Sidee maanta looga Ciiday Degmada Marko ee Xarunta Wilaayada Sh.Hoose " Daawo Sawirada"
Kumanaan dad Muslimiin ah oo ayaa maanta iskugu soo baxay Xeebta Degmada Marko ee Xarunta Wilaayada Sh.Hoose halkaas oo ay ku taken Salaada Ciidul-Fitriga, iyagoo ay goob joog ahaayeen Masuuliyiin Sar Sare oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Muuqaalka dadka Muslimiinta ah ee Maanta iskugu soo baxay Xeebta Marko ayaa ahaa mid aad u qurux badan oo indhaha soo jiidanaya, qalbiga qofka Muslimka ahna aad u farxad gelinaya, iyadoo Rag, Dumar, Caruur, Dhalinyaro, Masuuliyiin iyo Ciidamo intaba ay qayb ka ahaayeen Muslimiintii maanta halkaas iskugu soo baxday si ay Salaada Ciida u tukadaan.
















Waaliga Shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla
oo Fagaaraha Marka dadka ku tujinaya





Comments (0)

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.

