Wararka

Al Shabaab Oo Weerar Sedax Askari Lagu Dilay Ka Fulisay Duleedka Magaalada Baydhabo.

0 Sunday May 06, 2018 - 11:42:01
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar khasaara dhaliyay ka fuliyay deegaan kaabiga ku haya magaalada Baydhabo ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada AMISOM Oo Qorsheynaya in Ay Faarujiyaan Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho

0 Sunday May 06, 2018 - 11:16:59
Taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa qorsheynaya in dhowaan ay isaga baxaan mid kamida saldhigyadooda ugu waaweyn ee kuyaal magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Axmed Madoobe Oo iskusoo Sawiray Qalbi Dhagax Xilli Uu u Xiranyahay Dowladda Itoobiya.

0 Sunday May 06, 2018 - 11:05:16
Sawirro lagu faafiyay baraha bulshada ayaa Muujinayay Axmed Madoobe oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Jubbaland oo la taagan C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Read More »

Video: Boqolaal Qof Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Roobab Daadad Wata iyo Fatahaado ku Dhuftay Wadanka Kenya.

0 Sunday May 06, 2018 - 11:00:16
Khasaara aad uxooggan ayaa ka dhashay roobab daadad wata iyo fatahaado ku dhuftay wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Mareykanka Oo Balidoogle Ka Dhistay Saldhigga Sedaxaad Ee Uu Ku Leeyahay Qaaradda Afrika [WARBIXIN].

0 Saturday May 05, 2018 - 14:19:43
Dowladda Mareykanka ayaa ballaarinaysa howlgalka melleteri ee ka dhanka muslimiinta ee ka socda qaaradda Afrika gaar ahaan Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Sarkaal Lagu Dilay Wadajir iyo Saldhig Boolis Oo Qaraxyo lala Beegsaday.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:19:43
Weeraro khasaara dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyay ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Weeraro Waaweyn Oo Al Shabaab Ay Ka Fuliso Magaalada Muqdisho

0 Saturday May 05, 2018 - 09:54:14
Wasaaradda arimaha dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin ku wajahan muwaadiniinta Ameerikaanka ah ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo loogu baaqay in ay ka feejignaadaan weeraro la filan karo in lagula beegsado magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliye Ku Xigeenka Booliska Puntland Oo Ku Dhaawacmay israsaaseyn Ka Dhacday Duleedka Garowe.

0 Saturday May 05, 2018 - 09:31:31
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa ku waramaya in israsaaseyn xooggan oo u dhaxeesay Maleeshiyaad kawada tirsan Maamulka isku magacaabay Puntland ay ka dhacday deegaan duleedka kaga beegan Magaalada Garoowe oo xarun u ah Maamulkaasi .

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar 5 Kenyaan Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Mandheera.

0 Friday May 04, 2018 - 19:57:19
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas'uuliyadda weerar khasaara badan dhaliyay oo ka dhacay gobolka NFD ee dowladda Kenya gummeysato.

Read More »

Al Shabaab Oo Sarkaal Boolis Ku Dishay Degmada Boondheere.

0 Friday May 04, 2018 - 10:12:05
Dilal qorsheysan ayaa markale lagasoo calaamadeeyay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir oo ay ku xoogantahay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Weerar Lagu Dilay Afar Qof Kenyaan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera.

0 Friday May 04, 2018 - 09:51:59
Xoogag loo malaynayo in ay katirsanyihiin xarakada Al Shababa ayaa markale weerar hubeysan ka geystay gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Dhageyso: Kalimadda Abuu Cubeyda Oo Af-Soomaali lagu Tarjumay.

0 Thursday May 03, 2018 - 22:08:01
Kalimaddan oo ah mid ku baxeysa luuqadda Carabiga, lana daawan karo muddo 22 daqiiqo ah ayuu Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeyda, Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula hadlayaa Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada Carabta ee hortaagan duullaanada ballaaran ee lagu soo qaaday dalka Yemen.

Read More »

Diyaarad Dagaal Oo Ruushka Ugasoo Dhacday Galbeedka Suuriya.

0 Thursday May 03, 2018 - 17:15:07
Wararka ka imaanaya wadanka suuriya ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo dowladda Ruushka leedahay ay soo dhacday waxaana dhintay dhammaan ciidamadii saarnaa.

Read More »

Reergalbeedka Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay in aysan udiyaarsaneyn la wareegidda Ammaanka Marka ay Baxdo AMISOM

0 Thursday May 03, 2018 - 11:08:16
Markale dowladaha maalgeliya duullaanka melleteri ee lagusoo qaaday dalka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka ku cadaadinaya in ay awood uyeelato la wareegidda ammaanka dalka marka ay ciidamada AMISOM dib ugurasho bilaabaan.

Read More »

Hay'adda ICRC Oo Ku dhawaaqday in Shaqaalaheeda Ay Kala Baxayso Soomaaliya Kadib Markii Shaqaale Laga Qafaashay.

0 Thursday May 03, 2018 - 10:35:01
Hay'adda ICRC ayaa ku dhawaaqday in ay labaxayso dhammaan shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya kadib markii sarkaalad laga qafaashay.

Read More »

Yariisoow Oo Sheegay in maamulkiisa Ay Feyllaha Uga dheganyihiin siyaasiyiin iyo xildhibaanno [Dhageyso].

0 Wednesday May 02, 2018 - 21:31:21
Maamulka dowladda Federaalka ugu magacaaban gobolka Banaadir ayaa ka sheeganaya habacsanaan iyo dib udhac ku yimid qabashada shaqadii loo igmaday.

Read More »

16 Askari America Ah Oo Ku Dhimatay Diyaarad Ku Burburtay Gudaha Mareykanka.

0 Wednesday May 02, 2018 - 21:04:17
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay burbur diyaaradeed oo ka dhacay gudaha wadanka Mareykanka.

Read More »

Biriq Boqolaal Neef Ku Dishay Deegaan Katirsan Gobolka Mudug.

0 Wednesday May 02, 2018 - 19:44:01
Roobab Mahiiggaan ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobollada dalka Soomaaliya ayaa sababay khasaara lixaad leh.

Read More »

Askar Katirsan Dowladda Federaalka Oo Lagu Dilay Degmooyin Katirsan Gobolka Banaadir

0 Wednesday May 02, 2018 - 16:05:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal siyaaba kala duwan uga dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Xukun Qisaas Ah Oo Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Hiiraan.

0 Wednesday May 02, 2018 - 14:18:12
Fagaara weyn oo ku yaala deegaanka Mukeyla ee WI Hiiraan waxaa Barqa nimadii maanta lagu fuliyay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah, waxaana goobta fagaraaha soo xaadiray dadweyna fara badan.

Read More »

Osama Bin Laden.. Shahiid Sharfan oo 7 Sanadood Kadib Aan Meydkiisa Meelna Lagu Sheegin WARBIXIN.

0 Wednesday May 02, 2018 - 11:13:46
2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Mujaahidiinta Al Qaacidda.

Read More »

Sawirro: Hormuud Foundation Oo 100,000 Oo Dollar Ugu Deeqday Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadaha Webiga Shabelle Ee Magaalada Baladweyne.

0 Wednesday May 02, 2018 - 11:09:52
Hey'adda Hormuud Foundation ayaa sheegtay inay lacagtaan gaarsiin doonto dadka ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne, waxayna lacagtaan hordhac u tahay gargaar Bini'aadanimo oo ay hey'adda ku garab istaageyso dadka ay sida weyn u sameysay daadadka uu sameeyey Wabiga.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Hor leh Ku Qaaday Deegaannka Buula Gaduud.

0 Wednesday May 02, 2018 - 11:05:52
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weerar xooggan ku qaaday saldhig melleteri oo kuyaal deegaan katirsan Jubbada Hoose

Read More »

Marocco Oo Ku dhawaaqday in ay Xiriirkii Diblomaasiyadeed ujartay Dowladda Iiraan.

0 Wednesday May 02, 2018 - 10:39:40
War Rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Marocco ayaa lagu sheegay in Dowladaas ay go'aansatay joojinta xiriirka kala dhexeeya Iiraan kadib ay ku eedeysay khalkhal gelinta ammaanka wadankeeda.

Read More »

Mid Kamida Shaqaalaha Hay'adda WHO Oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Wednesday May 02, 2018 - 10:14:23
Xilli dilaka qorsheysan ay kusii xoogeysanayaan degmooyinka gobolka Banaadir ayay ugaarsi lakulmayaan shaqaalaha hay'adaha Q.Midoobe iyo kuwa reergalbeedka.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Saami Dhaqaale Ku Yeelatay Dekadda Dooraale Ee Jabuuti.

0 Wednesday May 02, 2018 - 09:20:17
Wararka ka imanaya dalka Jabuuti, ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra'isalwasaaraha cusub ee Itoobiya ay kala saxiixdeen heshiis ay Xabashidu saami ugu yeelanayaan dekedda Dooraale ee dalkaas.

Read More »

Dhageyso: Amiirka Al Shabaab Oo Jeediyay Kalimad Uu Uga Hadlayo Xaaladda Dalka Yemen.

0 Tuesday May 01, 2018 - 19:47:26
Mu'asasada Al-kataa'ib Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay Kalimad Cusub oo uu jeediyay Amiirka Xarakada Allaah ha dhowree Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah.

Read More »

Wasaaradaha Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Ka Bilaabay Xadgudub Ka Dhan Ah Dumarka "Galmo Shaqo Ku Bedelasho".

0 Tuesday May 01, 2018 - 17:35:03
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha "DF" Mamaxamad C/llhi Farmaajo, ayaa waxaa munaasabadda ay reer galbeedku u yaqaanaan "maalinta shaqaalaha adduunka" awgeed loogu hambalyeeyay shaqaalaha Soomaalida meel walboo ay joogaan.

Read More »

Taliban oo 6 Askari American Ah Ku Dishay Afghanistan iyo Mareykanka Oo Xaqiijiyay.

0 Tuesday May 01, 2018 - 11:30:18
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wadankaasi.

Read More »

Cabdi Wali Gaas Oo Walaac Ma Muujiyay Dilalka Ka Dhanka ah Saraakiishiisa Ee Gobolka Mudug Ka Socda.

0 Tuesday May 01, 2018 - 08:43:41
Hoggaamiyaha maamulka Puntland, C/wali Gaas oo kasoo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Imaaraadka carabka, oo uu maalmo dhowr ah ku maqnaa ayaa tacsi u diray saraakiishii dhawwaan lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Read More »

Al Shabaab Oo 2 Askari iyo Sarkaal Ku Dishay Gudaha Muqdisho iyo Duleedkeeda.

0 Monday April 30, 2018 - 22:17:08
Ugu yaraan 2 Askari oo katirsanaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa lagu dilay weerar ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Max'med Mursal Oo Noqday Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka.

0 Monday April 30, 2018 - 17:31:05
Waxaa lasoo gaba gabeeyay doorashadii maanta ka dhacday xarunta Baarlamaanka dowladda Federaalka ee lagu dooranayay hoggaanka cusub ee baarlamaanka.

Read More »

Dibad Baxyada Ka Dhanka Ah Cabdi ileey Oo Sii Xoogeystay iyo Magaalada Dirir Dhabe Oo Kacdoonka Ku Biirtay.

0 Monday April 30, 2018 - 11:55:21
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaali galbeed ee ay Itoobiya gummeysato ayaa sheegaya in mudahaaraadyadii waawaynaa ee ka bilowday Gobolka Shiniile ay kusii fideen deegaano horleh oo kamid ah dhulka ay xabashidu gumaystaan.

Read More »

Tobanaan Askari Oo Ciidamada Bishaar Al-Asad looga Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuriya.

0 Monday April 30, 2018 - 11:47:28
Tobaneeyo askari oo katirsan ciidamada Nidaamka Suuriya ayaa lagu dilay weerar hor leh oo lagu qaaday saldhigyo melleteri oo ay ku sugnaayeen saraakiil iiraaniyiin ah.

Read More »

https://twitter.com/africa_waleed