Keydka Sawirada

Sawirro+Warbixin:Waxsoo Saarka Beeraha Gobolka Gedo oo Meel Sare Gaaray.

0 Monday January 05, 2015 - 10:51:37
Intiinii horay noola socatay waxaad xalay dhegeysateen qeybta koowaad ee barnaamij tixane ah oo ka hadlaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, waxaana qeybtaasu ka sheekeynaysay amniga iyo xasiloonida ay dadku haystaan.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Dib Ula Wareegay Magaalada Beeji Ee Hodonka Ku Ah Shidaalka.

0 Thursday December 18, 2014 - 02:38:08
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada istiraatiijiga ah ee Beeji.

Read More »

Sawirro:Taliyihii Ammaanka Degmada Wadajir oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

0 Wednesday December 03, 2014 - 10:18:36
Jugta qarax xooggan ayaa maanta barqadii laga maqlay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho xilli halkaasi ay ka dhoofayeen mas'uuliyiin katirsan DF-ka.

Read More »

Sawirro+Cod:Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Gacanta Ku Dhigtay Libaax Si Sharci Darra ah loo Ugaarsanayay Digniina Ujeedisay..

0 Tuesday December 02, 2014 - 09:49:03
Sheekh Maxamed Abuu Cabdala waaliga shabeelaha Hoose oo Caawa wareysi gaar ah siiyay idaacadda alfurqaan ayaa ka hadlay dagaallo ka dhacay gobalka oo ay lagaleen shisheeyaha iyo dowladda Federaalka.

Read More »

Sawirro:37 Qof Kenyaan ah oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo Markale Ka Dhacay Duleedka Mandheera.

0 Tuesday December 02, 2014 - 09:46:03
Wararka ka imaanaya gobolka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in weerar cusub oo ka dhacay lagu dilay ku dhawaad 40 qof Kenyaan Nasaara ah.

Read More »

Sawirro:Sarkaal Katirsanaa DF-ka oo Lagu dilay Qarax Ka Dhacay Wadada Maka Al-Mukarama iyo Al Shabab oo sheegatay.

0 Sunday November 16, 2014 - 13:47:52
Goob joogayaal ku sugan wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in qarax xooggan uu qabsaday gaari marayay meel ku dhaw Hoteelka Dayax.

Read More »

Daawo:Cabdi Wali Gaas oo Maamulka Puntland Ka Mamnuucay Dhaarta Islaamka!.

0 Saturday November 15, 2014 - 17:10:42
Hoggaamiyaha maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland isku magacaabay ayaa amar kusiiyay garsoorayaasha maamulkaasi in dadka ay ku dhaariyaan dhaarta islaamka.

Read More »

Sawirro:Hormuud Oo Soo Bandhigtay Adeegga ADSL iyo Wireless Internet.

0 Saturday November 01, 2014 - 12:00:02
Markii ugu horreysay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa dalka soomaaliya ka hirgelisay adeegga Internetka Casriga ah ee ADSL kaasi oo kuu suurtagelinaya adeegsiga Internet xawaara sare leh.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Shirkadda Shidaalka Suuriya Horumarna Ka sameeyay Baqdaad.

0 Thursday October 30, 2014 - 23:56:16
Ciidamada dowladda Islaamiga ah ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta shirkadda Shidaalka Ximis ee wadanka Suuriya kadib dagaal ay lagaleen ciidanka Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad.

Read More »

Sawir:Xasan Gurguurte iyo Bashiir Axmed Salad oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Xusayay Rididdii Khilaafada Islaamka Cuthmaaniyiinta.

0 Wednesday October 29, 2014 - 10:27:00
Hoggaamiyaha DF-ka ee dabadhilifka u ah shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu weynaynayay rididii khilaafada islaamka ee burburtay.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Mareykanka iyo Ingiriiska oo Ku Dhawaaqay in ay soo gabagabeeyeen Dagaalka Afghanistan iyo Daalibaan oo isdiyaarinaysa.

0 Visits: 6898 | Sunday October 26, 2014 - 19:53:39
Kadib 13 sanadood oo duullaan gardarra ah ay ku joogeen wadanka Afghanistan ayay dowladaha ku bahoobay isbaheysiga NATO waxay ku dhawaaqeen in ay soo gaba gabeeyeen duullaankaasi.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Mareykanka oo si Khalad ah Hub iyo Raashin Ugu Daadiyay ciidanka Dowladda Islaamiga ah.

0 Wednesday October 22, 2014 - 19:26:54
Taliska ciidanka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in saad melleteri ay si khalad ah ugu daadiyeen ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ee ka dagaalamaya magaalada Ceynul Carab Suuriya.

Read More »

Daawo:Xoogaga IS oo Kulaalaya Magaalada Baqdaad Kadib Markii ay Dhul ballaaran soo qabsadeen iyo USA oo Digniin Jeediyay.

0 Tuesday October 14, 2014 - 13:06:36
Saraakiisha ciidanka Mareykanka ee wadanka Ciraaq ayaa ka digay in mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah "IS" ay weerar kedis ah ku qaadaan magaalada Baqdaad kadib markii ay soo qabsadeen intabadan magaalooyinka gobolka istiraatiijiga Al-anbaar.

Read More »

Sawirro:Ku dhawaad 30 qof oo Askar iyo Saraakiil Kamid yihiin ayaa Qarax Muqdisho ka dhacay lagu dilay Guriga Muungaabna waa la duqeeyay.

0 Sunday October 12, 2014 - 23:19:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho oo hareeraheeda ay kuyaallaan xarumo dowladeed iyo gooba ganacsi oo shaqaalaha dowladda Federaalka ku badanyihiin.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Qabsaday Magaalooyin Suuriya iyo Ciraaq Katirsan.

0 Tuesday October 07, 2014 - 10:30:47
Ciidamada dowladda Mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ayaa lawareegay intabadan xaafadaha magaalada Ceynul Cara bee waqooyiga Suuriya.

Read More »

Sh.C/qaadir Muumin "Cadawga Shisheeye Wuxuu doonayaa in uu boobo Kheyraadka Soomaaliya annaguna waan ka Difaacaynaa"Dhageyso.

0 Monday October 06, 2014 - 18:56:40
Kalimad ku saabsan Munaasabadda Ciidda oo uu jeediyey Sh. C/Qaadir Muumin ayuu kaga hadlay Xamlada Saliibiyada Caalamiga ah ee lagu soo qaaday Wilaayadka Islaamiga, taas oo uu sheegay in uu hogaaminayo Mareykanka, laguna doonayo in lagu boobo kheyraadka iyo dhulka dadka Muslimiinta.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Filim Cusub Kasoo Saartay Weerarkii UNPD Muqdisho.

0 Saturday October 04, 2014 - 11:58:46
Markii ugu horraysay ayay xarakada Shabaabul Mujaahidiin soo saartay filim ku saabsan weerarkii taariikhda galay ee sanad ka hor ka dhacay xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Sidee Looga Ciiday Wilaayada Galguduud Ee Bartamaha Soomaaliya.

0 Saturday October 04, 2014 - 11:28:27
Dhammaan wilaayaadka islaamiga soomaaliya ayaa ayaa si hagaagsan looga ciiday iyo magaalooyinka dalka mana jirin wax nabad gelyo darra ah oo shacabku dareemayeen.

Read More »

Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan ah Mareykanka iyo Wadamada Khaliijka oo Suuriya Ka Dhacay.

0 Saturday September 27, 2014 - 22:00:10
Malaayiin qof oo katirsan shacabka muslimiinta Suuriya ayaa dhigay dibad baxyo ka dhan ah dowladaha reer galbeedka iyo kuwa carabta ee dullaanka gardarada ah ku qaaday Shaam iyo Ciraaq.

Read More »

Sawirro:Booliska Islaamiga Gobolka Naynawa Dalka Ciraaq oo lasoo Bandhigay.

0 Saturday September 20, 2014 - 10:00:12
Gobolka Naynawa ee dhaca waqooyiga wadanka Ciraaq bilihii lasoo dhaafay waxaa si habsami leh uga shaqeynayay maamul islaami ah oo dadka muslimiinta sunniga ah dib ugusoo celiyay sharaftooda.

Read More »

Sawirro:Buug Diinta lagu Caynayo oo Nairobi lagu soo Bandhigay iyo culimada ictisaam oo ka qayb gashay,Qofkii Riddoobo Lama Dili Karo!

0 Thursday September 18, 2014 - 11:55:23
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Mahad oo dhan allay u sugnaatay allahii noosoo dajiyay diin dhamaystiran oo aan dhaliil iyo duleel midna lahayn allahaas ayey usugnaatay mahad oo dhan awalkeed iyo aakhirkeed.

Read More »

Daawo:Muuqaalka Quruxda Badan Ee Magaalada Muusil Kadib Markii Laga Hirgeliyay Dowlad Islaami Ah.

0 Thursday September 04, 2014 - 17:15:51
Magaalada Muusil ee wadanka Ciraaq waa magaalo taariikh qadiimi ah leh sababta magacaasi loogu bixiyay waa in ay isku xirto magaalooyin istiraatiiji ah.

Read More »

Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Xasan Sheekh oo Ka dhacay Gobolka Minnesota Ee Dalka Mareykanka.

0 Tuesday August 12, 2014 - 09:03:37
Jaaliyadaha soomaalida ee dalka dibaddiisa ku dhaqan ayaa dhigay iskusoo baxyo ay ku diidanyihiin maamulka Xasan Sheekh Maxamuud ee shisheeyaha dalka kusoo duulay la shaqeeya.

Read More »

Daawo Sawirradda: Kacdoonka Ka Dhanka AMISOM Ee Ka Socda Magaalada Marka oo Maalintii 2-aad galay.

0 Monday August 11, 2014 - 21:37:35
Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose maalintii 2-aad waxaa ka dhacay dibad baxyo ka dhan ah ciidamada gumeysiga AMISOM ee xoogga ku qabsaday magaaladaasi.

Read More »

Sawirro:Xaflad Lagusoo Gunaanadayay Sanad Dugsiyeedka Machadka Qurdubah oo Ka Dhacday Deegaanka Bargaal Galguduud.

0 Saturday August 09, 2014 - 12:19:43
Munaasabad ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf mas'uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shalay ka dhacay deegaanka Bargaan ee wilaayada Galguduud.

Read More »

Sawirro:Taageerayaasha Shareecada oo Dagaal Kula Wareegay Magaalada Alqudni Dalka Yemen.

0 Thursday August 07, 2014 - 14:17:11
Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada mujaahidiinta ansaaru shareecah ku qaadeen waadi Xadra muut ee koonfurta Yemen ayay ugu suurtagashay in gabi ahaanba ay lawareegaan deegaanadii lagu dagaalamay.

Read More »

Sawir:44 Sanadood Kadib Jeneraalkii Ugu Sareeyay Ciidanka Mareykanka oo Afghanistan Lagu Dilay!

0 Wednesday August 06, 2014 - 06:30:00
Askari hubeysan oo katirsan ciidanka Melleteriga xukuumadda Xamiid Karzaay ee wadanka Afghanistan ayaa dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Mareykanka ee soo duulayaasha ah.

Read More »

Sawirro:Itoobiya oo Maamul iyada Taabacsan Ka Dhisaysa Galguduud iyo Mudug,Xasan Sheekh oo Qalinka Ku Duugay!!

0 Wednesday July 30, 2014 - 22:22:31
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay shir ay isugu yimideen madaxya weynta cadawga shacabka Soomaaliyeed ee hororka ku ah diinta iyo dalka.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Dhoolatus Ciidan Kusoo Bandhigay Degmada Buula Mareer.

0 Visits: 28978 | Wednesday July 30, 2014 - 21:00:17
Ciidamo Boqolaal gaaraya oo ka tirsan shabaabul Mujaahidiin ayaa maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga Dhoolo tus Ciidan kusoo bandhigay Magaalada Buulo mareer ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo:Islaamiyiinta Liibiya oo Dagaal Ku Qabsaday Magaalada Istiraatiijiga Ah Ee Banghazi.

0 Wednesday July 30, 2014 - 07:49:28
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen qeybo badan oo katirsan wadankaasi oo bilihii lasoo dhaafay lagu loolamayay.

Read More »

Daawo Sawirro:Mahrajaan Islaami Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Jilib Jubbada Dhexe.

0 Tuesday July 29, 2014 - 19:12:23
Wilaayaadka islaamiga Soomaaliya wali waxaa ka socda dabaal degyada ay shacabku sameynayaan xilli lagu guda jiro maalintii 2-aad ee munaasabadda ciidul fidriga.

Read More »

Daawo Sawirro:Wilaayada Jubbooyinka oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

0 Monday July 28, 2014 - 17:09:15
Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa kamid ah meelaha maanta sida wanaagsan looga ciiday iyadoona degmooyinka lagu maamulo sharciga islaamka ay shacabku fagaarayaal ku tukadeen.

Read More »

Sawirro:Magaalada Baraawe oo Shacabka ay laciideen Mas'uuliyiin Shabaabul Mujaahidiin Katirsan.

0 Monday July 28, 2014 - 12:33:19
Kumanaan Dad ah oo kamid ah shacabka Baraawe iyo kuwa Muqdisho ka yimid ayaa maanta salaada ciida ku dukaday fagaaro weyn oo kuyaala Baraawe.

Read More »

Sawirro:Sidee Looga Ciiday Magaalada Galhareeri Ee Wilaayada Galguduud.

0 Monday July 28, 2014 - 11:13:44
Kumanaan katirsan shacabka muslimiinta magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud ayaa maanta si wanaagsan ugu damaashaadaya munaasabadda Ciidul fidriga.

Read More »

Sawirro:Taageerayaasha Shareecada Ee Liibiya oo Jab Xun Gaarsiiyay Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

0 Wednesday July 23, 2014 - 08:12:54
Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay magaalada Banqaazi ee bariga wadanka Liibiya ayay mujaahidiinta ansaaru shareecah ee wadanka Liibiya ugu suurtagashay in ay lawareegaan saldhigyo melleteri oo cadawgu ku sugnaa.

Read More »