Warbaahinta Islaamiga oo soo bandhigaysa Muuqaallo ku saabsan Dagaalkii Taariikhda galay ee Dhawaan Xayo ka dhacay (Filo Sawirro).

Written by Maamul on .

somalimemo.netWarbaahinta Islaamiga ayaa Inshaa ALLAAH maanta soo bandhigi doonta muuqaallo xaqiiq ah oo lagasoo qaaday dagaalkii taariikhda galay ee Xayo.

Shabakadda SomaliMeMo iyo shabadda kale ee AmiirNuur.com ayaa isbuucii lasoo dhaafay diiradda saarayay dagaalkii Xayo oo si xun loogu jebiyay ciidamada cadawga Kenya iyo maleeshiyaadka Soomaalida ah.

Hadaba Akhristayaasha ayaan horay ugu balan qaadnay in aan Sawirro iyo Flim kasoo qaadnay dagaalkii Xayo balse aanan dhaqso kusoo gudbi karin sababa laxariira dhulka lagu dagaalamay oo ah meel aan Internet lahayn islamarkaana isku socodka Xayo iyo Magaalooyinka kala ay yihiin kuwa kala go'an oo aysan gaadiidku si fudud kusoo mari karin sababa laxariira Biyaha xareedda oo jaray wadooyinka.

Haddii Alle raali ka noqdo waxaan maanta soo gudbin doonaa sawirada Dagaalkii Xayo iyo Wareysiyo aan layeelan doono weriyihii sawirada soo qaaday ee dagaalka goob joog u ahaa.

Sidoo kale maanta waxaad maqli doontaan wareysi aan ka qaadnay Afhayeenka Beelaha Absame oo ka hadli doona jabka cadawga gaaray.

Muuqaalada aan soo gudbin doono waxaa ku faraxaya muslimiinta caalamka dhamaantood waxaana ka dhici doonta gaalada Kenya iyo kuwa lajaalka ah.


SomaliMeMo.net iyo AmiirNuur.com Faraxad weyn u ah in ay umadda tusaan xaqiiqda dagaalka ee Wilaayada Jubbooyinka.

Sawirada Dagaalka iyo Wareysiyo naga fisha Insha'allaah

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy