Keydka Sawirada

Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Muusil Wadanka Ciraaq.

0 Visits: 3392 | Wednesday June 11, 2014 - 20:02:42
Kadib dagaallo afar maalmood qaatay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah ugu suurtagashay in ay qabsadaan magaalada Muusil ee waqooyiga Ciraaq dhacda.

Read More »

Daawo Sawirro:Xoogaga ISIS Oo Diyaarado Dagaal iyo Gaadiid Gaashaaman Ku Qabsaday Dagaalkii Muusil Ciraaq.

0 Visits: 4611 | Wednesday June 11, 2014 - 18:42:35
Jawaab celinno kala duwan ayaa laga bixiyay lawareegiddii ay mujaahidiinta dowladda islaamiga ah lawareegeen magaalada Muusil ee waqooyiga Ciraaq.

Read More »

Sawirro:Islaamiyiinta Suuriya Oo Bulshada Uga Faa'iidaynaya Adeegyada Dhanka Tamarta Casriga Ah.

0 Visits: 1688 | Monday June 09, 2014 - 03:56:58
Xoogaga islaamiga wadanka soo Suuriya ayaa guulo kasoo hooyay horumarinta dhaqaalaha bulshada ku nool gobollada ay maamulaan.

Read More »

Daawo:Mu'asasada Randa Ee Mareykanka Oo Sheegtay in Al Shabaab Ay Kaalinta 1-aad Uga Jirto Jihaadiyiinta Caalamka.

0 Visits: 1855 | Monday June 09, 2014 - 03:49:47
Mu'asasada maraykanka uqaabilsan dejinta shaxda iyo itiraatiijiyadda ee Randa ayaa soo saartay tirakoob ku aadan kororka weerarada ay jamaacaadka jihaadiga ah ku fuliyaan caalamka.

Read More »

Sawirro+Video:Ciidamada Dowladda Ciraaq Oo Shacab Ku Xasuuqay Muusil iyo ISIS Oo Xaafado Qabsatay.

0 Visits: 2290 | Monday June 09, 2014 - 03:38:48
Kadib dagaal saacado badan qataay ayay ciidamada dowladda Islaamiga ah la wareegeen xaafado muhiim ah oo dhaca magaalada Muusli ee waqooyiga Ciraaq.

Read More »

Sawirro:Maamulka Islaamiga ah Shabeelaha Hoose oo Soo Bandhigay Dad Cudurada Dhimirka qabay oo Laga Daweeyay.

0 Visits: 1963 | Tuesday May 06, 2014 - 00:09:40
Munaasabad Balaaran oo lagu soo bandhigayay dad qabay Cudurka Dhimirka oo Mujaahidiinta Alshabaab daweynayeen Muddo 8 bil ah ayaa ka dhacday Degmada Baraawe ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Mudaaharaad Ka Dhan Ah Dowladda Itoobiya Oo Magaalada Baraawe Ka Dhacay.

0 Visits: 2020 | Friday January 31, 2014 - 00:29:32
Maanta waxaa degmada Baraawe ka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen kumanaan ruux oo dadka deegaanka ah, madaxda sare ee wilaayada Sh/hoose, culimo, odayaal iyo waxgarad.

Read More »