Wararka Caalamka

Al Bashiir "Wali Kama Zuulin in Aan u Sabrayno Masar inkasta oo ay Xoog Ku Qabsanayso Dhulkeena".

0 Wednesday May 17, 2017 - 19:49:39
Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya dowladaha Masar iyo Suudaan kaasi oo salka ku haaya murun xuduudeed lagu murunsanyahay iyo arrimo kale.

Read More »

30 qof Muslimiin ah oo Lagu dilay weeraro ka dhacay wadanka Afrikada dhexe.

0 Tuesday May 16, 2017 - 11:48:08
Wararka ka imaanaya Afrikada dhexe ayaa sheegaya in tobanaan qof oo muslimiin ah lagu dilay weeraro ka dhacay magaalo kaabiga ku haysa xadka uu wadankaasi la wadaago Koongada Dimuquraadiga ah.

Read More »

Mucaaradka Suuriya oo isaga Baxay Mid Kamida Degmooyinka Magaalada Dimishiq.

0 Tuesday May 16, 2017 - 08:56:35
Kooxaha Mucaaradka ah iyo Nidaamka Bishaar Al-asad ayaa Heshiis ku gaaray in dadka suniyiinta ah gacantooda laga bixiyo Mid kamida xaafadaha ugu waaweyn magaalada dismishiq.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo la kulantay weerar xoogan oo dhanka Internetka ah.

0 Saturday May 13, 2017 - 19:32:34
Kooxaha loo yaqaano Hackers ee jabsada baraha interneyada ayaa weerarkii ugu cuslaa dhawaanahan waxay ku qaadeen dowladda Ingiriiska oo kamid ah dowladaha ku faano in meel wanaagsan ay ka gaartay Technilogiyada.

Read More »

Al Qaacidda oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ka Fulisay Koonfurta Wadanka Yemen.

0 Saturday May 13, 2017 - 10:27:28
Faafaahino Dheeraad Ah Ayaa Laga Helayaa Weeraro ay xoogaga Ansaaru Shareeca Ka Fuliyeen Gobalka Xadramowt ee Koonfurta Dalka Yemen, weeraradaas oo khasaare lixaadleh lagu gaarsiiyey ciidamo katirsan xukuumadda dabadhilifka ah.

Read More »

Donald Trump Oo Shaqada Ka Eryay James Comey Madaxii FBI-da Mareykanka.

0 Wednesday May 10, 2017 - 12:07:03
War kasoo baxay xafiiska Donald Trump hoggaamiyaha dalka Mareykanka ayaa xilkii uu haayay looga xayuubiyay James Comey oo ahaa madaxii hay'adda FBI.

Read More »

Xoogag Islaami Ah oo Sheegtay Mas'uuliyadda Weerar Ka Dhacay Waqooyiga Wadanka Maali.

0 Tuesday May 09, 2017 - 10:14:43
Mid Kamida Jamaacaadka Jihaadiga ah ee ka dagaalanta Galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerar khasaara badan dhaliyay oo isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay waqooyiga wadanka Maali.

Read More »

Emmanuel Macron Oo Ku Guuleystay Doorashooyinkii Madaxtinimo Ee Ka Dhacay Wadanka Faransiiska.

0 Monday May 08, 2017 - 07:11:31
Saraakiil katirsan guddiga doorashooyinka wadanka Faransiiska ayaa ku dhawaaqay in doorashooyinkii dhacay uu ku guuleystay Musharaxa midixda dhexe ee ujanjeera midowga Yurub.

Read More »

11 Askari oo Khaliifa Xiftar Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Wadanka Liibiya.

0 Saturday May 06, 2017 - 10:32:51
Tobaneeyo katirsan maleeshiyaadka Khaliifa Xiftar ayaa lagu dilay dagaallo iyo qaraxyo ka dhacay Magaalada banghazi ee Bariga wadanka Liibiya.

Read More »

Dad Salaad Tukanayay oo Masjid Lagu Dhax Dilay iyo Weerar Lagu Qaaday Melleteriga Dowladda Al-Jazaa'ir.

0 Wednesday May 03, 2017 - 10:33:38
War rasmi ah oo kasoo baxay Ururka Al Qaacidada Maqribul Islaam ayaa lagu sheegay in weerar khasaara xooggan lagu gaarsiiyay cadawga ay ku qaadeen ciidamo katirsan melleeteriga dowladda dabadhilifka Al Jazaa'ir.

Read More »

6 Askari American Ah oo lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Wadanka Afghanistan.

0 Tuesday May 02, 2017 - 08:55:21
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dowladda Mareykanka lagu gaarsiiyay wadanka Afghanistan kadib weerar xooggan oo lala beegsaday kolonyo melleteri.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda Ee Yemen oo Ku Goodiyay in Mareykanka Ay Ka Aargudan Doonaan.

0 Monday May 01, 2017 - 10:35:01
Wareysi qoraal ah oo lala yeeshay Hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta Sheekh Qaasim Al-Riimi ayuu uga hadlay wajiga cusub ee uu galay dagaalka ay kula jiraan dowladda Mareykanka.

Read More »

Ciidamada Taliban oo Dagaal Kula Wareegay Magaalo Dhacda Koonfur Bari Wadanka Afghanistan.

0 Sunday April 30, 2017 - 10:06:33
Wadanka Afghanistan waxaa si rasmi ah uga bilaawday weerarada xilliga Guga oo xarakada islaamiga Taliban ay laba maalmood ka hor ku dhawaaqday.

Read More »

Diyaarado dagaal oo Duqeymo Ba'an ka geystay garoonka diyaaradaha Magaalada Dimishiq ee Wadanka Suuriya.

0 Thursday April 27, 2017 - 12:58:19
Jugta qaraxyo waaweyn ayaa saaka aroortii hore laga maqlay dhammaan xaafadaha ay ka koobantahay magaalada dimishiq ee caasimadda wadanka Suuriya.

Read More »

Wasiirkii difaaca Afghanistan oo Shaqada laga Eryay Kadib Halaaggii Mazaaru Shariif Ka Dhacay.

0 Monday April 24, 2017 - 19:18:27
Afar maalmood kadib markii uu dhacay weerarkii dhiigga badan ku daatay ee lagu laayay ciidamada melleteriga Afghanistaan ayaa shaqada laga Eryay wasiirkii difaaca iyo saraakiisha ciidanka wadankaasi.

Read More »

Boqorka Sacuudiga oo Xilal Ku tixay Wiilashiisa Sida Khaalid Bin Salmaan!

0 Sunday April 23, 2017 - 12:21:18
Si lama filaan ah ayuu awaamir hor leh usoo saaray boqorka xukuumadda daaquudka Ala Sacuud ee ka arrimiya dhulka Xarameynka ee Sacuudi Carabiya loo yaqaan.

Read More »

Weerar 100 Askari Lagu Dilay oo ka Dhacay Waqooyiga Wadanka Afghanistan

0 Saturday April 22, 2017 - 11:11:46
Khasaara lixaad leh ayaa melleteriga Afghanistan kasoo gaaray weerar xooggan oo ka dhacay saldhig ciidan oo kuyaal waqooyiga wadankaasi.

Read More »

Nin Muslim Ah oo Ku Guuleystay Doorashooyinkii Madaxtinimo Ee Magaalada Jakarta Wadanka Indonesia

0 Thursday April 20, 2017 - 13:11:08
Waxaa soo gaba gaboobay doorashooyinkii madaxtinimo ee gobolka Jakarta ee wadanka Indonesia oo kamid ah wadamada dhaca qaaradda Asia.

Read More »

12 Sarkaal oo Sacuudiga looga Dilay Wadanka Yemen iyo Diyaarad lagasoo Riday.

0 Wednesday April 19, 2017 - 11:49:11
Khasaara lixaad leh ayaa isbahaysiga Carbeed ee Sacuudigu hoggaminayo kasoo gaaray dagaalka ka socda wadanka Yemen.

Read More »

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Farriin Hambalya Ah Udiray Bishaar Al-Asad.

0 Tuesday April 18, 2017 - 13:11:12
Markii ugu horraysay Hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi ayaa fariin tahniyad ah u diray dhiigya cabka maamula wadanka Suuriya ee Bishaar Al-asad.

Read More »

Arday Caraysan oo Wadanka Pakistan Ku Dilay Nin Calmaani Ah Kadib Markii uu U Gefay Diinta Islaamka.

0 Saturday April 15, 2017 - 21:18:35
Wararka ka imaanaya wadanka Pakistan ayaa sheegaya in Arday wax ka barata mid kamida jaamacadaha waaweyn ee wadankaasi ay dileen Nin caayay Allaah Subxaanahu Watacaalaa.

Read More »

Ururka Xamaas oo Gacanta Ku Dhigay Jaasuuskii Khaarijiyay Hoggaamiye Maazin Fuqahaa.

0 Visits: 2248 | Wednesday April 12, 2017 - 11:57:43
Kadib baaritaano muddo qaatay oo ay magaalada Ghaza ee dhulka filasdiin ay sameeyeen laamaha ammaanka ee Ururka Xamaas ayay ugu dambeyntii gacanta kusoo dhigeen Unug jawaasiis ah oo Yahuudda taabacsan.

Read More »

Alsiisi Oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Wadanka Masar Kadib Qaraxyadii Kaniisadaha.

0 Monday April 10, 2017 - 11:09:07
Maalin kadib markii qaraxyo tobaneeyo qof lagu dilay ay ka dhaceen Kaniisado kuyaal wadanka Masar ayaa lagu dhawaaqay xaalad degdeg ah.

Read More »

Sawirro: 43 Qof oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Kaniisado Ku Yaal Magaalooyin Katirsan Wadanka Masar.

0 Sunday April 09, 2017 - 17:39:24
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in tobaneeyo qof ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxyo lala beegsaday Kaniisado ay ku sugnaayeen dad Kirishtaan ah.

Read More »

Askari Faransiis Ah oo Lagu Dilay Weerar ka Dhacay Koonfurta Wadanka Maali.

0 Saturday April 08, 2017 - 09:38:24
Wararka ka imaanaya wadanka Maali ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo Faransiis ah.

Read More »

Suuriya: 100 Qof Shacab ah oo Lagu Dilay Duqeyn Kiimiko loo Adeegsaday Gobolka Idlib.

0 Tuesday April 04, 2017 - 12:40:15
Diyaaradaha dagaalka Nidaamka Bashaar Al-asad ayaa markale xasuuq ka geystay magaalo dhacda waqooyiga wadanka Suuriya oo ay maamulaan xoogaga mucaaradka.

Read More »

Sawirro: Fatahaado 300 oo Qof Ku Dilay Magaalo Dhacda Koonfur Galbeed Wadanka Colombia.

0 Sunday April 02, 2017 - 14:07:49
Boqolaal qof ayaa dhimatay tobanaan kalane waa lala'yahay kadib markii roobab daadad wata ay ku dhufteen wadanka Colombia oo kamid ah wadamada qaaradda America.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Shirka Hoggaamiyaasha Jaamacadda Carabta oo Ka Furmay Wadanka Urdun.

0 Wednesday March 29, 2017 - 19:57:11
Mandiqadda Baxrul Mayit ee wadanka Urdun waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii 28-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Read More »

Shirka Hoggaamiyaasha Jaamacadda Carabta oo Berri Ka Furmaya Wadanka Urdun.

0 Tuesday March 28, 2017 - 12:10:39
Hoggaamiyaal Katirsan Dowladaha Carabta ayaa kusii qulqulaya wadanka Urdun oo Berri uu ka furmi doono Shirkii sanadlaha ahaa ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Read More »

Hoggaamiye Katirsan Ururka Al Qaacidda oo Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Dalka Afghanistan.

0 Sunday March 26, 2017 - 16:37:34
Wasaaradda G/dhigga dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fulisay wadanka Afghanistan ay ku dishay hoggaamiye sare oo katirsan Ururka Al Qaacidda.

Read More »

Hoggaamiye Katirsan Ururka Xamaas oo Lagu Dilay Magaalada Ghaza Ee Dhulka Filasdiin.

0 Saturday March 25, 2017 - 10:17:26
Kooxo hubeysan oo loo malaynayo in ay katirsanyihiin sirdoonka Yahuudda ayaa magaalada Ghaza ku dilay hoggaamiye sare oo katirsan xarakada wax iska caabinta islaamiga Xamaas.

Read More »

Mucaaradka Suuriya Oo degmooyin iyo deegaanno istiraatiiji ah kala wareegay Dowladda Bishaar Al-Asad.

0 Friday March 24, 2017 - 10:03:04
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa in xoogaga kacdoonka iyo jamaacaadka islaamiga ah ay la wareegeen magaalooyin iyo deegaano istiraatiiji ah oo katirsan gobolka Xammaah ee bartamaha wadankaasi dhaca.

Read More »

Taliban oo Qabsatay Magaalo Weyn oo Katirsan Wadanka Afghanistan.

0 Thursday March 23, 2017 - 17:30:45
Kadib dagaallo bilo qaatay ayay ugu dambeyn dagaalyahanada Xarakada Islaamiga Taliban si buuxda ula wareegeen magaalada 2-aad ee ugu weyn gobolka Helmand ee wadanka Afghanistan.

Read More »

Dowladda ingiriiska oo Mamnuucday in Muwaadiniinta Kasoo Jeeda 10 dal oo Muslim ah ay qalabka Elecronigga la raacaan Diyaaradaha Rakaabka ah.

0 Thursday March 23, 2017 - 09:02:02
Dowladaha Mareykanka iyo ingiriiska ayaa qaatay go'aanno ay dadka ka imaanaya qaar ka tirsan Waddamada Caalamka islaamka kaga mamnuucayaan in diyaaradaha ay lasoo raacaan qalabka Elecronigga ah ee korontada ku shaqeeya.

Read More »

Xoogag Islaami Ah oo isku Fidiyay Magaalooyin Dhaca Bartamaha Dalka Suuriya.

0 Wednesday March 22, 2017 - 19:25:10
Xureynta Shaam ayaa xamla dagaaleed ballaaran uga dhawaaqay gobolka Xammaah ee wadanka Suuriya iyagoona la wareegay magaalooyin hor leh.

Read More »