Dr. Ayman Al Dawaahiri oo La hadlay Muslimiinta Soomaaliya,Shariif iyo Males Zanaawi Waa Abraha iyo Abuu Riqaal (Dhagayso).
Hogaamiyaha Al Qaacidda DR.Aymen Al-Dawaahiri ayaa jeediyay Kalimad cusub oo uu kula hadlayo shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah iyo mujaahidiinta.
Muntadayaatka Islaamiga ah ayaa goordhaw baahiyay Kalimad muhiim ah oo uu DR.Aymen kula hadlayo mujaahidiinta Soomaaliya.
Mu'asasada As-sahab Media ayaa goordhaw fariintan soo gudbisay.
Fariinta oo Ciwaankeedu ahaa "Libaaxyada Soomaaliyow la jihaada Dhasha Abaa Rughaal" ayaa diiradda lagu saaray halka uu ku qotomo dagaalka ka socda Soomaaliya iyo duulaanada ay dowladaha shisheeye ee gaalada kusoo qaadeen Soomaaliya.
Sharaxaad Waa kuma Abii Rughaal?.
Ninkan uu Dr.Aymen ku hadal qabsaday waa Ninkii murtadka ahaa ee Gaalkii Abraha ku hoggaamiyay duulaankii Kacbada Musharafka ah lagu qaaday.
Sheekh Ayman ayaa Shariif Sheekh Axmed hogaamiyaha DKMG ah ee Somaliya ku tilmaamay Abii Rughaal halka uu Males Zanaawi ku tilmaamay Abraha Mucaasar ah.
Kuwa tuugsanaya ee khuwanada ah Dhasha Abii Raqaal waxay ku kulmeen London si ay u kaalmeeyaan saliibiyadda Soomaaliya ku duushay gaalada ay ugu xoojiyeen muwaxidiinta dhulka islaamka soomaaliya ay usiiyaan gaalada guryaha muslimiintana loo qabsado.
Kuwii London ku kulmay ayuu ku tilmaamay adoomada Ingiriiska,sheekhu wuxuu ka taariikheynayaa markii ingiriiska iyo faransiiska ay kala qeybsadeen Shaam iyagoo Urdun ka bilaabay.
Males Zanaawi iyo shariif Abuu Ruqaal+Abraha.
"Waa isla qisadii Abaa Riqaalkii hore oo kale Abii Riqaal wuxuu Abraha u ahaa mid tusinayay wadada Makka Al-mukarama aada, Sheekh Shariif Axmed waa Abaa Riqaal cusub oo Males Zanaawi Abraha-ha Mucaasarka ah tusinaya wadada laga galo dhulalka Muslimiinta"Dr Aymen.
Sheekha oo arrinta Males iyo Sheekh Shariif kasii hadlaya wuxuu yiri "Dhaqamada shariif Sheekh Axmed ee soo naqnaqday waa Abii Riqaal haddii uusan Alle waafajinin Towbada wuxuu ku dhacayaa Masiirkii Abii Riqaal kaasi oo ay carabtu dhagxeyn jirtay qabrigiisa".
Shirkii london lagu qabtay iyo Mowqifka Alqaacidda.
Amiirka Alqaacidda ayaa umuuqday Nin si halhaleel ah ula socda xaaladaha dalka Soomaaliya isagoo soo tiriyay dowladaha gaalada ah ee kusoo duulay dalka Soomaaliya iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay oo uu soo qaatay.
Wuxuu soo hadal qaatay shirkii Soomaaliya gumeysiga lagu geliyay ee Londo "Kufriga markii ay Afghanistan qabsadeen waxay qabteen shirkii Boon ee jarmalka nifaaqa iyo iyaga ayaa ugu shiray muslimiinta markii ay Ciraaq qabsadeen waxay qaban qaabiyeen shirarkii London iyo Arbiil ilaahey fadligiis ciribta shirkaasi waxay naqatay khasaaro oo duulaankii ciraaq way ku jabeen kufriga iyo ahlu nifaaqqa..Soomaaliya markii ay qabsadeen waxay ku shireen magaalada London caasimadda Kufriga caasimada cadawga islaamka illaa dagaalkii saliibiga..." intaasi kadib wuxuu sheekhu soo qaadanayaa aayado kamid ah suuratul Anfaal.
Talooyin ku socda Mujaahidiinta Somaliya iyo Duqeymaha Mareykanka ee Somaaliya.
Dr.Aymen Al Dawaahiri wuxuu mujaahidiinta Soomaaliya kula dardaarmay in ay adkeystaan oo aysan marnaba u dabcin cadawga wuxuu soo hadal qaaday qaab dagaaleedka isagoona xoojiyay qorshihii dagaalka oo ay mujaahidiinta Somaaliya qaateen bishii Augst 2011 oo ay dagaalka ugu rogaan Xarbul Cisaabaad.
Wuxuu yiri " shacabka muslimka Soomaaliyow ha udheg raaricina duqeymaha mareykanka horay waxay u duqeeyeen Fiyatnaam waxba kumatarin iyagoo jabay ayay isaga carareen kadibna Afghanistan ayay duqeeyeen way ku jabeen maanta waad aragtaan ciraaq way duqeeyeen wayna ku jabeen,maantana Soomaaliya ayay duqeynayaan wayna ku jebayaan b'idnillaahi haku niyad jebinaya quwadda Tignoolijiyadda America waxna ku tari meyso awoodda alle ayaa ka adag".
"Awooda ayay u isticmaaleen Afghanistan waxaa istaagtay saxwada islaamka ee Afghanistan iyo islaamka wayna ku jabeen munaafiqiinta iyo murtadiintana way lajabeen"Dr aymen.
Sheekha ayaa shacabka muslimiinta kala hadlay duqeymaha "yaysan idin cabsi geli duqeymaha cirka dhulka qota dhufeysyo adag ka dhigta dhulka hoostiisa dhufeysyo ka qota way idinka kaafinaysaa bi'idnillaah".
Mujaahidiinta ayuu u sharaxay qaab dagaaleedka cusub:ladagaalama adeegsada asaaliibta dagaalka ee kudhufo oo ka dhaqaaq dhiig baxiya way duloobayaan burburiya,ilaah fadligiis waxaan nahay umad Nasri loo qoray haddii aan sabarno waan helaynaa, ogaada Mareykanka iyo isbahaysigooda waa umad alle u qoray Jab maxaa yeelay alle ayaa ka xarimay Nuurka xaqqa ah
Waa kalimaddii Sedaxaad oo uu Dr.Aymen uga hadlo arrimaha Soomaaliya sanaddii 2009 ayuu Sheekh Aymen jeediyay Fariin ciwaaneedu ahaa From: Kabul To Mogadishu iyo kalimadii ay Beycada kuwada gaareen Al Qaacidda iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Waa kalimaddii Sedaxaad oo uu Dr.Aymen uga hadlo arrimaha Soomaaliya sanaddii 2009 ayuu Sheekh Aymen jeediyay Fariin ciwaaneedu ahaa From: Kabul To Mogadishu iyo kalimadii ay Beycada kuwada gaareen Al Qaacidda iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin
Halkaan ka dhagayso Kalimadda Sheekh Aymen oo dhamaystiran
SomaliMeMo
Muqdisho Somaliya
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


