Dhageyso: Sheekh Suldaan Aala Maxamed Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xoolaha Zakawaatka Ee Sanadkan Soomaaliya laga Qaaday.
Mas’uulka ugu sareeya maktabka zakawaatka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah Faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha zaka aruurinta ee wilaayaadka dalka.
Sheekh Suldaan Maxamed Aala Max’med oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in kumanaan neef oo xoolaha zakawaatka ah ay sanadkan aruuriyeen iyo dalagyada maxaliga ah qeybahooda kala duwan.
Halkan ka dhagayso Wareysi lala Sheekh Suldaan Aala Maxamed MP3.
ama ku dhagayso Flash Player
![]()
SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it