Daawo Sawirada:Beelaha Reer Xaaji Saleebaan iyo Maxamuud Hiraab Oo Heshiis Buuxa Gaaray.
Beelaha Reer Xaaji Saleebaan iyo Maxamuud Hiiraab ayaa shalay ku dhawaaqay in ay xalay dhalay ka naqdeen colaad bil ka hor ku dhaxmartay deegaanno katirsan gobolka Galguduud.
Labada beelood ayaa ku kala baxay shareecada Islaamka waxayna ku balameen in la wanaajiyo walaaltinimada labada beel u dhaxaysa.
Hoos ka Daawada Sawirada Odayaasha Beelaha oo Ismarxabeynaya.






Comments (8)

meysa
said:
|
... asc waxaa mahadleh allaha subxanahu watacaala ka dib inta u istaagtay beelahan walaalaha ah heshiiska dhex dhigay xarakada mujahidiinta alshabaab ilahey qeer ha siiyo mas'uuliyiinta xarakada mujahidiinta alshabaab iyo dhamaan ciidamada mujahidiinta alshabab waxaan allah ka baryeynaa in wadanka dhan kitaab alle looga dhaqmo insha allah wc |
Abu Basuuke
said:
|
... kitaabka quraanka iyo sunnaha nabi maxamed( nabadgeylyo iyo naxariis korkisa ha ahato) aya kufilan muslimka aduunka. Bal wakaase side bay murtadiinta Villa somalia ukala saaraan beelaya is laaya? Dasturka Mahiga mise murtadkasteba qabiilkisu lasoo safan.,markaase meeshu isku badali dontaa wada isbaaro. Shirarkii london iyo istaanbuul kheyraadkeena lagu dacaya . |
Muxamed Ciid
said:
|
Wanaag iyo walaaltinimo waxay ku diinta Waxay marqaati u tahay sida mujaahidiinta ay uga go'antahay hir gelinta sharciga Alle Alaahu Akbar walilaahil xamdu |
barbaraawi
said:
|
badhaadhe ilaahay mujaahidiinta ha ka jasaa i siiyo anaga hadaan reer waqooyi nahay waxaan isku haysanaa doorashadii dhawayd ee mujaahidiintu ha noosoo gurmadaan oo diinka ahanagu dhaqaaan amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin |
cabdi fitaax
said:
|
muqdisho wlhi aad ayaan ugu farxay markaan arkay dadkan walaalaha oo heshiiyay ilaah baa mahad led waxaan kaloo umahad celinaa xarakada mujaahidiinta al shabaab oo ilaaheey ku guuleeyay inay heshiisiyaan beelaha soomaaliyeed dadka soomaaliyeed waxaa walaaleenayo kutubka ilaahey iyo sharciga islaamka waana kutubka illaheey soo dajiyay waxayna ku heshiiyeen sharciga islaamka dastuur kuma heshiin taas waa ilaahey sbxw mahadiisa al xamdu lilaah |
c
isaq yare
said:
|
MASHA ALLAAH wlhi run buu sheegayaa walaalka BARBARAWI ee ilaah haka jasaa'i siiyo mujahidin ta khayrkay samay nayaan waan wada arkay naa ee , ilaahayna waxan way diisanay in uu soo gadh siiyo mujahidinta Gobalada wari ee is ku magacaba somaliland iyo putland. si ay ugu xu kuman sharecada allaah. alw naga aqbal amin walaalayal dhaha amin amin amin amin amin amin amin amin amin: |
Amata ALLAAH
said:
|
Maasha ALLAAH Aslaamu caleykum wrwb ikhwah waa farxad badan in manta kitaabka ALLE lagu kala baxo ilaahoow mujaahidinta qawee meel waliba oo ay joogaan an wanaagooda marqaati uga nahay ALLAHU AKBAR jar faro badan ka sii camalkooda Brakalaahu Fiikum ducada hala badsho |
FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.

