanka maamulka isku magacaabay ayuu mas'uul katirsan maamulkaas jeediyay hadal dad badan ka yaabiyay.

Read More »

Video: Sheekh Xasaan Oo Muslimiinta Ku Baraarujiyay Fadliga Sadaqada inta lagu Jiro Bisha Ramadaan.

0 Wednesday May 30, 2018 - 12:55:01
Sheekh Xasaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo muslimiinta ku baraarujinaysa fadliga sadaqada iyo wax labixidda.

Read More »

Saraakiil American Ah Oo Ka Qeyb Qaatay Tacdiibinta Maxaabiis Ku Xiran Koonfurta Yemen [Warbixin]

0 Wednesday May 30, 2018 - 05:43:31
xabsiyada qarsoodida ah ee lagu tacdiibinayo dadka muslimiinta ayaa ku faafay deegaanno dhowr ah oo dhaca koonfurta wadanka Yemen, dowladda dabadhilifka imaaraatka carabta oo wakiil ka ah mareykanka ayaa la sheegay in ay geysanayso xasuuq iyo xadudubyo fool xun.

Read More »

Yaasiin "Sanado badan Oo fakar ah kadib, bisha Ramadaan ayaan Muslimay" [Qiso+Sawirro].

0 Sunday May 27, 2018 - 13:14:13
Habeenkii 16-aad ee bishan May 2018, waxay ahayd habeen aad uga duwan habeenidii hore marka loo eego dhanka Yaasiin, wuxuuna markii ugu horeysay noloshiisa usoo kacay inuu suxuurto, si uu u soomo.

Read More »

Dr. Cabdi Raxmaan Al-Sumayd U Adeegihii fuqara Afrika, dhaxal dahabi ah Ayuu Uga Tagay Muslimiinta.

0 Saturday May 26, 2018 - 16:24:12
Dr. Cabdi Raxmaan Xamuud Al-Sumayd wuxuu ku dhashay kuna barbaaray dalka Kuweyt Sanadkii 1947-dii. Wuxuu Shahaadada Koobaad ee Jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Baqdaad ee dalka Ciraaq oo uu ka bartay Cilmiga Caafimaadka iyo Qaliinka Guud, kadibna wuxuu Jaamacaddda McGill ee dalka Canada uga takhasusay…

Read More »

Maxbuus kasoo baxay Guwantanamo iyo Askarigii Tacdiibin jiray oo ku kulmay Xeerada Afurka!! Sheeko Cajiib ah [Sawirro].

0 Tuesday May 22, 2018 - 11:18:45
Steve wood waa askari Ameerikaan ah oo isaga kala gudbay saldhigyada milliteriga Maraykanku ku leeyahay gudaha wadankaas iyo caalamka, Muxamadu Walad Salaaxina waa qof dhalinyaro Murutaaniyaan ah oo degan xaafadda Toojnin oo kamid ah xaafadaha ugu liita ee magaalada Nuwaakshoodh.

Read More »

Sawirro+Codad:Fadlan Caawi Walaalahaaga Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Oo Xayawaanka kula Nool Geedaha Dushooda.

0 Monday May 21, 2018 - 16:41:25
Kumanaan qoys ayaa ku saamoobay Fatahaad uu Wabiga Jubba ka sameeyay gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose, biyaha wabiga ayaa xaaqay tobanaan tuulo.

Read More »

Farriinta Filimka Buuraha Goolis & Fashilka Maamul Goboleedyada [Faallo+VIDEO].

0 Monday May 21, 2018 - 07:37:01
Fiidnimadii Talaadada oo taariikhdu ku beegneyd 28/08/1439 hijriga oo waafaqsaneyd 14/05/2018, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyey filim si xirfad leh oo qurux badan loo diyaariyey oo ay kaga sheekeynayaan midka ka mid ah jabahaadkooda dagaalka.

Read More »

WARBIXIN: Sarkaal Katirsan Booliska Kenya oo is dilay Kadib Markii uu jahwareer Ka Qaaday Weerarada Uga Imaanaya Al Shabaab.

0 Sunday May 20, 2018 - 14:05:48
Tan iyo markii ay ciidamada Milatariga Kenya ay soo galeen gudaha wadanka Muslimka ah ee Soomaaliya dabayaaqadii sanadkii 2011, aya waxaa bilawday weeraro ay Mujaahidiintu ka fulinayaan gudaha wadankaas kuwaas oo geystay khasare naf iyo maalba leh.

Read More »

Maamulka SomaliMeMo oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan.

0 Wednesday May 16, 2018 - 18:56:58
Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Islaamiga ah ee SomaliMeMo waxay umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba ugu hambalyaynayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1439 Hijriya.

Read More »

Daawo: Filimkii Al Kataa'ib Ee Dagaalkii Af-Urur Oo Luqadda Soomaaliga Ku Baxaya.

0 Tuesday May 15, 2018 - 19:08:24
Kadib Codsiyo isdaba joog ah oo nooga yimid Akhristayaasha shabakadda ayaan idiinsoo gudbinaynaa Filimkii ay Mu'asasada Alkataa'ib kasoo saartay Mujaahidiinta Buuraha Goolis oo Ku Baxaya Luqadda Soomaaliga.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Buuraha Goolis.

0 Monday May 14, 2018 - 21:21:42
Mu'asasada Ak-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda Oo Ka Hadlay Go'aankii Donald Trump uu Magaalada Qudus Uga Dhigay Caasimadda Yahuudda.

0 Monday May 14, 2018 - 09:32:28
Mu'asasada As-saxaab oo ah garabka warbaahinta ee Ururka Al Qaacidda ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeedinayo Sheekh Aymen Al Dawaahiri wuxuuna kaga hadlayaa arrinta Qudus.

Read More »

Qowsaarrada Gumeysi Kalkaalka ah Oo ku Kulmaya Magaalada Baydhabo.

0 Sunday May 13, 2018 - 10:36:36
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa ka socda qaban qaabada shir ay isugu imaanayaan hoggaamiyaasha maamullada dabadhilifyada ah ee kajira dalka Soomaaliya.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Agteenna Wax Farqi ah Uma dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka Ah iyo Midka Kenyaatiga ah" Dhageyso.

0 Saturday May 12, 2018 - 21:28:19
Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo melleteri oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Qiratay in Ciidamadeedu Ka Qeyb Galeen Weerarkii Shacabka Lagu Xasuuqay Ee Ka Dhacay Duleedka Afgooye.

0 Saturday May 12, 2018 - 11:55:02
Taliska ciidamada Mareykanka Qaaradda Afrika ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay ku lug lahaadeen howlgal dad badan lagu laayay oo habeenkii Khamiista 9 May,2018 ka dhacay duleedka degmada Afgooye.

Read More »

Dowladda Federaalka Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Dadkii Ciidanka Mareykanka Ku Xasuuqeen Deegaanka Macallinka.

0 Thursday May 10, 2018 - 23:10:47
Sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Dowladda Federaalka weerar shacab Rayid ah lagu xasuuqay oo xalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye waxaa mas'uul ka ahaa dowladda.

Read More »

Uhuru Kenyatta "Sagaal Kamid Ah Wiilasheenna Ayaan Ku Weynnay Weerar Argagaxiso Oo Ka Dhacay Soomaaliya".

0 Tuesday May 08, 2018 - 11:55:42
Hoggaanka dowladda Kenya ayaa qiray in ciidamo Farabadan looga laayay weerar qorshaysan oo Xarakada Al Shabaab ay ka fulisay deegaan dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Sawirro: 68 Sano Kadib Madaxweynayaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikhi Ah Yeeshay.

0 Friday April 27, 2018 - 09:10:57
Kulan lagu sifeeyay taariikhi ayaa markii ugu horraysay dhaxmaray hoggaamiyaasha dowladaha waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo muddo ku dhow qarni uu dagaal ka dhaxeeyay.

Read More »

Sawirro: Mucaaradka Suuriya Oo Hubkii Ugu Badnaa Ku Wareejiyay Nidaamka Bishaara Al-Asada.

0 Thursday April 26, 2018 - 10:46:24
Wadanka Suuriya markale waxaa ka bilaawday barakicinta qasabka ah ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah ee duullaanka adag ka wajahaya cadawga jinsiyadaha kala duwan leh.

Read More »

Dhageyso: Kalimadda Amiirka Al Shabaab Oo Afsoomaali Ku Tarjuman.

0 Tuesday April 24, 2018 - 21:38:09
Amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda gobolka.

Read More »

Sh. Abuu Cubeydah: Dagaalka Shaam ma ahan mid u gaar ah reer Shaam balse waa dagaalka Umadda (Dhageyso+Akhriso).

0 Monday April 23, 2018 - 20:44:04
Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah –Xafidahullaah- ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda…

Read More »

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay 10 Sano Kadib Fatwadii Taageerada U Ahayd AMISOM [Dhageyso].

0 Friday April 20, 2018 - 14:54:21
Diiradda jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay Fatwadii ay culimada dowladda soo saareen billowgii 2009, taasoo hiil u ahayd ciidamada shisheeye ee Amisom, laguna gacmo…

Read More »

Waare "Al Shabaab iyo Annaga dhulku Namawada Deeqo inta aan Bisha Ramadaan lagaarin ayaan ka saareynaa Deegaanada Hirshabelle".

0 Wednesday April 18, 2018 - 11:02:37
Max'med Cabdi Waare oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Shirshabelle ee xaruntiisu tahay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa ku goodiyay in Xarakada Al Shabaab uu ka saari doonno dhammaan deegaannada ay kaga suganyihiin labadaasi gobol.

Read More »

Dad Hinduus Ah Oo Gabar Muslimad Ah Ku Kufsaday Gobolka Kashmiir Ee Gumeysiga Kujira.

0 Monday April 16, 2018 - 20:07:18
Gabadhaan Muslimadda ah oo kasoo jeeda qoys Reer Miyi ah ayaa laga afduubtay meel ku dhow Gurigooda oo kuyaala deegaanka KAANO oo katirsan gobolka Kashmiir.

Read More »

Hoggaamiyaasha Ururka Jaamacadda Carabta Oo Yeeshay Shir Aan Faa'iido ulaheyn Umadda [Warbixin].

0 Sunday April 15, 2018 - 20:23:22
Magaalada Dahraan ee waddanka Sacuudiga waxaa maanta ka furmay shirkii 29-aad oo ay isugu yimideen Hoggaamiyaasha Ururka Qowmiga ah ee Jaamacadda Carabta.

Read More »

Dhageyso Warbixin Xasaasi Ah: Sanad Kadib Dib Ufurashadii Magaalada Ceelbuur.

0 Sunday April 15, 2018 - 11:21:19
Muddo Sanad ah ayaa kasoo wareegtay xilligii ciidamada Xabashida Itoobiya laga xureeyay magaalada Ceelbuur ee dhacda gobolka Galguduud bartamaha Dalka Soomaaliya.

Read More »

Nin Gacan Yare U Ahaa Males Zenaawi oo loo Magacaabay R/wasaaraha Itoobiya [Akhri Taariikhdiisa].

0 Wednesday March 28, 2018 - 08:14:20
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa yeelatay Hoggaan cusub kadib khalalaase dhanka siyaasadda ah oo sanadihii lasoo dhaafay ka jiray inta badan wadanka oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Read More »

Al-Shabaab Oo Ka Hadashay Dhul Boobka ka Socda Balad-Xaawo Baaqna udirtay Shacabka Soomaaliyeed [Dhageyso].

0 Tuesday March 27, 2018 - 09:58:23
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheykh Cali Maxamuud Raage ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus kaga hadlay dhul boobka ay dowlada Kenya ka biloowday degmada Balad-Xaawo iyo kacdoonka ay sameynayaan dadweynaha Muslimiinta ee ka dhiidhinaya talaabadaasi.

Read More »

Video: Dowladda Imaaraatka Carabta Oo Ku Faantay Ka Qeyb Qaadashada Dagaalka Mareykanku Ku Qaaday Caalamka Islaamka.

0 Monday March 26, 2018 - 17:48:17
Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya magaalada Washintong ee dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda difaaca Qaranka ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu ku faanay iskaashiga iyo xiriirka ay dowladdiisu la leedahay Mareykanka iyo dowladaha kale ee reer galbeedka.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo Deegaanka Caato Ee Gobolka Bakool Ku Darsatay Waddankeeda [Warbixin].

0 Sunday March 25, 2018 - 12:20:15
Ciidamada Xabashida Itoobiya ee xoogga ku jooga deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa bilaabay in si rasmi ah dhulalka ay qabsadeen u hoos geeyaan dowladda Itoobiya.

Read More »

Warbaahinta Farmaajo oo Sheegtay In Rag Mas'uuliyiin Ah Ay Ka Bexeen Al-Shabaab!, Maxaa Ka Jira?

0 Saturday March 24, 2018 - 18:05:21
Idaacadda Radio Muqdisho oo aanan xaqiiqda looga baran islamarkaana ku hadasha Afka Farmaajo iyo kan Amisom, ayaa baahisay war ay ku sheegtay in rag mas'uuliyiin ay isaga bexeen Xarakada Al-Shabaab kuwaasoo ay ku kala tilmaantay waaliga Bay iyo Bakool iyo Waaliga Gedo.

Read More »