Warar Caalami Ah

Daawo:400,000 oo Shacab Rayid ah ayaa Lagu Go'doomiyay Magaalada Xalab Ee Wadanka Suuriya.

0 Thursday July 28, 2016 - 16:05:10
Ciidamada Nidaamka Nuseyriga iyo Maleeshiyaadka Malaaxidada Kuridiyiinta oo taageera dhanka cirka ah ka helaya dowladaha Ruushka iyo Mareykanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta wadada kaliya ee furneed shacabka magaalada Xalab ee waqooyiga Suuriya.

Read More »

Warbixin: Xukuumadda Turkiga oo Kumanaan Jeneraal Shaqada Ciidanka Ka Joojisay.

0 Thursday July 28, 2016 - 16:04:10
Dowladda Turkiga ayaa kumanaan Jeneraal oo katirsanaa melleteriga shaqada Eriday iyadoona xirtay Telefeshino iyo idaacado Maxalli ah.

Read More »

Xoogaga Kacdoonka Magaalada Benghazi oo Shacabka Liibiya Ugu Baaqay in Ay Ka Hortagaan Duullaanka Faransiiska.

0 Wednesday July 27, 2016 - 12:41:28
Golaha Shuurada Kooxaha Kacdoon wadayaasha Bariga wadanka Liibiya ayaa shacabka Muslimiint ugu baaqay in ay usoo nafiiraan furimaha dagaalka si looga hortago duullaanka Faransiiska.

Read More »

Video+Warbixin: Shirarka Ururka Jaamacadda Carabto Go'aamo Aan Fulin Laheyn Muddo 70 Sanadood ah.

0 Tuesday July 26, 2016 - 17:10:28
Magaalada Nuwaakshood ee caasimadda Wadanka Muritaaniya waxaa lagusoo gaba gabeeyay shirkii sanadlaha ahaa ee Ururka dowladaha ku bahoobay jaamacadda carabta wareegiisa 27-aad.

Read More »

VIDEO:Maleeshiyo Taageera ka Hesha Reer Galbeedka oo Dad Shacab ah Ku Xasuuqday Magaalada Benghazi Ee Wadanka Liibiya.

0 Sunday July 24, 2016 - 18:39:34
Maleeshiyaad taabacsan Hoggaamiyaha Ashahaadda ladirirka Khaliifka Xaftar ayaa Tobaneeyo qof shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Benghazi ee Bariga Liibiya.

Read More »

Ku dhawaad 10 qof oo lagu dilay Weerar ka dhacay Magaalada Munich ee wadanka Jarmalka.

0 Saturday July 23, 2016 - 11:15:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hubaysan oo xalay ka dhacay magaalada Munich oo ah caasimadda labaad ee wadanka Jarmalka qaaradda Yurub.

Read More »

Daawo: Sedax Sarkaal oo Dowladda Faransiiska looga Dilay Bariga Wadanka Liibiya iyo dagaalka Benghazi oo Kululaaday.

0 Wednesday July 20, 2016 - 16:56:53
Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in sedax sarkaal oo katirsanaa ciidanka gaarka ah ee Faransiiska lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Banghazi ee bariga Liibiya Dhacda.

Read More »

Nin Muslim Afghani ah oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ka Fuliyay Gudaha Dalka Jarmalka.

0 Tuesday July 19, 2016 - 11:35:07
Wararka ka imaanaya wadanka Jarmalka ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday muwaadiniin Jarmal ah xilli ay ku safrayeen tareen.

Read More »

Waa Sidee Mowqifka C/Fataax Al-siisi Ee Inqilaankii Ka Dhicisoobay Melleteriga Turkiga?.

0 Sunday July 17, 2016 - 17:34:01
Xilli la fashiliyay inqilaabkii melleteri ee ka dhacay wadanka Turkiga ayay xukuumadda dabadhilifka Masar waxay muujisay sida ay uga xuntahay dhicisaynta inqilaabkaasi.

Read More »

Daawo Video+Sawirro:Muslim Tunisian ah oo 84 Qof Faransiis iyo Mareykan ah ku Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada NICE.

0 Friday July 15, 2016 - 14:48:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhiig badan ku daatay oo ka dhacay magaalo katirsan wadanka Faransiiska ee qaaradda Yurub.

Read More »

David Cameron oo Shaqada isaga Tagay iyo Haweenay R/wasaare ka Noqotay Britain.

0 Thursday July 14, 2016 - 13:29:05
Xukuumad cusub ayaa looga dhawaaqay magaalada London ee wadanka Ingiriiska kadib markii uu is casilaad ku dhawaaqay David Cameron R/wasaarihii hore ee Ingiriiska.

Read More »

Turkiga oo dib usoo celiyay Cilaaqaadkii uu lalahaa Hoggaamiyaha Suuriya Bishaar Al-Asad.

0 Thursday July 14, 2016 - 11:34:36
Xukuumadda Turkiga ayaa isbedel ballaaran ku sameysay siyaasadeeda arrimaha dibadda iyadoo soo dhaweysatay dowlado ay cadaawad ka dhaxaysay.

Read More »

Dilal Hor leh oo ka Dhacay Wadanka Mareykanka iyo Obama oo Hanjabay.

0 Wednesday July 13, 2016 - 15:24:31
Ugu yaraan Seddax ruux ayaa geeriyootay, kadib markii Nin hubeysan uu toogasho ka geystay Maxkamad ku taalla Gobolka Mashiigaan ee kuyaalla Waqooyi bari ee Dalka Mareykanka, waxaana toogashani ay kusoo beegmeysaa xilli dalkaasi ay weli ka socdaan dibad-baxyo iyo cabashooyin ku aadan qaabka ay Booliisku…

Read More »

Wiil uu Dhalay Sheekh Osama Bin Laden oo Mareykanka ugu Goodiyay in uu ka Aargudan doono dilka aabihiis.

0 Visits: 3243 | Monday July 11, 2016 - 19:34:36
Xamza Sheekh Osama Bin Laden oo ah curadka hoggaamiyihii hore ee Al Qaacidda ayaa jeediyay kalimad cusub oo gebi ahaanteed ah goodis ka dhan ah dowladda Mareykanka.

Read More »

270 Qof oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Ugasoo Cusboonaaday Magaalada Jubba Ee Koonfurta Suudaan Warbixin.

0 Sunday July 10, 2016 - 19:45:10
Dagaallo lagu hoobtay ayaa markale dib uga qarxay magaalada Jubba ee xarunta wadanka Koonfurta Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Deganaan aan Caga Adag ku Taagneyn oo Kajirta Magaalada Jubba Caasimadda K/Suudaan.

0 Sunday July 10, 2016 - 10:46:45
Xaalad deganaan ah oo aan caga badan ku taagnayn ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Jubba ee caasimadda u ah wadanka Koonfurta Suudaan.

Read More »

10 qof Shacab ah oo lagu dilay Duqeyn ka dhacay Degmada Darkuush Ee Wadanka Suuriya.

0 Saturday July 09, 2016 - 13:41:19
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Ruushka ka geysteen degmo kaabiga ku haysa xadbeenaadka ay wadaagaan wadamada Suuriya iyo Turkiga.

Read More »

131 qof oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ee Caasimadda Ciraaq.

0 Sunday July 03, 2016 - 21:51:01
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro dhiig badan ku daatay oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda wadanka Ciraaq.

Read More »

Hoggaamiyaha Taliban oo Dhammbaal Tahniyad ah u diray Shacabka Reer Afghanistan.

0 Sunday July 03, 2016 - 16:50:32
Hoggaanka guud ee xarakada islaamiga Taliban ayaa soo saaray bayaan muslimiinta loogu tahniyadaynayo munaasabadda Ciidul Fidriga.

Read More »

Weerar lagu dilay 15 Askari oo Mareykan ah oo ka dhacay Gobolka Qunduuz ee Waqooyiga Dalka Afghanistan.

0 Thursday June 30, 2016 - 17:00:24
Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidanka Booliska Afghanistan ayaa lagu dilay weerar istish-haadi ah oo ka dhacay meel ku dhaw magaalada caasimadda ah ee Kaabuul.

Read More »

36 Qof oo Ku Dhintay Weeraro Ismiidaamin ah oo Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaa Caalamiga Magaalada Istanbul.

0 Wednesday June 29, 2016 - 06:05:33
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ee magaalada Istanbul wadanka Turkiga.

Read More »

Madaxweyna Turkiga oo Sheegay in Israa'iil ay iska Kaashanayaan la dagaalanka Argagaxisada.

0 Tuesday June 28, 2016 - 07:06:53
Xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa caadiyaysay xiriirkii kala dhaxeeyay maamulka Yahuudda 'Israa'iil' ee xoogga ku heysta dhulalka barakeysan ee Filasdiin.

Read More »

Masar.. Masjidka Oo Aad Ku dhex Ictikaafto Xabsi ayaad Ku Muteysan kartaa!.

0 Monday June 27, 2016 - 06:40:06
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Dalka Masar ayaa awaamiir iyo Shuruudo adag kusoo rogtay dadka Muslimiinta ah ee doonaya in tobonka dambe ee bishan barakeysan ee Ramadaan ay ku cibaadeystaan Masaajidda kuyaalla dalkaasi, iyadoona dhinaca kale is hortaagtay in lagu ictikaafo Masaajidda qaar.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo 70 qof ku dilay Gobolka Deyru-Zuur ee bariga Dalka Suuriya.

0 Sunday June 26, 2016 - 16:20:29
Inkabadan 70 ruux oo ayaa geeriyootay, tiro intaas kabadanna way dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Saliibiyada ee Ruushka ay duqeymo wuxuushnimo ah ka geysteen magaalada Al-Quuriyah ee Gobolka Deyru-zuur ee bariga Wadanka Suuriya.

Read More »

Sawirro:Britain oo Isaga Baxday Ururka Midowga Yurub iyo R/wasaare David Cameron oo iscasilaya Bisha October.

0 Friday June 24, 2016 - 14:46:13
Malaayiin qof oo katirsan dadka reer Britain ayaa u codeeyay in ay ka baxaan Ururka Midowga Yurub.

Read More »

Waardiyihii Gaarka ahaa ee Sheekh Osama Bin Laden oo lagasii Daayay Xabsiga Sumcadda Xun ee Guwantano.

0 Thursday June 23, 2016 - 22:31:49
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Guwantanabo lagasii daayay mid kamida maxaabiistii ugu waqtiga dheeraa ee xabsigaasi ku xirnaa.

Read More »

Dadka Ingiriiska oo Afti uqaadaya in ay Kasii Mid ahaadaan Midowga Yurub iyo Inkale.

0 Thursday June 23, 2016 - 13:51:01
Dadweynaha ku nool Dalka Ingiriiska ayaa maanta u dareeray goobaha Cod bixinta si ay go'aan ugu gaaraan ka mid ahaan-shaha Ingiriiska ee Urur gaaleedka Midowga Yurub.

Read More »

Weerar Askar looga Dilay Dowladda Urdun oo ka Dhacay Meel Ku Dhaw Xadka Suuriya.

0 Tuesday June 21, 2016 - 16:32:40
Tiro ka tirsan Ciidamada Dowladda daba dhilifka ee Urdun ayaa dhintay, qaar kalena way dhaawacmeen markii weerar loo adeegsaday gaari lagu soo raray walxaha qarxa lagula beegsaday Mandiqadda Al-Rukbaan ee dhacda xadka uu dalkaasi la wadaago Wadanka Suuriya waabarigii hore ee maalinta oo Talaada ah.

Read More »

Sawirro:Weerar Lagu Laayay Ajaanib oo ka dhacay Magaalada Kaabuul ee Dalka Afghanistan.

0 Monday June 20, 2016 - 13:03:44
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dalka Afghanistan ayaa sheegtay in 7 Askari oo ka tirsanaa ilaalada Shirkad gaar ah oo ka shaqeysa xagga ammaanka, islamarkaana u dhashay dalka Nepal inay ku dhinteen Weerar Qarax ah oo Saakay aroortii lala beegsaday gaari bas ah oo ay la socdeen xilli uu marayay bartamaha…

Read More »

Xoogaga Al-Nusrah oo Duullaan Ballaaran ku Qaaday Magaalooyin Katirsan Gobolka Xalab Ee Waqooyiga Suuriya.

0 Wednesday June 15, 2016 - 14:58:58
Weerar ballaaran oo ay ka qeyb qaadanayaan Boqollaal Ciidamo ah ayay xoogagga Mujaahidiinta ee Jabhatu Nusrah waxay ku qaadeen magaalada istaraatiijiga ah ee lagu magacaabo Khalsah ee hoostagta baadiyaha Koonfureed ee Gobolka Xalab ee Waqooyiga Dalka Suuriya.

Read More »

Afar Yahuud ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Talaabiib.

0 Thursday June 09, 2016 - 09:47:49
Afar ruux oo Yahuud ayaa dhintay, Lix kalena way dhaawacmeen, kadib markii laba dhallinyaro oo Filastiiniyiin ah ay weerareen Xarun Ganacsi oo ku dhow Wasaaradda difaaca Yahuudda oo ku taalla bartamaha magaalada Tallaabiib ee dhulka ay xoogga ku heystaan Sahyuuniyadda.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo ka digtay Weerarro laga cabsi qabo in lagu qaado Muwaadiniinta reer galbeedka ah ee ku sugan Dalka South Afrika.

0 Wednesday June 08, 2016 - 12:22:31
Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa sheegtay inay jirto cabsi xooggan oo laga qabo in weerarro lagu qaado goobaha ay ka dukaameystaan dadka reer galbeedka ah ee kuyaalla Dalka South Afrika, maalin kadib markii digniin taas la mid ah ay soo saartay Safaaradda uu Mareykanku ku leedahay magaalada Pretoria.

Read More »

Wariye Mareykan ah iyo Nin Turjumaan u ahaa oo Lagu Dilay Koonfurta Dalka Afghanistan.

0 Monday June 06, 2016 - 09:36:31
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo ka dhacay Koonfurta wadankaasi lagu dilay wariye u dhashay dalka Mareykanka.

Read More »

Diyaarad Dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Meliteriga ee Mareykanka oo ku bur burtay Gobolka Clorado .

0 Saturday June 04, 2016 - 15:01:13
Diyaarad nooca Meliteriga ah oo ay leeyihiin Ciidamada Mareykanka ayaa bur burtay waxyar kadib markii ay duushay kaliyad ay leeyihiin Ciidamada Cirka oo ku taalla Gobolka Cloarado, xilli ay halkaasi ka socotay xaflad qalin jebin ah, islamarkaana uu goob joog ka ahaa Hogaamiyaha Dalka Mareykanka.

Read More »

Feeryahankii Muslimka ahaa Max'med Cali Kalaay oo Geeriyooday.

0 Saturday June 04, 2016 - 10:55:55
Allaha u naxariista waxaa wadanka Mareykanka ku dhintay Feeryahanka caanka ah ee Max'med Cali Kalaay.

Read More »