Dhagayso Sedax Xalqadood Oo ka tirsan Nafaxaat Ramadaaniyah By Macalin Burhaan.

Written by Maamul on .

somalimemo.netWaa markale iyo Xalaqaadkii taxanaha ahaa ee Nafaxaat Ramadaaniyah oo aan Akhritayaasheena ugu talagalnay inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

Duruustan Ramadaaniga ah waxay maalin walba ka baxdaa idaacadda Islaamiga Andalus waxaana soo jeediya Sheekh Macalin Burhaan.

Halkan ka dhagayso Xalqada 8-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Suxbah Salixah Saxibka wanaagsan.


Halkan ka dhagayso Xalqada 9-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Ducooyinka Ramadaanka


Halkan ka dhagayso Xalqada 10-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Dhaqanka Nabiga

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy