Wararka

Dhageyso: Wariye Cabdi Fataax Filibiin Oo Su'aalo Kulul Weydiiyay Mukhtaar Rooboow.

0 Thursday January 18, 2018 - 14:57:47
Bishii Augst ee sanaddii 2017 ayuu Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo horay usoo noqday Afhayeenka Al Shabaab isku dhiibay taliska ciidanka Xabashida Itoobiya ee magaalada Xudur.

Read More »

Dadka Degmada Cadaado Oo Diiday in Ay Kamid Noqdaan Maamulka Galmudug iyo Xiisado Ka Jira Dhuusamareeb.

0 Thursday January 18, 2018 - 11:53:45
Wararka imaanaya deegaanno katirsan gobolka Galguduud ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xiisado siyaasadeed oo u dhaxeeya mas'uuliyiinta Galmudug ay hareeyeen midnimo laga dhax sameyn lahaa maamullada Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Read More »

Nin Soomaali Jaasuus Ah Oo Lagu Qabtay Wadanka Yemen isagoo Ubasaasayay Dowladda Mareykanka.

0 Thursday January 18, 2018 - 10:15:52
Mu'asasada Al-malaaxim oo ah garabka Warbaahineed ee Ururka Alqaacidda ee dhulka Jaziiradda Carabta ayaa soo saartay Filim cusub kaasi oo lagu soo bandhigay Jawaasiis la shaqeynayay sirdoonka dowladda Mareykanka.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Askar Lagu Dilay Ka Fulisay Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Thursday January 18, 2018 - 10:12:03
Wararka ka imaanaya Gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday maleeshiyaadka Mareykanku Tababaray ee Bangaraafta loo yaqaan xilli ay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen duleedka Kismaayo.

Read More »

Dekreetada Trump Waxay Dileysaa Shacabka Aan waxba galabsan ee Somaaliyeed [Warbixin].

0 Wednesday January 17, 2018 - 16:29:11
Maamulka Trump waxa uu jecelyahay inuu saxiixo amarada fulineed. Sanadkiisii ugu horeeyay ee xafiiska, waxa uu saxiixay daraasin amaro ah oo muran badan ka abuuray mowduucyo aad u kala duwan laga so bilaabo amniga gudaha ilaa ganacsiga.

Read More »

Washington Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay in Ay Usafraan Soomaaliya Walaacna Ka Muujisay Weeraro.

0 Wednesday January 17, 2018 - 16:25:11
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in khatar dhanka ammaanka ah ay ka jirto Soomaaliya sidaas daraadeed muwaadiniinta American-ka ah looga digayo in ay usafraan Soomaaliya.

Read More »

Farmaajo iyo Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada Oo Ku Sugan Dhuusamareeb.

0 Wednesday January 17, 2018 - 16:18:34
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya waxaa gaaray inta badan hoggaamiyaasha maamullada kajira dalka ee la shaqeeya Xabashida Itoobiya.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Kasii Daysay Hoggaamiyaha Mucaaradka Oromada.

0 Wednesday January 17, 2018 - 16:12:59
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay mid kamida xabsiyada ugu sumcadda xun caalamka kaasi oo lagu xiri jiray dadka mucaaradsan nidaamka kaligii taliska ah ee kajira magaalada Addis Ababa.

Read More »

Sarkaal Ka Tirsan Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dhaawacay iyo Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay.

0 Wednesday January 17, 2018 - 12:14:08
Sarkaal ka tirsan maamulka Puntland oo qaabilsanaa dhanka canshuuraha ayaa habeenkii xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Taliska Ciidanka Mareykanka Oo Sheegay in Taliban Ay Hareeraysay Afghanistan, Qirasho Quus Ah Oo NATO Kasoo Yeertay.

0 Tuesday January 16, 2018 - 20:59:23
16 Sanadood oo Xulifada Mareykanku Hoggaaminayo ay awoodooda isugu geeyeen dalka Muslimka ah ee Afghanistan, hadane xamladoodii way guuldareysatay, gardarradoodii iyagey ku noqotay, kibirkoodiina waa jabay, garabkoodana ALLAH ayaa ka baxay.

Read More »

Hoggaamiyaha Maamulka 'Somaliland' Oo looga Yeeray Magaalada Addis Ababa Dalka Itoobiya.

0 Visits: 842 | Tuesday January 16, 2018 - 20:54:48
Muuse Biixi Cabdi oo ah hoggaamiyaha cusub ee maamulka Somaliland ayaa socdaalkiisi ugu horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya tan iyo markii hoggaanka maamulkaasi loo doortay.

Read More »

Sedax Askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Buurhakaba iyo Qarax AMISOM Lagula Beegsaday Baraawe.

0 Tuesday January 16, 2018 - 20:43:23
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Markale weerar khasaara badan dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan kuwa AMISOM.

Read More »

Qaraxyo Sababay Dhimashada 100 Qof Oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad.

0 Tuesday January 16, 2018 - 12:33:53
Boqolaal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay tobanaan kalane waa ku dhaawacmeen weerar hor leh oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda wadanka Ciraaq.

Read More »

Mas'uuliyiin Katirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Badbaaday Qarax Lagula Eegtay Degmada Wardhiigleey.

0 Tuesday January 16, 2018 - 12:25:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta barqadii degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil katirsan dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaannada Goof Gaduud Buurey iyo Daynuunaay Ee Gobolka Bay.

0 Tuesday January 16, 2018 - 08:06:31
Waxaa soo gaba gaboobay dagaallo culus oo saaka aroortii hore ka bilaawday deegaanno hoos yimaad magaalada Baydhabo halkaas oo ay saldhigyo ku lahaayeen ciidamada Maamulka Koonfur galbeed.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Cagta Mariyay Saldhigyo Melleteri Oo Kuyaal Duleedka Baydhabo.

0 Tuesday January 16, 2018 - 06:37:19
War goordhow nagasoo gaaray gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan deegaanno dhaca duleedyada magaalada Baydhabo.

Read More »

Sh.Cali Dheere oo Jeediyay Kalimad Muhiim Ah Kana Hadlay Mowqifkooda Ku Aadan Muqtaar Roobow [Dhageyso].

0 Visits: 8243 | Monday January 15, 2018 - 19:43:41
Afhayeenka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa waxa uu jeediyay kalimad muhim ah oo ku saabsan waaqica dhabta ah ee la marayo taasoo halku-dheg looga dhigay (الَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ بَدَّلُوا نِعْمَتَ اللَّهِ…

Read More »

Daawo: Filimkii Alkata'ib Ay Kasoo Saartay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Ciidamada Kenya lagu laayay.

0 Monday January 15, 2018 - 14:29:16
Maanta oo kale 15,1,2016 waxaa dhacay dagaalkii taariikhda galay ee Ceelcadde halkaas oo Alshabaab ku dishay in kabadan 280 Askari oo katirsanaa melleteriga Kenya.

Read More »

Qaraxyo Ciidamada AMISOM Lagula Beegsaday Degmooyinka Buula Burde iyo Buula Mareer.

0 Monday January 15, 2018 - 14:24:16
Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula eegtay deegaan katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Dib Ufaafin: Askari Kasoo Bad Baaday Weerarkii Ceel-Cadde oo Sheegay in 210 Askari Kenyaan ah ay Noqdeen Kuwa La dilay iyo Kuwa Al Shabaab Ugacan Galay.

0 Monday January 15, 2018 - 10:33:28
Journaalka caanka ah ee la yiraahdo Standard ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa soo daabacay warbixin uu cinwaan kaga dhigay "Qisooyinka aan la warinin ee Xasuuqii Ciidamada Kenya" taas oo lagu soo gudbinayey caddeymaha iyo marag-furka ay bixiyeen askartii fara ku tiriska ahaa ee ka soo firxatay…

Read More »

Sawirro+Video: 2 Sano Oo Kasoo Wareegtay Dagaalkii Ceel-Cadde Ee Askarta Badan Looga Laayay Dowladda Kenya.

0 Monday January 15, 2018 - 10:31:28
Aroornimadii hore ee 15,1,2016 maanta oo kale ayay ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Al Shabaab waxay weerar ku kadiyeen ciidamo katirsan soo duulayaasha Kenya oo xilligaas ku sugnaa degmada Ceel-Cadde.

Read More »

Askari Lagu Dilay Beled Weyne iyo Weerar Ka Dhacay Degmada Afgooye.

0 Monday January 15, 2018 - 10:17:15
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka.

Read More »

Daawo Video Argagax leh Oo lagasoo Duubay Duqeyn Ba'an Oo Ku Dhacaysa Dad Barakacayaal Suuriyaan Ah.

0 Sunday January 14, 2018 - 21:26:06
Wadanka Suuriya waxaa lagasoo sheegayaa dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda dabadhilifka Suuriya iyo xoogaga kacdoonka sunniga ah.

Read More »

Sawirro: 19 Qof American Ah Oo Ku Dhintay Dhul Go' Ka Dhacay Gobolka California.

0 Sunday January 14, 2018 - 21:21:06
waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dhul go' iyo daadad ku dhuftay mid kamida gobollada ugu waaweyn ee dalka mareykanka.

Read More »

Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Geela Ee Dhaca Duleedka Degmada Balcad.

0 Sunday January 14, 2018 - 18:59:17
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in weerar hor leh oo ay qaadeen ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab lagu dilay maleeshiyaad katirsan DF-ka.

Read More »

Daawo: Dowladda Federaalka Oo Hawada Ka Saartay Warbixin Been Ah iyo Sawirro laga Xaday Warbaahinta islaamiga ah.

0 Sunday January 14, 2018 - 10:28:52
Wasaaradda G/dhigga ayaa faafisay war been ah oo ku aaddan deeganka Leego iyadoo ku lifaaqday sawirro been ah oo ay ka xadda warbaahinta islaamiga ah kadibna Fadeexadda oo faaftay ayaa hawada laga saaray warkii ku saabsanaa sheegashadii beenta aheyd.

Read More »

Qarax Gaari Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Agagaarka Isgoyska Ex.Control Afgooye.

0 Sunday January 14, 2018 - 10:08:08
Wararka ka imaanaya halka ay iska galaan degmooyinka Hodon iyo Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lagula eegtay ciidamo katirsan dowladad Federaalka.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Gaadiid Lagu Gubay Ka Fulisay Gobolka Lamu Ee Dalka Kenya.

0 Sunday January 14, 2018 - 07:03:22
Xoogag katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa markale weerar khasaara dhaliyay ka fuliyay deegaan katirsan wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Maxkamad 100 Jaydal iyo Masaafurin Ku Xukuntay Nin Fal Zina ah Ku Kacay.

0 Sunday January 14, 2018 - 06:41:21
Maxkamad islaami ah oo taabacsan Xarakada Al Shabaab ayaa xukun ku ridday ruux fal zina ah kula kacay gabar muslimad ah,

Read More »

Dhagayso Warbixin: Buug laga yaabo inuu sabab u noqdo in Donald Trump Laga eryo Aqalka Cad.

0 Saturday January 13, 2018 - 15:24:55
Dab iyo caro, waa halkudhig lagala soo dhex baxay kitaabka munxarifka ah ee Injiil, taas oo Donald Trump uu adeegsaday hanjabaad uu jeediyay madaxweynaha kuuriyada Wuqooyi, balse maalina kuma fakarin inuu noqon doono ciwaanka buug gilgilay tiirarka Aqalka cad ee uu isagu madaxweynaha ka yahay.

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Gaari Dagaal looga Qabsaday Weerar Ka Dhacay Deegaanka Jaziira.

0 Saturday January 13, 2018 - 15:18:48
Wararka ka imaanaya duleedka Koonfur galbeed ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Dowladda Federaalka.

Read More »

Fadeexad: Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Ay Burburisay Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].

0 Saturday January 13, 2018 - 09:55:48
War kasoo baxay wasaaradda G/dhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Shabaabul Mujaahidiin ay ku laheyd deegaanka Leego ee Sh/Hoose.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Horumarka.

0 Friday January 12, 2018 - 14:07:45
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale lagu falanqeeyo mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay qodob ku saabsan horumarka.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Askari iyo Sarkaal Soomaali Ah Ku Dilay Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo.

0 Friday January 12, 2018 - 14:03:43
Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay iska hor'imaad ciidanka Melleteriga Kenya iyo maleeshiyaadka DF-ka ku dhaxmaray magaalo dhacda xuduud beenaadka.

Read More »

Dhageyso: Mashruuc Biya Gelin Ah Oo Ka Billaawday Degmada Tooratooroow Sh/Hoose.

0 Friday January 12, 2018 - 14:00:22
Markii ugu horraysay Taariikhda Magaalada Tooratooroow ee gobolka Sh/Hoose ayaa yeelatay Ceel Biyood biya macaan leh arrinkaas oo shacabku si diirran usoo dhaweeyeen.

Read More »