Wararka Caalamka

Xoogaga Mucaaradka Suuriya oo Dagaal Kula Wareegay Xaafado Katirsan Magaalada Dimishiq.

0 Monday March 20, 2017 - 09:56:17
Kadib dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya ayay xoogaga mucaaradka ah ugu suurta gashay in ay qabsadaan dhul ballaran.

Read More »

islaamiyiinta Liibiya oo Dib Ula Wareegay Xaafado Katirsan Magaalada Banghazi.

0 Sunday March 19, 2017 - 17:41:38
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in xoogaga islaamiga ah ay hareereyntii saarneed ka qaadeen boqolaal qoys oo ku dhaqan magalada Banghazi ee Bariga wadankaasi dhacda.

Read More »

Maraykanka oo codsaday in loo soo gacan geliyo Gabar u dhalatay dalka Urdun.

0 Wednesday March 15, 2017 - 08:30:00
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda Cadaalada ee dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu si rasmi ah uga codsaday dowladda Urdun iney kusoo wareejiso haweenay muslimad ah oo dhawaan laga soo daayay xabsi dhowr iyo toban sano ay ku jirtay oo ku yaala dhulka maamulka Yahuudda ay xooga…

Read More »

Taxriiru Shaam oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weeraro Ka Dhacay Magaalada Dimishiq.

0 Tuesday March 14, 2017 - 16:53:10
Hay'adda Taxriiru Shaam ayaa sheegatay Mas'uuliyadda camaliyaad istish-haadi ah oo dhawaan ka dhacay bartamaha magaalada Dimishiq Ee wadanka Suuriya.

Read More »

Ku dhawaad 100 qof Itoobiyaan ah oo ku dhintay Shil ka dhacay Magaalada Addis Ababa Ee Wadanka Itoobiya.

0 Monday March 13, 2017 - 10:38:00
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay wadanka Itoobiya kadib markii ay dhaceen wax u eg duufaan dhul go'ah sida ay sheegeen saraakiisha dowladda hoose ee magaalada Addis Ababa.

Read More »

Hogaamiyaha Mareykanka Oo sheegay in uu sii furnaan doono Xabsiga Muslimiinta lagu dhibaateeyo Ee Guantanamo.

0 Wednesday March 08, 2017 - 16:53:27
Hogaamiyaha Dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa si kulul u weeraray go'aankii uu madaxweynihii ka horeeyay ee Barack Obama ku doonayay inuu ku xiro Xabsiga sida weyn Muslimiinta loogu dhibaateeyo ee Guantanamo Bay.

Read More »

Boqorka Sacuudiga oo isku Day Dil Ka Badbaaday Xilli uu ku Sugnaa Dalka Malaysiya.

0 Wednesday March 08, 2017 - 10:36:29
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Malaysiya ayaa lagu sheegay in isku dil uu ka bad baaday boqorka wadanka Sacuudi Carabiya.

Read More »

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo Tobaneeyo qof Shacab Ah Ku Xasuuqay Gobollo Katirsan wadanka Afghanistan.

0 Tuesday March 07, 2017 - 17:42:56
Ku dhawaad 70 qof oo shacab ah ayaa lagu dilay duqeymo cadawtooyo oo diyaarahada dagaalka dowlada Mareykanka ay ka geysteen gobollo katirsan wadanka Afghanistan.

Read More »

Weerar Askar Lagu Dilay oo ka dhacay Koonfurta Dalka Yemen.

0 Tuesday March 07, 2017 - 07:49:08
Ku dhawaad 10 Askari oo katirsan ciidamada xukuumadda dabadhilifka Yemen ayaa lagu dilay weerar ay xoogaga ansaaru shareecah ka fuliyeen wadankaasi.

Read More »

Xoogag Hubeysan oo La Wareegay Magaalooyinka laga Dhoofiyo Shidaalka Liibiya.

0 Saturday March 04, 2017 - 11:06:32
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan deegaano dhaca bariga wadankaasi oo ay kuyaallaan ceelasha shidaalka.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo Melleteri oo kuyaal Magaalada Kaabuul Ee Dalka Afghanistan.

0 Thursday March 02, 2017 - 09:04:51
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Islaamiga Taliban ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ku yaal magaalada caasimadd ah ee Kaabuul.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Bariga Wadanka Al Jazaa'ir.

0 Monday February 27, 2017 - 18:56:21
Weerar istish-haadi ah oo khasaara lagu gaarsiiyay ciidamo katirsan xukuumadda Dabadhilifka Al Jazaa'ir ayaa ka dhacay Bariga wadankaasi.

Read More »

Ciidamada Xarakada Taliban oo dagaal kula Wareegay Magaalo istiraatiiji Koonfurta Wadanka Afghanistan.

0 Thursday February 23, 2017 - 11:48:06
Markale ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanisan ayaa duullaan ballaaran ku qaaday deegaano katirsan gobolka Qandahaar ee dhaca Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Kooxo Cunsuriyiin ah oo Weerar ku Qaaday Markaz Jaaliyadda Muslimiinta Sweden ay ku leeyihiin magaalada Gothenburg.

0 Wednesday February 22, 2017 - 19:18:29
Wararka ka imaanaya wadanka Sweden oo kamid ah wadamada qaaradad Yurub ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen xarun ay leeyihiin jaaliyadda muslimiinta laga tirada badanyahay.

Read More »

4 Sarkaal oo dowladda Ruush-ka looga Dilay Qarax Ka Dhacay Bartamaha Suuriya.

0 Tuesday February 21, 2017 - 18:32:10
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in saraakiil katirsan melleteriga Suuriya lagu dilay qarax ka dhacay bartamaha wadankaasi.

Read More »

Khubaro Caafimaad iyo Siyaasiyiin Mareykan Ah oo Sheegay in Trump uu Qabo Cudurka Waallida!

0 Monday February 20, 2017 - 12:31:05
Dood kulul ayaa ka taagan xaaladda caafimaad ee madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump kadib hadallo is khilaafsan oo uu jeediyay.

Read More »

Taliban oo Duullaan Ballaaran Ku Qaaday Degmooyin Katirsan Gobolka Helmand Ee Dalka Afghanistan.

0 Sunday February 19, 2017 - 18:00:55
Ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa silsilado weeraro ah oo khasaare xoogan lagu gaarsiiyey cadowga ka fuliyay magaalooyin ku yaalla gobolka Helmand ee dhaca koonfurta dalka Afghanistan, Iyadoona weeraradaas oo isugu jira dagaallo toos ah iyo kuwa qorsheysan cadowga looga dilay askar dhowr…

Read More »

Safiirkii Dowladda imaaraadka Ee Wadanka Afghanistan Oo u Dhintay Dhaawac Horay Usoo Gaaray.

0 Thursday February 16, 2017 - 11:32:06
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday sedax maalmood oo Baroor diiq ah kadib markii uu geeriyooday diblumaasi caan ah oo katirsanaa xukuumadda Abu Dhabi.

Read More »

Q.Midoobe oo isbaheysiga NATO ku Eedaysay in uu Xasuuq Ka Geystay Wadanka Afghanistan.

0 Monday February 13, 2017 - 18:13:05
Duqeymo ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen Wadanka Afghanistan ayay ku dileen Tobaneeyo qof shacab ah.

Read More »

Taliban oo Weerar Naf-hurnimo Ku Dishay Tobaneeyo Askari.. Afghanistan.

0 Sunday February 12, 2017 - 10:27:48
Tobaneeyo Askari ayaa lagu dilay weerar xooggan oo ciidamo katirsan ciidamada Xukuumadda Dabadhilifka Afghanistan lagula beegsaday Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Maamulka Maqaar saarka ah Wadanka Yemen oo sheegay in Mareykanka ay kala shaqeynayaan la dagaalanka Al Qaacidda.

0 Thursday February 09, 2017 - 18:04:15
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Dabadhilifka Yemen ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay kala shaqeyn doonaan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada oo loola jeedo la dagaallanka Mujaahidiinta.

Read More »

26 Qof Shacab Ah oo Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Waqooyiga Wadanka Suuriya.

0 Thursday February 09, 2017 - 08:47:58
Dowladda Mareykanka ayaa markale duqeymo wuxuushnimo ah ka geysatay mid kamida magaalooyinka ay xoogaga islaamiga ah maamulkaan ee waqooyiga suuriya dhacda.

Read More »

Garsoore Mareykan Ah oo Laalay Go'aankii Donald Trump ee Xayiraada Saarayay Dadka Muslimiinta Ah.

0 Saturday February 04, 2017 - 09:17:31
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa caqabado xooggan kala kulmaya inta badan waaxaha kala duwan ee garoorka.

Read More »

Masaajidda Muslimiinta Holland oo Al-baabada loo laabayo Sababa la Xiriira Cabsi laga qabo in la Weeraro.

0 Wednesday February 01, 2017 - 11:26:32
Jaaliyadaha Muslimiinta Wadanka Holland ee qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay in ay xirayaan qaar katirsan Masaajidda ay ku cibaadaystaan sababa la xiriira cabsi laga qabo weerar hubeysan.

Read More »

5 Qof Muslimiin Ah oo Ku Dhintay Weerar Lagu Qaaday Masjid Kuyaal Wadanka Canada.

0 Monday January 30, 2017 - 09:59:37
Wararka ka imaanaya wadanka Canada ee dhaca waqooyiga qaaradda America ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo lagu qaaday Masjid ay Muslimiintu leeyihiin uu khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ka dhashay.

Read More »

Shirkii Ka Socda Magaalada Astana oo lasoo gaba gabeeyay iyo qodobo Kasoo Baxay.

0 Wednesday January 25, 2017 - 18:11:16
Waxaa soo gaba gaboobay shirkii ay soo qaban qaabiyeen dowladaha reer galbeedka iyo kuwa qeybta ka ah duullaanka lagu qaaday wadanka Suuriya.

Read More »

JF Shaam oo iska Fogeysay Kooxda Jundul Aqsaa Ee Suuriya Ka Dagaallanta.

0 Tuesday January 24, 2017 - 09:45:42
War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada Jihaadiga Fatxu Shaam ayaa lagu sheegay in Ururka Jundul Aqsaa uusan maamul ahaan Jabhadda hoos tagin.

Read More »

USA oo Sheegtay in 300 Dagaalyahano Islaami Ah Ay Ku Dishay Duqeymo Ka Dhacay Wadamada Suuriya iyo Liibiya.

0
Wasaaradda Difaaca dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in tobanaan katirsan dagaalyahanada Jamaacada Jihaadiga Fatxu Shaam ay ku dishay duqeyn ka dhacday waqooyiga Suuriya.

Read More »

WARBIXIN: Donald Trump oo isbedello Dhanka Siyaasadda Dibadda Ah Ujeexaya Dowladda Mareykanka.

0 Saturday January 21, 2017 - 10:10:06
Kadib munaasabad oo ka dhacday magaalada Washington waxaa lagu caleema saaray hoggaamiyaha cunsuriga ah ee shacabka mareykanka doorteen Donald Trump.

Read More »

50 Askari oo Lagu Dilay Weerar Ay Al Qaacidada Maqrib Ka Fulisay Waqooyiga Maali.

0 Thursday January 19, 2017 - 11:45:29
Al Qaacidda Ee Maqribul Islaami ayaa sheegtay Mas'uuliyadda Weerar lagu laayay Tobanaan katirsan ciidanka Maali oo ka dhacay Magaalada Ghawah ee waqooyiga Wadankaasi.

Read More »

Madaxweyne Yaxye oo Xaalad deg deg ah Kusoo Rogay Wadanka Ghambia.

0 Wednesday January 18, 2017 - 11:46:46
Madaxweynaha Wadanka Ghambia ayaa xaalad degdeg ah geliyay wadankaasi iyadoona Dowladaha Galbeedka qaaradda Afrika ay ku Hanjabeen in ay Faragelin melleteri sameynayaan.

Read More »

30 Qof oo Ku Dhintay Diyaarad Turkiga laga Leeyahay oo Ku Burburtay Wadanka Kyrgyzstan.

0 Monday January 16, 2017 - 11:36:31
Ugu yaraan 32 qof oo uu kujiro duuliyihii diyaaradda ayaa dhintay kadib markii diyaarad rakaab ah ay ku burburtay wadanka Kyrgyzstan ee dhaca bartamaha qaaradda Asia.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Sudan Ka Qaadday cuna qabeteyntii saarneed muddo 20 sana ah.

0 Sunday January 15, 2017 - 11:30:35
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in cuna qabateyntii saarneed laga qaaday wadanka Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Warbixin : Saraakiil iyo Diblumaasiyiin lagu dilay Weerarro ka dhacay Dalka Afghanistan.

0 Wednesday January 11, 2017 - 12:29:54
Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa sheegatay mas'uuliyadda Seddax howl-gal oo Istish-haadi ah oo maalintii Talaadada ee shalay si kala duwan uga dhacay magaalooyinka Kaabuul iyo Qandahaar ee dalka Afghanistan.

Read More »

Melleteriga Baarma oo Dib Ubilaabay Howlgal Lagu Xasuuqayo Muslimiinta Rohinga.

0 Tuesday January 10, 2017 - 09:38:56
Markale wadanka Baarma waxaa dib ugasoo cusboonaaday xasuuqa ay ciidanka melleteriga wadankaasi kula kacayaan dadka muslimiinta ee laga tirada badanyahay.

Read More »