Wareysiyo iyo Warbixinno

Jeneraal Gabre oo Go'aamo Kasoo Saari Doono Shirka Hoggaamiyaasha Soomaalida Uga Furmay Magaalada Baydhabo WARBIXIN.

0 Wednesday June 22, 2016 - 13:40:10
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay maanta waxaa ka furmay shir loogu magac daray 'Shirka madasha wadatashiga', shirkan waxaa laysugu keenaya dhammaan hoggaamiyaasha dabadhilifyada Soomaalida.

Read More »

Dhageyso:Waaliga Bay iyo Bakool oo Laga Wareystay Xaaladda Guud Ee Wilaayada.

0 Wednesday June 22, 2016 - 11:57:33
Isagoo uwaramayay idaacadda andalus ayuu waaliga Bay iyo Bakool ka warbixiyay dagaallo iyo howlgallo qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah wilaayada.

Read More »

Suldaan Garyare:Soomaaliya Lama Rabo inay Yeelato Dowlad Madax Bannaan.

0 Tuesday June 21, 2016 - 16:32:40
Waqtiga Dowladda federaalka ah wax yar ayaa ka haray waxaana loo balansan yahay in mid cusub lagu bedelo.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Gumaadkii Jaamac Dubbad.

0 Friday June 17, 2016 - 14:26:31
Barnaamijka DIiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu lafa guro qodobka ugu muhiimsan ayaa waxaa maanta lagu soo qaatay gumaadkii ay Xabashida Itoboobiya Liyu Boliskoodu u geysteen dad muslimiin ah oo aanan waxba galabsan.

Read More »

Dhageyso Warbixin:Turkiga oo hankiisa gurashada dhaqaalaha Soomaaliya sii weynaanayo.

0 Monday June 06, 2016 - 07:15:40
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee shisheeyuhu dhisay ayaa madaxweynaha turkiga u sheegay in loo baahan yahay turkigu uu maal gashada dalka soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Baahisay Wareysi lala yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Ambaasadoor.

0 Friday June 03, 2016 - 07:47:29
Bashaar Cumar Aadan oo (Abuu Layth) ku magac dheeraa wuxuu kamid ahaa ciidamada Xarakada Al Shabaab ee Tababarka melleteri ku qaatay gudaha wilaayaadka Islaamiga soomaaliya, wuxuu ahaa sheekh heer sare ka gaaray barashada cilmiga sharciga ah iyo midka maadiga.

Read More »

Abuu Muscab:Khasaara Xooggan ayaan Ugeysanay Maleeshiyaadka Maamulka Asha-haadda ladirirka Puntland Dhageyso.

0 Wednesday June 01, 2016 - 06:10:34
Taliska Ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay qaraxyo khasaara badan dhaliyay oo shalay ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso.

Read More »

Dhageyso:Ciidamo ka Goostay Dowladda Federaalka oo isku Dhiibay Wilaayada Islaamiga Gedo.

0 Thursday May 26, 2016 - 10:57:56
Ciidamo hor leh oo ka goostay Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeya Itoobiya ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah Gedo.

Read More »

Dhagayso:Beesha jareer weyne oo xaflad u qabatay arday labo sano wax baraneysay.

0 Tuesday May 24, 2016 - 13:13:33
Beesha jareer weyne ayaa munaasibad u qabatay arday iyada ka dhashay oo muddo labo sano ah wax ku baraneysay machad ku ku yaalla jubbooyinka .

Read More »

Dhageyso:Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadlay Qorshaha ay Dowladda Kenya ku Xirayso Xerada Qaxootiga Dhadhaab.

0 Friday May 13, 2016 - 10:39:49
Markii ugu horraysay xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay go'aanka ay qaadatay xukuumadda Kenya ee ah in ay xirayso xerada Qaxootiga Dhadhaab.

Read More »

Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Barnamij Gaar Ah Ka Diyaarisay Waxtarka Uu Leeyahay Geedka Muringa.

0 Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37
Idaacada Andalus waxa ay idin bareysaa geedka lagu magacabo muringa oo si dabiici ah uga baxa dalkeena muslimka ah ee Somalia.

Read More »

C/raxiin Xaaji "Sadiiq Khan Waa Cilmaani, Diin islaam shaqo Kuma Lahan" Dhageyso.

0 Monday May 09, 2016 - 17:31:35
Sadiiq Khan oo udhashay Dalka Pakistaan ayaa Loo doortay Duqa Magaalada London ee Cariga Ingariiska.

Read More »

Ku Dhageyso Luqadda Soomaaliga Kalimadda Al-Dawahiri "Ma Doonayno Khilaafada Xajaaj, ee waxaan doonaynaa Khilaafo ku dhisan Manhajka Nabiga".

0 Monday May 09, 2016 - 10:49:44
Kalimad Cusub oo Cinwaan looga dhigay " U Nafiira Shaam" ayay baahisay Mu'assasada Warbaainta ee As-saxaab, waxaana kalimaddani jeedinaya Amiirka Uruweynaha Mujaahidiinta Al-Qaacidda Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri Xafidahullaah.

Read More »

Ciise Xersi "Ciidamada Liyuu Boolis Shacab ayay Xasuuqeen" Dhageyso.

0 Wednesday April 27, 2016 - 19:13:17
Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa war kasoo saaray dagaallo dhex maray dad shacab ah iyo Ciidamada Itoobiya ee Liyuu Boolis.

Read More »

Dhageyso:Ganacsatada Saakow oo U Gurmaday Ganacsato Ku Hanti Beelay Dab

0 Monday April 18, 2016 - 11:44:05
Magaalada Saakow waxaa dhawaan ka kacay dab qasaaro ugaystay goobo ganacsi.

Read More »

Burma:Bukaannada Muslimiinta Ee Isbitaallada Ku jira Oo Lala Baxo Xubnaha Muhiimka Ah Ee Jirkooda (Warbixin).

0 Saturday April 16, 2016 - 12:01:43
Muslimiinta Rohingiya ee ku nool Wadanka loo yaqaano Barma ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ballaaran oo dhinacyo kala duwan leh, dhibaatada ugu daran waxay ka heystataa dhanka Caafimaadka, iyadoo duruufta ay ku nool yihiin Muslimiinta dhulkaas ku nool ay gaartay meeshii ugu xumeyd, waxaana soo baxaya…

Read More »

Sheekh Xasan Yacquub "Xabashida Itoobiya Waa Ku Fashilantay Duullaanka ay Kusoo Qaadday Deegaanno Katirsan Galguduud" Dhageyso.

0 Thursday April 14, 2016 - 10:59:23
Mas'uul katirsan xarakada Al Shabaab ayaa ka hadlay duullaanka ay ciidamada shisheeye kusoo qaadeen dalka soomaaliya.

Read More »

Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Ceel-cadde.

0 Visits: 40506 | Wednesday April 13, 2016 - 08:29:15
Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii Ceel-cadde.

Read More »

Warbixin :44-kun Reer Itoobiya ah oo Sanad walba U dhinta Cudurka Halista ah Ee Kansarka.

0 Wednesday April 13, 2016 - 08:28:15
Xaalado liita ayaa lagasoo sheegayaa gudaha wadanka Itoobiya oo kamid ah wadamada ugu faqrisan bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Xasan Sheekh "Al Shabaab Way Kusii Xoogeysanaysaa Soomaaliya AMISOM-na Xeryahooda Kamasoo Baxaan" WARBIXIN

0 Wednesday April 13, 2016 - 08:28:15
Xilli xukuumada taagta daran ee Soomaaliya oo ay ku soo food leedahay doorashooyin madaxtinimo iyo mid baarlamaani ah ayuu hadane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegayaa in awoodda mujaahidiinta Soomaaliya ay ka xoog badan tahay sidii hore, islamarkaana ay adag tahay sida loo hor istaago qatarta xukuumadiisa…

Read More »

Xasan Xanafi "Inaan Shahiido ayaan qoriga u qaatay, maantana wadadii waan marayaa" Dhageyso.

0 Visits: 14975 | Monday April 11, 2016 - 11:50:31
ALLAHA u Naxariistee, Xasan Xanafi Xaaji Cabdi Salaam oo in muddo ah dhibane u ahaa tacaddiyada hey'adaha Ajaanibta ee Ashahaada la dirirnimada u jooga Soomaaliya ayaa maanta Rabbigiisa la kulmay, ka dib markii qowleysato u adeegta shisheeyaha ay ku toogteen magaalada Muqdisho.

Read More »

Warbixin:Itoobiya oo si Rasmi ah Ula Wareegtay Siyaasadda iyo Ammaanka Soomaaliya Gumeysi Hor leh.

0 Visits: 5159 | Wednesday April 06, 2016 - 13:12:39
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada soomaaliya kadib markii ay qabsatay dhul ballaaran oo soomaaliya katirsan.

Read More »

Xanafi…Maxbuus kashifay wajiga kuwii xabisay! W/Q E.Khaliif Muumin.

0 Visits: 21545 | Wednesday March 30, 2016 - 19:19:21
بسم الله الرحمن الرحيم HORDHAC: Ugu horreyn, anigu ma difaacayo Xasan Xanafi, mana u u shallaaynayo xaaladda uu ku jiro, sababtoo ah, Xasan wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo dadkii yaqaanay ay sheegayaan inuu Geesi ahaa, wuxuu ahaa nin guluf dagaal ku jiray oo hadane si xun u dhaawacmay,…

Read More »

Yaa Dilay Maxaase loo Dilay Sade Mahad Dirir oo Rag Hubeysan ay Muqdisho Ku Khaarijiyeen WARBIXIN.

0 Visits: 10271 | Monday March 28, 2016 - 19:44:59
Rag hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Nin Somali-Canadian ah oo muddo sanada ah dalka dibaddiisa ku maqnaa.

Read More »

Video+Sawirro:Sedaxdii Ugu Dambeysay Xayawaanka Wiyisha Caalamka oo Lagu Xanaanaynayo Wadanka Kenya.

0 Visits: 7506 | Saturday March 26, 2016 - 11:52:10
Caalamka oo idil waxaa ka dabar go'ay xayawaanka loo yaqaan wiyisha marka laga reebo wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika oo lagu helay sedax katirsan xayawaankaasi.

Read More »

Dhageyso:Abwaan Taakoow Macalim Ciise oo Gabay Cusub Ka Tiriyay Dagaalkii Laanta-Buuro.

0 Thursday March 24, 2016 - 19:39:04
Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay cusub oo xiise leh.

Read More »

Daawo:Xasan Sheekh oo Midowga Yurub Ku Wareejiyay Qeyb Kamid ah Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Waa Mamnuuc in Qof Soomaali ah laga shaqaalaysiiyo.

0 Tuesday March 22, 2016 - 16:23:13
Dowladda Federaalka ee uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaabayaasha dhaqaalaha muhiimka ah ee dalka soomaaliya ugacan gelisay dowlado shisheeye.

Read More »

Dhageyso:Q.1-aad Sheekh Cali Dheere oo Bixiyay Wareysi Xiisa leh oo Arrima Xasaasi ah Taabanaya.

0 Wednesday March 16, 2016 - 08:58:35
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cli Dheere) oo wareysi gaar ah siiyay war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arrimo muhim ah.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-2-Aad.

0 Tuesday March 15, 2016 - 08:37:38
Qeybta Koowaad Barnaamijka Wacdarihii Ceel-cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartaywaxaad ku dhagaysateen DHibaatadiiKenyaatigu ka gaysteen Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo.

Read More »

Taliyaha AFRICOM : Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab Wax guul ah lagama gaarin WARBIXIN.

0 Sunday March 13, 2016 - 20:48:11
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo "Africom" David Redriguez ayaa sheegay inuu fashilmay dagaalkii ka dhanka ahaa Xarakada Alshabaab, isagoona tilmaamay in Ciidamada Afrikaanka ah la saaray culeys awoodooda ka badan, halka Ciidamada Soomaalidana ay…

Read More »

Dhageyso:Suldaan Garyare oo Falanqeeyay Warbixin Looga Hadlay Kobaca Awoodda Al-Shabaab.

0 Monday March 07, 2016 - 10:17:12
Baarayaal Reer galbeed ah ayaa sheegatay in dagaalka soomaaliya ka socda aan looga adkaan karin xarakada Shabaabul Mujaahidiin 30-ka sanadood ee soo socda.

Read More »

Baarayaal Reer Galbeed ah oo Sheegay in Xarakada Al Shabaab ay Soddon Sanadood Sii Wadi Karto Dagaalka ay Uga Jirto Soomaaliya.

0 Saturday March 05, 2016 - 17:07:26
Baarayaal Reer galbeed ah ayaa sheegatay in dagaalka soomaaliya ka socda aan looga adkaan karin xarakada Shabaabul Mujaahidiin 30-ka sanadood ee soo socda.

Read More »

WARBIXIN:Maamulka Galmudug iyo Kooxaha Burcad Badeedda oo isku biiray,Gobollada Dhexe oo Loolan Cusub Wajahaya.

0 Saturday March 05, 2016 - 10:25:57
Maamulka Galmudug isku magacaabay ee taageerada ka helaya dowladda Itoobiya iyo maamulka Federaalka ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa si buuxa ula midoobay kooxaha Burcad Badeedda soomaaliya.

Read More »

Xassan Sheekh: Ku Dhawaad 200 Ayaa Kenya Looga Dilay Dagaalkii Ceel-cadde Dhageyso.

0 Thursday February 25, 2016 - 11:20:26
Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday,

Read More »

Abuu Cabdalla: Gurmad Ballaaran Ayaan Ufidinay Shacabka Gedo ee Xasuuqa Kala Kulmay Ciidanka Kenya DHAGEYSO.

0 Wednesday February 24, 2016 - 10:59:42
Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Maxamad Abuu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in wilaayada islaamiga ah ee Gedo ay ku wareejiyeen kaalmo walaalnimo oo laga soo uruuriyay shacabka ku dhaqan Sh/hoose.

Read More »