Gaari Tow ah oo goor dhaweyd lagu gubay duleedka Marka.

Written by gobal on .

somalimemo.netGaari Tow ah oo ka mid ahaa Kolonyo gaadiid ah oo ay lahaayeen Ciidamada Afrikaanta ayaa goor dhaweyd lagu gubay qarax weyn oo ka dhacay duleedka magaalada Marka ee xarunta WI Sh/Hoose.


Sida uu warku nagu soo gaaray qaraxa ayaa si buuxda u burburiyay gaariga iyadoona askartii saarneyd ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxaasi.


Qaar ka mid ah dadka deegaanka Shalaanbood ayaa noo sheegay in ciidamo badan oo ka mid ah Afrikaanta ay gurmad u fidiyeen kolonyada la weeraray, waxaana ilaa hadda u xiran goobta qaraxa ka dhacay oo u dhexeysa Shalaanbood iyo dagaanka Bilaal.


Weerarada ceynkani oo kale ah ayaa qeyb ka ah howlgallada ay Mujaahidiintu ka wadaan deegaanada Sh/Hoose iyadoona kamiinada iyo qaraxyada maalinlaha ay ka barbar socdaan duulaanada habeenkii ee lagu qaado xeryaha cadowga.



SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (3)add comment

Wadaad Yare Muslim ah said:

0
...
allaahu akbar allaahu akbar alloow gaalo jabi muslimiintana ugargaar
February 06, 2013

Bosaso_boy said:

0
...
waa war fraxad leh
February 06, 2013

Faraduub said:

0
...
TAKBIIR- Allahu akbar, allahu akbar, allahu akbar, tani waxay kamid tahay waxanu filaynay markay mujahidintu khidadka dagalka bedalayen
February 06, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy