Warar Caalami Ah

Talibaan Oo Duullaan Ku Qaadday Magaalo Weyn Oo Afghanistan Katirsan [Warbixin].

0 Wednesday May 16, 2018 - 14:27:59
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada islaamiga Taliban ayaa guluf dagaaleed hor leh ku qaaday magaalo weyn oo katirsan wadanka Afghanistan.

Read More »

Muqtada Alsadar Oo Ku Guuleystay Doorashooyinka Baarlamaaniga Ciraaq.

0 Monday May 14, 2018 - 09:13:27
Waxaa lasoo gaba gabeeyay doorashooyinkii Baarlamaaniga ee shalay ka dhacay wadanka Ciraaq ee dhaca Mandiqadda Bariga dhexe loo bixiyay.

Read More »

10 Qof Oo Ku Dhimatay Silsilado Qaraxyo Ah Oo Ka Dhacay Kaniisado Kuyaal Wadanka Indonesia.

0 Sunday May 13, 2018 - 10:48:25
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weeraro is xigxigay oo ka dhacay magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Indonesia oo kamid ah wadamada qaaradda Asia.

Read More »

4 Askari American Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Wadanka Afghanistan.

0 Sunday May 13, 2018 - 09:47:57
Wadanka Afghanistan Xarakada islaamiga Taliban ayaa sare uqaadday olole dagaaleedka ay ku iclaamisay ciidamada Jinsiyadaha kala duwan leh ee NATO iyo maleeshiyaadka dowladda.

Read More »

Trump Oo Shaaciyay halka Uu Kula Kulmi Doono Dhiggiisa Kim Jong-un.

0 Thursday May 10, 2018 - 22:52:43
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu shaaciyay halka uu ka dhici doono kulanka dhax mari doono Donald Trump iyo hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya.

Read More »

Taliban Oo Magaalooyin hor leh la wareegtay, iyo Sarkaal Ameerikaan ah Oo la dilay.

0 Wednesday May 09, 2018 - 14:31:43
Ciidamada Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ayaa gacanta ku dhigay dhul hor leh oo kamid ah wadankaas, horeyna ay gacanta ugu hayeen malleeshiyaadka xukuumadda Kaabul iyo kuwa Shisheeyaha.

Read More »

Trump Oo Ku Dhawaaqay in Mareykanku Uu isaga Baxay Heshiiskii Niyugleerka Iiraan.

0 Tuesday May 08, 2018 - 21:39:23
Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu si rasmi ah uga baxay Heshiiskii Hubka Niyugleerka ee lala galay Iiraan.

Read More »

Ururka Xisbullaah Guulo Ka Gaaray Doorashooyinkii Ka Dhacay Wadanka Lubnaan.

0 Tuesday May 08, 2018 - 20:18:37
Wadanka Lubnaan waxaa lagusoo gaba gabeeyay doorashooyinkii Baarlamaaniga ee dhacay shalay xilli xiisado siyaasadeed uu lubnaan marti gelinayay tobankii sanadood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Video+Sawirro: Folkaanooyin Dab Ah Oo Ku Dhuftay Mid Kamida Gobollada Dalka Mareykanka.

0 Monday May 07, 2018 - 21:23:57
Wadanka Mareykanka wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in dhul gariir ballaaran oo foolkaano ah uu ku dhuftay mid kamida gobollada ugu waaweyn ee wadankaas waxaana socda barakac aad u xooggan.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Taliban oo 6 Askari American Ah Ku Dishay Afghanistan iyo Mareykanka Oo Xaqiijiyay.

0 Tuesday May 01, 2018 - 11:30:18
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wadankaasi.

Read More »

Caalim u dhashey Turkistaanta Bari Oo ku dhintay Xabsiyada dowladda Shuuciyadda Shiinaha.

0 Saturday April 28, 2018 - 09:02:31
Muxamed Saalax Kashqari oo kamid ah culimada muslimiinta Turkistaanta bari ayaa ku geeriyooday xabsi ay maamusho dowladda shuuciyadda Shiinaha.

Read More »

Sawirro: 68 Sano Kadib Madaxweynayaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikhi Ah Yeeshay.

0 Friday April 27, 2018 - 09:10:57
Kulan lagu sifeeyay taariikhi ayaa markii ugu horraysay dhaxmaray hoggaamiyaasha dowladaha waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo muddo ku dhow qarni uu dagaal ka dhaxeeyay.

Read More »

Sawirro: Mucaaradka Suuriya Oo Hubkii Ugu Badnaa Ku Wareejiyay Nidaamka Bishaara Al-Asada.

0 Thursday April 26, 2018 - 10:46:24
Wadanka Suuriya markale waxaa ka bilaawday barakicinta qasabka ah ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah ee duullaanka adag ka wajahaya cadawga jinsiyadaha kala duwan leh.

Read More »

Kooxaha Xuuthiyiinta Oo Ku Hanjabay in Ay Ka Jawaabayaan Dilka Hoggaamiyahoodii dhanka Siyaasadda.

0 Tuesday April 24, 2018 - 21:29:41
Kooxaha Xuuthiyiinta ee ka dagaallama wadanka Yemen ayaa ku hanjabay in ay ka aargudan doonaan dilka hoggaamiyahoodii dhanka siyaasadda.

Read More »

Gaari la jiirsiiyay Dad Ku lugeynayay magaalada Toronto Ee dalka Canada Oo Sababay dhimashada 10 Qof.

0 Tuesday April 24, 2018 - 06:32:12
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar gaari loo adeegsaday oo ka dhacay wadanka Canada oo dhaca waqooyiga qaaradda America.

Read More »

4 Qof American ah ayaa ku dhimatay Weerar ka dhacay gudaha wadanka Mareykanka.

0 Monday April 23, 2018 - 06:30:25
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar hubaysan oo khasaara dhaliyay uu markale ka dhacay mid kamida gobollada wadanka Mareykanka.

Read More »

Diyaarad Aan Duuliye laheyn Oo Ku dul Haadday Qasriga Boqortooyada Sacuudiga.

0 Sunday April 22, 2018 - 17:56:15
Wararka ka imaanaya dhulka xarameynka ee uu ka arrimiyo maamulka Aala Sacuud ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlay goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »

Dowladda Faransiiska Oo U Diiday Qoys Muslim Ah in Canugooda Ay Ula Baxaan Magaca Jihaad.

0 Wednesday April 18, 2018 - 17:41:10
Maxkamadda sare ee magaalada Toulouse ee Wadanka Faransiiska ayaa go'aan kama dambeys ah ka gaartay ilmo yar oo waalidiintii dhalay oo muslim ah ay ula baxeen magaca Jihaad balse magacaas ayaa diidmo kala kulmay bulshada gaalada iyo dowladda.

Read More »

Dad Hinduus Ah Oo Gabar Muslimad Ah Ku Kufsaday Gobolka Kashmiir Ee Gumeysiga Kujira.

0 Monday April 16, 2018 - 20:07:18
Gabadhaan Muslimadda ah oo kasoo jeeda qoys Reer Miyi ah ayaa laga afduubtay meel ku dhow Gurigooda oo kuyaala deegaanka KAANO oo katirsan gobolka Kashmiir.

Read More »

Xuuthiyiinta Oo Sawaariikhda Ridada Fog Ku Weeraray Seda Magaalo oo Sacuudiga kuyaal.

0 Thursday April 12, 2018 - 08:00:28
Wararka ka imaanayo dhulka Jaziirada carabta ayaa ku waramaya in saacadihii lasoo dhaafay wadanka sucuudiga uu la kulmay ilaa 4 weerar oo kala duwan kuwaas oo loo adeegsday diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaalada ridada dheer Balastika loo yaqaano.

Read More »

Khaliifa Xaftar Oo loola Cararay Isbitaal Ku Yaal Wadanka Faransiiska Kadib Xanuun Kusoo Booday [Warbixin].

0 Wednesday April 11, 2018 - 19:18:05
Khaliifa Xiftar oo ah dagaal ooge caan ka ah wadanka Liibiya ayaa xaaladdiisa caafimaad laga deyrinayaa kadib markii cudur halis ah uu kusoo booday.

Read More »

Sawirro: 257 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Wadanka Al Jazaa'ir.

0 Wednesday April 11, 2018 - 13:25:02
Boqolaal qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Aljazaa'ir oo kamid ah waddamada dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Trumo Oo Ku Hanjabay in Uu Tallaab Ka Qaadi Doono Nidaamka Suuriya.

0 Monday April 09, 2018 - 20:28:40
Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka ayaa sheegay in ay ka fikirayaan tallaab cusub oo ay ku wajahaan dagaalka ka socda wadanka Suuriya ee dhaca Mandiqadda Bariga dhexe.

Read More »

150 Ruux Oo ku dhintay Duqeymo ka dhacay magaalada Duuma ee Quudhada bari.

0 Sunday April 08, 2018 - 10:52:03
Nidaamka Nuseyriyada Bashaar Al-Asad ayaa gumaad bahalnimo oo xanuun badan wuxuu ka geystay magaalada Duuma oo ah magaalada keliya ee Quudhada bari ay ka joogaan kooxaha kacdoon wadayaasha.

Read More »

Dowladaha Masar,Itoobiya iyo Suudaan Oo Ku kala Booday Wadahadalladii ay Ka lahaayeen Arrinta Biyaha Wabiga Niil.

0 Saturday April 07, 2018 - 12:10:42
Fashil iyo fahamwaa ayuu kusoo idlaaday shir saacado badan qaatay oo wadanka Suudaan uga furmay sedaxda dowladood ee ugu muhiimsan dowladaha uu maro Wabiga Niil.

Read More »

Ruushka Oo Xiray Qunsuliyad Mareykan 60 Dublumaasina Eryay.

0 Friday March 30, 2018 - 09:21:41
Dowlada Ruushka ayaa wadankeeda ka cayrisay 60 katirsan diblomaasiyiinta Maraykanka xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Ruushka iyo wadamada kale ee reer Galbeedka.

Read More »

In kabadan 100 Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Dab ka kacay Suuq ku yaala Ruushka.

0 Monday March 26, 2018 - 09:35:44
Dhisamaha Mall ganacsi oo ku yaala dalka Ruushka ayaa dab uu qabsaday, waxaana ka dhashey khasaare baaxad leh oo uu la murugooday madaxweynaha Ruushka Faladamir Butin.

Read More »

Sawirro: Saraakiil Boolis Oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Wadanka Masar.

0 Saturday March 24, 2018 - 21:41:35
Sarkaal sare oo katirsan ciidamada Booliska xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib qarax xooggan oo ka dhacay magaalada labaad ee wadankaasi ugu weyn.

Read More »

Trump Oo Shaqada Ka Eryay Lataliyihiisa Amniga Qaranka.

0 Friday March 23, 2018 - 10:36:01
Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah shaqada uga eryay mid kamida tiirarka ugu awoodda badan maamulkiisa.

Read More »

Toogasho iyo Qaraxyo Ka Dhacay Gudaha Wadanka Mareykanka.

0 Wednesday March 21, 2018 - 10:13:08
Sida ay sheegeen saraakiisha Booliska dowladda Mareykanka weerar hor leh ayaa lagu qaaday mid kamida magaalooyinka gobolka Maryland ee wadankaasi.

Read More »

Sawirro: Melleteriga Turkiga iyo Maleeshiyaadka Mucaaradka Suuriya Oo Qabsaday Magaalada Cafriin.

0 Sunday March 18, 2018 - 13:55:32
ciidamada huwanta ah waxay la wareegeen gacan ku heynta magaalada Cafriin ee dhacda waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Maraykanka oo Qiray in Ku dhowaad 10 Askari ay Uga dhimatay Burbur diyaaradeed oo ka dhacay dalka Ciraaq.

0 Sunday March 18, 2018 - 09:59:15
Gelinkii dambe ee maalintii Jimcaha waxaa gobolka Al-Anbaar ee wadanka Ciraaq ku burburay mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee dowladda Maraykanka ee dalkaas ka wada duqeymaha cadowtooyo ee ka dhanka ah dadka Muslimiinta.

Read More »

Weerar Askar Yahuud Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Magaalada Janiin Ee Dhulka Filasdiin.

0 Saturday March 17, 2018 - 10:26:36
Wararka ka imaanaya dhulka Muslimiinta Filasdiin waxay sheegayaan in qeybo ka mid ah dhulkaasi uu ka dhacay weerar qorsheysan oo lagu dilay laguna dhaawacay askar katirsan maamulka Yahudda sahyuuniyadda.

Read More »

50 Qof Oo Ku Dhimatay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Nepal.

0 Monday March 12, 2018 - 20:07:27
Tobanaan qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalada caasimadda u ah wadanka Nepal ee dhaca bartamaha qaaradda Asia.

Read More »