Dhageyso:Mareykanka iyo Ingiriiska Oo Maamulka Somaliland U Muujiyay In Lagu Dangaaray.

Written by Maamul on .

somalimemo.netDowladda Mareykanka ayaa shalay war ay kasoo saartay wadanka Kenya kaga digtay muwaadiniinteeda in ay u safraan deegaanada uu maamulo maamulka Somaliland isku magacaabay.


Safaaradad Mareykanka ee Nairobi waxay sheegtay in wardoonkeeda uu soo gudbiyay in xaalad khatar dhanka ammaanka ah ay ka jirto Hargeysa iyo deegaanada kale ee Somaliland loo yaqaan.


Dowladda Ingiriiska ayaa iyana horay u sheegtay in ammaan darro halis gelinaysa reer galbeedka ay kajirto gobalada waqooyi Galbeed Soomaaliya ee Somaliland loo yaqaan.


Waxgaradka Soomaalida ayaa talaabadan cusub ee ay qaadanayaan reer galbeedka ku tilmaamay mid dhulka gelinaysa rejadii Hargeysa ay ka laheed in dowlad aqoonsado.


Axmed Dayib Mursal oo kamid ah waxgaradka Soomaalida ayaa sheegay in cadawga shisheeye markii ay ku shaqeysteen hogaamiyaasha maamulka Hargeysa ay hadda sida ay rabaan ka yeelaayaan.


Halkan ka dhagayso Wareysiga Axmed Dayib Mursal MP3

ama ku dhagayso Flash Player



SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (9)add comment

Faraduub said:

0
...
Mujaahidiinta alshabaab wax laga baqo way yihiin lkn way kuhal qabsanayaan mujaahidiinta
February 06, 2013

Ridwaan Yare said:

0
...
waa run waa lagu danaystay waana laga tegay Reer somaliland waxaan ugu baaqayaa in ay xariga alle qabsadaan oo ay sheekh abuu Zubeyr labeyca galaaaaan
February 06, 2013

Bosaso_boy said:

0
...
Somaliland waqtigii waa ka lumay gaalana way ku ciyaareen
February 06, 2013

iska dhaaf said:

0
...
shabaab hooga
February 06, 2013

somali said:

0
...
awalba waa la oga in ay siomaliya kala qebsamin ee aiyasiyiintan aya shacabka walalaha ah isku dirayeye iyo ganacsatada. marka ma u arko wax si ad loo buun buuniyo soomali wa somali walalo ah ee ulahow wadankena mar maamul noogu samee si aan adunka ula qeebsano qibrad waan yelanay hadanahay shacab
February 06, 2013

umu barira said:

0
...
WARUN WAAL ADAALAY SIDII OQOON SI GAALO LOO RAADINAYEY HADA ILAAHAY AAN UTOOBAD KEENO HA NA LAGA HADHO GAALADA QADHMUUN
February 07, 2013

umu barira said:

0
...
WARUN WAA ADAASHEEN WAXNA MAHASAANE ILAAHAY UTOOBAD KEEN OO KA HADHA GAALADA QADHMUUN OO WALAAHA MUJAA HIIDIIN GARAB SIIYA
February 07, 2013

jkool said:

0
...
shaydaanku intu meel xun ku dhigo yuu kaga dhaqaaqi
February 07, 2013

jkool said:

0
...
shaydaanku intu meel xun ku dhigo yuu kagaga dhaqaaqi
February 07, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy