Wararka Caalamka

Dowladda Mareykanka Oo Sheegtay in ay Ciidamo dheeri u dirayso Xuduudda ay la wadaagto Mexico.

0 Sunday February 10, 2019 - 16:09:07
Dowladdda Mareykanka ayaa sheegtay in ciidamo dheeraad ah ay udirayso xuduudda ay la wadaagto wadanka meksiko ee dhaca waqooyiga qaaradda amerika.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo isaga baxay Mid kamida Gobollada Wadanka Afghanistan

0 Thursday February 07, 2019 - 21:17:10
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ee dhaca bartamaha qaaradda Asia ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Mareykanka ay bilaabeen in ay faarujisaan qeyb kamid ah dalkaas.

Read More »

Washington Post: Dowladda Imaaraatka Carabta Cadaadis daran ayay ku heysaa Muslimiinta Kirishtaankana Xuriyad ayay siisay.

0 Thursday February 07, 2019 - 07:36:39
Dowladda dabadhilifka imaaraatka carabta ayaa la sheegay in dhibaata daran ay ku heyso dadka muslimiinta ee ku dhaqan wadanka ay maamusho.

Read More »

Melleteriga Baarma oo laga hor istaagay in ay Gummaadaan Muslimiinta Rohingga.

0 Wednesday February 06, 2019 - 16:49:27
dhaq dhaqaaq hubeysan oo ay leeyihiin muslimiinta Rohinga ee waanka Miyanmaar ama Boorma ayaa ku dhawaaqay in ay ka hor tageen isku day hor leh oo ciidamada gaalada wadankaas ku doonayeen in ay ku gummaadaan shacab muslimiin ah.

Read More »

inta Badan Dowladaha Qaaradda Yurub Oo Madaxweyne u aqoonsaday Hoggaamiyaha Mucaaradka Venezuela.

0 Tuesday February 05, 2019 - 07:46:15
Waxaa sii kordhaya kala qeybsanaanta dhanka siyaasadda ah ee kajirta wadanka Venezuela ee dhaca qaaradda laatiin ameerika.

Read More »

5 Qof American ah oo ku dhintay Diyaarad Ku Burburtay Dalka Mareykanka.

0 Tuesday February 05, 2019 - 07:36:06
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in diyaarad yar nuuca safarrada gaa gaaban lagu galo ay ku burburtay gudaha wadankaas waxaana ku dhintay dad ka badan Afar qof.

Read More »

Botafaliiqa Oo Markii 5-aad utaagan Xilka Madaxtinimada Al Jazaa'ir.

0 Monday February 04, 2019 - 17:51:25
Wadanka aljazaa'ir ee dhaca mandiqadda maqribul islaami ee waqooyiga qaaradda Afrika ayaa looga dhawaaqay in hoggaamiyaha cutushka ah ee wadankaas Cabdi Caziiz Botafaliiqa uu markale utartami doono xilka madaxweynanimada.

Read More »

Sawirro: Baadariga faatikaanka Oo Booqasho Ku tagay Wadanka Imaaraatka Carabta.

0 Monday February 04, 2019 - 11:43:08
Calamo ka sameysan saliib oo ka tarjumayo kaniisadda Faatikaanka ee madaxda u ah Mad-habka Kaatooliga Kirishtaanka caalamka ayaa lagu xardhay magaalada Abuu Dubai ee wadanka isku tagga imaaraadka carabta kana mid ah dhulka jaziiradda carabta ee Nabiga SCW uu ka dardaarmay in mushrikiinta laga saaro.

Read More »

Koox Jihaadi ah oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ka Fulisay Gudaha Wadanka Iiraan.

0 Saturday February 02, 2019 - 20:45:46
Wararka ka imaanaya wadanka iiraan ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamada melleeteriga dowladda shiicada ah.

Read More »

Donald Trump Oo ku Dhawaaqay in uu ka baxay Heshiis dhanka Gantaallada ah oo uu Ruushka lagalay.

0 Saturday February 02, 2019 - 20:30:24
Dowladda mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay isaga baxday heshiiskii xadeynta gantaallada ridada dhexe ee xambaara hubka wax gumaaday ee Niyugleerka kaas oo ay horay ula gashay dowladda ruushka oo uu kala dhaxeeyo xifaaltan dhanka awoodda ah.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Sheegtay in ay soo gaba gabaysay Howlgalkii ka dhanka ahaa Musuq Maasuqa.

0 Thursday January 31, 2019 - 21:20:00
Dowladda dabadhilifka Aala sacuud ayaa ku dhawaaqday in uusoo idlaaday howlgall raaf ah oo qaatay muddo 15 bilood kaas oo lagu beesanayay wax ay ugu yeertay madaxyaweynta musuq maasuqa wadanka balse wali waxaa halkiisi kasii socda raafka lagu hayo culimaa'udiinka iyo dadka caadiga ah ee kasoo horjeestay…

Read More »

Milliteriga dalka Suudaan oo ballanqaaday ilaalinta dowladda uu hogaamiyo Al-Bashiir.

0 Thursday January 31, 2019 - 08:08:28
Iyadoo inkabadan hal bil oo kaamil ah ay banaanbaxyo waaweyn ka socdaan wadanka Suudaan, kuwaas oo looga soo horjeedo xukuumadda Al-bashiir, ayaa milliteriga dalkaas wuxuu wacad ku maray iney ilaalin doonaan jiritaanka dowladda.

Read More »

130 qof Itoobiyaan ah oo ku haftay Biyaha Badda Cas Ee Wadanka Jabuuti.

0 Wednesday January 30, 2019 - 12:25:04
Wararka ka imaanaya wadanka Jabuuti ayaa sheegaya in boqolaal qof Itoobiyaan ah lagu la'yahay biyaha Badda Cas kadib markii ay la degtay doon ay ku safrayeen.

Read More »

Hoggaamiyaha 'Xisbullaah' Oo Ka Digay Dagaal lagu Hoobto oo ka Qarxa Mandiqadda Shaam.

0 Monday January 28, 2019 - 11:20:53
Ururka shiiciga Xisbullaah isku magacaabay ee ka dagaallama wadamada Lubnaan iyo suuriya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay duqeymaha xagga cirka ah ee ciidamada Yahuuddu ay ka geysanayaan saldhigyada melleteri oo kuyaal duleedka magaalada dimishiq.

Read More »

Abiy Axmed Oo Xaqiijiyay in lasii daayay Ganacsade Maalgelin Jiray Dowladda Xabashida.

0 Monday January 28, 2019 - 11:09:46
Maamulayaasha Nidaamka Aala Sacuud ayaa xabsiga kasii daayay mid kamida maalqabeenada ugu waaweyn dhulka Xarameynka ahna ninka ugu hantida badan wadanka Itoobiya.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo Dad Shacab ah ku Xasuuqay Wadanka Afghanistan.

0 Sunday January 27, 2019 - 19:06:22
Ciidamada dowladda Mareykanka ayaa falal dambiyeed hor leh ka geystay wadanka Afghanistan oo duullaan gardarra ah ay ku joogaan muddo 17 sanadood xiriir ah.

Read More »

Xaaladda Caafimaad ee Sheekha Maxbuuska ah Suleymaan Al-calwaan oo laga deyrinayo.

0 Sunday January 27, 2019 - 18:56:03
Sheekh Suleymaan Al-calwaan oo kamid ah culimada Rabaaniyiinta ee kuxiran xabsiyada maamulka Aala-sucuud ayaa laga deyrinayaa xaaladiisa caafimaad, kadib sanooyin badan oo uu sheekhu u xiranyahay si dulmi iyo xadgudub ah.

Read More »

Cumar Xasan Al Bashiir Oo taageera dhaqaale ka helay Dowladaha Khaliijka Carabta.

0 Thursday January 24, 2019 - 11:48:11
Dowladaha Khaliijka Carabta ayaa dadaal ugu jira sidii ay ubad baadin lahaayeen Nidaamka Faasidka ah ee ka jira wadanka Suudaan.

Read More »

Xagjirayaal Shirqool umaleegayay Jaaliyadda Muslimiinta New York oo Gacanta lagu dhigay.

0 Wednesday January 23, 2019 - 09:46:10
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gacanta ku dhigtay dad American Nasaara ah oo maleegay weerar shirqool ah oo lagu gummaadi rabay jaaliyadda muslimiinta ee kunool gobolla New York dalkaasi.

Read More »

Taliban oo 125 Askari Ku Dishay Weerar ka dhacay Bartamaha Wadanka Afghanistan.

0 Monday January 21, 2019 - 20:32:01
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in tobanaan askari oo katirsan xukuumadda dabadhilifka Kaabuul lagu dilay weerar istish-haadi ah oo ciidamada imaarada islaamiga ah ay ka fuliyeen gobolka Meydaan Wardak.

Read More »

Qarax 73 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadanka Mexico.

0 Monday January 21, 2019 - 08:42:26
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qarax haleelay dhuun shidaal oo ka dhaca wadanka Mexico ee dhaca waqooyiga qaaradda Ameerika.

Read More »

Baadariyaal Buudiyiin ah oo lagu dilay Koonfurta Wadanka Thailand.

0 Monday January 21, 2019 - 06:50:25
Wararka ka imaanata wadanka Thailand ayaa sheegaya in weerar khasaara dhimasho iyo dhaawc dhaliyay lagu qaaday macbad ay ku sugnaayeen dadka gaalada Buudiyiinta asnaamta caabuda.

Read More »

Al Qaacidda oo Weerar lagu dilay Ciidamo katirsan Q.Midoobay ka fulisay Wadanka Maali.

0 Sunday January 20, 2019 - 19:56:23
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada ka socda waxa loogu yeero Q.Midoobay kasoo gaaray weerar hor leh oo lagula beegsaday waqooyiga wadanka Maali.

Read More »

Dowladda Tuunis oo 75 Askari uga qeyb qaadanaysa Duullaanka Maali.

0 Sunday January 20, 2019 - 10:25:35
Ciidamada xukuumadda dabadhilifka Tuunis ee waqooyiga qaaradda Afrika ayaa ku biiray duullaanka gardarrada ah ee ciidamada shisheeye ay ku qaadeen muslimiinta wadanka Maali.

Read More »

Sawirro: Taliban oo 40 Gaari ku gubtay Weerar Ka Dhacay Afghanistan.

0 Saturday January 19, 2019 - 07:49:47
Xarakada Jihaadiga Talibaan ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ka fuliysay wadanka Afghanistan oo muddo 17 sanadood ah ay dagaallo ka socdaan.

Read More »

Sawirro: Xuuthiyiinta oo Diyaarado Drone ah ku Weeraray Saldhig Melleteri Koonfurta dalka Yemen

0 Thursday January 10, 2019 - 13:54:36
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in weerar khasaara lixaad leh dhaliyay lagu qaaday mid kamida saldhigyada Melleteri ee wadankasi ugu weyn.

Read More »

Koongada Dimuquraadiga ah oo Madaxweyne Cusub yeelatay.

0 Thursday January 10, 2019 - 11:42:25
Waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashadii murunka badan dhalisay ee daba yaaqadii sanaddii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka Koongada Dimuquraadiga ah.

Read More »

Ciidamo Tababar loo geeyay Wadanka Canada Oo Magengelyo siyaasadeed dalbaday.

0 Wednesday January 09, 2019 - 11:57:36
Xilli ay xoogaga ka dagaallamaya wadanka Maali sare uqaadeen camaliyaadka jihaadiga ah oo ay ku beegsanayaan ciidamada dowladaha dabadhilifyada mandiqadda saaxilka iyo kuwa dowladda faransiiska ayay soo baxayaan warar sheegaya in ciidamada qaar ay furimaha dagaalka mandiqadda isaga firxanayaan.

Read More »

Dowladda Gaaboon Oo Sheegtay in ay Fashilisay Inqilaab Melleteri.

0 Monday January 07, 2019 - 17:37:26
Dowladda Gaaboon ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay inqilaab melleteri oo saaka ka dhacay magaalada Libreville ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Video+Sawirro: Melleteriga Gaboon Oo inqilaab talada uga tuuray qoys 50 sanadood Wadanka Maamulayay [Warbixin].

0 Monday January 07, 2019 - 10:50:48
Saaka aroortii hore ciidamada melleteriga wadanka Gaaboon ayaa inqilaab melleteri talada kula wareegay kadib markii ay qabsadeen magaalooyinka wadanka ugu waaweyn.

Read More »

Alsiisi Oo Bixiyay Wareysi uu ku Xaqiijiyay in uu wadashaqeyn dhan walba ah laleeyahay Yahudda.

0 Saturday January 05, 2019 - 21:11:37
Markii ugu horraysay hoggaamiyaha dowladda dabadhilifka Masar ayaa qiray in maamulkiisu uu isku xir dhanka amniga ah oo heerkiisu sarreeyo uu laleeyahay yahuudda Sahyuuniyadda ee xoogga ku heysata dhulalka Filasdiin.

Read More »

Wadanka Tajakistan oo laga dhisay Biya Xireenka ugu weyn caalamka.

0 Thursday January 03, 2019 - 12:01:52
Madaxweynaha wadanka Tajakistan ayaa xarigga ka jaray biya xireenka ugu weyn caalamka oo dhowaan wadankaasi laga hirgeliyay in kastoo khilaaf xooggan uu ka taaganyahay.

Read More »

Guterres Oo Walaac Ka Muujiyay Ammaanka Shaqaalaha UN-ka ee Soomaaliya Kadib Weerarkii Madaafiicda ee Xerada Xalane.

0 Wednesday January 02, 2019 - 17:53:04
Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa walaac ka muujisay ammaanka shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Jamaacada Jihaadiga JNIM oo 19 Howlgal Ka Fulisay Sedax Wadan oo ka dhaca Galbeedka Afrika.

0 Monday December 31, 2018 - 18:53:12
Bayaan kasoo baxay jamaacada Ugargaaridda Islaamka iyo muslimiinta ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan (JNIM) ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu 19 howlgal ka fuliyeen illaa sedax wadan oo daris ah ayna ku laayeen askar farabadan.

Read More »

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga CONGO.

0 Monday December 31, 2018 - 10:55:34
Wadanka dhaca qaaradda Africa ee lagu magacaabo Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo waxaa lagu dilay ugu yaraan 4 ruux, oo ay ku jiraan ciidamo iyo shaqaale katirsan dowladda.

Read More »