SomaliMeMo:: Hambalyada Ciidda.

Written by Maamul on .

بسم الله الرحمن الرحيم

الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه وسلم أما بعد:-

 

::تهنئة أمة التوحيد بحلول فرحة العيد ::

 

Maamulka Sare ee Shabakadda SomaliMeMo, howlwadeenada ku kala sugan gudaha dalka iyo dibaddiisa, wariyeyaasha ka shaqeeya Shabakadda iyo guddiga farsamaduba waxey halkaan tahniyad kal iyo laab ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul Fitriga ay u gudbinayaan:


1-Shucuubta Muslimiinta meel waliba oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed dal iyo dibad, balad iyo baadiyo, magaalo iyo tuulo meel waliba oo ay joogaan.


2-Hogaanka Halganka xaqqa ah ee dalka ka socda, ahna hormuudka umadda ee kheyrka ka shaqeeya, kuwaas oo ah Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab, ciidan iyo hogaanba waxaan u gudbineynaa hanbalyada ciidda.


3-Culimada Soomaaliyeed ee rabbaaniyiinta ah dalka iyo dibaddaba.

 

Dhamaan waxaan leenahay:

 

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

وأعادها الله علينا عزا وتمكينا


Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy