Xoogaga Kacdoon Wadayaasha Suuriya Oo Dagaal Taangiyo Lagu Qabsaday Lagalay Ciidanka Dowladda (Daawo Sawirada).

Written by Maamul on .

somalimemo.netDagaallo culus ayaa maanta dib uga qarxay magaalooyinka waaweyn ee wadanka Suuriya oo ay ka socdaan kacdoonno shacbi ah oo lagu diidanyahay xukunka daaguutka ah.


Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta iyo xoogaga kacdoon wadayaasha ay maanta xoog ku galeen xarumo ciidan oo dhaca magaalooyinka waaweyn ee wadankaasi.


Guutada istish-haadiyiinta mujaahidiinta Jabhadda Al-Nusrah ayaa maanta sedax camaliyaad istish-haadi ah ku galay xarumaha dowladda ee magaalada Ximis,goob joogayaal ayaa sheegay in mujaahidiinta gaadiid  walxaha qarxa lagasoo buuxiyay watay ay gudaha u galeen xarumaha kala ah xarunta faraca amniga Milleteriga,xarunta milleteriga qaabilsan baadiyaha,iyo xarunta ciidameynta gobolka ximsa.

Halkan Ka Daawo Sawirro Badan iyo Warbixin  Ku Saabsan Dagaaladii Maanta Suuriya ka Dhacay

somalimemo.net
somalimemo.net


SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (2)add comment

xamsa said:

0
...
alahu akbar waa jabay cadawgii alle wax yar ayaa dhiman ilahoow ufududeey mujahidiinta ll
February 06, 2013

Wadaad Yare Muslim ah said:

0
...
masha'allaah waa sawirro quruxbadan alloow guuleey mujaahidiinta
February 07, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy