Boqolaal ka tirsan ciidamada muslimiinta oo Tababar loogu soo gaba gabeeyay Hiiraan (Sawirro+Dhageysi).

Written by Maamul on .

somalimemo.netWilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa Tababar usoo gaba gabeysay Boqolaal ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo bilihii lasoo dhaafay ay  tababarro uga socdeen deegaanno ka tirsan wilaayada.

Mas'uuliyiin ka tirsan wilaayada Hiiraan ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday Buulaburte halkaasi oo ciidanka muslimiinta tababarka loogusoo xidhayay.


Waaliga magaalada Buulaburte oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in ciidankan ay ku biiri doonaan ciidamada kale ee Amxaarada Itoobiya ku hor fadhiya degmada Beled Weyne.

"Maanta waxaan taagannahay Mucaskarka Khaalid Bin Waliid ee Wilaayada Hiiraan waxaa halkan tababar ku qaatay ciidamada Mujaahidiinta" ayuu yiri waaliga Buulaburte.

Mas'uuliyiinta wilaayada Hiiraan waxay sheegeen in muddo Afar bilood ah uu tababarkani u socday macalimiinta iyo Ardayda dugsiyada kuwaasi oo go'aansaday in ay tababar qaataan.

HALKAN KA DHAGAYSO Waaliga Buulaburte Oo Tababarka soo xiraya



somalimemo.net

 

 



somalimemo.net

 

 

 


somalimemo.net

 

 

 


somalimemo.net

 

 

 


somalimemo.net

 

 



somalimemo.net

 

 




somalimemo.net

Nuur Cali Warsame Abuu Sheyba,Buulaburte Hiiraan

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy