Keydka Sawirada

Sawirro+Codad:Waligaa Ma Aragtay 2 Qof oo iyagoo Nool diyo gaareyso 982 Halaad loo Xukmiyay?

0 Tuesday August 09, 2016 - 06:53:38
Kulamo dhawaanahaan beesha Ajuuraan ku lahayd gobalka jubada dhexe ayaa geba gebadii la isku af gartay in beeshu iska bixiso kun iyo shan boqol oo halaad oo diyo ahaan loogu leeyahay.

Read More »

Daawo Sawirro: Xoogaga Islaamiga Suuriya oo Qarka Usaaran in ay Hareereynta Ka Qaadaan Magaalada Xalab.

0 Saturday August 06, 2016 - 08:07:36
Wadanka Suuriya waxaa sii xoogeystay dagaallada culus ee ka socda magaalada 2-aad ee ugu weyn wadanka oo ay ku hareeraysanyihiin in kabadan 400,000 oo shacab ah.

Read More »

Sawirro+Dhageysi: Xaflad Aad U Heersaraysa Oo Lagu Caleemo Saaray Ugaaska Beesha Maxamed Zubayr.

0 Thursday August 04, 2016 - 17:15:43
Xafladani oo hayd mid aad u qiimo badan isla markaana lagu dooranayay suldaanka guud ee beesha Maxamed Zubeyr ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday deegaanka Hargaysa yarey oo wax ka yar 20 km u jira degmada Jilib.

Read More »

Sawirro: Bulshada Awdiile oo Iyagoo Hoos U ooynaya Aastay Meydadka Dadkii Xabashidu Xasuuqday.

0 Tuesday July 19, 2016 - 11:35:07
Dadkii ay ciidamada Xaashidu ku xasuuqeen degaanka Awdiile ee gobolka Bay ayaa lagu aasay qabuuraha kuwaasoo ay tiradoodu gaartay 16 qof oo u badan dad da' ah.

Read More »

Sawirro:Shacabka Magaalada Marka oo Si Diirran usoo Dhaweeyay la Wareegistii Al Shabaab Ee Magaaladooda.

0 Wednesday July 13, 2016 - 19:26:42
Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta Shabeellaha Hoose maalmo kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Sawirro:Jeneraal Gabre oo Markale Ku Fashilmay in uu Maamul U dhiso Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

0 Wednesday July 13, 2016 - 14:02:05
Waxaa Fashil kusoo idlaaday shir magaalada Beled Weyne uga socday saraakiil katirsan dowladda Itoobiya iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee gumeystaha taageersan.

Read More »

Daawo Sawirrada: Magaalada Ceel-dheer Ee Gobolka Galguduud oo Si heer Sare ah looga Ciiday.

0 Thursday July 07, 2016 - 19:09:24
Magaalada Ceeldheer ee Galgaduud waxay ka mid tahay magaalooyinka dhaca bartamaha dalka Soomaaliya iyadoona magaaladaasi si weyn loogu dabaal degay munaasabada ciidul Fidriga.

Read More »

Daawo:Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Xarardheere Ee Wilaayada Mudug.

0 Wednesday July 06, 2016 - 23:05:55
Degmada Xarardheere ee Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.

Read More »

DAAWO SAWIRADA: Sidee Looga Ciiday Degmada Jannaale Ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose.

0 Wednesday July 06, 2016 - 22:24:57
Degmada Jannaale ee Wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa ka mid ah magaalooyinka sida weyn looga ciiday ee ku hoosjira ku dhaqanka Shareecada Islaamka, Waxaana isugu yimid kumanaan dadweyne ah oo isugu jira rag, dumar, caruur iyo dad da'a ah.

Read More »

Daawo Sawirro: Magaalada Saakoow oo si Damaashaad leh looga Ciiday.

0 Wednesday July 06, 2016 - 19:11:57
Magaalada Saakoow oo katirsan magaalooyinka waaweyn ee gobolka Jubbada dhexe ayaa maanta si wanaagsan looga damaashaaday maalinta koowaad ee munaabsadda Ciidul Fidriga.

Read More »

Sawirro:Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib Ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

0 Wednesday July 06, 2016 - 16:54:17
Kumanaan kamid ah shacabka Muslimiinta ah iyo mas'uuliyiinta wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Jilib ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga.

Read More »

Daawo Sawirrada:Magaalooyin Katirsan Gobolka Galguduud oo Si Heer Sare ah Looga Ciiday.

0 Wednesday July 06, 2016 - 14:17:49
Inta badan gobolka Galguduud ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday marka laga reebo degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb oo kooxaha mushrikiinta Itoobiya taabacsan ay maamulaan.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Sidee Looga Ciiday Degmada Kuunyo Barroow Ee Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose.

0 Wednesday July 06, 2016 - 12:46:36
Degmooyinka iyo degaanakada wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday marka laga reebo meelaha ay joogaan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.

Read More »

Sawirro:Diyaarad Drone ah oo Kusoo Dhacday Duleedka Degmada Awdheegle Sh/Hoose.

0 Thursday June 30, 2016 - 05:15:31
Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirrada diyaarad basaas ah oo maalin ka hor kusoo dhacday degaan katirsan shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawiro+Dhageyso:Beesha Waceysle Abgaal Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Al Shabaab.

0 Visits: 5175 | Sunday June 26, 2016 - 13:39:16
Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday mid ka mid ah deegaanada gobalka Galgaduud ee dhaca bartamaha dalka Somali ayaa beesha Waceysla oo ka mid ah beelweynta Abgaal Cusmaan islamarkaana qeyb ka ah beelaha dega gobalka Galgaduud waxey beesha wareejisay hub fara badan oo ay ugu tala gashay in lagula…

Read More »

Daawo sawirada: Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Daah furay Tartanka Macaahidda Qabaa'ilka Jubbooyinka.

0 Thursday June 23, 2016 - 05:26:03
Xaflada waxa kasoo qayb galay qaar kamid ah mas.uuliyiinta wilaayada Jubbooyinka oo uu ugu horeeyo Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa. Iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ee ku dhaqan degmada Jilib iyo Marti sharaf kale.

Read More »

Warbixin iyo Wareysi Geela ku saabsan.(Maqal+Sawiro).

0 Saturday June 04, 2016 - 10:27:51
Malaayiin Soomaali ah ayaa miyiga ku nool kuwaasoo xoolo dhaqato u badan.

Read More »

Sawirro:Booliska Kenya oo Argagaxinaya Taageerayaasha Mucaaradka Bartamaha Magaalada Nairobi.

0 Wednesday May 18, 2016 - 08:41:51
Booliska wadanka Kenya ayaa xasuuq iyo argagax xoog badan ku sameeyay shacabkood, iyagoo sidoo kalena laayey qaar ka mid ah bulshada wadankooda kuwaas oo banaanbaxyo ka dhigayay magaamada Nairobi.

Read More »

Sawirro:Rabshado Ka Bilaawday Magaalada Beled Weyne Kadib Markii ay Ganacsatadu Diideen Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga.

0 Wednesday May 11, 2016 - 15:19:03
Rabsasho saameyn ballaaran ku yeeshay ganacsiga gobolka Hiiraan ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Beled Weyne ee dhacda bartamaha soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Degmada Jowlo Ee Gobolka Mudug.

0 Saturday April 23, 2016 - 07:49:00
Boqolaal qoys oo ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa wali ka faa'iidaysanaya gargaar ay bixinayso jamaciyadda Kheyriga Al-ixsaan.

Read More »

Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Dabagalo Ee Gobolka Mudug.

0 Thursday April 21, 2016 - 07:18:27
Kumanaan qoys oo ku dhaqan gobolka Mudug ayaa ka faa'iidaysanaya gargaar ay jamciyad kheyri ah ka waddo degmooyin iyo deegaano gobolkaasi katirsan.

Read More »

Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad Iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Caad Ee Gobalka Mudug.

0 Visits: 3463 | Tuesday April 19, 2016 - 19:09:52
Jamciyadda Kheyriga Al-ixsaan ayaa sare u qaadday gurmadka ay u fidinayso shacabka soomaaliyeed ee ku dhibaatoobay Jiilaalka ku dhuftay Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Daawo Iyo Raashin Ka Qeybisay Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug.

0 Monday April 18, 2016 - 11:49:05
Jamciyada Al-ixsaan al-kheyriyah ayaa gurmad ballaaran oo isugu jira daawo iyo raashiin ka qeybisay xaafadaha kala duwan ee degmada Xarardheera ee gobalka Mudug oo dhaca bartamaha dalka Somaliya.

Read More »

DAAWO : Gaas Oo Difaacay Hey'adda Kirishtaan-nimada Faafisa Ee World Vision.

0 Thursday April 14, 2016 - 20:07:53
Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wax laga weydiiyay Qoraal kasoo baxay Hey'adda magaca Samafalka ku shaqeysa ee World Vision, balse faafisa Kirishtaanimada, taas oo dhawaan War kasoo baxay Xafiiska ay Garoowe ku leedahay ku sheegtay in Shaqaalaha ay qoroneyso…

Read More »

Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Ceel-cadde.

0 Visits: 40050 | Wednesday April 13, 2016 - 08:29:15
Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii Ceel-cadde.

Read More »

Sawirro: Horumar dhanka Ganacsiga Suuqa Degmada Tooratoorow Ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

0 Wednesday April 06, 2016 - 07:11:34
Degmada Tooratoorow waxey ka mid tahay degmooyinka gobalka Shabeelada hoose gaar ahaan degmooyinka xiligaan ay ka babaneyso raayada Towxiidka.

Read More »

Sawirro + Dhageysi: Waxgaradka Soomaaliyeed oo Goodis Adag Udiray General Gabre.

0 Tuesday April 05, 2016 - 10:20:20
Xilli dalka soomaaliya uu wajahayo gumeysiga daran oo uga imaanaya xabashida Itoobiya ayay waxgaradka soomaaliyeed ugu baaqeen shacabka soomaalida in ay kacdoomaan oo dalka ka dhacsadaan Itoobiya iyo Kenya.

Read More »

Sawirro + Dhageysi: Warbixinada Horumarka Kajira Degmada Jamaame iyo Taariikhda Buundada Araare.

0 Tuesday April 05, 2016 - 09:55:20
Magaalada Jamaame waxay kamid tahay degmooyinka ugu waaweyn gobolka Jubbada Hoose ee dhaca Koonfur galbeed dalka soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Maqal:Yaxaas Shan Mitir ah oo Lagu Dilay Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Monday April 04, 2016 - 12:02:33
Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay Fagaare ku yaala degmada Saakow oo lagu soo bandhigay yaxaas shan mitir ah kaasi oo lagu dilay Beer udhaw wabiga Saakow.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Beesha Ajuuraan oo Ugaas Cusub Duubatay.

0 Thursday March 31, 2016 - 11:32:02
Beesha Ajuuraan ayaa dooratay Ugaas cusub iyadoo munaaasabad lagu caleemo saarayay ay ka dhacday Magaalada Buu'aale ee Gobalka jubada Dhexe xarunta u ah.

Read More »

Sawirro:Hormuud Foundation oo Deeq Daawo ah ka qeybisay tuulooyin hoos taga Jowhar Caawisayna Dad lasoo Tarxiilay.

0 Thursday March 24, 2016 - 19:39:04
Hay'adda Hormuud Telecom Foundation ayaa dawooyin ka qeybisay tuulooyin ku yaalla hareeraha magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Sawirro:Masjid Weyn oo laga dhisay Deegaanka Jawaarey Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Thursday March 24, 2016 - 11:21:54
Deegaanka Jawaarey oo Hoostaga Degmada Saakow ee Jubada Dhexe waxaa laga furay Masjid weyn oo ay markiiba ku dukan karaan in ka badan Kun qof.

Read More »

Sawirro:Hormuud Foundation oo Muqdisho ka billowday Barmaamij lagu Caawinayo Dadka Lagasoo Tarxiilo Dalka Sacuudiga.

0 Wednesday March 23, 2016 - 20:07:28
Hay'ada Hormuud Foundation ayaa Garoonka Diyaaradda ee Magaalada Muqdisho ka billowday Barnaamij ay ku caawinayso Dadka laga soo tarxiilo dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Read More »

Daawo:Sawirrada Gaadiidkii Dagaal Ee Ciidamada Al Shabaab Ay Ku Qabsadeen Dagaalkii Laanta-Buuro.

0 Visits: 19678 | Monday March 21, 2016 - 22:16:48
Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii Laanta-Buuro ee khasaaraha badan dhaliyay.

Read More »

Sawirro:Saraakiil Mareykan ah oo si toos ah uga qeyb qaadanaya dagaalka Ka Socda Soomaaliya.

0 Monday March 21, 2016 - 18:57:42
Dowladdda Mareykanka ayaa si toos ah uga qeyb qaadanaysa duullaanka shisheeyuhu kusoo qaaday dalka soomaaliya xilli xoogaga Jihaadiga ah ay kusii xoogeysanayan dalka.

Read More »