Dhageyso: Sheekh Jaamac C/salaan iyo Sheekh Abuu Xamza oo Nadwo ka jeediyay magaalada Marka.
Waxaa Habeenkii Xalay lagu qabtay Masjid ku yaalla magaalada Marka ee Xarunta Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose Nadwo Diini ah.
Nadwadan Diiniga ah oo ay kasoo qeyb galeen Dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa lagu qabtay Masjidka Abuu Ayuub Al-Ansaari.
Sheekh Jaamac C/salaan Aadan iyo Sheekh C/fataax Aweys Abuu Xamza ayaa Muxaadarooyin ka jeediyay Nadwadii Xalay, waxayna diiradda ku saareen Waaqica uu dalku marayo.
Halkaan Ka Dhageyso Nadwada oo Dhamaystiran
Comments (0)

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.

