Warar Caalami Ah

Dowladda Switzerland oo Mamnuucday in Haweenka Muslimiinta ay Xirtaan Indha-Shareer.

0 Monday October 10, 2016 - 10:03:02
Baarlamanka Wadanka Switzerland ayaa Aqlabiyad leh isugu raacay in la mamnuuco indha Shareerka ay xirtaan haweenka Muslimaatka ah ee dalkaasi ku nool.

Read More »

Suuriya: JF Shaam iyo Jamaacada Jundul Aqsaa oo Midnimo Buuxa Gaaray.

0 Monday October 10, 2016 - 10:03:02
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in liiska waxa loogu yeero Argagaxisada ay ku dartay Jamaacada Jundul aqsaa oo markii dambe ku biirtay Xoogaga Jihaadiga Fatxu Shaam ee Suuriya ka dagaallama.

Read More »

20 Askari oo lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Galbeedka Wadanka Niger.

0 Sunday October 09, 2016 - 10:03:13
Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda daba dhilifka ee Niger ayaa xaqiijiyay in 20 Askari oo ka tirsanaa Ciidankooda inay ku dhinteen weerar qorsheysan oo ka dhacay meel ku dhow xero ay ku ku jiraan dad qaxooti ah oo kasoo barakacay dalka Maali oo ku taalla deegaan dhaca galbeedka Wadankaasi.

Read More »

Sawirro: 900 Ruux oO Ku Dhintay Duufaan Ku Dhufatay Dalka Haiti Ee Qaaradda America.

0 Saturday October 08, 2016 - 13:36:18
Tirada dadka ku dhintay duufaanta Matthew ee ku dhufatay dalka Haiti ayaa gaartay 880 ruux, iyadoo dhanka kale ay duufaantu weli kusii fideyso gobollo ka tiran dalka Mareykanka, inkastoo ay hoos u dhacday xooggii ay ku socdeen dabeylaha bar bar socda duufaantaasi.

Read More »

Diyaarad Dagaal oo Yahuudda ugasoo Dhacday Duleedka Magaalada Gaza Ee Dhulka Filasdiin.

0 Thursday October 06, 2016 - 16:03:35
Diyaarad nooca dagaalka ah oo Yahuuddu ay leeyihiin ayaa ku bur burtay Garoon Meliteri oo kuyaalla Mandiqadda Al-Naqab xilli ay kasoo noqotay duqeymo ay ku qaadday Jiidda Gaza.

Read More »

Dowladda Turkiga oo shaqada ka joojisay 12 kun oo ka tirsan Ciidamada Booliiska

0 Thursday October 06, 2016 - 08:39:12
Maamulayaasha dalka Turkiga waxay sheegeen inay shaqadii ka ceyriyeen ku dhawaad 12 kun oo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Booliiska, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la lahaayeen Hogaamiyaha Mucaaradka ee lagu magacaabo Fatxullaah Golan ee ku eedeysan inuu soo maleegay Afgembigii fashilmay…

Read More »

Ciidamada Badda Yahuudda oo u diyaar garoobay in ay ka hortagaan doonta Zeytuuna Ee Ku Wajahan Xeebaha magaalada Gaza.

0 Wednesday October 05, 2016 - 16:31:27
Ciidamada Badda ee Dowladda Yahuudda ayaa isu diyaarinaya inay ka hortagaan oo ay la wareegaan doonta lagu magacaabo "Zeytuuna" taas oo sii wadda safarka ay ku dooneyso inay ku gaarto Jiidda Gaza, si loo qaado go'doonka tobon sano jirsaday ee Yahuuddu ay kusoo gaareen magaalada Gaza.

Read More »

Ruushka oo Sheegay in uu Gubi doono Mandiqadda Bariga dhexe Haddii Mareykanka uu Awood Melleteri u adeegsato arrinta Suuriya.

0 Sunday October 02, 2016 - 21:05:24
Dowladda Ruushka ayaa ku hanjbtay in ay bixin doonto Jawaab gil-gisha guud ahaan Mandiqadda bariga dhexe haddii uu Mareykanku isku dayo inuu awood ku maquuniyo Nidaamka Nuseyriga ee dalka Suuriya.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Yahuudda Shimon Peres oo geeriyooday.

0 Wednesday September 28, 2016 - 12:19:50
Madaxweynihii hore ee Yahuudda Shimo Peres ayaa saakay aroortii ku geeriyooday magaalada Talaabiib, isagoo jiray 93 sano.

Read More »

Daawo: Xasuuq Ba'an oo ku Socda Shacabka Magaalada Xalab ee Wadanka Suuriya.

0 Sunday September 25, 2016 - 07:00:46
Wadanka Suuriya wali waxaa kasii socda xasuuqa la sharciyeeyay ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Shirkadda YAHOO oo Ku Dhawaaqday in la Jabsaday Emaillada Boqolaal Milyan oo Kamid Ah Macaamiisheeda.

0 Sunday September 25, 2016 - 06:16:04
Shirkadda ganacsiga YAHOO ayaa ku dhawaaqday in kooxo kamid ah burcadda Internetka ay jabsadeen malaayiin kamid ah Emaillada Macaamiisheeda.

Read More »

Afar Qof American ah oo Lagu Toogtay Meel Ku Dhow Magaalada Washington Ee Dalka Mareykanka.

0 Saturday September 24, 2016 - 09:49:28
Afar ruux ayaa geeriyootay kadib markii ay toogasho ka dhacday Suuq laga dukaameysto oo kuyaalla meel ku dhow magaalada Washitong ee dalka Mareykanka.

Read More »

Bandow lagusoo rogay Magaalada Charlotte Gobolka North Corlina ee dalka Mareykanka

0 Thursday September 22, 2016 - 21:24:31
Xaalad bandow ah ayaa lagu soo rogay magaalada Charlotte ee Gobolka North Corlina ee dalka Mareykanka halkaas oo maalintii labaad ay ka socdaan dibadbaxyo rabshado wata.

Read More »

Xiisad Kulul oo u dhaxeysa Waddamada India iyo Pakistan.

0 Monday September 19, 2016 - 20:04:31
Xiisad kulul ayaa ka dhex aloolsan Dowladaha India iyo Pakistan kadib markii weerar shalay ka dhacay Gobolka Kishmiir ee dhaca xuduud beenaadka u dhaxeeya labada dal lagu dilay ku dhawaad 20 Askari oo u dhashay dalka India.

Read More »

Daawo : Hogaamiyaha Jabhadda Fatxu Shaam oo Wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefeshinka Aljazeera.

0 Sunday September 18, 2016 - 13:35:19
Hogaamiyaha Jabhadda Fatxu Shaam Sheekh Abuu Muxamed Al-Jowlaani ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefeshinka Afka Carabka ku hadla ee Aljazeera, isagoona ka hadlay marxaladda xasaasiga ah uu marayo Jihaadka ka soconaya dhulka Shaam.

Read More »

Mareykanka oo Duqeyn Ka Dhacday Bariga Suuriya Ku Dilay 60 Askari oo Katirsan Nidaamka Al-Asad.

0 Sunday September 18, 2016 - 11:34:03
Tobaneeyo katirsan ciidamada Nidaamka Bishaar Al-asad ayaa lagu dilay duqeymo aan ula kac aheyn oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ka fuliyeen wadanka Suuriya.

Read More »

Qarax Dad Badan Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Magaalada New York Dalka Mareykanka.

0 Sunday September 18, 2016 - 09:00:08
Ugu Yaraan 29 qof ayaa ku dhaawacantay qarax xooggan oo xalay ka dhacay magaalada New York oo kamid ah magaalooyinka ugu weyn wadanka Mareykanka.

Read More »

Obama oo Sheegay in lacago Magdhow Ah Siinayaan qoyska uu kasoo Jeedo Maxbuus Talyaani ah oo Drone Lagu Dilay.

0 Saturday September 17, 2016 - 21:16:40
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in magdhow lacageed ay siineyso Qoyska uu kasoo jeedo Muwaadin u dhashay dalka Taliyaaniga oo diyaaradaha duuliye la'aanta ee Mareykanku ay ku duqeeyeen dalka Pakistan.

Read More »

Mareykanka oo Duqeyn Ku Dilay Madaxii Warfaafinta Xoogaga Dowladda Islaamiga Ah.

0 Saturday September 17, 2016 - 10:15:39
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka "The Pentagon" ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah ay ku dishay wasiirkii warfaafinta kooxda Dowladda Islaamiga ah ee dagaallanta Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Ruushka iyo Mareykanka oo Ku Heshiiyay la Dagaalanka Jamaacaadka Jihaadiga Dalka Suuriya.

0 Sunday September 11, 2016 - 09:22:01
Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa ku dhawaaqay in heshiis buuxa ay ka gaareen arrimaha dagaalka wadanka Suuriya.

Read More »

Taliban oo Sheegtay in 50 Sarkaal ay ku Dishay Weerar Ka Dhacay Wasaaradda G/dhigga Magaalada Kaabul.

0 Wednesday September 07, 2016 - 08:41:30
Inkabadan 50 isugu jira Askar iyo Saraakiil ayaa dhintay, tobonaan kalena way dhaawacmeen, kadib markii maalintii isniinta laba weerar oo Istish-haadi ah lagu qaaday Wasaaradda difaaca ee Maamulka daba dhilifka ee Afghanistan oo ku taalla magaalada Kaabuul.

Read More »

Madaxweynaha Philippine " Marnaba lama Kulmi Doono inanka Garaca ah Ee Brack Obama"!

0 Tuesday September 06, 2016 - 18:40:26
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ka carooday hadal kulul oo uu jeediyay hoggaamiyaha wadanka Philippine ee caanka ku ah diidmadiisa ku aaddan siyaasadda reer galbeedka.

Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo ogolaaday in Ciidamo Dheeri ah Lageeyo Magaalada Jubba.

0 Monday September 05, 2016 - 18:54:05
War rasmi ah oo kasoo baxay madaxweynaha Koonfurta Suudaan ayaa lagu sheegay in xukuumadda Jubba ay ogolaatay in ciidamo dheeri ah oo ka socda Q.Midoobe lageeyo wadankaasi.

Read More »

Daawo:Kawaanka Daldalaadda oo la Saaray Miir Cali Xuseen oo Kamid ahaa Hoggaamiyaasha Jamaacada Islaamiga Bangaldesh.

0 Sunday September 04, 2016 - 09:56:51
Maamulayaasha wadanka Bangaladesh ayaa ku dhawaaqay in xukun daldalaad ah ay ku fuliyeen mid kamida hoggaamiyaasha jamaacada Islaamiga wadankaasi.

Read More »

Amnesty international: Boqolaal Katirsan Muslimiinta Dalka Cameron Ayaa Lala'yahay Nolol iyo Geeri.

0 Wednesday August 31, 2016 - 21:19:54
Xamladaha Ashahaadda ladirirka ah oo dowladaha dabadhilifyada u ah reer galbeedka ay ku qaadeen dadka muslimiinta ee ku dhaqan wadamada dhaca galbeedka qaaradda afrika ayaa saameyn ba'an reebtay.

Read More »

Saraakiil Katirsan Fallaagada Xuuthiyiinta oo Markii Ugu Horraysay Booqasho ku Tagay Wadanka Ciraaq.

0 Monday August 29, 2016 - 19:47:23
Wefdi ka tirsan Kooxda Shiicada ee Xuuthiyiinta ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq, waxaana tani ay qeyb ka tahay booqasho ay ku tagi doonaan Waddamada Lubnaan iyo Iiraan.

Read More »

Daawo: Nidaamka Suuriya oo Bambaanooyin Halis ah Ku Gubay Jirka Dad Shacab ah.

0 Sunday August 28, 2016 - 19:29:44
Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad ayaa xasuuq hor leh ka geystay magaalada Ximis ee dhacda bartamaha wadanka Suuriya.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar "Ciidanka Israa'iil Ma Ahan Argagaxiso Marka ay Dilayaan Dhalinyarada Filasdiin Ee waa Kuwa Ammaankooda ilaashanaya".

0 Tuesday August 23, 2016 - 21:33:44
Dowladda dabadhilifka Masar ayaa markii ugu horraysay sheegtay in dadka Yahuudda aysan aheyn Argagaxiso marka ay dilayaan carruurta iyo dhalinyarada Filasdiiniyiinta.

Read More »

Wiilka Sheekh Osama Bin Laden oo Shacabka Dhulka Xarameynka Ugu Baaqay in Ay Qaadaan Kacdoon Lagu Ridayo Nidaamka Aala Sacuud.

0 Thursday August 18, 2016 - 17:35:43
Wiilka Curadka ah Ee Sheekh Osama Bin Laden ayaa jeediyay kalimad maqal ah oo uu uga hadlayo xaaladda dhulka Jaziiradda carabta gaar ahaan dalka Sacuudiga.

Read More »

Wasiiraddii Tacliinta Sweden oo is Casishay Kadib Markii Gacanta lagu Dhigay iyadoo Khamri Qabatintay.

0 Sunday August 14, 2016 - 10:24:29
Wadanka Sweden waxaa si lama filaan ah isku casishay wasiiraddii ugu da'da yareed golaha xukuumadda wadankaasi.

Read More »

Ciidamada Taliban oo Qarka usaaran in ay la Wareegaan Gacan Ku Heynta Magaalo Muhiim ah oo Afghanistan Katirsan.

0 Wednesday August 10, 2016 - 13:34:58
Ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa qarka usaaran in ay dagaal kula wareegaan magaalada xarunta u ah gobolka Helmendi ee istiraatiijiga ah.

Read More »

Vedio+Sawirro: Islaamiyiinta JF Shaam oo Hubkii Ugu Badnaa ka Furtay Ciidanka Dowladda Suuriya.

0 Tuesday August 09, 2016 - 17:49:44
Xoogaga Islaamiga Jabhadda Fatxu Shaam ayaa ku dhawaaqay xamlo Hor leh oo lagu xureynayo Gebi ahaanba magaalada Xalab ee wadanka Suuriya.

Read More »

Wasiirka G/dhigga Ciraaq oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

0 Tuesday August 09, 2016 - 17:47:44
Wasiirka G/dhigga Xukuumadda Dabadhilifka Ciraaq ayaa ka badbaaday isku day dil oo ladoonayay in lagu khaarijiyo xilli uu ku sugnaa duleedka Magaalada Muusil.

Read More »

Xukuumadda Shiicada iiraan ooTobaneeyno qof Muslimiin Sunni ah ku fulisay xukunno Daldalaad ah.

0 Monday August 08, 2016 - 06:52:30
Maxkamad kutaal wadanka Iiraan ayaa xukuno daldalaad ah ku ridday dad hor leh oo katirsan muslimiinta sunniga ee lagu tacdiibinayay xabsiyada wadankaasi.

Read More »

30 Askari oo Lagu Dilay Weerar Naf-hurnimo oo ka dhacay Magaalada Benghazi Bariga Wadanka Liibiya.

0 Wednesday August 03, 2016 - 19:11:04
Ku dhawaad 30 Katirsan Maleeshiyaadka Asha-haadda ladirirka Khaliifa Xiftar ayaa lagu dilay Camaliyad istish-haadi ah oo ka dhacday Magaalada Benghazi ee Bariga Liibiya.

Read More »