DR Ayman "Waxay noo sameeyeen Islaam Cusub waa Islaam Jihaad la'aan ah, Islaam Munkarka faraya" !! Dhagayso

Written by Maamul on .

somalimemo.netAmiirka Tandiimka Qaacidatul Jihaad Dr.Ayman Al-Dawaahiri ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo uu kula hadlayay shacabka wadanka Tunisia oo tusaale wanaagsan u noqday shucuubta Carabta kadib markii ay iska eryeen Daaguutkii dhibaatada ugeystay ee Zeynul Caabidiin.

Reer Tuunisiya waxay caalamka tuseen in kuwa la shaqeeya reer galbeedka ee wadamada Carabta kajira laga adkaan karo islamarkaana awoodda shacabka ay meel marin karto yoolka umadeed.

Kalimadda Dr-ka ayaa iyadoo Af Somaali ku tarjuman saaka lagusoo qaatay barnaamijka Caalamul Yowm ee ka baxa Idaacadda islaamiga Andalus,sheekhu wuxuu isdul taagayaa waxa ay tahay diinta ay heystaan kuwa Calmaaniyiinta Libereliyiinta iyo kuwa dimuquraadiyada qaatay ee Tuunis.

Halkan Ka dhagayso Kalimadda Dr-aymen oo Afsoomaali loo rogay

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy